cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Munasar Maxamed

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden .

Mostrar más
Finlandia1El idioma no está especificadoNoticias y medios194
Publicaciones publicitarias
426 265
Suscriptores
+4 19124 horas
+8 8887 días
+29 19230 días
Distribuciones de tiempo de publicación

Carga de datos en curso...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Análisis de publicación
MensajesVistas
Acciones
Ver dinámicas
01
Ambad; hooyo Madiina Cusman Maxamed waxay baafinaysa gabadhdeeda faraaya ibraahim Maxamed oo kasoo ambatay Degmada Hodan, gaar ahaan agaarka masjidka sh Cali suufi K.P.P. Subaxnimadii saakay 7:00 aroornimo, Haddaba, ciddii aragta ama xog ka haysa gabadhaas yar, ha la xiriirto lambarradaan; Nambarka Xaliima Omar Isaaq 0617176433 Ama 0619892859
11 6750Loading...
02
Baafin waxaan la baafinayaa xaliimo dahir Cabdullahi oo da’deeda tahay 18jir madaxa looga jiro waxaa la waayay saakay abaaro 5:50AM waxeyna ka soo luntey degmada hodan gaar ahaan soonakey agagaarka isbitaal Digfeer waxeyna xirantahay garbasaar karis cagaar ah iyo dirac madow, funaanad madow ah ayey kadul wadataa fadlan cidii aragtaa hala soo xariirto taleefanadan. 0615296446 Ama 0617501950.
16 2250Loading...
03
Imaaraatkii oo rartay baaburtoodi ay u diideen ciidanka Soomaaliyeed kuwaas oo xeryahooda ku daxaleystay. Wuxuu baqiilsanaa?
29 3390Loading...
04
Ragii ugu qatarta badnaa Muqdisho oo iyagoo mobiladii ugu tirada badnaa dhacaya la qabtey | Bal arag sidee u baryamayaan. https://www.facebook.com/share/v/kPvgT8wSnmYiMQFb/?mibextid=WC7FNe Sii gudbi
39 4480Loading...
05
Media files
38 2370Loading...
06
Media files
37 6300Loading...
07
Beelo abgaal ka wada dhashey oo si xun isku laayay muuqaaladooda ayaa isoo gaarey . Waxaa xittaa ku jira dumar la diley oo kadibna rag ay meydka ku dul maadsanayaan. Cabdalle Caroone & Habar Nugaalle ayay labada maleeshiyo beeleed ka soo kala jeedaan. Muuqaaladaas looma adkeysan karo baahintooda oo waa argagax weyn balse halka ay u badato in aan soo dhigno & inaan ka gaabsano ayaan ku go’aan nahay .
64 7150Loading...
08
Aano qabiil darteed ayaa loo diley . Mooto ayuu watey rag hubeysan ayaa kala degay kadibna ku tooktey goob duur ah . Walaweyn ayay ka dhacdey .
66 6280Loading...
09
Media files
94 5850Loading...
10
Media files
97 3790Loading...
11
Ninkan ayaa meydkiisa laga hellay magalda bosaaso. Wejiga waxaa ka cuney bahalo balse arinta yaabka leh ayaa ah in ninkan in la la’aa muddo saddex maalin ah balse maanta markii meydkiisu uu soo urey ayaa la helay. Sidoo kale Lugaha dhaawac ayaa ka gaarey . Haddaba mała diley , mise xanuun ku soo boodey ayaa diley ? Mise bahal baa cuney ? Weli lagama jawaabi karo oo baaris ayaa ku socota .
102 2310Loading...
12
Degdeg:- Waan ogahay waa saq dhexe balse walaal Soomaaliyeed ayaa si degdeg ah ugu baahan dhiig nuucisu yahay A- isbitaalka Kalkaal fadlan wac Telkaas . 615873104
127 5560Loading...
