cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Cali Aadan Muumin

Kuso Dhawaaw Barta Rasmiga Ee Telegram ka Cali Aadan Muumin

Mostrar más
Finlandia931El idioma no está especificadoNoticias y medios15 800
Publicaciones publicitarias
6 716
Suscriptores
+4024 horas
+2417 días
+85430 días
Distribuciones de tiempo de publicación

Carga de datos en curso...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Análisis de publicación
MensajesVistas
Acciones
Ver dinámicas
01
DEG DEG:MW Kenya oo fagare ka sheegay in ciidanka kenya ka bixi donin somalia,Fowsiya Loo Quus-goyay https://youtu.be/bloCRO0ydlE
7771Loading...
02
DEG DEG: Imaaradka Carabta oo Heshiiska Culus la Galay Soomaaliya,Xogta Shirka Amniga Dalka&RW Xamse https://youtu.be/sXtUuGP-m_E
1 1941Loading...
03
Mucaaradkii aan shalay lasoo halgannay, Madaxweynaha qoslaya ee maanta. Sawirkan wuxuu ahaa 21-kii bishii 11 2021. Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud hadduu illoobay haloo sheego inaan la dhisannay dowladda oo aan usoo halgannay iyadoo Ciidan aysan na ilaalineyn. Madaxweyne waan is garanaynaaye, xasuustaada dib usoo celi, oo inaan wax kula leenahay haku riyoone run ahaan u sheeg. Nin weyn intaas ka badan lama dhihi karo oo xishoodka ayaa na celinaya. Mucaaradkii shalay ee dartood Villada lagu tagay maantana qadsan waan salaamayaa.
1 3270Loading...
04
DEG DEG:Itoobiya oo Hub iyo Saanad Ciidan Ka Dajisay Hargeysa+Biixi oo Ku Dhawaaqay Dagaal ka SSC https://youtu.be/s84KNLAgX0w
1 2880Loading...
05
DEG DEG: Qarax Xoogan oo ka dhacay Muqdisho https://youtu.be/avb-4XtOmmE
1 2770Loading...
06
DEG DEG:Maxkamada Sare Ee Dalka oo Iska Diiday Qabashada Galka Kiiska Sayid Cali+Shuute oo Yiri https://youtu.be/ILQVPzfmMRE
1 4230Loading...
07
DEG DEG:Dagaalka HG iyo Abgaal oo Muqdisho Ka Qarxay+Xasan oo Markale Barakiciyay HG+Ssc oo Jilbaha https://youtu.be/shiirru9jXo
1 4130Loading...
08
DEG DEG: Hogaamiyaha Jubaland oo Digniin Adag Udiray Puntland&Villa Somalia oo Ku Dhawaa... https://youtu.be/GLMLw7u7GLA
1 4570Loading...
09
War hadda soo dhacay: Wadamada Norway, Spain iyo Ireland ayaa si rasmi ha ugu dhawaaqay inay u aqoonsanayaan Falastiin dowlad rasmi ah. Waxay tibaaxeen sadexdan waddan in 28 bishan May oo ku beegan todobaadka dambe ay si wadajir ah ugu dhawaaqi doonaan aqoonsigooda. Waxay sheegeen in ay tani tahay xalka kaliya ee labada dhinac (Israa’iil iyo Falastiin) nabad ugu wada noolaan karaan Bariga Dhexe. Waxaa la filayaa sidoo kale, inay ku soo biiraan wadamo kale oo Yurubiyaan ah kuwaa oo ayagana qorsheynaya inay si iskood ah u aqoonsadaan dowladda Falastiin. ~Aljazeera
1 3750Loading...
10
Haweeney Lumisay Arageeda kadib Markii ay diiday in ay is guursadaan Nin Mudo uu ka dhaxeeyay Xiriir https://youtu.be/rw-CmWkfGrw
1 2390Loading...
11
Fal argagax leh: Aya dhacay gudaha magalada muqdisho, Wiil iyo Aabahis,Weerar lamid ah kuwa dalka Koonfur Afrika oo ka dhacay Muqdisho. https://www.facebook.com/share/v/HtkwoK1CGEphpAqV/?
1 2440Loading...
12
