cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegaciĂłn. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

𝗛𝗼𝗿𝗺𝗮𝗿𝗶_𝗵𝗮𝗻𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 🖤✨🦋📚🔐🌍

𝗦𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝘄𝗼𝘄 𝘄𝗹𝗹𝗸𝗮/𝘄𝗹𝘀𝗵𝗮 𝗤𝗶𝗶𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗤𝗮𝗱𝗮𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗺𝘂𝗱𝗮𝗻𝗼𝘄 Waxad mar waliba ka helaysaa channelkan talo iyo tusaale ku dhiirigaliya si'aad u gaadho hadafyadaada nololeed., ☑️ Today reader tomorrow a leader 📚

Mostrar mĂĄs
Finlandia382El idioma no estĂĄ especificadoReligiĂłn y espiritualidad5 832
Publicaciones publicitarias
14 625
Suscriptores
+3524 horas
+2027 dĂ­as
+96030 dĂ­as
Distribuciones de tiempo de publicaciĂłn

Carga de datos en curso...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
AnĂĄlisis de publicaciĂłn
MensajesVistas
Acciones
Ver dinĂĄmicas
01
Si aad adiguna unoqoto.! 🤍✨️🫰 ╭┈────────────── ╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
2570Loading...
02
Si aad adiguna unoqoto.! 🤍✨️🫰 ╭┈────────────── ╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
30Loading...
03
Jacaylka aan ku qaba maha mid waqtiyaysan, waxn ku siiyay qalbigayga, Waxn ku hibeeyay naftayda ,waxn diyar u ahay inan dhib io dheefba kula maro . Hal shardi lkn , waliga ha I khiyamin si aanu u jabin qal biga ku qasbaya inan ku raco 🥰 ~CIILTIRA 🥰
4671Loading...
04
https://t.me/addlist/uGRMmYpGU3RjZDk0 Via @Team_kordhis B1 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @iibiye_online
5260Loading...
05
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
2010Loading...
06
𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 : @halgnka @wadnojacayl @Darenjaceyl1 @dhiirigaliye10 @Maskax_maaal @noloshuwaaguul @Xikmadoiyodhiirigalin 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠 ~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan
3020Loading...
07
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته صباح الخير يا اخوني Dhiirogalinta maanta: Adduunyada ay dad badan ku sugan yihiin waxa ugu fiican ee aad samayn karto waa ilaalinta sirtaada..
7631Loading...
08
Isaga tag dhamaan waxyaalaha carqalaseenayo hormarkaaga
8751Loading...
09
"Qalbiga rajo loo sameeyo detana lagu dayriyo baa qofka kadhiga rajo beel "
9891Loading...
10
Ninka dhallinyarada ahi intuu yaryahay laba mid waa inuu ku baraaruga. Midi waa da'da aabihiis ee maalinba maalinka danbaysa dhinaca hawl gab nimada u socota, waa inuu ninkaasi ogadaa xilkaas kusoo food leh si uu kafaalo qaadi lahaa reerkaas aabahana xilka ugala wareegi lahaa. 🫰 Ta labaadna waa inuu isagu ku baraarugsanadaa inta uu yaryahay inuu nolosha is dhiso dhinackasta, aqoon ahaan iyo dhaqaale ahaanba si uu nolosha macne uga sameeyo. 💯 ~ Labo xiniiyoodku ha baraarugaan isaga iyo aduun waa hardami donaane. 🧏‍♂️ ╭┈────────────── ╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
1 0871Loading...
11
Qaar ka mid ah caadooyinka ay leeyihin  dadka aan wax guulo ah nolosha ka xaqiijin. 1. Fear taking of risk. {Waa dad ka cabsada inay qataraha u bareran oo qaatan} 2. Procrastination.  {waa dad leh dabeecada dib u dhigashada} 3. Lack of learning.  {qaladkooda waxba kama bartaan} 4. Negativity. {waa dad dhanka xun wax kasta ka eega} 5. Lack of goal of setting.  {noloshooda wax hadaf ah uma dagsana} 6. Avoidance of responsibility. {inay masuuliyad qaadan ma jecla} 7. Fear of change.  {waa dad ka cabsada is badelka iyo inay isbadalan} 8. Lack of self belief. {waa aan nafsadooda aamin sanayn } FG: Waxaa jira cadooyin badan lakiin intaan ayaan kasoo qaatay adigana waa baari kartaaa intaan iyo in ka badan si aad usii ogaato. Bogaadintu waa dhankiina❤️👍
1 0192Loading...
