cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Kalkaal channel

Waa channel soo gudbiya aqoon ,xogo daahsoon iyo macluumaad kale oo farabadan kamid noqo asxaabta kuxiran .

Mostrar más
Finlandia1 036El idioma no está especificadoEducación22 875
Publicaciones publicitarias
6 040
Suscriptores
-1524 horas
-537 días
-17630 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Dagaal culus baa laga yaabaa inuu markale qarxo kaasoo kadaran kii Ukraine faraha la isa saari doonaa maraykan malag baa wata
Mostrar todo...
Somaliya mayeelan doontaa dawlad adagAnonymous voting
  • Haah
  • Maya
0 votes
Photo unavailableShow in Telegram
Photo unavailableShow in Telegram
Markii ugu horaysay dunida oo lagu talo jiro in madaxa qof laga fujiyay lagu dhejiyo jirka qofkale! Waxaa la sameeyay oo la deegsanayaa qalab tiknologyad cusub oo ah AI robot ka qaliinka. BrainBridge, oo ah shirkad samaysa qalabka caafimaadka laga leeyahay Maraykanka, ayaa sheegtay in ay wadaan nidaamka tallaalka madaxa ee ugu horreeya adduunka. Kaas oo dhawaan la bilaabayo. Qaabka ay u shaqaynayso ayaa ah in madaxa qof jirkiisa laga samray sida qof laga helay stage 4 kansara la fujinayo isla markaana lagu dhejiyo jir caafimaad qaba. Jirka caafimaadka qaba ayaa noqonkara jirka qof Barainki ama maskaxdu dhamaatay 🧠 sida dadka qaba xanuunada maskaxda Waxay sheegeen in marka qaliinkan lagu guulaysto qofka Madaxa iska leh ay xasuustiiso u joogayso sidiisii oo aanay waxba iska badalayn maadaama la sheegay in maskadu jirinkarto ilaa in kabadan 700 sano. Makulatahay in lagu guulaysandoono?
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Waxa qoray xildhiban kulan Madaxweyne Xasan Sheekh, oo markale ka hiiliyey gabar Soomaliyed oo uu madaxweynaheda yahay. Xildhibaan. Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, oo u tartamaysay gudoomiyaha ururka Madowga Afrika, #AU Madaxweyne Xasan Sheekh Foosiya uga ma hiilin gabar kale oo Soomaaliyed balse wuxuu uga hiiliyey qof ajaanib ah oo u dhashay waddan kale, qofkaas oo wadankiisu iyo madaxweynihisibu ay dhisayaan. Bishii Aktoobar ee sannadkii 2023, ayey ahayd markii Madaxweyne Xasan Sheekh, ka hiiliyey gabar Soomaaliyeed oo uu madaxweynaheeda yahay taasoo u tartamaysay Madaxweynaha Baarlamaanka Adduunka. Inantaasi waxay ahayd Xildhibaan Marwa Cabdi Bashiir, waxaana madaxweynaheenu ka raacay Haweenay shisheeye oo wadankeedii iyo madaxweynaheeduba dhisanayeen. Xildhibaan Marwa waxaa maalintaa laga qoray hadalkii xanuunka badnaa ee ahaa “Aniga Madaxweynahaygi iyo gudoomiyahaygi ayaa dhabarka iga jebiyey” Adduunyada lama arag Madaxweyne qaran oo dadkii uu madaxweynaha u ahaa uga hiilinaya wadamo shisheeye! #Somalia
Mostrar todo...
👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Walaac xoog leh ayey leedahay sida aqoonyahan iyo dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed oo aan la kulmo kaga niyadjabsan yihiin dhaqan siyaasadeedka ka sii deraya ee horwaynta siyaasada. Niyadjabka waxaa sabab u ah arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin fursado shaqo la’aan ah oo ay ka simanyihiin kuwooda aqoonta leh iyo kuwa aan aqoonta sare lahayn. Intaa waxaa dheer, sicirbarar xad ka bax ah, musuqmaasuqa baahsan, fursadihii shaqada, qandaraasyada iyo adeegga la talinta oo lagu bixinayo eex iyo garab ee aan loo eegaynin aqoon iyo mutaysi. Waxybaaha niyadjabka sii xoojinaya waxaa ka mid ah in shacabkii dushiisa lagu kala iibsado siyaasaddii, iyadoo si cad oo bareer ah taageerada Dastuurka cusub ee dalka loo sameeyey looga iibsaday madaxdii dawlad goboleedyada in ay doorasho la’aan xukun iska joogaan. Tani waxay dhaawacday sharciyaddii awalba nuxuuska ahayd ee madaxda dalka, iyadoo Golalaha Wadashiga Qaran ka dhigaysa “Naadiga Madaxweynayasha aan la dooran”
Mostrar todo...
👍 2
Fiiro gaar ah; Waxaa jira kala duwanaasho booqashooyinka ay hoggaamiyayaasha ku tagaan dalalka, midda u sarreysa waa booqasho rasmi ah oo Madaxweyne uu ku tago dal, inta badan waxay dhacdo xil heyn kasta hal mar inuu Madaxweyne dal ku tago booqasho rasmi, waana tan hadda loo sheegayo Ruto, inuu yahay madaxweynihii u horreyay ee Afrika oo 16 sanno kaddib si rasmi ah loogu qaabilo Aqalka Cad, iyadoo laga yaabo inad sannado ka hor aragtay Madaxweyne Afrika ah oo Aqalka Cad joogay, waxaan loo sheegin taasi ma ahayn booqasho rasmi ah oo leh maamuska u sarreeya.
Mostrar todo...
🚨🚨 Saacado ka hor, Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa ku qaabbilay Aqalka Cad Madaxweynaha Kenya , William Ruto oo booqasho rasmi ah ku tagay Mareykanka, taaso soo afjartay 16 sanno oo Madaxweyne Afrikan ah uusan ku tagin Aqalka Cad booqasho rasmi ah. Horey, Aqalka Cad ayaa u sheegay ujeeddada Ruto, loogu fidiyay martiqaadka booqashada rasmi ah in diiradda lagu saarayo saddex qodob; in lasoo afjatro muddo 16 sanno ah oo hoggaamiye Afrikaan ah aan si rasmi ah loogu casuumin Aqalka Cad, mabaadii’da dimoqraadiyadda iyo ganacsiga gaarka loo leeyahay, iyo tan ugu muhiimsan oo ah go’aankii dhowaan Kenya ku gaartay inay kun askari u dirto dalka Haiti.
Mostrar todo...
👍 3
Fadlan dooro kii kula saxan mawduucyadiina aad soogudbisaan kalkaal channe :Anonymous voting
  • Waa muhiim siiwada
  • Maaha muhiim joojiya
0 votes
Photo unavailableShow in Telegram
Filimka taxanaha Money Heist xalqadiisa 6aad oo lasoo deyn doono goordhow. Malaayiin qofood ayaa filimkaan la socotay oo dhameystay dhammaan Shantii xalqadood. Haatan Season 6 ayaa lasoo deyn doonaa
Mostrar todo...
👍 4