cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegaciรณn. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

๐—›๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ_๐—ต๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐Ÿ–คโœจ๐Ÿฆ‹๐Ÿ“š๐Ÿ”๐ŸŒ

๐—ฆ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—ผ๐˜„ ๐˜„๐—น๐—น๐—ธ๐—ฎ/๐˜„๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ค๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ค๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ผ๐˜„ Waxad mar waliba ka helaysaa channelkan talo iyo tusaale ku dhiirigaliya si'aad u gaadho hadafyadaada nololeed., โ˜‘๏ธ Today reader tomorrow a leader ๐Ÿ“š

Mostrar mรกs
Finlandia373El idioma no estรก especificadoReligiรณn y espiritualidad5 927
Publicaciones publicitarias
14 357
Suscriptores
+4324 horas
+2377 dรญas
+97930 dรญas

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid, Sponsored โฌ‡๏ธ @QALINKA24 @HOYGAJACAYLKA @KAAHANOLOSHA @WADNOJACAYL Admin || @Timow1
Mostrar todo...
๐Ÿ‘ 1
๐Ÿซต KU-DHIIRO ๐Ÿซต
โค๏ธ HOYGA JCYLKA โค๏ธ
๐Ÿ’“ WADNO JCYL ๐Ÿ’“
๐Ÿ”ฎKAHA NOLOSHA๐Ÿ”ฎ
โœXIGMAD SIDEโœ
๐Ÿง HORMARI HANKAAGA๐Ÿง 
๐Ÿซต U-FIIRSO ๐Ÿซต
๐Ÿ˜HOYGA FARXADA๐Ÿ˜
๐Ÿ”ฎWADOYINKA GUUSHA๐Ÿ”ฎ
๐Ÿง AQOON KORDHIYE๐Ÿง 
๐Ÿ’ช DHIIRISO ๐Ÿ’ช
๐Ÿ“– MAD'XAFKA ๐Ÿ“–
๐Ÿง OGAAL BULSHO๐Ÿง 
๐Ÿ’ชDHAWAR ADEYG๐Ÿ’ช
๐ŸคฏMUFAKIR๐Ÿคฏ
๐Ÿ’ชDHIIRIYE๐Ÿ’ช
๐Ÿ”ฎHADAFKA NOLOSHA๐Ÿ”ฎ
๐Ÿ“–CILMIYEYSI๐Ÿ“–
๐Ÿ˜ŠCALI CAAD๐Ÿ˜Š
๐ŸซตHANKAAGA๐Ÿซต
๐Ÿ˜DOOR BULSHO๐Ÿ˜
๐Ÿ“–SOM PDF๐Ÿ“–
๐Ÿ˜ŠBEST IMAGES๐Ÿ˜Š
โœQORMOOYINโœ
๐ŸคฏMAAN SHIIL๐Ÿคฏ
โ˜บ๏ธHAFSA ABDIโ˜บ๏ธ
๐Ÿ˜ถโ€๐ŸŒซMARWO๐Ÿ˜ถโ€๐ŸŒซ
๐Ÿ˜KHAALID RAAGE๐Ÿ˜
๐Ÿง MADAALIYE๐Ÿง 
๐Ÿง•MUSLIMAH๐Ÿง•
๐Ÿ˜ŠHOYGA NOLOSHA๐Ÿ˜Š
๐Ÿ˜šDAREENO๐Ÿ˜š
๐Ÿ˜IFKA NOLOSHA๐Ÿ˜
๐ŸคฏKHATAR CAFIMAD๐Ÿคฏ
๐Ÿ˜JOWHARADA๐Ÿ˜
โค๏ธXURMO JACEYLโค๏ธ
๐ŸคฏMAAN MAAL๐Ÿคฏ
โœDHAMBAALKA NlSHโœ
๐Ÿ“”SAMIIR BOOKS๐Ÿ“”
โค๏ธ NAGU SOO BIIR โค๏ธ
โค๏ธCAWESKA NOLOSHAโค๏ธ
๐Ÿ˜ฑ QISAS ๐Ÿ˜ฑ
๐Ÿซต JOIN US ๐Ÿซต
Waxay leedahay Asc Markii uu wiilkaygu dhameyey quraanka waxaan ku dhahay hadyadada dooro Wuxuu dhahay :wuxuu dhahay hadyadaydu waa inaad adigu quraanka xifdisa hadana waxaan udhawahay inan dhameeyo Allah bayna usugnaatey mahad iyo mano #wixii ugu qurxada badnaa een arko manta ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ
Mostrar todo...
