cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Cali Aadan Muumin

Kuso Dhawaaw Barta Rasmiga Ee Telegram ka Cali Aadan Muumin

Mostrar más
Finlandia941El idioma no está especificadoNoticias y medios16 043
Publicaciones publicitarias
6 430
Suscriptores
-1424 horas
+2387 días
+80530 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Farmaajo markii uu Timaha Beertay iyaga oo soo baxay ayaa la arakay oo kaliya balse Hamsa maxa qaldan ? Lataliye Sare xafiiska PM Lataliyaasha dhan ee joogo xafiiskiisa lacagta un may iska qaataan odayga wax tala ah ma siiyaan miyaa? Sawir qaadayaashiisa ayaa ka sii daran Muxuu sawirkan ugu soo baxay ?
Mostrar todo...
😁 1
Waa reerkii uu ka dhashay marxuumkii sida arxan darrada ah loo dilay ee Habargidir-Sacad oo maxbuus askari ah oo ay ka qabteen furimaha dagaalka ee Mudug ku wareejinaya maalmo ka hor isla reerka shalay ka dilay ninkii ku dhex ambaday isagoo xanuunsan!. Waxaa hubaa in haddii ay dumarkaas iyo raggaas dhibka geystay Habargidir ahaan lahaayeen, marxuumka xanuunsanna ka dhalan lahaa belaha kale baroortu ay is qabsan laheyd baraha bulshada, si marxuumkan dhimirka la'aa caddaalad u helo!. Maxkamadaha dalka haddii Habargidir kaliya lasoo taajinaayo subax walba oo aysan gacanteedu gaarin kuwa iyaga dulminaya soo wareer ma ahan?. Cali Aadan Muumin.
Mostrar todo...
👍 6
DEGDEG:- Baabuurta waaweyn ee Xamar iska dhexmara waqtiga shaqada iyo dhibka ay ku hayaan shacabka, halkani waa dalcadda Madaxtooyaddii Cabdiqaasin. Baabuur weyn oo aan laheyn bareeg ayaa baabi'iyey baabuur, Mootooyin iyo hanti kale oo shacab. Madaalihii masuulka laga dhigay waa iska jiifaa, shacabkiina sidan ayey u dhiban yihiin, marna dhul bood ayuu isaga maqan yahay. Xamar iyo shacabkeeda allaa u maqan. Cali Aadan Muumin
Mostrar todo...
👍 7
DEG DEG: Dowlada Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday Dagaalka Culus,Xogta Go,aanka MD Xasan Shiikh&Sirdoonka https://youtu.be/bYP0pLSn-Hc?si=-XwLDNI4axaJLYs7
Mostrar todo...
DEG DEG: Dowlada Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday Dagaalka Culus,Xogta Go,aanka MD Xasan Shiikh&Sirdoonka

✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔Hogaanka wararka 1 Media Network

👍 2
DEG DEG:Qax iyo Barakac ka Bilowday Jilib & Bu,aale, kala haad ku dhacay AS, Cali Dheere oo duqeeymo https://youtu.be/bTeRzzx3vqA?si=RsHLEhiFLnRBmCJ7
Mostrar todo...
DEG DEG:Qax iyo Barakac ka Bilowday Jilib & Bu,aale, kala haad ku dhacay AS, Cali Dheere oo duqeeymo

✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔

👍 3
DEG DEG: AS oo gubay guryo ku yaalla deegaanka DAARUNIMCA + Sababta https://youtu.be/UBAiGrSCeWM?si=fYMbyaFyXPwq7DIl
Mostrar todo...
DEG DEG: AS oo gubay guryo ku yaalla deegaanka DAARUNIMCA + Sababta

DEG DEG: AS oo gubay guryo ku yaalla deegaanka DAARUNIMCA + Sababta #comedy #techtips #funny #trending #djibouti #duet #mogadishu #sharmaboy #asadhagio #love

👍 2 1
Horjooge Aadan Maxamed Cali Dhaayow ayaa lagu soo qabtay howlgal qorshaysan oo ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ay ka fuliyeen deegaanka Kuunyabuurow oo hoos taga degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay.
Mostrar todo...
DEG DEG:Dowlada Dhexe oo Laftagareen iyo Qoor qoor Hordhigtay Aduun Lacageed oo Tiro Beel ah,+Dalabk https://youtu.be/1CvwmIXCQXA?si=ezfTr1G7whkNysGb
Mostrar todo...
DEG DEG:Dowlada Dhexe oo Laftagareen iyo Qoor qoor Hordhigtay Aduun Lacageed oo Tiro Beel ah,+Dalabk

✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔

👍 7
DEG DEG: Dowladda Kenya oo Dalab Xasaasi Hor Dhigtay Soomaaliya,Xogta Duqaymaha ka Dhacay Sh/Hoose https://youtu.be/nnC-cEudlvM?si=CJExAQbEVMgYE9wL
Mostrar todo...
DEG DEG: Dowladda Kenya oo Dalab Xasaasi Hor Dhigtay Soomaaliya,Xogta Duqaymaha ka Dhacay Sh/Hoose

✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔Hogaanka wararka 1 Media Network

3
Horjooge Siidoow Cali Ibraahim oo ka tirsanaa Khawaarijta ku dhuumaaleysata koonfurta Gobolka Mudug ayaa xalay iska dhiibay degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, kadib markii uu u dul-qaada waayey dhibaatada argagixisada ku heysata duurka iyo howlgallada is dabajooga ah ee ciidamada qaranka iyo kuwa deegaanka. Ninkaan oo magaciisa afgarashada ah ku sheegay Aanas, ayaa mar soo noqday horjoogihii Khawaarijta ee ugu sareeyey deegaanka Jowle ee gobolka Mudug, balse hadda wuxuu ahaa madaxa maleeshiyaad ku dhuumaaleysta aagga deegaanka Baraag Cali-Gaduud oo hoos taga degmada Xarardheere, sida ay noo sheegeen saraakiisha ku sugan Xarardheere.
Mostrar todo...
👍 9