12
Waxyaabaha qofka ibna'aadamka ah noloshiisa qurxiya waxa kamida inuu ka fogaado qof kasta oo aan qiimihisa garanayn.😱🫡 Hadabah noloshaada adiga ayaa ah qofka badali kara
9701Loading...
13
𝗫𝗶𝗸𝗺𝗮𝗱𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗵𝗶𝗶𝗿𝗶𝗴𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗰𝗮𝗷𝗶𝗶𝗯 𝗮𝗵, 🍂 1 : Shay walba qaali ahaanshihiisa waxa ay ku xiran tahay, qiimaha uu agtaada ka lee yahay ama aad u quudhi lahayd in aad ku bixiso heliddiisa. 🫰 2 : Dugaalka ugu habboon waxaa laga helaa halka aad u aragto in ay dugsi kuu noqon karto, haba ahaato hooska ruuxa aad jeceshahaye. ❤️ 3 : Mugdi kasta looma helo iftiin, sida guur walba aan loogu helin dookh iyo doorasho. ✍ 4 : Guul kasta kuma timaaddo goorteeda, se xalkastaa waxa uu ku habboon yahay xilligiisa. 🤝 5 : Degganaashaha naftaada waxaa daawo u ah, xasilloonida dareenkaaga iyo helidda damiirkaaga. 🤍 6 : Qab-kastaahi qurux maaha, qirashaduna ceeb maaha. ⚡️ 7 : Hagrashada walaalkaa, waxaa u dhaanta hiil kuuma soo wado. 👌 8 : Qeexitaan uma baahna qofnimadaadu, haddaad qiimo lee dahay oo aadan quursigana aqoon. 😌 9 : Qalbigaaga yuu noqon godka qashinka lagu qubo, adiga oo heli kara in aad ka dhigto qolka nasiinnada iyo qaabilaadda. 😉 10 : Qadarrin sii qof walba, hana ka oggolaan xadgudub iyo xeer la'aan toona. 💯 ~ Subax wanaagsan culimo 😘 😍 ❤️ 👍 ╭┈────────────── ╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
1 1393Loading...
14
Werwerka, isku buuqa iyo hubanti la'aanta noloshuba waxa ay qayb ka yihiin in qofku iska socdo oo aanu qorshe iyo hadaf yeelan. Waayo, waa cudur qarsoon, oo qofka cidda la dareentaa yartahay, qofka nafsad ahaan ayay dilaan, hanka, qabka iyo kalsoonidana way ka qaadaan. 🫤 - Qofku inta uu caafimaad qabo ee nafsad ahaan deggan yahay, wax buuqa iyo Stress ahina ayna ku furnayn waa qof qorshe yeelan kara. 💯 ╭┈────────────── ╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
1 1870Loading...
15
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
720Loading...
16

10Loading...
17

2400Loading...
18
Qaladaadku waxay kaa dhigaan mid caqli badan, xanuunkuna wuxuu kaa dhigaa mid xoogan. Jimco mubarak ❤️
1 3400Loading...
