cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Suweyda beela

🖤🌼صل على الحبيب المصطفى نبينا محمد ﷺ🩷🌼 @bela12430

Mostrar más
Finlandia753El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad10 575
Publicaciones publicitarias
9 003
Suscriptores
+1224 horas
+587 días
+33330 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Photo unavailableShow in Telegram
Kanaalo Telegram oo iib (beec) ah: Waxan heyna 3-kanaaal oo iiba ah 1) 13k subscribers 2) 9.2k subscribers 3) 3.4k subscribers Wadarta 3-kanaal waxa ay kor u dhaafayan wadartoda = 25,650+ subscribers. Qofki isku iibsada 2bada kanaal ee : 13k iyo 9.2k subscribers, waxa aan free ku siinayna mid 3aad ee maraya 3.4k subscribers. Dhamaan dadka ku jira waa Soomaali Active ah. Malaha wax Copyright ah. Waxa uu furanyahay 1 sano iyo bar wax ka yar. Kaliya inaad wax soo dhigto ay rabaan, waxaad uga faaidaysan kartaa Ads-ka Telegram hadii aad danaynayso lasoo xiriir @Engabdirahim
Mostrar todo...
Repost from N/a
🎁🦋KOOXDA MIDNIMO🦋🎁 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ https://t.me/Qalbitabat14 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/wdDvsbTm6IY2ODRk
Mostrar todo...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 88 chats.

Photo unavailableShow in Telegram
Bar naftaada inaad ka joojisid macaansiga xumaha iyada oo doonaysa,bar inay salaada u kacdo iyadoo caajisan,bar inay soo jeedo iyadoo hurdo rabta, bar inaad ka horjoogsato wax kasta oo iyadu ay rabto..🤚 Galab wnagsan
Mostrar todo...
👍 4
Photo unavailableShow in Telegram
Jaceylku waa dareen😫🥰 ♤ Indhihiisu waa dookha👀👥 ♤ Muuqaalkiisu waa farxada🗣️😹 ♤ Wejigiisu waa kulanka🤗🫂 ♤ Deegaankiisu waa qalbiga🥰🫀 ♤ Dhaqankiisu waa diinta😚🤲🏻 ♤ Astaantiisu waa uduga🥰🤤 ♤ Awoodiisu waa kalsoonida🤝👯‍♀️ ♤ Hamigiisu waa guurka🤵🏽‍♂😊 ♤ Natiijadiisuna waa ubad👨‍👩‍👦👩‍❤️‍👨👫 ♤ Ee qaaliyeey aniga iyo adiga🤝😘 ♤ Dareenka ma wada daadihinaa?🥰🖐️      ♡        ❍ㅤ      ⎙       ⌲                 ˡᶦᵏᵉ   ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ    ˢᵃᵛᵉ    ˢʰᵃʳᵉ #𝙿𝚊𝚛𝚝_one #𝚆𝚎𝚎𝚍𝚑𝚊𝚑_𝙹𝚊𝚌𝚊𝚢𝚕𝚔𝚊𝟷 #jacaylku_waa_dareen
Mostrar todo...
👎 2💯 2
Photo unavailableShow in Telegram
... 𝗱𝗼𝗼𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗸𝗵𝗮 𝗿𝗮𝗴𝗴𝗮 𝗞𝘂𝘂𝗺𝗮 𝗠𝘂𝘂𝗾𝗮𝘁𝗼 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗵𝗼𝗿𝗲 𝗔𝗿𝗮𝗴𝘁𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗹𝗮𝗮𝗿𝗶 𝗢𝗼 𝗜𝗻𝘂 𝗱𝗼𝗼𝗸𝗵𝗮𝗴𝗮 𝗮𝗵𝗮𝗻 𝗸𝗮𝗿𝗼 𝗧𝗶𝗷𝗮𝗮𝗯𝗶 𝗝𝗮𝗰𝗮𝘆𝗹𝗸𝘂 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝘂 𝗵𝗼𝗿𝗮𝘆𝘀𝗮 𝗖𝗼𝗱𝘀𝗶 𝗞𝘂𝗺𝗮 𝘄𝗮𝘆𝗱𝗶𝗶𝘀𝘁𝗼 𝗘𝗲 𝗴𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗮𝘆𝘂𝘂 𝗸𝘂 𝗯𝗲𝗲𝗿𝗮𝗻 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆. 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮𝗮𝗻 𝗿𝗮𝗯𝗼 𝗶𝗻𝗮𝗻 𝗾𝗼𝗳 𝗷𝗲𝗰𝗹𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮 𝗮𝗸𝗵𝗹𝗮𝗮𝗾 𝗮𝘆𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗿𝗮𝗮𝗱𝘀𝗮𝗱𝗮....❤️✍ ..
Mostrar todo...
👍 7❤‍🔥 2
Go'aanka Ninka Ragga ahi Uu qaato Wuxu ka so laaban Kara Hadii ay tahay Xaaladu xaalad La dajin Karo Oo is FahaN Laga wada hadLi karo Oo Arinkas Uu noqon karo mid Lagu dhamanaynaYo Si daacad iyo Balan ku dhehan Tahay....❤️✍ FG : go'aanka adag ee Ninka Ragga ahay mahan Kan Iska waynaysiya Dadka isaga jecel ama Uu ka Hadal Gaabsado Ama Uu Ficilo Aan Munasib ah Samayn isagu ma Go'aansan Inu Kolba Xalada Aad Ogayn Ka filanayso ee adiga ayaa u sabab ah Jooji Cananta Jooji Balanka beenta Jooji dhaarta beenta ku dhehan Tahay Jooji Gabdh yahay Bahdilka Hadiiba Aad garaN wayay qiimaha Ninka Ragga Wiilow adiguna Jooji waxaso dhan Marba hadaynan Balan wada oofinayn Dhaar kuwada galayN Xasuusnada wiil iyo Gabdhey Macnaha ereygan ku samaysan Inu Ahayn mid Dheel Dheel Lagu qoray Bugagta Islamic ah " Balan DarO waa diin DarO "
Mostrar todo...
👍 1
Gabdhey Hadad aragatid wiil Markasta Kula qoslaya kula Farxaya Hadad Murug darento ku dhiiri Galinaya balse haddii xaalad Aan wnagsanayn Timaado Aad ku aragto isago Dholacadaynaya Kuna Raali galinaya Isku Kaa dabcinaya Naxariis ka muuqato Ku Dajinaya Waa wiil WangsaN Weliba dulqaad badan..❤️ FG :- gabdhay Xasuusnow Inu Jiro Xeerka Raga qaanun la yidhahdo " Ninku Xanaqa Gabdha Wuu ka awod badan Kara Ka Cadho AdkaN Kara isago IntaS awodo Hadana uma isticmaalo Gabdh Uu ogyahay in agtisa qiimo ka ledahay Isaguna ka ledahay....🤏 Note :- Waxa halis ah In qof ku sharfaya ku Hadal Dajinaya inad Codkaga kor Ugu qaado qaylo Ugu Darto Aad Cadho muujiso adigu gabdhay Cadhadu way ka bixin ugu Yara 24 scadood 🫵 balse wiilka Haduu mar Cadhodo Oo ad FaHmi waydid Wax walba way ka suurtobaysa hadu mar Xanaaqo.....🤚✍
Mostrar todo...
👍 1
https://t.me/addlist/-UM3DrFiOQBmODI0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
Mostrar todo...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 97 chats.

