cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed

This is the official account of Somali news agency, you get more news and information about Somalia

Mostrar más
Finlandia323El idioma no está especificadoNoticias y medios8 915
Publicaciones publicitarias
16 266
Suscriptores
+2024 horas
+937 días
+42530 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Muuqaalka duqeyn lagu laayey Khawaarij isbaaro u taallay Tuulada Furuqley ee gobolka Sh/Hoose.
Mostrar todo...
👍 26 10👏 6
Ciidamada Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa fashiliyey isku day dil oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay ka fuli rabeen degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir. Ciidamada ayaa helay xogta labada dhagarqabe, kadibna waxaa lagu sameeyey dabagal inta aysan gaarin bartilmaameedkoodii, waxaana halkaas lagu dilay mid kamid ah dhagarqabayaashii, iyadoo kii kale nolosha lagu qabtay, isagoo dhaawac ah. Ciidamada NISA ayaa soo bandhigay meydka dhagarqabaha la dilay, dhaawaca kan nolosha lagu hayo iyo labo bistooladood oo ay ku hubeysnaayeen, isla markaana ay qorsheynayeen inay dil ku geystaan.
Mostrar todo...
👍 23 10👏 3🔥 2👎 1
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Gaar ahaan Urarada 46-aad iyo 47-aad Ee Guutada 8-aad qeybta 60aad Ayaa Caawa Howlgal Qutsheysan Waxay Kafuliyeen Degaanada Kala Ah Sarmaan Dheere iyo Degaanka Mooro Bus Bus ee Gobalka Baay maleshiyadka lagu Diley Degaanadan ayey U qabilsanayeyen Qaadida Lacag Benaadka ka Shacabka lagu Qaado Ee Isticmaala Wadooyinka Baay Iyo Gado Abdullah Aliyow iyo Emed Najiib Abdi salaan ayaa Saaka lagu Ciibadeystey Werarkan oo Qursheysanaa. Howlgalkan waxaa siwada jir ah U Hogaaminayey Taliyasha Ururada kala ah 47aad iyo 46aad Ee Guutada 8aad Qeybta 60aad Ee CXDS.
Mostrar todo...
👍 18 6🔥 6
Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir oo go'aan kasoo saareysa Racfaankii uu soo qaatay Eedeysane Sayid Cali Macalim.
Mostrar todo...
👍 1 1
Agaasimaha Hey’adda NISA Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ku sugan xuduudaha Gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan ayaa bulshada deegaanka ku booriyay in ay joojiyaan colaada dhaxdooda ah ayna u diyaar garoobaan baacsiga Khawaarijta.
Mostrar todo...
👍 23👏 6 4👌 3
Taliyaha NISA ee degmada Marka Dhamme Maxamed Sheekh oo dhiirigelinayo ciidan u diyaarsan ciribtirka Khawaarijta.
Mostrar todo...
👍 10👎 1 1👌 1
Fariinta Sheekh Maxamed Caadle “Ciidankeena qaranka waxay dalka ka difaacayaan Khawaarij horar ah.”
Mostrar todo...
👍 14 5👌 3👎 1
Boqolaal ka tirsanaa Khawaarijta oo Horjoogayaal horkacayaan ayey DFS oo soo dhaweyn u sameysay.
Mostrar todo...
👍 6👌 5👎 1👏 1
Horjoogayaaasha iyo xubnaha Khawaarijta oo kasoo firxanaya duurka iyagoo isku soo dhiibaya Dowladda.
Mostrar todo...
👍 15 10
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo sheegtay in ay go'aan kasoo saari doonto racfaanka uu soo qaatay eedeysane Sayid Cali Macalim Daa'uud oo hore dil toogasho ah loogu soo xukumay.
Mostrar todo...
👍 19 6🔥 5