cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Kalkaal channel

Waa channel soo gudbiya aqoon ,xogo daahsoon iyo macluumaad kale oo farabadan kamid noqo asxaabta kuxiran .

Mostrar más
Finlandia1 036El idioma no está especificadoEducación22 875
Publicaciones publicitarias
6 040
Suscriptores
-1524 horas
-537 días
-17630 días
Distribuciones de tiempo de publicación

Carga de datos en curso...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Análisis de publicación
MensajesVistas
Acciones
Ver dinámicas
01
Waxa qoray xildhiban kulan Madaxweyne Xasan Sheekh, oo markale ka hiiliyey gabar Soomaliyed oo uu madaxweynaheda yahay. Xildhibaan. Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, oo u tartamaysay gudoomiyaha ururka Madowga Afrika, #AU Madaxweyne Xasan Sheekh Foosiya uga ma hiilin gabar kale oo Soomaaliyed balse wuxuu uga hiiliyey qof ajaanib ah oo u dhashay waddan kale, qofkaas oo wadankiisu iyo madaxweynihisibu ay dhisayaan. Bishii Aktoobar ee sannadkii 2023, ayey ahayd markii Madaxweyne Xasan Sheekh, ka hiiliyey gabar Soomaaliyeed oo uu madaxweynaheeda yahay taasoo u tartamaysay Madaxweynaha Baarlamaanka Adduunka. Inantaasi waxay ahayd Xildhibaan Marwa Cabdi Bashiir, waxaana madaxweynaheenu ka raacay Haweenay shisheeye oo wadankeedii iyo madaxweynaheeduba dhisanayeen. Xildhibaan Marwa waxaa maalintaa laga qoray hadalkii xanuunka badnaa ee ahaa “Aniga Madaxweynahaygi iyo gudoomiyahaygi ayaa dhabarka iga jebiyey” Adduunyada lama arag Madaxweyne qaran oo dadkii uu madaxweynaha u ahaa uga hiilinaya wadamo shisheeye! #Somalia
770Loading...
02
Walaac xoog leh ayey leedahay sida aqoonyahan iyo dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed oo aan la kulmo kaga niyadjabsan yihiin dhaqan siyaasadeedka ka sii deraya ee horwaynta siyaasada. Niyadjabka waxaa sabab u ah arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin fursado shaqo la’aan ah oo ay ka simanyihiin kuwooda aqoonta leh iyo kuwa aan aqoonta sare lahayn. Intaa waxaa dheer, sicirbarar xad ka bax ah, musuqmaasuqa baahsan, fursadihii shaqada, qandaraasyada iyo adeegga la talinta oo lagu bixinayo eex iyo garab ee aan loo eegaynin aqoon iyo mutaysi. Waxybaaha niyadjabka sii xoojinaya waxaa ka mid ah in shacabkii dushiisa lagu kala iibsado siyaasaddii, iyadoo si cad oo bareer ah taageerada Dastuurka cusub ee dalka loo sameeyey looga iibsaday madaxdii dawlad goboleedyada in ay doorasho la’aan xukun iska joogaan. Tani waxay dhaawacday sharciyaddii awalba nuxuuska ahayd ee madaxda dalka, iyadoo Golalaha Wadashiga Qaran ka dhigaysa “Naadiga Madaxweynayasha aan la dooran”
1990Loading...
03
Fiiro gaar ah; Waxaa jira kala duwanaasho booqashooyinka ay hoggaamiyayaasha ku tagaan dalalka, midda u sarreysa waa booqasho rasmi ah oo Madaxweyne uu ku tago dal, inta badan waxay dhacdo xil heyn kasta hal mar inuu Madaxweyne dal ku tago booqasho rasmi, waana tan hadda loo sheegayo Ruto, inuu yahay madaxweynihii u horreyay ee Afrika oo 16 sanno kaddib si rasmi ah loogu qaabilo Aqalka Cad, iyadoo laga yaabo inad sannado ka hor aragtay Madaxweyne Afrika ah oo Aqalka Cad joogay, waxaan loo sheegin taasi ma ahayn booqasho rasmi ah oo leh maamuska u sarreeya.
1870Loading...
