cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Taxanaha Tafsiirka haben walba (Sh C/naasir xuseen cismaan)Marki 6aad masjid bilaal

Madashan waxay uu gooni tahay taxanaha tafsiirka isagoo habeen kasta la soo galin doono casharka uu sheekhu mariyo insha Allaah. Kala soco Youtupe Cashirda oo muuqala https://youtube.com/channel/UCetpkcu6ulI7nn0dw4yB

Mostrar más
Finlandia1 366El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad21 487
Publicaciones publicitarias
4 257
Suscriptores
Sin datos24 horas
+47 días
+2130 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

رمضان مبارك
Mostrar todo...
13👍 4
Repost from Faafinta kheyrka
🚫 Valentine's day!!! Maalinta jacaylka!!!🚫 __ Maxaad ka ogtahay xaqiiqada maalintan. !? Valentine maxaa laga wadaa ? Valentine : Waa nin magicii Wuxuu ahaa nin qays ah , kaasoo noolaa, qarnigii 3aad ee miilaadiga ( European calander) waxaana la dilay, 14-2-207 markay taariikhdu ahayd sababta loo dilayna waxaa la sheegaa inay ahayd in uu fara xumeyay ( ka zinaystay ) gabadh uu dhalay boqorkii roomaanka, wakhtigaasna guur looma ogolayn sababtaboo ah dagaal ayay ku jireen, oo waxa ay diidanayeen in ay raga askartii ku mashquulaan reerahooda. Kadib kuwii kiristaanka ah ayaa maalinki qayska laga dilay ciid ka dhigtay, oo xusi jiray sanad walba, hadana magacii ayay inoo badalen si ay inoo khaldaan, ( maalinta jacaylka ) wataa meesha ay salka ku hayso waxan la leyahy maalinta jacaylka. !!! Diinteenu ma inoo ogoshahay inaan ciidaha gaalada u dabaal dagno. !? Jawaabta oo kooban waa Maya, maxaa u daliil ah. ? 1. Qura'aanka. Allaah sw marku tilmaamayay adoomadiisa wanaagsan ( cibaadu-raxmaan ) wuxuu ka mid yeelay tilmaamahooda inay yihiin kuwa aan ub dabbaal dagin ciidaha gaalada wuxuu kuyidhi Alla wayne sw suuratul furqan aayada 72: " وَالَّذِينَ لَا يَشْهَدُونَ الزُّورَ وَإِذَا مَرُّوا بِاللَّغْوِ مَرُّوا كِرَامًا. " " Adoomaha raxmaanku waa kuwa aan aan goob-joov ka noqon zuurka markay laqwi maraana dhaafa iyagoo sharf leh. " Mujaaihid, abu caaliya, daawuus, Muxammed ibnu siiriin, daxaak, rabiic ibnu Anas iyo mufasiriin kalaba waxay ku macneeyeen zuurkan inuu yahay ciidaha gaalada. Suratul maa'ida ayada 47: Alle wuxuu ku yidhi: " لكل جعلنا منكم شرعة ومنهاجا " " Waxaan uyeelay qolo kasto oo idinka mida waddo iyo wuxay ku dhaqmaan." 2. Axaadiithta nabiga ﷺ: Markay nabiga ﷺ iyo asxaabtiisu u hijroodeen madiina ayay arkeen ree Ansaareed oo dabaaldagaya ! Waa la waydiyay waxayna dhaheen waan ciid aan u dabaal dagi jiray jaahiligii, kadib wuu u diiday nabi muxamed ﷺ wuxuuna ku yidhi: " إن الله قد أبدلكما خيرا منهما : يوم الأضحى ويوم الفظر. " رواه أبو داوود، ١١٣٤ والنسائي، ١٥٥٦ و أحمد٣١٠٣ وهو صحيح " Alle ayaa idinku badalay laba ka khayr badan: ciida carfo iyo ciida soon." Hadduu nabi muxamed ﷺ ansaar u diiday dabaal dag ay awawyadood kasoo gaareen, bal kawaran ciid gaalo laga soo gaaray lagana keenay asalkeeda. !? 3. Culumada islaamka. Wuxuu yidhi shaikhul islaam ibnu taymiyah AHUN: Ciiduhu waa waxayabaha ay sharciyada iyo diimuhu ku kala duwan yihiin, sidaa awaged ayuu nabigu ﷺ yidhi 《 qolo kasta ciid ayay ledhay anagana waatan cIidandu. 》waa ciida carafo iyo ta soon. Marka is waydii adi ma ciiddoodii oy maalinta jacaylka ula baxeen ayaan u dabaal dagnaa. !? Diinteenu inaan dar Ilaahy mar walba isku jeclaano ayay ina farysaa, nabiga ﷺ ayaana inoo shegay waxaan isku jeclaanayno: waana faafinta salaanta. Jacaylka aan xabiibkeena ﷺ jeclahay, kaan asxaabtii jecelhay, kan ehlu khayrka jeclahy, miyuna inagu filayn.!? Nabi muxumed ﷺ u fiirso dhaqankiisa, markuu biyaha cabayo wuxuu jeclaa in uu ku cabo, weelka ay ca'isha rc ku cabtay waliba dhinacay ka cabaysay, Allahu akbar jacaylkee kaa kawayn. ? Markuu sii dhimanayay xabiibku ﷺ cadaygay ca'isha u budlisay una hagaajisay ayuu ku cadayday, wuxuuna kuna naf baxay laabteeda. Waxaan haysanaa diin dhamays tiran ee aynaan galada isu ekaysiin. فمن تشبه بقوم فهو منهم. " Qofkii qolo isu ekaysiya iyaga unbuu kamid yahay. " ✍ Maxamed Sh Axmed Nur Mahadsanid akhrintaad, la sii wadaag walaalahaa. 💫 @Faafinta_khayrka 💫
Mostrar todo...
👍 20 14
Asc wr wb Dhamaan ardydii sheekh tafsiirka ee diyaar u ah inay ijaasada shrekh qaadato inay diyaar u tahay linkiga soo gala insha allah👇👇 https://t.me/+6boRY60CT-A4M2U0
Mostrar todo...
Ijaasada tafsiirka sh abdinasir

عَــــبــــدُ الـــرَّحْـــمَـــــن invites you to join this group on Telegram.

2
Waxaa caawa xaflad aad ubalaadhan loogu qabtay Masjidka Bilaal ee magaalada jigjiga Khatimka Tafsiirka Qur'aanka kariimka oo uu Akhriyay sheekh Casbinaasir xuseen cusmaan Cali Tafsiirka Ayaa Markii 6aad lagu khatimay Masjidka bilaal
Mostrar todo...
33👍 6
12👍 1
7😁 1
4
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sólo permite el análisis de 5 canales. Para obtener más, elige otro plan.