cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Fahan Guud

ربي يقول ^^ولقد كرمنا بني ءآدم^^ Alle(swt) wuxu leeyahay ^^waxaa dhab ah inaan karaamaynay aadmiga^^ xagan waxad ka heli kartaa hadalo murti leh,qawlka eebe iyo murtiyo kale oo noloshaada wax ka badali doona insha allah💫💫 Naga mid noqo👇

Mostrar más
Finlandia2 285El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad45 385
Publicaciones publicitarias
1 830
Suscriptores
Sin datos24 horas
+287 días
+6230 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

https://t.me/addlist/1Siz0-eS29UwZWQ0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @jowharadi1ifeysay ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
Mostrar todo...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 98 chats.

Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Mostrar todo...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
Photo unavailableShow in Telegram
Eid mubarak كل عام وانتم بخير بمناسبة عيد الأضحى DhAmaan asxpta aan goobta ku midawnay 🤍
Mostrar todo...
Eid mubarak كل عام وانتم بخير بمناسبة عيد الأضحى 🤍
Mostrar todo...
Maxaan sameeyaa maalinta carafa Sifiican qoraalkan u akhriso dhaqan galina waad ku faaiidi dontaa insha allah 1. Xilli hore seexo 2. Suxuurta u kac ilaahay iyo malaa’igtiisaba ruuxa suxuuranaya way u duceeyaan. 3. Suxuurta kadib afar rakcadood tuko ilaahayna weydiiso kheyrka adduunyo iyo ka aakhiro iyo inuu maalinta carafa ku waafajiyo 4. Kadib waxooga istiqfaarso si dadka xilliyadaas dembi dhaafka weydiista laguugu daro 5. Isku diyaari salaada subax, hadaad jamaacad ku tukan karto kaba fadli badan(ragga)). 6. Weysayso oo dembi dhaaf u niyeyso intaad niyada soo xaadiriso 7. Akhri ducooyinka weysada kadib 8. Ka daba akhri aadaanka xilliyada salaadaha 9. Salaada subax kadib haka kicin meeshaad ku tukatay illaa cad ceedu soo baxayo 10. Akhri qur’aan salaada subax kadib 11. Salada shuruuqa hadad tukato waa cumro dhamaystiran labadaa rakcadood 12. Takbiirtii bilow salaada subax kadibba sidii rasuulka naga soo gaadhay sallallaahu calayhi wasallam. 13. Ku Salliga rasuulka sallallaahu calayhi wasallam ha iloobin 14. Akhriso adkaartii subaxda 15. Ha iloobin inaad sadaqo la baxdo hadaad awoodo 16. Inaad hawlaha xaafada ka caawiso intaan duhurka la gaadhin 17. Duxadii tuko ugu yaraan laba rakcadood 18. Waxaad kartaa maalintaas oo dhan inaynan sikin ku dhaafin ood soo jeedo iyo inaad laba saacadood seexato una niyooto inaad u nasanayso saad si fiican u cibaadaysato hadhaw 17. Kadib duhurkii kutukato jamaacad xili horena masjidka siigal si aad sunihii faralka ka,horeeyay utukato. 18. Badi ku cel celinta ‎إله إلا الله وحده لا شريك له.. له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير، 19. Casarka tuko 20. Adkaartii galabta akhriso 21. Takbiirtii ha iloobin 22. Si,aadan u caajisin cibaadaadka isku bad bedel, mar qur’aan, mar duco, mar adkaar……. 23. Hana iloobin inaad xasuusataan eheladeenii iyo dhamaan mawtaatkii muslimiinta inaad u ducaysaan Waxaanan idiin rejeynayaa maalin wada cibaado iyo kheyr ah. ⏺️ Laasii wadaag walaalahaa kharka
Mostrar todo...
Repost from N/a
00:29
Video unavailableShow in Telegram
Qofka ad jeceshahy 😊wixee uu jecelyhy ayad ku farxad galisa Alle ayaa iska leh tusalaha sare hadaba #mlinka carafo wa malin alle سبحانه وتعالى uu weyniyey ,wa malin uu jecelyhy alle👌 Ku dadaal in ad weynayso oo ad la timaadeed mlinka wuxuu alle jecelyhy ee uu rali ka yhy Wxn uu horeeya kalamada لا إله إلا الله ☝️
Mostrar todo...
3.53 MB
3
https://t.me/addlist/1Siz0-eS29UwZWQ0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @jowharadi1ifeysay ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
Mostrar todo...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 98 chats.

Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Mostrar todo...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
Hadal hore '' Isir waa maguraan Taariikhna wa matirmaan'' ...
Mostrar todo...
❤‍🔥 1
Photo unavailableShow in Telegram
''Kaasi waa dariiqii iyo mawqifki dhabtii aabo ee ku dhimo '' Ciidanku ciidan adag wuxuu ku noqon karaa marka xanuun iyo hamuum ay laabta kahayso taaso ah in u is xorreeyo Oolabada waddaba waxa ay uyihiin guul اما نصر او اما شهادة Imaa dhimasho jano ay ku lamantahay Imaa inuu guulaystoo xornimo uubiyaha ucabo. أللهم أنصر إخواننا
Mostrar todo...
5