04
🚨🚨 Saacado ka hor, Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa ku qaabbilay Aqalka Cad Madaxweynaha Kenya , William Ruto oo booqasho rasmi ah ku tagay Mareykanka, taaso soo afjartay 16 sanno oo Madaxweyne Afrikan ah uusan ku tagin Aqalka Cad booqasho rasmi ah. Horey, Aqalka Cad ayaa u sheegay ujeeddada Ruto, loogu fidiyay martiqaadka booqashada rasmi ah in diiradda lagu saarayo saddex qodob; in lasoo afjatro muddo 16 sanno ah oo hoggaamiye Afrikaan ah aan si rasmi ah loogu casuumin Aqalka Cad, mabaadii’da dimoqraadiyadda iyo ganacsiga gaarka loo leeyahay, iyo tan ugu muhiimsan oo ah go’aankii dhowaan Kenya ku gaartay inay kun askari u dirto dalka Haiti.
1780Loading...
05
Media files
10Loading...
06
Filimka taxanaha Money Heist xalqadiisa 6aad oo lasoo deyn doono goordhow. Malaayiin qofood ayaa filimkaan la socotay oo dhameystay dhammaan Shantii xalqadood. Haatan Season 6 ayaa lasoo deyn doonaa
3020Loading...
07
Media files
10Loading...
08
https://t.me/Haan_12345?livestream=6f019387cbf53f2341
10Loading...
09
Way wada Quraacdeen danaha dalkiisuu midwalba uruclaynayaa midawalba turjumaan buu wataa sababtoo ah marabo inuu kuhadlo luqadiisa luqad aan ahayn wuxuu u arkaa liidnimo, nina ninka kale kayeeli mayo waxa uusan u arkayn danaha shacabkiisa kamana hadli karo kamana gorgortami karo wax ii qabo mataal meesha iyo ikaalmee ee waxaa taal aan isdhaafsano danaha dalalkeena i ixtiraam aan ku ixtiraamee ,hadii putin dhaho dagaalka Ukraine baa igu furan ee diplomasiyada igu garab istaag asna waxa uu leeyahay maxaad badalkeed bixinaysaa ana waxaan kugu garabsiin arinkaas iyo kaas . Tani ayaa ah dawladnimo nasiib daro madaxweynaha somalia bilo kahor musavani oo ah madaxweynaha ugandha asaguba shiiday buu shaxaad waydiistay dhamaan markhaati ayaan kanahay inuu si toosa oo live ah musavani uyiri anagaa yaaban ee shaxaadka naga daaya dadkiina iyo dalkiina dhista .
3020Loading...
10
https://youtu.be/EPNlLa3u8M4?si=2-St_Sq-P6y2EkQB 🥱Qiyaas madaxweynahaagii oo tuugsanaya gaalka kenya maamula ee asaguba faqriga ah markuu tuugsadayna kuyiri hadaad lacag rabto waa inaad shutuudahaan fulisaa waa shuruudo qof damiir leh uusan ogolaan karin kadib uu yeelay asagoo qosalaya waa. Dulownay markii aan xukunka udhiibnay qofaan dhargayn oo gaajadu qalbiga uga qorantahay aana dan kalahayn wadan ,diin,dad iyo mabda' mahaysaa cadayn arinkaaan ? Hadaad iwaydiisay waan haynaa waan abaahin doonaa xogta oo faahfaahsan gaar ahaan youtube keena ayaan kubaahin doonaa waxaana kashifay xogta qof lafadhiyay markay wada hadalayeen waa qof kamida dadkii safarkiisa kiweheliyay oo damiirku qaaday marwalba oo ay khayaamo kukacaan qofbaa kashifa xoogaa damiir kujiro asagoo magiciisa qarin waayo way dilayaan xukunkana way kaqaadayaan haday ogaadaan qaarkood isla qofkaas bay ku eedeeyaan musuqa magac dil F:G XOGTAAS waxaan kubaahin doonaa youtubkeena linkigiisuna wakaas soo #subscribe garee si xogta aad uhesho markay soogasho kuma baahin doono xogta telegramka youtubekaan soogalin doonaa xogaha video ga ah ee culus kusoo biir  youtubeka https://youtu.be/EPNlLa3u8M4?si=2-St_Sq-P6y2EkQB
3190Loading...