👍 1
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Mostrar todo...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
Bishaaro. Bishaaro. Bishaaro Ma tahay qoraa ama hal-Abuure jecel inuu bulshadiisa wax u faa'ideeyo waxaan fursad kuu siinayaa in aad ka mid noqoto Walaalaha wax ku soo gudbiya kanaal kamid ah çhanneladayda telegram., Soo dhawow oo noqo qofka ugu horreeya ee ka faaideysto fursadan ... 😘 Balse ugu horeen waxaa muhiim ah in aad buuxin karto shuruudaha hoos ku qoran :- 1 - Waa in ay kaa go'antahay in aad bulshadaada uga faa'iideyso aqoon wixii aad ku dheer tahay. 2 - Waa in uu hab qoraaleedkaagu yahay mid la fahmi karo oo isku dheeli tiran soona jiita indhaha iyo qalbigaba. 3 - Waxa aad soo gudbineyso in ay ahaadaan waxyaabo looga bartay dhalinta dhexdooda. 4 - Ugu yaraan 2- maalmood mar in aad channelka post soo dhigi karto. 5 - Waa inaad so gudbin karto wax yaabo ay kamid yihiin xikmadaha iyo Dhiirrigalinta. 6 - Waa in badanaa uu qoraalkaagu ahaado ama uu ku qornaado luuqadeena Soomaaliga. 7 - Iyo in aad tahay qof lahaysto jadwalka iyo systemka wax loo soo gudbiyo. 8 - Waa in aadan kadaba keenin marka linkiyada la soo gudbiyo wax post ah. 9 - Waa in aad oofiso oo aad ka soo baxdo balanta aad naga qaadeyso aniga iyo bulshadaba. 10 - Ugu dambaytii hadii aad soo akhrisey shuruudahaas kor ku xusan kana soo baalaan degtay oo ay kaa go'an tahay diyaarna u tahay Qalbiga kaa ogsooni sharaf iyo karaamo, waxaad iigala soo xiriiri kartaa linkiga hoos kaaga muuqda i.a kheyr badan ban kuu rajeynaynayaa waana ku sugayaa wax soo gudbiyaheena cusuboow. 💖🫰😃 @Zaxiibka_nolosha ╭┈────────────── ╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
Mostrar todo...
2
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sólo permite el análisis de 5 canales. Para obtener más, elige otro plan.