13
xogta arimaha bulshada marmar waa u baahan tihiin soo ma aha ? https://www.youtube.com/watch?si=SGQk8pEH-77MBS5N&fbclid=IwZXh0bgNhZW0CMTAAAR1rpaZi-uCH_eDFVtyhYlBZv1O-KEZQz08h1YDFiJonUz2110yS2PZtHes_aem_AcqTNlLxDmUyuQRcofJ2QoQbFDEQeq3q-jQIBsfox73_yQORsHnbjUWUfPEgj692E0HOw5coD2KbkPqYntu3nd2I&v=BNodgM4ExkM&feature=youtu.be
135 4980Loading...
14
Muuqaalka oo full ah .😌 https://youtu.be/TM_sB2TMizc?si=vtLr7ojWWTv3nCYw
146 2790Loading...
15
Sidaas ayay u dileen dumarka ninkaas qabtay . Ilaahay ayaan ku dhaariyee sida ninkaas uu ula Hadley dumarka diley Hadaa dhageysato waa ciil ilmeyn doontaa. Muuqaalkiisa waxaan soo dhigey Facebook . https://www.facebook.com/share/v/JRQzCVAH92H8LFyx/?mibextid=KsPBc6
145 2320Loading...
16
Caddeymaha ninkan sida loo diley oo naxariis la’aan ah ayaa isoo gaarey Marka horese ma idinku jiraan dad aan u diyaarsanayn aragtidiisa. Iska jira . Mahadsanidiin
135 4380Loading...
17
Muuqaal quus ah :- Qabiil dartiis ayaa loo tookanaya ninkan oo u gacan galey dumar hubeysan | Ereyada uu leeyahay ayaa uurka i huriyay, "Ha i dilin walaal" https://www.facebook.com/share/v/JRQzCVAH92H8LFyx/?mibextid=WC7FNe Sii gudbi.
133 5450Loading...
18
Degdeg :- inta u dhaxeysa Colow Tower & Hotel Wehliye waxaa looga shakisan yahay in la dhigey qarax. Iska jira intiina halkaas u dhow ama u socota , una sii dig inta aan ogeyn.
124 3980Loading...
19
Adiga lee waaye
116 1080Loading...
20
Dalcada Cabdiqaasim & hadda .
111 6150Loading...
21
Dhacdo cusub & Muqdisho:- Wiil hooyadiis darteed suuliga ugu dhex cabey sunta cayayaanka oo geeriyoodey arintan darteed ! https://www.facebook.com/share/v/5UbmnCjSqJKo6wth/?mibextid=WC7FNe Sii gudbi.
109 7840Loading...
22
Wiilkan oo shaley aan baafiney ayaa noqdey wiilka meydkiisa maanta laga soo saarey biyaha dacda ah ee D/Wartanabada.
105 2750Loading...
23
Degdeg:- Meydka wiil 7-sano jir lagu qiyaasey ayaa hadda laga soo saarey dacda Wartanabada.
103 2100Loading...
24
BAAFIN. BAAFIN. C.salaan Burhaan wuxuu baafinayaa Wiilkiisa Maxamed C/Salaan oo ugu wardanbeeysay maanta 11:00 barqanimo wuxuu kasoo Lumay xaafada Buur Hindi ee Dagmada Wardhiigley Aga gaarka Masaajidka Cabdalle iyo Cawaeeere. Fadlan Qofkii arkaa ama meel ku og Fadlan la.xariir Tel: no 061 8 11 07 07 waxa wato C/Salaan Burhaan. Walaal nala Baafin mahadsanid .
104 6080Loading...
25
Ninka shaarka gaduudan oo hadda ay ciidanku qabteen ayaa mindi nafta uga qaadey ninka kale oo marxuum ah hadda . Marxuumka ayaa lagu magacaabi jirey Ismaaciil Yuusuf Axmed . Ciqaabtiisu maxay noqon kartaa dilaaga ?
110 0320Loading...
26
Xabad wiifto ah ayaa siktey ilmo yar oo ku dhex jira sariirtaas carruurta u gaarka ah . Xabadu waa mid wiifto ah . Soo qatar ma aha ?
102 2560Loading...
27
Degdeg:- AS ayaa hadda guri ku gubey degaanka Daaru-nimca kadib markii ay la wareegeen. Ciidanka dowlada ayaa ka baxey halkaas .
98 9610Loading...
28
Debkan mashruuc miyaa waan yaabaye?
103 4050Loading...