19
Waa mid kamid Cullimmada Soomaaliyeed kuwa ugu saamaynta badan.Waxa uu kaso jeedaa qoys waddadaa oo Cullimo ku isiran.Magaciisu waa Sheekh Mustafe Xaji Ismaaciil Haaruun, waxa uu dhashay 1960 ka hor intii aan Soomalidu xorriyada qaadan. Aabihii waxa uu dagganaa muddo 45 sanno ah Cadan.Waxaanna uu yimi dhulka soomaalida 1963. Sheekhu waxa uu ku dhashay miyigga gobolka Togdheer. Maddarrisaddisii qur,aanka uu ka bartay waxa ay ahayd Maggaalada Burco, Dugsigiisii Hoose/Dhexe waxa uu ka baxay dugsigii farsamada gacanta  (Institute)ee Jarmalku dhisay oo ku yaalay isla Maggaallada,waxaanna uu ku takhasusay Tumaalnimo (Farsamo yaqaan laydh) 1980, waxa uu ka qalinrogtay,Jamaacadii Soomaaliya,takhasuskiisuna waxa uu ahaa Farsamo yaqaan laydh.Intaa kadib waxa uu macallin ka noqday dugsigii uu ka baxay ee Farsamada gacanta kuna yiil Burco. Muddo Sannad iyo badha markuu macallin ka ahaa waxa xidhay dowladdii markaa jirtay,waxaanna lagu xidhay meelkasta oo ay wax ku xidhi jirtay sida Jeel, Xerro guulwadde,NSS,Xerro Military,Dhabar jabin, Lakiin walligii wax Maxkammad ah Lama soo istaajin,halka uu mar mar qaarna jeelka uu ku jiray Sannado. Waxbarashadiisa diimeed waxay ahayd mid uu ka bartay Cullimmada Soomaaliyeed ee wadanka dagganaa,mana jirin waddan dabadeed oo waxbarasho u doontay. Waxaanna uu badanaa dhigi jiray tafsiirka Qur,aanka iyo culluumta kale ee diinta. Sanadkii 1988 ayaa uu waddanka ka taggay waxaanna uu uu galay Qaarrada Yurub. Waxaa uu dagganaa Muddo ku dhow tobban Sanno (10).March 1999, ayaa uu magaalada Hargeisa dib ugu soo noqday, Walina waxa uu dagan yahay Maggaalada Hargeisa wallow ay badan yihiin Safarada uu ku taggo qaarrada Yurub iyo aduunka kaleba. Waa Macalin Ilaahay Ballaaqo iyo Hibo afeed siiyey, waxa uu leeyahay aqoon Diimeed iyo mid Maaddiba. Waxaanna ku taxan Mallaayiin Muslimiina,gaar ahaan Soomalidda, waxa uu wax kuso gudbiyaa hab muuqaalla (Vedios). Sheekh Mustafe Ismaaciil Haruun waxaan ilaahay uga baryayaa inuu Akhiro iyo aduunba guull
1 4940Loading...
20
https://t.me/addlist/Q2mNP-L2fRFjNDI0 Via @Team_kordhis B1 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @iibiye_online
5480Loading...
21
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
1970Loading...
22
Waa edebdarro iyo dhaqan xumo marka hadalka aad dadka kula hadasho uu ka qurux badan yahay hadalka hooyadaa kula hadasho.
1 4531Loading...
