cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegaciรณn. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

QORAALADI QALBIGAโค๏ธโ€๐Ÿฉน

"โ€ู„ุง ุชุชูƒู„ู… ุนู…ุง ู‚ุฑุฃุช ุจู„ ุชูƒู„ู… ุนู…ุง ูู‡ู…ุช." ุงู„ุจุฏุงูŠุฉ ูƒุงู†ุช ูขู ูขูข/ูฃ/ูขูฅ ๐Ÿ–ค

Mostrar mรกs
Finlandia1 354El idioma no estรก especificadoReligiรณn y espiritualidad20 927
Publicaciones publicitarias
4 516
Suscriptores
+424 horas
+457 dรญas
+28730 dรญas

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

https://t.me/addlist/-UM3DrFiOQBmODI0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜ โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚  โžฆ SPONSORED BY   โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ โ†ช๏ธ @jaceylqore โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 โ†ช๏ธ @learn_english012 โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha โ†ช๏ธ @Arabic023 โ†ช๏ธ @taladaqoyska โ†ช๏ธ @Caafimaad2 โ†ช๏ธ @Xikmadle โ†ช๏ธ @kadisaqoon โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada โ†ช๏ธ @wadnojacayl โ†ช๏ธ @Lamaane24h โ†ช๏ธ @Qalpijaceyl42 โ†ช๏ธ @mustaqbal7 โ†ช๏ธ @Iibiye_online โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง http://t.me/Wll_musab
Mostrar todo...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder โ€œKORDHISโ€, which includes 97 chats.

Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Mostrar todo...
๐Ÿ’ป ONLINE MARKETโŒจ
๐Ÿ“– TAFSIIRKA QURANKA
ุชุนู„ู… ุงู„ู„ุบุฉุงู„ุนุฑุจูŠุฉ ๐Ÿ“•
๐Ÿ“• ุชุนู„ู… ุญุฏูŠุซ
๐ŸŒ™ ุงู„ุชู‚ูˆูŠู… ุงู„ู‡ุฌุฑูŠ
๐Ÿ•‹ QUR'AN REMINDER
๐Ÿ“š Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA ๐Ÿ–ผ
LEARN ARABIC WITH MUSAB ๐Ÿ“š
ENGLISH CONVERSATION ๐Ÿ“™
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
๐Ÿ–ฅIIBIYE ONLINE๐Ÿ–จ
XIFDINTA QUR'ANKA
โœŠTeam kordhis๐Ÿซ 
๐ŸคADMIN
Repost fromย N/a
๐ŸŒทDooro midkaa rabto๐ŸŒนdhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a๐Ÿ’ [๐ŸŒดAl-Raxma waa kor uqadaha kanalkaga๐ŸŒด] ------------- ----------- ------------- ----------- ----------- ------ ๐ŸŒ™( Diini )๐ŸŒ™ --------------------- ๐ŸŒป @machadudarukheyrchanel ๐ŸŒป @AMirSHaCraWi ๐ŸŒป @Wanaagmedi ๐ŸŒป @muntkhab ----------------------- ๐ŸŒท @quraan103 ๐ŸŒท @Cilmig_n4axwah ๐ŸŒท @FIIRAAN ---------------------------------------------- ๐ŸŒพSheeko--jacayl๐ŸŒพ ----------------------------------- ๐ŸŒบ @dareenfahan123 ๐ŸŒบ @qalbi_dhaye1 ๐ŸŒบ @Dareenjacel143 ๐ŸŒบ @Manhadal ๐ŸŒน @mirojaceyl ๐ŸŒน @xurmojaceyl ๐ŸŒน @AMirBUlShaWi ----------- ------------ ------- ------- --- ๐ŸŒปXulasho-wcn๐ŸŒป ---------------------------------- ๐ŸŒธ LIVEG00/00 ๐ŸŒธ @teammi1adadaaliye ๐ŸŒธ @hamdimohamed44 ๐ŸŒธ @noloshuwaahalgaan ๐ŸŒธ @Bulshokaabmedia1 ๐ŸŒธ @Sirtanolasham24 ๐ŸŒธ @Wanaagmedi ๐ŸŒธ @Dareenjacel143 ๐ŸŒธ @Jaceylkiilumay ๐ŸŒธ @AlRaxmachannel ๐ŸŒธ @Sooyalmedia ๐ŸŒธ @BaroEnglish1 ๐ŸŒธ @ONLINE_MARKET_24 ๐ŸŒดxulasho๐ŸŒด -------------- ๐ŸŒพ @dhigal ๐ŸŒพ @zainasharafchannel ๐ŸŒพ @hoygaxikmada7 ๐ŸŒพ @xikmado222 ๐ŸŒพ @iskaashiAcadamy ---- -------- ------ ---------- โœQural--xigmado๐Ÿ”ฆ ------------ ------- ----------- ---- ๐Ÿ’ @Q0RM0 ๐Ÿ’ @kixkmad100 ๐Ÿ’ @XIKMADAHA_NOLOSHAA ๐Ÿ’ @MURTISIDE --------------------- โ˜” @islamicdigital โ˜” @murtimaal1 โ˜” @Cajaa_ibta_dunida โ˜” @Dareenjacel143 โ˜” @abditahad โ˜” @XARGO_JECEL -------- ----- ------ ------ ------- --------- ๐Ÿ“™Books๐Ÿ“š ------------------------------------------- ๐ŸŒด @xikmadjacayl ๐ŸŒด @sompdfbooks ๐ŸŒด @BaroEnglish1 ๐ŸŒด @oldwrite ๐ŸŒด @Bulshokaabmedia1 ------ ----- ---- ------- ๐ŸŒด @dhiirigalin100 ๐ŸŒด @Doogso ๐ŸŒด @Besty_photos ๐ŸŒป @fududeeye209 ๐ŸŒป @quraan103 ๐ŸŒป @MURTI_MADALO1 --------------------------------- ๐Ÿ€Xulasho๐Ÿ€ --------------------------------- ๐ŸŒน @KHATARCAAFIMAAD ๐ŸŒน @xikmadjacayl ๐ŸŒน @hamdimohamed44 ๐ŸŒน @sahmiyedigital ๐ŸŒน @ishwaaq2 ๐ŸŒน @Dacwah_Channel --------------------------------- ๐Ÿ’–*Xasan-Albasri* Ayaa La Weydiiyey Waa Maxay Sirta Ka Dambeysa Inaad Adduunyada Ka Zaahido ?Wuxuuna Yidhi Waa Afar Shay: (1)Waxaan Ogaaday Riziqeyga Inaanu Qof Kale Qaadaneynin''Kadibna Qalbigaa Ii Dagay. (2)Waxaan Ogaaday Camalkeyga Inaanu Ruux Kale Qabaneynin,,Kadibna Kaligey Baan Ku Mashquulay. (3)Waxaan Ogaaday In Allaah i Arkayo Waxaana Ka Xishooday,Inuu Macaasi Igu Arko. (4)Waxaan Ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana Sahay U Diyaarsaday Rabbigey La Kulankiisa๐Ÿ’– ๐Ÿ‘‡ ๐ŸŒน https://t.me/AlRaxmachannel ------------------------------------------------ --------------------------- ๐Ÿ’ชDhiira---Galin๐Ÿ’ช ------------------ --------- ----------- ๐ŸŒน @XIKMAD_MURTI_CHANNEL ๐ŸŒน @kabtanhaaraxikmawi ๐ŸŒน @Qoraaladii_Qarniga ๐ŸŒน @ustadAntonioโœ๏ธ๐Ÿ“š ๐ŸŒท @jiiladvert -------------------------------- ๐ŸŒท @HAGAHAJIILKA12 ๐ŸŒท @wayahaadunka ๐ŸŒท @fardawsafiican1 ๐ŸŒท @SULTHANTYPINGXIKMAD0 ๐ŸŒท @noqomufakir ๐ŸŒน @RAJO_MAAL_CHANNEL --------- --------- ------ ------ ----- --- -------------------------------------- โคhoyga--jacelkaโค ------------------------------------------------- ๐Ÿ’ @jowharadi1ifeysay ๐Ÿ’ @Dabiibe_Jacayl ๐Ÿ’ @mirojaceyl ๐Ÿ’ @Jaceylkiilumay ๐Ÿ’ @tareenkanolasha ๐Ÿ’ @Daaruladham122 ๐ŸŒน@aadan123 -------------- -------- --------- ------- ----------- ๐Ÿ‘‰Maleedahay kanaal madoonaysaa subscribers badan iyo asxaab kanaal kaaga ku xiran hadaba Kanaal ku darista iyo waxii faah faahin ah hadii aad rabto inaa kooxda kamid naqato Laxariir๐Ÿ‘ˆ ๐ŸŒน @Suhayb52 --------- ------- ----- ----- ---------- ๐ŸŒน@bahjasooyaalka ๐ŸŒน@Riyooyinkeena56 ๐ŸŒน@xikmado222 ๐ŸŒน@dhiiriye ๐ŸŒท @Dadweynha ๐ŸŒน@XasUus_QoR_JecEYl ๐ŸŒปDhamaad-----end๐ŸŒป ----------------------------------- @jowharadi1ifeysay Kanaalkaan waxaa ka helaysaa wararka bariga dhaxe iyo arimaha Gaza jion dheh ๐ŸŒน @Gazanewsm25 barnaamish ka baro diin taada Youtube subscribers Dheh wll ๐Ÿ‘‡ ๐Ÿ‘‡ https://youtube.com/@alraxmachannel1696
Mostrar todo...
๐ŸŒทAl raxma_____channel๐ŸŒน