โค 14๐Ÿ‘ 2๐Ÿฅฐ 1
Bilah xurmada ah Dulciqdah ,dul xija muxaram iyo rajab Macsiyada ama danbiga iyo daacada ama cibaadada Dhaxdooda lasameeya way ka badan yihiin bilaha kale ,hadii aad macsi ama danbi samayso intii lagu qorayey in kabadan ayaa lugu qoraya ama hadad samayso cibaado ayaduna sido kale way kabadantahay cibadada bilaha kale Nafihiina ha dulminina inta bilahaas lagu jiro Walahu aclam hadii aad badiso macsida cibaadada ayaa marwalba kawayn ee ha kadhigin qalbigaga mid moogan ku dhabar adayg saad qalbigaga utoosin lahayd eed allah ugu dhawaan lahayd insha allah โค๏ธ Bishan ku jirnana dulciqdah oo kamid ah bilaha xurmada
Mostrar todo...
โค 1
Repost fromย N/a
๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡ @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
Mostrar todo...
๐—๐—ผ๐—ถ๐—ป ๐—ป๐—ผ๐˜„ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ โค๏ธ
High Energy and Low Energy!! โšก๏ธ Farxadda iyo dhoola cadayntu waa Energy sare oo ku tusinaysa nafsad in badan caafimaad qabta oo waxa ay ku farxayso ay yihiin wax han sare iyo himilo san hiigsigeed ka tarjumaya. Halka ay Carada,Murugta iyo walwalku yihiin Energy hoose oo liita oo ku tusinaysa nafsad inta badan jaban oo jiran oo argagax ku jirta. Ilaahayna wuxuu labadaa arimood ku kala muujiyay aayado badan oo aynu laba uun ka tilmaami doono. "ู‚ูู„ู’ ุจูููŽุถู’ู„ู ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุจูุฑูŽุญู’ู…ูŽุชูู‡ู ููŽุจูุฐูŽูฐู„ููƒูŽ ููŽู„ู’ูŠูŽูู’ุฑูŽุญููˆุง ู‡ููˆูŽ ุฎูŽูŠู’ุฑูŒ ู…ู‘ูู…ู‘ูŽุง ูŠูŽุฌู’ู…ูŽุนููˆู†ูŽ (58) โ€œ Waxaad u sheegtaa Fadliga Eebe iyo Raxmadiisa ha ku farxeen kaasaa oga khayr badan waxa ay kulminayaan ee ay moodayaan in ay farxaddu ku jirtoโ€. Nafsadda kabanaysa ee nool hanti iyo maal ay inta kale ku Addoonsato farxadda kama raadiso ee haddiiba ay maal hesho Rabiga farxadda bixiya ayay raali ahaansho oga dalabtaa oo ugu dhowaataa,nafsad ilaahay haysata oo si dhab ah u aaminsan in wax ka maqan yihiin ma dareento. Kuwa farxadda ka raadiya Maalka waxay inta badan dareemaan oo ay naftooda oga marag furaan nusqaan ku jirta,waayo waxay is tusaan in ay dadka ka sarreeyaan, waxaa hareeya kibir iyo isla weyni iyo yasid, xoolahoodu way bixiyaan xilliga sharta iyo xasadka iyo xiqdiga iyo dad dullaynta, laakiin waxaa ku adag inta badan inay u quuraan wanaagga, kasbashada dadka iyo ugu kaalmeynta samaha, waxay doonayaan karaamo iyo magac kaligood u harta iyo islaweynin sababta in dadku iyaga kaba qaad u noqdaan, hadaan la amaanina way caroodaan. Waana kuwii uu Eebe yiri : "ูŠูŽุญู’ุณูŽุจู ุฃูŽู†ู‘ูŽ ู…ูŽุงู„ูŽู‡ู ุฃูŽุฎู’ู„ูŽุฏูŽู‡ู (3) โ€œ Wuxuu malayn in uu maalkiisu waarinayoโ€. Farxadooda waa mid ku xiran hooseynta kuwa kale, dulaysnaanta inta kale, faqriga inta kale, yasidda kuwa kale, hantibeelidda inta kale, waxay la tahay in xoolahoodu ay sayid ka dhigeen oo ay u xalaaleeyeen xumaynta inta kale. Wuxuu aaminsan yahay dabaqad la heer ah ama kuwo uu higsanayo oo isaga ka sarreeya, inta kale ciidda uu ku taagan yahay ogama duwana,waa anaani ay naftiisa uun mashquulisay. Ruuxa noocaaya ma xamili karo dhibaato yar,naftiisu way tabcaanta kolka ay wax si ka noqdaan ama uu khasaaro ama uu jirado oo ay xanuuno xumi ku dhacaan, waxaa hareeya