11

12
Meeshaan majoogi karo qof qabyaaladiiste ah kumana xirnaan karo waayo uma joojino qabyaalad iyo qabiil mana aha shaqadeena shaqadeenu waa qaran qabiilku kuhoos jiro la iskuna garto qabiilka ee aan la isugu faanin in lahelo naguma xirnaan karo qof caloosha kajiran oo raba in lafaaniyo qabiilkiisa 6,000 (lix kun ) baa nagu xiran manaqaan qabiilkooda lkn waxaan naqaan qarankooda oo ah somalia waxaan maqaan inay rabaan qaran kacesha wadamada dariskaa ee xoogan ee qabiolku uusan iska celin karin qaran kacesha ilaaliyana sharaftooda dhiogooda qabiilku ilaalin waayay waayo qabil dunida kama dhicin karo south africa asbuucii 20 qof baa lagudila asi maalayacni ah ayagoo lagu dilayo maalkooda majirto dawlad kahadasha waayo malihin dawlad ee 4.5 baan leenahay dunidu quudiso 4.5 iskama dhicin karo south africa kama difaaci karo itoobiya badeena gobolada ay qaadatay gado,bay ,bakool ,jubooyinka ,shabeloyinka kamana bixi doonto ilaa qaran laga helo kasaara 20 sano bay joogaan kudhawaad hada makula tahay inay isaga bixi karaan asbuucyo kahor bay dheheen 60% anagaa haysana somalia hadalkaan marka lajogo diplomasiyada masahlana waa hadal udhigan xor matihid.
3080Loading...
13
https://youtu.be/EPNlLa3u8M4?si=2-St_Sq-P6y2EkQB 🥱Qiyaas madaxweynahaagii oo tuugsanaya gaalka kenya maamula ee asaguba faqriga ah markuu tuugsadayna kuyiri hadaad lacag rabto waa inaad shutuudahaan fulisaa waa shuruudo qof damiir leh uusan ogolaan karin kadib uu yeelay asagoo qosalaya waa. Dulownay markii aan xukunka udhiibnay qofaan dhargayn oo gaajadu qalbiga uga qorantahay aana dan kalahayn wadan ,diin,dad iyo mabda' mahaysaa cadayn arinkaaan ? Hadaad iwaydiisay waan haynaa waan abaahin doonaa xogta oo faahfaahsan gaar ahaan youtube keena ayaan kubaahin doonaa waxaana kashifay xogta qof lafadhiyay markay wada hadalayeen waa qof kamida dadkii safarkiisa kiweheliyay oo damiirku qaaday marwalba oo ay khayaamo kukacaan qofbaa kashifa xoogaa damiir kujiro asagoo magiciisa qarin waayo way dilayaan xukunkana way kaqaadayaan haday ogaadaan qaarkood isla qofkaas bay ku eedeeyaan musuqa magac dil F:G XOGTAAS waxaan kubaahin doonaa youtubkeena linkigiisuna wakaas soo #subscribe garee si xogta aad uhesho markay soogasho kuma baahin doono xogta telegramka youtubekaan soogalin doonaa xogaha video ga ah ee culus kusoo biir  youtubeka https://youtu.be/EPNlLa3u8M4?si=2-St_Sq-P6y2EkQB
470Loading...