23
Dadka fuleyiinta ahi waxa ay nolosha ku metelaan makhraatinnimo. 😟 Bini aadamku marka uu nolosha dhabta ah waajahayo, waxa uu dabci ahaan u kala baxaa labo duul oo aad u kala duwan. Duulka koowaad waa dar fulayiin ah, oo aan jecleyn in ay wax sameeyaan, in ay wax bilaabaan, in ay wax sheegaan, in ay wax hirgeliyaan, iyo in ay wax khaldan saxaan. Keliya waxa ay ku raaxeystaan in ay ku dhex jiraan xeyndaab amni ah (playing it safe), wax walba oo u baahan biimo (adventure), iyo dhiirranaanna waxa ay u arkaan wax adag, oo aan la sameyn karin, walow ay niyadda ka jecel yihiin in ay noqdaan dad geesiyaal ah. Duulka labaad na waa duul geesiyaal ah, oo jecel in ay wax bilaabaan, in ay wax sameeyaan, in ay wax noqdaan, in ay wax beddelaan, in ay wax toosiyaan iyo in ay ka shaqeeyaan wax walba oo iyaga iyo bulshadaba dani ugu jirto. Haddaba, dadka geesiyaasha ahi waxa ay ku shaqeeyaan labo hadaf, hadafkooda koowaad ee noloshu waa in ay guuleystaan, hadafkooda labaad ee noloshuna waa in ay guuldarrooyinkooda wax ka bartaan, haddiiba ay ku fashilmaan qaar ka mid ah waxyaalaha ay isku deyayaan. Inta badanna, dadkani ma ahan dad ilaaliya caaddifaddooda, oo neceb in ay la kulmaan wax aan qabkooda raalligelineyn, mana ahan dad kala jecel waxa dadku ka sheego, iyo sida loo arko. Dadka fulayiinta ahina, marka koowaad horta waa dad jecel in ay cududaar u raadiyaan kalsooni darradooda, dhan ka kalena waxa ay naftooda ku mashquuliyaan faaleynta dadka kale, waxaana ay inta badan ku shaqeeyaan labo aragtiyood: 1. Haddii ay arkaan qofkii dhiirranaa oo hawl ku guuleystay, waxa ay keenaan marmarsiiye ay qofkaas libintiisa hoos ugu dhigayaan, waxaana ay sheegaan in uu nasiib badan yahay ama ay cidi caawisay. 2. Haddii ay arkaan qofkii dhiirranaa oo arrin ku fashilmayna, waxa ay arrintaasi ka caawisaa in ay iyagu farxad iyo jiritaan dareemaan, maaddaama ay guuldarradaas ka baaqsadeen, waxaana ay faafiyaan guuldaradda uu qofkaasi la kulmay, maaddaama ay iyagu mar walba yihiin makhraati war fidiyeen ah, oo u diyaarsan hoos-u-dhiga guulaha dadka, iyo buunbuuninta kufitaanka dadka. 👌 - Ladane cabdi ✍ ╭┈────────────── ╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
1 7532Loading...
24
Khasaaruhu wuxuu ahaa wakhti ee mahayn dad ✨
1 7031Loading...
25
𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 : @halgnka @wadnojacayl @Darenjaceyl1 @dhiirigaliye10 @Maskax_maaal @noloshuwaaguul @Xikmadoiyodhiirigalin 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠 ~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan
3240Loading...
26
𝗪𝗮𝘅𝘆𝗮𝗮𝗯𝗮𝗵𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗻𝗮𝗳𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗸𝘂 𝗱𝗵𝗶𝘀𝗶 𝗸𝗮𝗿𝘁𝗶𝗱 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗵, 𝗮𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱 𝗮𝗱𝗶𝗴𝘂 𝘄𝗮𝘅 𝗶𝘀𝗯𝗮𝗿𝘁𝗶𝗱, 💯✨😊 ~ 𝗙𝗮𝗱𝗹𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗱𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗹𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮𝗮𝘀.🫰 ╭┈────────────── ╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
1 9552Loading...
27
Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid, Sponsored ⬇️ @QALINKA24 @HOYGAJACAYLKA @KAAHANOLOSHA @WADNOJACAYL Admin || @Timow1
6020Loading...
28
Waxay leedahay Asc Markii uu wiilkaygu dhameyey quraanka waxaan ku dhahay hadyadada dooro Wuxuu dhahay :wuxuu dhahay hadyadaydu waa inaad adigu quraanka xifdisa hadana waxaan udhawahay inan dhameeyo Allah bayna usugnaatey mahad iyo mano #wixii ugu qurxada badnaa een arko manta 😭😭
2 4412Loading...
29
Bilah xurmada ah Dulciqdah ,dul xija muxaram iyo rajab Macsiyada ama danbiga iyo daacada ama cibaadada Dhaxdooda lasameeya way ka badan yihiin bilaha kale ,hadii aad macsi ama danbi samayso intii lagu qorayey in kabadan ayaa lugu qoraya ama hadad samayso cibaado ayaduna sido kale way kabadantahay cibadada bilaha kale Nafihiina ha dulminina inta bilahaas lagu jiro Walahu aclam hadii aad badiso macsida cibaadada ayaa marwalba kawayn ee ha kadhigin qalbigaga mid moogan ku dhabar adayg saad qalbigaga utoosin lahayd eed allah ugu dhawaan lahayd insha allah ❤️ Bishan ku jirnana dulciqdah oo kamid ah bilaha xurmada
2 0593Loading...