murugo oo inta badan maaha kii kibirku meel uu dhigo la laโ€™aa. Waxaa ku sifooba qowlka Eebe ee oranaya. ููŽู„ูŽู…ู‘ูŽุง ู†ูŽุณููˆุง ู…ูŽุง ุฐููƒู‘ูุฑููˆุง ุจูู‡ู ููŽุชูŽุญู’ู†ูŽุง ุนูŽู„ูŽูŠู’ู‡ูู…ู’ ุฃูŽุจู’ูˆูŽุงุจูŽ ูƒูู„ู‘ู ุดูŽูŠู’ุกู ุญูŽุชู‘ูŽู‰ูฐ ุฅูุฐูŽุง ููŽุฑูุญููˆุง ุจูู…ูŽุง ุฃููˆุชููˆุง ุฃูŽุฎูŽุฐู’ู†ูŽุงู‡ูู… ุจูŽุบู’ุชูŽุฉู‹ ููŽุฅูุฐูŽุง ู‡ูู… ู…ู‘ูุจู’ู„ูุณููˆู†ูŽ (44) โ€œ Markii ay Illaaween Wanaagii lagu waaniyay, Albaab kasta oo wixii ay doonayeen ayaa loo furay,i laa ay ku farxaan wixii la siiyay oo kolkaa aan si kadis ah ku qabano mise waaba iyagoo quustay-oon ahayn kuwii kibirka la calanwanleynayay. Sideedaba Energiga sare waa farxadda laga helo, Iimaanka,Akhlaaqda, Cibaadada, Caawinta, Cafiska, Dulqaadkaโ€™ Dad la dhaqanka, islaweynin laโ€™aanta, Daryeelka dadka iyo Bayโ€™ada, Naxariista, Samirka, Adkaysiga, Deeqsinimada, Cadaaladda, Jacaylka, Runta, Amaanada iwm. Ee maaha farxadda lagu doono, Xiqdiga, Xasadka, iimaan laโ€™aanta, Caayda, Dulmiga, Bakhaylnimad, liidida Dadka, Danaysiga, Kalitakisnimada, Qalbi xumada, Nacaybka, Beenta, Khayaanada iwm. Kuwaasi waa low Energy nafsaddii doorataa ay meel daran ku dambaynayso. - W/Q : Abdullahi M/Hussein โœ โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€ โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค
Mostrar todo...
๐Ÿ‘ 5๐Ÿ”ฅ 3
Via @Team_kordhis B1 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜ โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚  โžฆ SPONSORED BY   โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 โ†ช๏ธ @iibiye_online
Mostrar todo...
Repost fromย N/a
ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Mostrar todo...
๐Ÿ’ป ONLINE MARKETโŒจ
๐Ÿ“– TAFSIIRKA QURANKA
ุชุนู„ู… ุงู„ู„ุบุฉุงู„ุนุฑุจูŠุฉ ๐Ÿ“•
๐Ÿ“• ุชุนู„ู… ุญุฏูŠุซ
๐ŸŒ™ ุงู„ุชู‚ูˆูŠู… ุงู„ู‡ุฌุฑูŠ
๐Ÿ•‹ QUR'AN REMINDER
๐Ÿ“š Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA ๐Ÿ–ผ
LEARN ARABIC WITH MUSAB ๐Ÿ“š
ENGLISH CONVERSATION ๐Ÿ“™
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
๐Ÿ–ฅIIBIYE ONLINE๐Ÿ–จ
XIFDINTA QUR'ANKA
โœŠTeam kordhis๐Ÿซ 
๐ŸคADMIN
๐—ž๐˜‚ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—น ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—พ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ฑ ๐˜„๐—ฎ๐˜… ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜€๐—ฎ๐—ป. Qarso awoodahaaga rabbaaniga ah ee aysan dadku ogeyn. ๐Ÿค— Qarso dadka qiimaha leh ee noloshaada ku jira. ๐Ÿค Qarso waxyaalaha kaa farxiya ee aad heysatid. ๐Ÿคฉ Qarso dadka ehelkaaga ah ee wanaagsan. ๐Ÿ˜Š Qarso qofka gobta ah ee aad nolosha ama xiriirka wadaagtaan. โค๏ธโ€๐Ÿฉน Qarso caruurta baarriga ah ee aad dhashay. ๐Ÿซฐ Qarso ilaha dhaqaale ee aad heysatid. ๐Ÿ˜Œ Qarso qorshayaasha waaweyn ee aad leedahay. ๐Ÿ‘ Qarso guulaha cajiib ka ah ee aad caqligaaga ku xaqiijisay. ๐Ÿ‘Œ Qarso cibaadooyinkaaga joogtada ah ee Alle kuu fududeeyay. ๐Ÿค Qarso dadka sida saaโ€™id ka ah kuu jecel, ee madaxa ku saarta. ๐Ÿ˜˜ Qarso ballanqaadyada waaweyn ee ay dadku kuu sameeyaan. ๐Ÿ˜‡ Qarso waxyaalaha dadka ku adag, ee adiga alle kuu sahlay. ๐Ÿ’ฏ โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€ โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค
Mostrar todo...
๐Ÿ’ฏ 11โค 5๐Ÿ‘ 2๐Ÿ”ฅ 2