14
🥱Qiyaas madaxweynahaagii oo tuugsanaya gaalka kenya maamula ee asaguba faqriga ah markuu tuugsadayna kuyiri hadaad lacag rabto waa inaad shutuudahaan fulisaa waa shuruudo qof damiir leh uusan ogolaan karin kadib uu yeelay asagoo qosalaya waa. Dulownay markii aan xukunka udhiibnay qofaan dhargayn oo gaajadu qalbiga uga qorantahay aana dan kalahayn wadan ,diin,dad iyo mabda' mahaysaa cadayn arinkaaan ? Hadaad iwaydiisay waan haynaa waan abaahin doonaa xogta oo faahfaahsan gaar ahaan youtube keena ayaan kubaahin doonaa waxaana kashifay xogta qof lafadhiyay markay wada hadalayeen waa qof kamida dadkii safarkiisa kiweheliyay oo damiirku qaaday marwalba oo ay khayaamo kukacaan qofbaa kashifa xoogaa damiir kujiro asagoo magiciisa qarin waayo way dilayaan xukunkana way kaqaadayaan haday ogaadaan qaarkood isla qofkaas bay ku eedeeyaan musuqa magac dil F:G XOGTAAS waxaan kubaahin doonaa youtubkeena linkigiisuna wakaas soo #subscribe garee si xogta aad uhesho markay soogasho kuma baahin doono xogta telegramka youtubekaan soogalin doonaa dogaha video ga ah ee culus kusoo biir youtubeka 🥱Qiyaas madaxweynahaagii oo tuugsanaya gaalka kenya maamula ee asaguba faqriga ah markuu tuugsadayna kuyiri hadaad lacag rabto waa inaad shutuudahaan fulisaa waa shuruudo qof damiir leh uusan ogolaan karin kadib uu yeelay asagoo qosalaya waa. Dulownay markii aan xukunka udhiibnay qofaan dhargayn oo gaajadu qalbiga uga qorantahay aana dan kalahayn wadan ,diin,dad iyo mabda' mahaysaa cadayn arinkaaan ? Hadaad iwaydiisay waan haynaa waan abaahin doonaa xogta oo faahfaahsan gaar ahaan youtube keena ayaan kubaahin doonaa waxaana kashifay xogta qof lafadhiyay markay wada hadalayeen waa qof kamida dadkii safarkiisa kiweheliyay oo damiirku qaaday marwalba oo ay khayaamo kukacaan qofbaa kashifa xoogaa damiir kujiro asagoo magiciisa qarin waayo way dilayaan xukunkana way kaqaadayaan haday ogaadaan qaarkood isla qofkaas bay ku eedeeyaan musuqa magac dil F:G XOGTAAS waxaan kubaahin doonaa youtubkeena linkigiisuna wakaas soo #subscribe garee si xogta aad uhesho markay soogasho kuma baahin doono xogta telegramka youtubekaan soogalin doonaa dogaha video ga ah ee culus kusoo biir  youtubeka https://youtu.be/EPNlLa3u8M4?si=2-St_Sq-P6y2EkQB
10Loading...
15
https://youtu.be/EPNlLa3u8M4?si=2-St_Sq-P6y2EkQB 🥱Qiyaas madaxweynahaagii oo tuugsanaya gaalka kenya maamula ee asaguba faqriga ah markuu tuugsadayna kuyiri hadaad lacag rabto waa inaad shutuudahaan fulisaa waa shuruudo qof damiir leh uusan ogolaan karin kadib uu yeelay asagoo qosalaya waa. Dulownay markii aan xukunka udhiibnay qofaan dhargayn oo gaajadu qalbiga uga qorantahay aana dan kalahayn wadan ,diin,dad iyo mabda' mahaysaa cadayn arinkaaan ? Hadaad iwaydiisay waan haynaa waan abaahin doonaa xogta oo faahfaahsan gaar ahaan youtube keena ayaan kubaahin doonaa waxaana kashifay xogta qof lafadhiyay markay wada hadalayeen waa qof kamida dadkii safarkiisa kiweheliyay oo damiirku qaaday marwalba oo ay khayaamo kukacaan qofbaa kashifa xoogaa damiir kujiro asagoo magiciisa qarin waayo way dilayaan xukunkana way kaqaadayaan haday ogaadaan qaarkood isla qofkaas bay ku eedeeyaan musuqa magac dil F:G XOGTAAS waxaan kubaahin doonaa youtubkeena linkigiisuna wakaas soo #subscribe garee si xogta aad uhesho markay soogasho kuma baahin doono xogta telegramka youtubekaan soogalin doonaa dogaha video ga ah ee culus kusoo biir youhttps://youtu.be/EPNlLa3u8M4?si=2-St_Sq-P6y2EkQB
10Loading...
16
https://youtu.be/EPNlLa3u8M4?si=2-St_Sq-P6y2EkQB Waakan youtube keenu
10Loading...