30
Audio from Zaxiibka_Nolosha
1 9305Loading...
31
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
2790Loading...
32
Media files
6840Loading...
33
High Energy and Low Energy!! ⚡️ Farxadda iyo dhoola cadayntu waa Energy sare oo ku tusinaysa nafsad in badan caafimaad qabta oo waxa ay ku farxayso ay yihiin wax han sare iyo himilo san hiigsigeed ka tarjumaya. Halka ay Carada,Murugta iyo walwalku yihiin Energy hoose oo liita oo ku tusinaysa nafsad inta badan jaban oo jiran oo argagax ku jirta. Ilaahayna wuxuu labadaa arimood ku kala muujiyay aayado badan oo aynu laba uun ka tilmaami doono. "قُلْ بِفَضْلِ اللَّهِ وَبِرَحْمَتِهِ فَبِذَٰلِكَ فَلْيَفْرَحُوا هُوَ خَيْرٌ مِّمَّا يَجْمَعُونَ (58) “ Waxaad u sheegtaa Fadliga Eebe iyo Raxmadiisa ha ku farxeen kaasaa oga khayr badan waxa ay kulminayaan ee ay moodayaan in ay farxaddu ku jirto”. Nafsadda kabanaysa ee nool hanti iyo maal ay inta kale ku Addoonsato farxadda kama raadiso ee haddiiba ay maal hesho Rabiga farxadda bixiya ayay raali ahaansho oga dalabtaa oo ugu dhowaataa,nafsad ilaahay haysata oo si dhab ah u aaminsan in wax ka maqan yihiin ma dareento. Kuwa farxadda ka raadiya Maalka waxay inta badan dareemaan oo ay naftooda oga marag furaan nusqaan ku jirta,waayo waxay is tusaan in ay dadka ka sarreeyaan, waxaa hareeya kibir iyo isla weyni iyo yasid, xoolahoodu way bixiyaan xilliga sharta iyo xasadka iyo xiqdiga iyo dad dullaynta, laakiin waxaa ku adag inta badan inay u quuraan wanaagga, kasbashada dadka iyo ugu kaalmeynta samaha, waxay doonayaan karaamo iyo magac kaligood u harta iyo islaweynin sababta in dadku iyaga kaba qaad u noqdaan, hadaan la amaanina way caroodaan. Waana kuwii uu Eebe yiri : "يَحْسَبُ أَنَّ مَالَهُ أَخْلَدَهُ (3) “ Wuxuu malayn in uu maalkiisu waarinayo”. Farxadooda waa mid ku xiran hooseynta kuwa kale, dulaysnaanta inta kale, faqriga inta kale, yasidda kuwa kale, hantibeelidda inta kale, waxay la tahay in xoolahoodu ay sayid ka dhigeen oo ay u xalaaleeyeen xumaynta inta kale. Wuxuu aaminsan yahay dabaqad la heer ah ama kuwo uu higsanayo oo isaga ka sarreeya, inta kale ciidda uu ku taagan yahay ogama duwana,waa anaani ay naftiisa uun mashquulisay. Ruuxa noocaaya ma xamili karo dhibaato yar,naftiisu way tabcaanta kolka ay wax si ka noqdaan ama uu khasaaro ama uu jirado oo ay xanuuno xumi ku dhacaan, waxaa hareeya murugo oo inta badan maaha kii kibirku meel uu dhigo la la’aa. Waxaa ku sifooba qowlka Eebe ee oranaya. فَلَمَّا نَسُوا مَا ذُكِّرُوا بِهِ فَتَحْنَا عَلَيْهِمْ أَبْوَابَ كُلِّ شَيْءٍ حَتَّىٰ إِذَا فَرِحُوا بِمَا أُوتُوا أَخَذْنَاهُم بَغْتَةً فَإِذَا هُم مُّبْلِسُونَ (44) “ Markii ay Illaaween Wanaagii lagu waaniyay, Albaab kasta oo wixii ay doonayeen ayaa loo furay,i laa ay ku farxaan wixii la siiyay oo kolkaa aan si kadis ah ku qabano mise waaba iyagoo quustay-oon ahayn kuwii kibirka la calanwanleynayay. Sideedaba Energiga sare waa farxadda laga helo, Iimaanka,Akhlaaqda, Cibaadada, Caawinta, Cafiska, Dulqaadka’ Dad la dhaqanka, islaweynin la’aanta, Daryeelka dadka iyo Bay’ada, Naxariista, Samirka, Adkaysiga, Deeqsinimada, Cadaaladda, Jacaylka, Runta, Amaanada iwm. Ee maaha farxadda lagu doono, Xiqdiga, Xasadka, iimaan la’aanta, Caayda, Dulmiga, Bakhaylnimad, liidida Dadka, Danaysiga, Kalitakisnimada, Qalbi xumada, Nacaybka, Beenta, Khayaanada iwm. Kuwaasi waa low Energy nafsaddii doorataa ay meel daran ku dambaynayso. - W/Q : Abdullahi M/Hussein ✍ ╭┈────────────── ╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
2 4644Loading...
34
Via @Team_kordhis B1 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @iibiye_online
7070Loading...
35
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
2640Loading...
36
𝗞𝘂 𝗱𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗱 𝗾𝗮𝗿𝘀𝗮𝘁𝗶𝗱 𝘄𝗮𝘅 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗸𝘂 𝘀𝗮𝗮𝗯𝘀𝗮𝗻. Qarso awoodahaaga rabbaaniga ah ee aysan dadku ogeyn. 🤗 Qarso dadka qiimaha leh ee noloshaada ku jira. 🤝 Qarso waxyaalaha kaa farxiya ee aad heysatid. 🤩 Qarso dadka ehelkaaga ah ee wanaagsan. 😊 Qarso qofka gobta ah ee aad nolosha ama xiriirka wadaagtaan. ❤️‍🩹 Qarso caruurta baarriga ah ee aad dhashay. 🫰 Qarso ilaha dhaqaale ee aad heysatid. 😌 Qarso qorshayaasha waaweyn ee aad leedahay. 👍 Qarso guulaha cajiib ka ah ee aad caqligaaga ku xaqiijisay. 👌 Qarso cibaadooyinkaaga joogtada ah ee Alle kuu fududeeyay. 🤍 Qarso dadka sida saa’id ka ah kuu jecel, ee madaxa ku saarta. 😘 Qarso ballanqaadyada waaweyn ee ay dadku kuu sameeyaan. 😇 Qarso waxyaalaha dadka ku adag, ee adiga alle kuu sahlay. 💯 ╭┈────────────── ╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
2 2238Loading...
37
𝗦𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝘄𝗼𝘄 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 ❤️ Waxad aad gacanta ku haysaa koob biyo ah, waxaana meesha jooga 4qof oo harraadan oo kala ah : 1 : Gabadh xanuunsan 🤒 2 : Walaalkaa 👫 3 : Odey da'ah 🧓 4 : Iyo ilmo yar 🤱 ~ Bal adigoo caqligaaga iyo naxariistaada kaashanaaya, yad siin lahayd, sababtana raaci.!🫰 ╭┈────────────── ╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
2 0871Loading...
38
Follow me saxiibayaal 🫰❤️🥺 https://vm.tiktok.com/ZMMtmy2Bs/ ╭┈────────────── ╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
3730Loading...
