es
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

Ir al canal en Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Mostrar más

📈 Análisis del canal de Telegram SNA RADIO

El canal SNA RADIO (@codkacqs) en el segmento lingüístico de Somalí es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 18 498 suscriptores, ocupando la posición 12 179 en la categoría Noticias y medios y el puesto 470 en la región Somalia.

📊 Métricas de audiencia y dinámica

Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 18 498 suscriptores.

Según los últimos datos del 01 julio, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de -488, y en las últimas 24 horas de -29, conservando un alto alcance.

  • Estado de verificación: No verificado
  • Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 10.61%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener N/A% de reacciones respecto al total de suscriptores.
  • Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 1 963 visualizaciones. En el primer día suele acumular 0 visualizaciones.
  • Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 25.

📝 Descripción y política de contenido

El autor describe el recurso como un espacio para expresar opiniones subjetivas:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 02 julio, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Noticias y medios.

18 498
Suscriptores
-2924 horas
-1097 días
-48830 días
Archivo de publicaciones
SNA RADIO
18 496
photo content
+9

SNA RADIO
18 496
photo content
+9

SNA RADIO
18 496
photo content
+2

SNA RADIO
18 496
Ciidanka Xds oo in ka badan 30 dhagarqabe ku dilay degmada Aawdheegle ee gobolka Shabeelaha hoose halkaas oo ay isku dayeen inay soo weeraraan

SNA RADIO
18 496
photo content
+7

SNA RADIO
18 496
Ciidanka Xds oo cashar lama ilaawaan ah u dhigay khawaarijta degaanka Casweeyne oo ay isku dayeen inay soo weeraraan

SNA RADIO
18 496
+3

SNA RADIO
18 496
DEG DEG: Ciidanka Xoogga dalka, ayaa goor dhow gacanta ku dhigay Degmadda Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, waxaana ciidanka halkaasi ay kawadaan howlgal lagu Xaqiijinayo amniga guud ee degamadaasi.

SNA RADIO
18 496
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa goordhow lawareegay magaalada dac ee gobolka Gal-guduud. Guutooyinka Danab iyo Cali Binu Abii Daalib ayaa khawaarijta kala wareegay magaaladaasi iyagoona haatan wado baaritaano ay ku xaqiijinayaan amaanka magaalada sida uu warbaahinta ciidamadda qalabka sida u xaqiijiyay Taliyaha Guutada 16-aad Ciidanka kumaandooska CXDS ee Danab Gaashanle Caydaruus Maxamed Xuseen Faah faahin dheerad halkaan kala soco

SNA RADIO
18 496
photo content
+3

SNA RADIO
18 496
photo content
+9

SNA RADIO
18 496
Guutooyinka Danab iyo Cali Binu Abii Daalib Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa bur-buriyay miinooyin khawaarijtu ku aastay magaalada Wabxo iyo degaanada u dhow. Ciidanka Xds ayaa ku guuleeystay inay soo saaraan miinooyinkaas islamarkaasna burburiyaan iyagoona xaqiijiyay amaanka magaalada Wabxo ee gobolka Gal-guduud sida uu warbaahinta Ciidamadda Qalabkan Sida u sheegay Taliye kuxigeenka Guutada 16-aad kumaandooska Xds Danab G/le Maxamed Sheekh. Sawir qaade Axmed Aadan Ismaan.

SNA RADIO
18 496
photo content
+2

SNA RADIO
18 496
photo content
+9

SNA RADIO
18 496
Howlgalka ay sameeyeen Guutada Gumac Qeybta 26-aad Xds ayaa ujeedkiisu ahaa kahortaga dhagarta khawaarijta Taliye kuxigeenka Guutada Gumac Qeybta 26-aad Dhamme Cabdifataax Aadan Qalinle ayaa Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay on ujeedka howlgalka uu ahaa sifeeynta maleeshiyaadka nafla caariga ah ee khawaarijta isagoonta tilmaamay inay burburiyeen meelo gaabaad ay ka dhiganjireen khawaarijta.

SNA RADIO
18 496
Ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed gaar ahaan guutada 26aad ee cali binu abii daalib iyo ciidanka kumaandooska XDS ee Danab ayaa howlgllo amni xaqiijin ah ka wadaa gudaha magaalada wabxo ee gobolka galgaduud iyo deegaano ku dhow ee dhawaan laga saaray khawaarijta . Howlgalkaan amni xaqiijinta ayaa waxaana hogaaminayaya taliyaha guutada cali binu abii daalib G/le Ismaaciil Cabdi maalik Maalin waxayna ciidamada magaalada wabxo oo muddo dheer ay khawaarijta gacanta ku haayeen ka saareen miinooyin ay khawaarjtu ku aaseen wadooyinka soo gala magaalada wabxo ee gobolka Glagaduud .

SNA RADIO
18 496
photo content
+7

SNA RADIO
18 496
Ciidanka Xoogga dalka ayaa goordhaw gudaha u galay degaan Dalxiiseedka Budbud ee Gobolka Galgaduud. Ciidamadda kumaandoosta Gorgor iyo kuwa deegaanka ayaa dagaal la"aan kula Wareegay magaalada Budbud Ciidamada huwanta ayaa tan iyo saakay degaano cusub kala wareegayay khawaarijta argagixisada alshabaab kala wareegay deegaano badan oo katirsan gobalka galgaduud.

SNA RADIO
18 496
photo content
+2

SNA RADIO
18 496
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka soomaaliyeed ee danab ayaa howlgal sifayn ah ka fuliyay howdka deegaanka ceel meeygaag oo
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka soomaaliyeed ee danab ayaa howlgal sifayn ah ka fuliyay howdka deegaanka ceel meeygaag oo 15km u jira deegaanka ceel qooxle ee gobolka gal gaduud . Howlgalkaan ayaa waxaa hoggaaminayay taliyaha guutada danab g/le Caydaruus Maxamed Xuseen waxaana howlgalka lagu baacsaday maleeshiyaad isku uruursanayay dhulka howdka ah halkaas oo ay damacsanaayeen in dhagaro u soo maleegaan shacabka soomaaliyeed . Sidoo kale ciidanka ayaa hoobiyaal ku garaacay godad ay khawaarijtu kaga dhuumaalaysanayeen dhulka howdka ah halkaas oo qasaaro lagu gaarsiiyaya sida uu warbaahinta ciidamada qalbka sida uu u xaqiijiyay taliyha guutada kumaandooska xoogga dalka soomaaliyeed ee danab g/le Caydaruus Maxamed Xuseen oo hoggaminayay howlglkan sifaynta ah . Ciidana xoogga dalka soomaaliyeed ayaa wada howlgallo sifayn ah kuwaas oo dhulka howdka ah looga saarayo maleeshiyaadka arxanka daran , oo markasta dhagaro u soo maleegga shacbka soomaaliyeed.