Gacmo furan ku so dhawaw Waxaa kaheli kar taan quraanka kariimka tafsiir quraanka axaadiis nabiga scw iyo suaalo diini ah waxaa kale oo kaheli doontaan qisooyin iyo sheekoyin idin xiiso galin doono i.aโ˜‘ ku________soo____dhawaw___Al Raxma _ channel๐ŸŒท๐Ÿ

๐Ÿ‘ 1
Kol haduu dhab naga yahay Kala dhuuman maynee Waaga dharaar noqon. ~Magool.
Mostrar todo...
โค 4๐Ÿฅฐ 1
{ูˆูŽุขุชูŽุงูƒูู… ู…ู‘ูู† ูƒูู„ู‘ู ู…ูŽุง ุณูŽุฃูŽู„ู’ุชูู…ููˆู‡ู} Insha Allah wax wali oon alle waydisanay alle hainoo aqbalo. ๐Ÿค
Mostrar todo...
https://t.me/addlist/1Siz0-eS29UwZWQ0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜ โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚  โžฆ SPONSORED BY   โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ โ†ช๏ธ @jaceylqore โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 โ†ช๏ธ @learn_english012 โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha โ†ช๏ธ @Arabic023 โ†ช๏ธ @taladaqoyska โ†ช๏ธ @Caafimaad2 โ†ช๏ธ @Xikmadle โ†ช๏ธ @kadisaqoon โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada โ†ช๏ธ @wadnojacayl โ†ช๏ธ @Lamaane24h โ†ช๏ธ @Qalpijaceyl42 โ†ช๏ธ @mustaqbal7 โ†ช๏ธ @jowharadi1ifeysay โ†ช๏ธ @Iibiye_online โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง http://t.me/Wll_musab
Mostrar todo...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder โ€œKORDHISโ€, which includes 98 chats.

Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Mostrar todo...
๐Ÿ’ป ONLINE MARKETโŒจ
๐Ÿ“– TAFSIIRKA QURANKA
ุชุนู„ู… ุงู„ู„ุบุฉุงู„ุนุฑุจูŠุฉ ๐Ÿ“•
๐Ÿ“• ุชุนู„ู… ุญุฏูŠุซ
๐ŸŒ™ ุงู„ุชู‚ูˆูŠู… ุงู„ู‡ุฌุฑูŠ
๐Ÿ•‹ QUR'AN REMINDER
๐Ÿ“š Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA ๐Ÿ–ผ
LEARN ARABIC WITH MUSAB ๐Ÿ“š
ENGLISH CONVERSATION ๐Ÿ“™
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
๐Ÿ–ฅIIBIYE ONLINE๐Ÿ–จ
XIFDINTA QUR'ANKA
โœŠTeam kordhis๐Ÿซ 
๐ŸคADMIN
Eid mubarak ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ ุจู…ู†ุงุณุจุฉ ุนูŠุฏ ุงู„ุฃุถุญู‰ ๐Ÿค
Mostrar todo...
โค 2
Repost fromย Quluubta
Waan ku salaamay saaxiib Waxa aad i leedahay: "waxa aan dareemayaa taagdarro aanan waxba ka qaban karaynin, marka aan arko iyada oo diintan duullaan argagax leh lagu soo qaado, wax aan hadal ahaynna aanan ka geysan karaynin!" Aniguna waxa aan ku leeyahay: erayga ayay mararka qaar qoriga ka mudan, iyada oo midkoodna aanu ka kale ka maarmaynin, ka kale kaalintiisana aanu buuxinaynin! Sidii aanay wax dhayal ah oo fudud u ahayn shahiidnimadii Xamse, ayaanay u fududayn qof daalim xaqa kala hortegay oo amarkii Ilaahay faray, wixii uu Ilaahay ka reebayna ka waaniyay oo uu daalimkaasi dilay! Badanaa eray ka xanuun kulul xabbadda nabarkeedu! Way badan yihiin gacmaha qoriga qaadanaya ee xabbadda xaqa ugu jihaadayaa, laakiin aad ayay naadir u yihiin carrabyada xaqa ku dhawaaqaya ee aan la gabbanayni! Saaxiib; Cumar Ibnu Khaddaab ayaa masaajid soo maray, markaasuu arkay Xasaan Ibnu Saabit oo gabay ku dhex tirinaya, markaasuu fursaddaas ka faa'idaystay isaga oo aan gabayga yasaynin, ee qiimaha masaajidka kor u qaadaya! Markaasuu Xasaan ku yidhi: "amiirkii muuminiintow; waxa aan gabayga masaajidka ku dhex tirin jiray iyada oo mid kaa khayr badani uu joogo!" Markaasuu dhanka Abu Hurayra u jeestay isaga oo ku leh: "Ilaahay ayaan kugu dhaariyay'e, miyaadan maqlin nebiga oo leh: 'Xasaanow; adiga oo iga wakiil ah u jawaab. Ilaahayow ku xooji Jibriil!" Abu Hureyra: "haa!" Markaasuu Cumar iskaga tegay! Saaxiib; marka dagaal ay ciidamo iskaga horyimaaddaan, waxa diintani ay ku badbaadi jirtay seefta Khaalid, Abu Cubayda iyo Musanaa. Marka dagaalka fekerka ahi uu oogsadana, diintani waxa ay ku badbaadi jirtay maansooyinka Xasaan Ibnu Saabit. Khaalid waxba kama qaban karo halka uu Xasaan wax ka tarayo! Dhammaan maansooyinka Xasaanna ma buuxin karaan kaalinta hal seef oo Khaalid uu cid ku dhufto! Qodobka aan uga socdaa saaxiib, waa in diintani ay leedahay albaabo kala duwan, qof kasta oo inaga mid ahina uu albaab buuxiyo, ee kaalintaada waligaa ha dhayalsan. Mar haddii uu Ilaahay ku siiyay hubka erayga iyo aftahannimo, cibaadadaadana aad ku dheggan tahay oo aadan dhayalsanin, waxa uu kuu xil saaray albaab ka mid ah albaabada diinta, ee ka soo bax masuuliyaddaas oo ha isyasin! Saaxiib; qofka hodanka ah waxa lagu beegay albaabka sadaqadda. Suugaanyahanka iyo abwaanka waxa lagu beegay albaabka ilaalinta caqiidada, raddinta shubahaadka iyo sheegista erayga xaqa ah! Dagaalyahanka waxa lagu beegay albaabka dagaalka! Baraha waxa lagu beegay albaabka dhismaha jiilka soo kacaya! Hooyada waxa lagu beegay albaabka barbaarinta iyo tarbiyadaynta halyeeyada! Saxafiga waxa lagu beegay albaabka ah in uu diinta ka ilaaliyo in hadal dhabarka lagaga toogto! Daaciga dadka diinta ugu baaqa waxa lagu beegay albaabka ah in uu dadka dhanka Ilaahay u kexeeyo! Saaxiib; Bukhaari waxa uu ku dedaalay in uu buuxiyo kaalinta xadiiska, Saxiixul Bukhaari ayuuna soo saaray! Muslim ayaa isaguna ku dedaalay in uu buuxiyo kaalinta sunnaha, Bukhaari ayuuna sii xoojiyay! Maalik ayaa isaguna ku dedaalay in uu buuxiyo kaalinta fiqiga, Muwada' ayuuna soo saaray! Axmed Ibnu Xanbal ayaa isaguna ku dedaalay in uu buuxiyo kaalinta caqiidada, Musnid ayuuna soo saaray. Dhabarkiisii jeedalka lagu garaacayayna Ilaahay waxa uu ku badbaadiyay diinta ummaddan dhan! Nabaadiino saaxiib!
Mostrar todo...
โค 7
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sรณlo permite el anรกlisis de 5 canales. Para obtener mรกs, elige otro plan.