Ciidanka Booliska Soomaliyeed ayaa degmada Daarusalaam ee gobolka Banaadir ka soo qabtay koox la sheegay inay fowdo ka waday degmadaas, kuwaas oo gaaraya 15 qof oo iskugu jira Rag iyo Dumar, dadkaan ayaa ku eedeysan inay soo abaabuleen banaanbaxyo rabshado dhaliyey oo khasaare sababay. Booliska oo soo bandhigay sawirrada dadka lasoo qabtay ayaa sheegay in la horgey doono maxkamad, iyadoo mar kale looga digay shacabka ku nool caasimadda inay ka fogaadaan wax kasta oo amniga liddi ku ah. Habeen ka hor ayey aheyd markii sidaan oo kale loo soo bandhigay sawirrada dhalinyaro gabdho u badan oo kicin dadweyne ka bilaabay barta TikTok, kuwaas oo dhammaantood xabsiga loo taxaabay.
1 4030Loading...
13
Media files
1 4990Loading...
14
Media files
1 4140Loading...
15
Haweeney Sheegtay in Ninka qaba ay kulan la yeelatay iyadoo 9 Sano jir ah &70 Sano jir Guursatay 16. https://youtu.be/6RfbvsUpA0c
1 2110Loading...
16
DEG:Rushka oo Saldhigii Ugu Weyna Ka Sameysanaya Somalia+Turkiga oo ka Carooday,Mareykanka oo Diiday https://youtu.be/sibIhOBlF80
1 2690Loading...
17
Ceeb iyo waji gabax ayaa durba ku dhacday Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo xilkii ka qaaday Col. Xamdi Xasan Maxamuud oo aheyd taliyaha NISA ee garoonka diyaaradaha Muqdisho. Sida ku cad sawirka, Xamdi 11-ka April Madaxweyne Xasan ayaa ku abaalmariyey geesinimo, shaqo wanaag iyo dhiiranaan dheeraad ah, waxay aheyd gabadha kaliya ee NISA ku dhex jirtay. Qof ahaan waxaan ka marqaati ahaa in Madaxweynaha iyo wafti la socday Xilligii Farmaajo joogay iney xaaladda masuuliyiintaas ay furdaaminaysay iyagoo xaalku ku xumaa markaas. Ninka lagu badalay Xamdi magaciisu waa Xaayoow, waxaa la yaab leh in ninkaasi ku yimid kaliya inuu yahay qaraabada Madaxweynaha, isla madaxweynihii shalay ay caawinaysay markuu waqti adkaa ayaa maanta qaab qabiilaysan uga kor keenay nin aan lagu soo xulin xirfad ee kaliya lagu keenay waa xigtadayda. Majiro qof siyaasi ah oo maalin la colloobay Col. Xamdi waana sababta Madaxweynaha ku ceebeysay xilka qaadista Xamdi.
1 2720Loading...
18
Gaari Leylo ah oo la sheegay inuu Khawaarijta u siday hub, daawo iyo saanad kale oo ciidan ayaa maanta lagu qabtay soohdinta ay wadaagaan gobollada Sh/Dhexe iyo Galgaduud, gaar ahaan deegaanka Maraay-suuley oo u dhow deegaanka Mesegawaa. Ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan ururka 86-aad ee Guutada 77 ayaa fuliyey howlgalka lagu qabtay gaarigaas, waxayna ciidanku soo bandhigeen sawirrada gaariga la qabtay iyo qeybo ka mid ah agabka la sheegay inuu Khawaarijta u siday. Maalmihii lasoo dhaafay howlgallo is dabajoog ah ayaa ka socday tuulooyinka iyo dhulka howdka ah ee dhaca soohdinta labada gobol ee Galgaduud iyo Sh/Dhexe, waxaana lagu guuleystay in dhagarqabayaasha laga sifeeyo dhul baaxad leh.
1 2530Loading...
19
DEG DEG: RW Xamse Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay M/Goboleedyada,Maxkamadda Ciidanka Oo Xukun https://youtu.be/72xC6aasF-U
1 2610Loading...
20