17
🥱Qiyaas madaxweynahaagii oo tuugsanaya gaalka kenya maamula ee asaguba faqriga ah markuu tuugsadayna kuyiri hadaad lacag rabto waa inaad shutuudahaan fulisaa waa shuruudo qof damiir leh uusan ogolaan karin kadib uu yeelay asagoo qosalaya waa. Dulownay markii aan xukunka udhiibnay qofaan dhargayn oo gaajadu qalbiga uga qorantahay aana dan kalahayn wadan ,diin,dad iyo mabda' mahaysaa cadayn arinkaaan ? Hadaad iwaydiisay waan haynaa waan abaahin doonaa xogta oo faahfaahsan gaar ahaan youtube keena ayaan kubaahin doonaa waxaana kashifay xogta qof lafadhiyay markay wada hadalayeen waa qof kamida dadkii safarkiisa kiweheliyay oo damiirku qaaday marwalba oo ay khayaamo kukacaan qofbaa kashifa xoogaa damiir kujiro asagoo magiciisa qarin waayo way dilayaan xukunkana way kaqaadayaan haday ogaadaan qaarkood isla qofkaas bay ku eedeeyaan musuqa magac dil F:G XOGTAAS waxaan kubaahin doonaa youtubkeena linkigiisuna wakaas soo #subscribe garee si xogta aad uhesho markay soogasho kuma baahin doono xogta telegramka youtubekaan soogalin doonaa dogaha video ga ah ee culus kusoo biir youhttps://youtu.be/EPNlLa3u8M4?si=2-St_Sq-P6y2EkQB
10Loading...
18
ليت الأجداد يبقون للأبد 😭😭
3040Loading...
19
Petronella Wyatt - EX-Feminism " Maalin walba oo isniin ah waxaan kulanaa dumar aan isku da'nahay dhamaanteen 55 ilaa 60ka ayaan u dhaxaynaa waxaan fariisanaa maqaayad aan ku kulano waxaan haysanaa shahaadooyin sare aqoon ahaan jagooyin muhiim ahna waan haynaa dhinaca shaqada laakiin mid walba illinta ayaa soo dhaafto markaan sheekaysanayno caruur ma haysano niman nooma joogaan waxaan dareemaynaa in aan mayd nahay angoo nool waxaan dareemaynaa eber nimo in noloshanada ayna wax dha dhan ah lahayn , waxaan yaqiinsanay fikirka Feminism-ka uu haadaan naga tuuray"
3250Loading...
20
https://youtu.be/EPNlLa3u8M4?si=HA7WkgtghSvNFyZy WAA Riwaayad🤣lagu laray talent dhalinyaradaan waa cajiib say ukeeneen mawduucaan dadkoo dhan baa rabay in laga sameeyo sheeko sidaan uxiisa badan fadlan nagu soobiir oo #subscribe saar youtube keena waxaan soowadnaa mawduucyo muhiima. https://youtu.be/EPNlLa3u8M4?si=HA7WkgtghSvNFyZy
4940Loading...
21
https://youtu.be/EPNlLa3u8M4?si=HA7WkgtghSvNFyZy Matalaad somalidu uwada riyaaqeen😂Runtii waa dhalinyaro Talenti leh waligay ma arag say umatalayaan dhalinyaro wax umatalaysa waa madadaalo qosol badan fadlan nagu soo biir #subscribe saar youtube keena waxaan soowadnaa mawduucyo tayo leh
10Loading...
22
https://youtu.be/EPNlLa3u8M4?si=HA7WkgtghSvNFyZy
10Loading...
23
https://youtu.be/0Q_mfkZKoc0
5660Loading...
24
https://youtu.be/0Q_mfkZKoc0
10Loading...
25
https://youtu.be/0Q_mfkZKoc0 Africa will be Africa 🤣sheeka qosol badan xariif muqdisho iyo Africa xaalkeeda kasoo waramaya asoo aroor xili hore saaran bas bii el ahntani waa fanni🤣ha iloobin inaad #subscribe saarto youtube ka markaad daawato
5690Loading...
26

27
https://youtu.be/0Q_mfkZKoc0
10Loading...
28
Saaxiibayaal soodaawada oo soosaara #subscribe youtubkeena dhamaantiin kaalintaadu maaha daawasho kaliya nagu soobiir oo kaqayb qaado isbadalka dalkeena waxaan soowadnaa barnaamijyo tayo leh mashruucaas waxa uu ahaa mashruuc taya lahaa xogtiisa kasoo daawo youtubekeena oo soo saar #subscribe https://youtu.be/oK9bVHQIECw
6230Loading...
29
https://youtu.be/oK9bVHQIECw
10Loading...
30
https://youtu.be/oK9bVHQIECw
10Loading...