39
𝗧𝗮𝗹𝗮𝗮𝗯𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻 𝗸𝗮 𝘆𝗮𝗮𝗯𝗶𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮.! 😐 1. Haddii aad tahay qof hadal badan, oo aan xakameyn karin afkiisa, dadka hadli kara, laakiin aamuska iyo degganaanta jeceli, waxa ay kuula muuqanayaan kuwo isla weyn. 🧐 2 Haddii aadan aheyn qof kalsooni leh, oo u dhaqmi kara si dadnimo, dadka kalsoonida leh, ee cadkooda dhacsadaa, waxa ay kuula muuqanayaan kuwo mudan in laga cabsado (aggressive). 😨 3. Haddii aadan aqoon sida loo sheego waxa aad ku fiican tahay, dadka aftahannada ah, ee naftooda sharrixi karaa, waxa ay kuula muuqanayaan kuwo faan badan. 😌 4. Haddii aadan naftaada ku mashquulin karin wax dani ugu jirto, dadka arrimohooda ku fooggani waxa ay kuula muuqanayaan daneystayaal. 🥲 5. Haddii aadan aqoon sida loo yeesho xuduudo bini aadamka lagula macaamilo, dadka xuduudaha lihi waxa ay kuula muuqanayaan kuwo qalafsan, oo dabeecad xun. 👌 6. Haddii aad tahay qof naftiisu la hooseyso, oo gudaha ka dareemaya qiime la'aan, dadka aadan mar walba heli karin ee mashquulka badani, waxa ay kuula muuqanayaan kuwo adiga ku yasaya. 💯 7. Haddii aad qoraalkan akhrido oo aad wax la'aan dhigto, waxa aad iila muuqanaysaa qof aan faham fiicnayn.! 🤝 ╭┈────────────── ╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
2 2747Loading...
40
Run ahaantii hadalada qaarkood oo dadka afkooda ka soo baxaaya, mindida wey ka afbadan yihiin, dabkana wey ka xanuun badan yihiin balse cid dareemaysa xanuunka aad dareemayso ayaba iska yar sow maaha.! 💔🙂 HADALKAAGU INTA AANU AFKA KA SOO BIXIN AYUU QIIMO LEE YAHAY, MARBA HADUU KA SOO BAXANA, WUXUU QIIMO LEE YAHAY INTA AANU QULUUBTA DHAAWACAYN. 💯 ~ Quluubta hala dhawro plz, ❤‍🩹 ╭┈────────────── ╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
2 1526Loading...
00:10
Video unavailableShow in Telegram
Si aad adiguna unoqoto.! 🤍✨️🫰 ╭┈────────────── ╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
Mostrar todo...
👍 3
00:22
Video unavailableShow in Telegram
Si aad adiguna unoqoto.! 🤍✨️🫰 ╭┈────────────── ╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Jacaylka aan ku qaba maha mid waqtiyaysan, waxn ku siiyay qalbigayga, Waxn ku hibeeyay naftayda ,waxn diyar u ahay inan dhib io dheefba kula maro . Hal shardi lkn , waliga ha I khiyamin si aanu u jabin qal biga ku qasbaya inan ku raco 🥰 ~CIILTIRA 🥰
Mostrar todo...
❤ 7
https://t.me/addlist/uGRMmYpGU3RjZDk0 Via @Team_kordhis B1 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @iibiye_online
Mostrar todo...
Kordhis 1

Iiwad Sheekada invites you to add the folder “Kordhis 1”, which includes 17 chats.

👍 3
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Mostrar todo...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
Photo unavailableShow in Telegram
𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 : @halgnka @wadnojacayl @Darenjaceyl1 @dhiirigaliye10 @Maskax_maaal @noloshuwaaguul @Xikmadoiyodhiirigalin 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠 ~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan
Mostrar todo...
🥰 2👍 1
𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗹𝗹 ♥
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته صباح الخير يا اخوني Dhiirogalinta maanta: Adduunyada ay dad badan ku sugan yihiin waxa ugu fiican ee aad samayn karto waa ilaalinta sirtaada..
Mostrar todo...
👍 18❤ 5
Isaga tag dhamaan waxyaalaha carqalaseenayo hormarkaaga
Mostrar todo...
👍 6👏 3❤ 2🤔 1
"Qalbiga rajo loo sameeyo detana lagu dayriyo baa qofka kadhiga rajo beel "
Mostrar todo...
👍 7

👌 8👍 4❤ 2👏 2