DEGDEG:- Isbadal xoog leh oo NISA lagu sameeyey, sidee wax u socdaan? Muxyadiin warbac oo ahaa Taliyaha NISA ee gobolka Banaadir ayaa loo magacaabay taliye ku xigeenka guud ee NISA. Warbac waxa uu hadda ku xigeen u yahay Sanbaloolshe oo dhawaan xilka NISA loo dhiibtay, sida Caadiga ah saaxiibkay Warbac waa nin shaqo wanaag ku caan ah. Cali Aadan Muumin
1 2240Loading...
21
Ratti weyne meeshaan lama dhahee, waa Daaru Salaam. Dad baa maskax, muruq iyo maalba galiyey. Ciyaal weero Cusub ayaa maanta ku bannaan baxday halkan, waxaa la sheegay xitaa iney ahaayeen kuwo lasoo aruuriyey. Daaru Salaam Reer kii dhisay waa la yaqaannaa, yaan hurdada laga soo kicin dadkaan nasiinada kujira! Cali Aadan Muumin
1 4320Loading...
22
DEG DEG: DFS oo Ku Dhawaaqday Arin Xasaasi Ah,Booliska Soomaaliya oo Xiray Nin Ku Hanjabay Afgambi https://youtu.be/f6zJbBMf5HQ
1 4530Loading...
23
Liiska madaxweyneyaasha u geeriyooday sabab la xiriirta shil diyaaradeed. 🇵🇾 Madaxweynaha Paraguay (1940) 🛩️ 🇵🇭 Madaxweynaha Philippines (1957) 🛩️ 🇧🇷 Madaxweynaha Brazil (1958) 🛩️ 🇮🇶 Madaxweynaha Iraq (1966) 🛩️ 🇧🇷 Madaxweynaha Brazil (1967) 🛩️ 🇧🇴 Madaxweynaha Bolivia (1969) 🚁 🇪🇨 Madaxweynaha Ecuador (1981) 🛩️ 🇲🇿 Madaxweynaha Mozambique (1986) 🛩️ 🇵🇰 Madaxweynaha Pakistan (1988) 🛩️ 🇷🇼 Madaxweynaha Rwanda (1994) 🛩️ 🇧🇮 Madaxweynaha Burundi (1994) 🛩️ 🇲🇰 Madaxweynaha North Macedonia (2004) 🛩️ 🇵🇱 Madaxweynaha Poland (2010) 🛩️ 🇨🇱 Madaxweyne hore Chile (2024) 🚁 🇮🇷 Madaxweynaha Iran (2024) 🚁
1 4551Loading...
24
Ma ogtahay in xaafiiska Ra'iisul wasaaraha, gaar ahaan Baratakoolka loo magacaabay nin Shabaabka arxanka daran katirsanaa dhawaantan? Sababta! Mahad Maxamed Cumar oo magaciisii shabaabku ahaa Macallin Dayib, sidoo kale ahaa xoghayaha madaxa sirdoonka ee Khawaarijta ayaa lasoo tahriibiyey kadibna loo magacaabay inuu noqdo agaasimaha Baratakoolka Ra'iisul wasaaraha. Wax badan oo uu is qarinayey kadib, xog sirdoon oo aan helay ayaa tilmaamaysa in baaritaan lagu sameeyey Mahad ku cadaatay shabaab nimadiisa. Ninkan Mahad magaciisu yahay ee shabaabkuna u yaqaanaan Macallin Dayib, markii tiro koob mar la yiri "wuxuu doortay inuusan u baahneyn Mushaar, intii xogtiisa shabaab nimo la ogaan lahaa". Hadda ma helo mushaar wuxuuna intaas ka cabsanayaa in baaris ramsi ah uu galo. Waxaa layaab leh in dowladda Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ay la dagaalamayso shabaabka, balse xaafiiskii Ra'iisul Wasaaraha uu masuul ba ka yahay nin Shabaab ah oo dowladdiiba ka diiddan in la baaro.
1 4031Loading...
25
DEG DEG: MD Xasan Shiikh oo Shir Xasaasi la Qaatay Saraakiisha Ciidanka Furimaha Dagaalka&Xog Culus https://youtu.be/VAthD9mfWM0
1 3230Loading...
26
Muuqaal muujinaya axmaqnimada Taliskii Korneylka. Waa lafaha Askartii Somaliland oo lagu kafmay gogoshoodii [Bustihii & qadiifadii] kaddibna ciidda la hoos geliyay oo roobku kasoo saaray aagga Buurta taangiga ee Laascanood.
1 4000Loading...
DEG DEG:MW Kenya oo fagare ka sheegay in ciidanka kenya ka bixi donin somalia,Fowsiya Loo Quus-goyay https://youtu.be/bloCRO0ydlE
Mostrar todo...