31
Waa mashruucii ugu waynaa oo ay hawaysato xiligaas dawlad African ah dunida ayaa yaabtay waa somalia wadanka hawaystay waxa uu ahaa wadan dad wax soosaar leh haystay somaligu uma socon tahriib waxa uu aaminsanaa dalkiisa oo leh wabi,bad,xoolo,dahav,kaluun,macdan,buuro,xeebo dalxiis,beero waawayn,cimilo suuban,quwad ciidan,luqad hodana ,dad iajecel mashruucaan yaabka lahaa soodaawo oo hailaabin inaad #subscribe saarto youtube keena waa noo muhiim kusoo biiridaadu kaalin wayn baad buuxin isbadalka qayb kanoqo dalkeenu waa hodan aan kufaano fadlan soodaawo 👇 https://youtu.be/oK9bVHQIECw
5720Loading...
32

33

34
https://youtu.be/oK9bVHQIECw Mashruucaan waa kii ugu waynaa oo ay hawaysayo dawlad African ah
10Loading...
35
https://youtu.be/oK9bVHQIECw ✊waa mashruucii ugu waynaa ee ay bilawdo dawlad African ah dunida ayaana layaabtay wadankaan waa somalia bilaabay mashruicaan yaabka leh wadan isku kalsoon wax soosaar leh ,aan baryin dunida ,dadkiisu aysan usocin dawlad shisheeye dalkooduna dahab kala wayn yahay waa mashruuc yaab leh aan kaxasuusino inaad #subscribe aadan ilaawin markaad soodaawato waxaan soowadnaa barnaamijyo taya leh . Kuso biiradaadu waa noomuhiim
10Loading...
36
https://youtu.be/dsJFF_yPj1M
310Loading...
37
Waxay ahayd caasimad 1991 kahor lama aqoon cabsi amni 1:00 habeenimo baad baararka iyo maqaayadaha kasoo kacaysaa adigoon kawal-walayn tuug dhexda kuugala subixii shaqaa loo jarmaadaa meelwaba askari baa taagan aan qori wadan ee ul wata amnigana kusugaya bulshadu waa walaal ,ilma adeer iyo isku dal iyo dad cadawgoodu waa kan dibada mana u arkaan qof somali ah cadaw mana hubaysna wax walba waa qiima jaban waxaase qaali ah qofnimada muwaadinka qab iyo qaran buu leeyahay baasaboorkiisu waa qaali umana hanqal taagayo baasaboor iyo dal kale . Jawhar iyo beeraha balcad baa lagu soo jamcaystaa dadka kunool koonfurta waxaa nolol amni ah kunool dadka bariga iyo waqoyiga hargaysa,bosaso ,burco ,growe ilaa xamar safarku waa bas wayn waana amni wadadu waxaana kutagaysaa bilaa buuq iyo safar raaxo. 💚somali isku qalbi xaaran Saaxiibayaal caawa aan buuxino 100 subscribe hadii aadan wali kubiirin youtubekeena kubiir hada waxaan soodayn doonaa wax dhisaya dalkeena iyo dadkeena 👍 waakan youtubeku https://youtu.be/dsJFF_yPj1M
7040Loading...
Photo unavailableShow in Telegram
Waxa qoray xildhiban kulan Madaxweyne Xasan Sheekh, oo markale ka hiiliyey gabar Soomaliyed oo uu madaxweynaheda yahay. Xildhibaan. Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, oo u tartamaysay gudoomiyaha ururka Madowga Afrika, #AU Madaxweyne Xasan Sheekh Foosiya uga ma hiilin gabar kale oo Soomaaliyed balse wuxuu uga hiiliyey qof ajaanib ah oo u dhashay waddan kale, qofkaas oo wadankiisu iyo madaxweynihisibu ay dhisayaan. Bishii Aktoobar ee sannadkii 2023, ayey ahayd markii Madaxweyne Xasan Sheekh, ka hiiliyey gabar Soomaaliyeed oo uu madaxweynaheeda yahay taasoo u tartamaysay Madaxweynaha Baarlamaanka Adduunka. Inantaasi waxay ahayd Xildhibaan Marwa Cabdi Bashiir, waxaana madaxweynaheenu ka raacay Haweenay shisheeye oo wadankeedii iyo madaxweynaheeduba dhisanayeen. Xildhibaan Marwa waxaa maalintaa laga qoray hadalkii xanuunka badnaa ee ahaa “Aniga Madaxweynahaygi iyo gudoomiyahaygi ayaa dhabarka iga jebiyey” Adduunyada lama arag Madaxweyne qaran oo dadkii uu madaxweynaha u ahaa uga hiilinaya wadamo shisheeye! #Somalia
Mostrar todo...
👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Walaac xoog leh ayey leedahay sida aqoonyahan iyo dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed oo aan la kulmo kaga niyadjabsan yihiin dhaqan siyaasadeedka ka sii deraya ee horwaynta siyaasada. Niyadjabka waxaa sabab u ah arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin fursado shaqo la’aan ah oo ay ka simanyihiin kuwooda aqoonta leh iyo kuwa aan aqoonta sare lahayn. Intaa waxaa dheer, sicirbarar xad ka bax ah, musuqmaasuqa baahsan, fursadihii shaqada, qandaraasyada iyo adeegga la talinta oo lagu bixinayo eex iyo garab ee aan loo eegaynin aqoon iyo mutaysi. Waxybaaha niyadjabka sii xoojinaya waxaa ka mid ah in shacabkii dushiisa lagu kala iibsado siyaasaddii, iyadoo si cad oo bareer ah taageerada Dastuurka cusub ee dalka loo sameeyey looga iibsaday madaxdii dawlad goboleedyada in ay doorasho la’aan xukun iska joogaan. Tani waxay dhaawacday sharciyaddii awalba nuxuuska ahayd ee madaxda dalka, iyadoo Golalaha Wadashiga Qaran ka dhigaysa “Naadiga Madaxweynayasha aan la dooran”
Mostrar todo...
👍 2
Fiiro gaar ah; Waxaa jira kala duwanaasho booqashooyinka ay hoggaamiyayaasha ku tagaan dalalka, midda u sarreysa waa booqasho rasmi ah oo Madaxweyne uu ku tago dal, inta badan waxay dhacdo xil heyn kasta hal mar inuu Madaxweyne dal ku tago booqasho rasmi, waana tan hadda loo sheegayo Ruto, inuu yahay madaxweynihii u horreyay ee Afrika oo 16 sanno kaddib si rasmi ah loogu qaabilo Aqalka Cad, iyadoo laga yaabo inad sannado ka hor aragtay Madaxweyne Afrika ah oo Aqalka Cad joogay, waxaan loo sheegin taasi ma ahayn booqasho rasmi ah oo leh maamuska u sarreeya.
Mostrar todo...
🚨🚨 Saacado ka hor, Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa ku qaabbilay Aqalka Cad Madaxweynaha Kenya , William Ruto oo booqasho rasmi ah ku tagay Mareykanka, taaso soo afjartay 16 sanno oo Madaxweyne Afrikan ah uusan ku tagin Aqalka Cad booqasho rasmi ah. Horey, Aqalka Cad ayaa u sheegay ujeeddada Ruto, loogu fidiyay martiqaadka booqashada rasmi ah in diiradda lagu saarayo saddex qodob; in lasoo afjatro muddo 16 sanno ah oo hoggaamiye Afrikaan ah aan si rasmi ah loogu casuumin Aqalka Cad, mabaadii’da dimoqraadiyadda iyo ganacsiga gaarka loo leeyahay, iyo tan ugu muhiimsan oo ah go’aankii dhowaan Kenya ku gaartay inay kun askari u dirto dalka Haiti.
Mostrar todo...
👍 3
Fadlan dooro kii kula saxan mawduucyadiina aad soogudbisaan kalkaal channe :Anonymous voting
  • Waa muhiim siiwada
  • Maaha muhiim joojiya
0 votes
Photo unavailableShow in Telegram
Filimka taxanaha Money Heist xalqadiisa 6aad oo lasoo deyn doono goordhow. Malaayiin qofood ayaa filimkaan la socotay oo dhameystay dhammaan Shantii xalqadood. Haatan Season 6 ayaa lasoo deyn doonaa
Mostrar todo...
👍 4
Dood kusaabsan sida loohormarin lahaa wacyiga bulshada maqabanaaAnonymous voting
  • Haa
  • Maya