cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Halganka nolasha 📝

╔════❰𝐖𝐄𝐋𝐂𝐎𝐌𝐄❱═════❍⊱❁۪۪ ║┏━━━━━━➣ ║┣⪼ahoow mid qiimaha naftiisu kal weyntahay wax weliba !! ilaa aad gaadho heer ay noloshu waxba kaa bedeli weydo WaXaaD ka helesa ║┣DHIRIGALIN ║┣⪼QISOYIN ║┣⪼ORAAHYO ║┗━━━━━━➣THNKS ╚═════════════════❍

Mostrar más
Finlandia305El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad4 892
Publicaciones publicitarias
16 833
Suscriptores
+1924 horas
+1667 días
+62730 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Biniaadamka caafimaadkiisu waxa uu ku jiraa Allah sheeg sheegiida (Xuska allah) Sh.mustafa xaaji ismacil harun❤️
Mostrar todo...
2
Wanaaji dhaqankaaga markasta.🤍
Mostrar todo...
11
Subax wangsan Rabiyow no danbi dhag Rabiyow dadka dhinte u naxariso Rabiyow danbigeena io mid walid keena dhaf Rabiyow ada sake cafimaad io ano nbad qaba iso kiciÿe alxm Yaarabi 😢
Mostrar todo...
9👍 1👎 1🔥 1
Dad baa soo qaata ninkaan deetana kusoo dul qora 'si aad muslim u ahaato waxba ha is waydiin" oo ay ula jeedaan hadii aad diinta wax iska waydiiso jawaab heli maysid oo waad ka bixi. Waa hadal lagu duraayo diinta iyo maqaamkeeda. Waxaa cajiib ah in dhallinyaradaasi badankood ninkaan u qabaan kan kaliya ee loo daba safto hab fikirka, balse taariikhdiisa waxba kama ay yaqaaniin sababta oo ah haday ogaan lahaayeen in uu isfiilito (syphilis) xanuuno maskaxeed iyo waalli u dhintay qiimahaas ma aanay siiyeen hadalkiisa. Kalsooni intee le'eg ayaa lagu qabi karaa ruux waalnaa badi waayihiisii ? Caqliga iyo iyo fayoobida maskaxeed ee uu waayay ood adigu ka raadinayso waa maxay? Diintu waa ay ka sarraysaa ruux waalan hadalkiisa iyo mid jaahiloo isaga daba jooga aragtidiisa. Waxna waad iska waydiin kartaa wax walbaana jawaab ayay leeyihiin, yaan laguu sheekayn is ka jir.
Mostrar todo...
👍 8 8
Ma Cafisay Qofkii aad sida dhabta u aamintay ee qalbiga kaa dhaawacay? ✨️
Mostrar todo...
😢 13 4👍 1
Farxada Io quruxda adaa qaas u leh Nolow adi kaligaa Farax kaligaa 😭❤️
Mostrar todo...
10🔥 1
Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇    📍Ku biir📍 💎 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 💎 @noloshuwaaguul 🥇 @Hagaha_nolosha 📚 @wadnojacayl 🫀 @halgnka 🎓 @Maskax_maaal 🧠 @Cilmu_nafsi_10 🥸 @Dabiibe_Jacayl 💔🥺 Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7
Mostrar todo...
👍 1
HALKAAN TAABO 📌
Asxpta chanlakn wa chanal diiin jion dhaha wadna ka faidi dontan I.a
Mostrar todo...
2
Mostrar todo...
HAADI

Channel soomali diini ah Waxaa ka heleey wacdiya goos goos ah culimada soomaliyeed

👍 1
Kaligaa jawi wado No buuq🫂😐
Mostrar todo...