29
Degdeg:- Deb ayaa qabsadey guri ku yaala xaafada Buulaweekiyo ee D/ Xamarjajab .
99 0790Loading...
30
BAAFIN BAAFIN BAAFIN. Nala raadi walal Magaca: maxamed cabdi salaan burhaan oo kasooluntay dagmada warta nabada garahaan masjidka cabadale iyo cawarer Mantay duhurkii 0618110707 0618233693
105 7430Loading...
31
Muuqaalkan wax badan oo halkan aan ku soo bandhigin ayaa ku jira . https://youtu.be/5R8gUakI7lM?si=aB12c0SbfDVwOBkv
105 0950Loading...
Photo unavailableShow in Telegram
Ambad; hooyo Madiina Cusman Maxamed waxay baafinaysa gabadhdeeda faraaya ibraahim Maxamed oo kasoo ambatay Degmada Hodan, gaar ahaan agaarka masjidka sh Cali suufi K.P.P. Subaxnimadii saakay 7:00 aroornimo, Haddaba, ciddii aragta ama xog ka haysa gabadhaas yar, ha la xiriirto lambarradaan; Nambarka Xaliima Omar Isaaq 0617176433 Ama 0619892859
Mostrar todo...
👍 59😭 52 11💊 3😁 2
Photo unavailableShow in Telegram
Baafin waxaan la baafinayaa xaliimo dahir Cabdullahi oo da’deeda tahay 18jir madaxa looga jiro waxaa la waayay saakay abaaro 5:50AM waxeyna ka soo luntey degmada hodan gaar ahaan soonakey agagaarka isbitaal Digfeer waxeyna xirantahay garbasaar karis cagaar ah iyo dirac madow, funaanad madow ah ayey kadul wadataa fadlan cidii aragtaa hala soo xariirto taleefanadan. 0615296446 Ama 0617501950.
Mostrar todo...
😭 84👍 66 16👏 6😱 6😢 6🎉 1
01:25
Video unavailableShow in Telegram
Imaaraatkii oo rartay baaburtoodi ay u diideen ciidanka Soomaaliyeed kuwaas oo xeryahooda ku daxaleystay. Wuxuu baqiilsanaa?
Mostrar todo...
👍 184😁 155 24🙉 24🤔 21😢 15🔥 12🥰 11👏 9😱 3💩 3
Photo unavailableShow in Telegram
Ragii ugu qatarta badnaa Muqdisho oo iyagoo mobiladii ugu tirada badnaa dhacaya la qabtey | Bal arag sidee u baryamayaan. https://www.facebook.com/share/v/kPvgT8wSnmYiMQFb/?mibextid=WC7FNe Sii gudbi
Mostrar todo...
👍 181🤣 72 20👏 13😁 10🥰 7🔥 6😐 3
00:03
Video unavailableShow in Telegram
👍 96🤣 35 11👏 6🔥 1
Photo unavailableShow in Telegram
👍 72 11😁 6🙉 2
Beelo abgaal ka wada dhashey oo si xun isku laayay muuqaaladooda ayaa isoo gaarey . Waxaa xittaa ku jira dumar la diley oo kadibna rag ay meydka ku dul maadsanayaan. Cabdalle Caroone & Habar Nugaalle ayay labada maleeshiyo beeleed ka soo kala jeedaan. Muuqaaladaas looma adkeysan karo baahintooda oo waa argagax weyn balse halka ay u badato in aan soo dhigno & inaan ka gaabsano ayaan ku go’aan nahay .
Mostrar todo...
👍 553😭 335😢 58😱 45👏 37 34👎 24😁 22💔 20🔥 16💩 4
Aano qabiil darteed ayaa loo diley . Mooto ayuu watey rag hubeysan ayaa kala degay kadibna ku tooktey goob duur ah . Walaweyn ayay ka dhacdey .
Mostrar todo...
😭 652👍 77😢 58😡 48 22🤬 14😁 13💔 13😨 6👏 5😱 5
Photo unavailableShow in Telegram
👍 310 51🤝 20😁 19🥰 11👏 8🔥 6👎 3
👍 166😢 30🤣 24 22😁 17🔥 6🤔 6