👍 2
DEG DEG: Imaaradka Carabta oo Heshiiska Culus la Galay Soomaaliya,Xogta Shirka Amniga Dalka&RW Xamse https://youtu.be/sXtUuGP-m_E
Mostrar todo...
DEG DEG: Imaaradka Carabta oo Heshiiska Culus la Galay Soomaaliya,Xogta Shirka Amniga Dalka&RW Xamse

✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔ Hogaanka wararka 1 Media Network

👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Mucaaradkii aan shalay lasoo halgannay, Madaxweynaha qoslaya ee maanta. Sawirkan wuxuu ahaa 21-kii bishii 11 2021. Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud hadduu illoobay haloo sheego inaan la dhisannay dowladda oo aan usoo halgannay iyadoo Ciidan aysan na ilaalineyn. Madaxweyne waan is garanaynaaye, xasuustaada dib usoo celi, oo inaan wax kula leenahay haku riyoone run ahaan u sheeg. Nin weyn intaas ka badan lama dhihi karo oo xishoodka ayaa na celinaya. Mucaaradkii shalay ee dartood Villada lagu tagay maantana qadsan waan salaamayaa.
Mostrar todo...
👍 11 1
DEG DEG:Itoobiya oo Hub iyo Saanad Ciidan Ka Dajisay Hargeysa+Biixi oo Ku Dhawaaqay Dagaal ka SSC https://youtu.be/s84KNLAgX0w
Mostrar todo...

😁 2
DEG DEG: Qarax Xoogan oo ka dhacay Muqdisho https://youtu.be/avb-4XtOmmE
Mostrar todo...
DEG DEG: Qarax Xoogan oo ka dhacay Muqdisho

DEG DEG:Maxkamada Sare Ee Dalka oo Iska Diiday Qabashada Galka Kiiska Sayid Cali+Shuute oo Yiri https://youtu.be/ILQVPzfmMRE
Mostrar todo...
DEG DEG:Maxkamada Sare Ee Dalka oo Iska Diiday Qabashada Galka Kiiska Sayid Cali+Shuute oo Yiri

✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔

👍 5
DEG DEG:Dagaalka HG iyo Abgaal oo Muqdisho Ka Qarxay+Xasan oo Markale Barakiciyay HG+Ssc oo Jilbaha https://youtu.be/shiirru9jXo
Mostrar todo...

👍 1
DEG DEG: Hogaamiyaha Jubaland oo Digniin Adag Udiray Puntland&Villa Somalia oo Ku Dhawaa... https://youtu.be/GLMLw7u7GLA
Mostrar todo...
DEG DEG: Hogaamiyaha Jubaland oo Digniin Adag Udiray Puntland&Villa Somalia oo Ku Dhawaa...

✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔ Hogaanka wararka 1 Media Network

👍 3👎 1
Photo unavailableShow in Telegram
War hadda soo dhacay: Wadamada Norway, Spain iyo Ireland ayaa si rasmi ha ugu dhawaaqay inay u aqoonsanayaan Falastiin dowlad rasmi ah. Waxay tibaaxeen sadexdan waddan in 28 bishan May oo ku beegan todobaadka dambe ay si wadajir ah ugu dhawaaqi doonaan aqoonsigooda. Waxay sheegeen in ay tani tahay xalka kaliya ee labada dhinac (Israa’iil iyo Falastiin) nabad ugu wada noolaan karaan Bariga Dhexe. Waxaa la filayaa sidoo kale, inay ku soo biiraan wadamo kale oo Yurubiyaan ah kuwaa oo ayagana qorsheynaya inay si iskood ah u aqoonsadaan dowladda Falastiin. ~Aljazeera
Mostrar todo...
👍 3 2
Haweeney Lumisay Arageeda kadib Markii ay diiday in ay is guursadaan Nin Mudo uu ka dhaxeeyay Xiriir https://youtu.be/rw-CmWkfGrw
Mostrar todo...
Haweeney Lumisay Arageeda kadib Markii ay diiday in ay is guursadaan Nin Mudo uu ka dhaxeeyay Xiriir

✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