cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegaciรณn. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

cilmi nafsiga|&Science Facts๐Ÿ’ก๐Ÿ˜ฑ๐ŸŒ“๏ธ๐ŸŒโ–ช๏ธ

Halkaan Waxaad Ka Heleysaa cilmi nafsiga , Cilmi-nafsiga iyo horumarinta nafta. Sido Kale Waxeynu Bixina Laba course oo Free Ah Hadii Aad Rabtid igala soo Xariir : @Mrxoosh โ•ญโ”€โ•โ”…๐ŸŒทโ”…โ”…๐ŸŒทโ”…โ”…โ•โ”€โ•ฎ https://t.me/cilminafsi โ•ฐโ”€โ•โ”…๐ŸŒทโ”…โ”…๐ŸŒทโ”…โ”…โ•โ”€

Mostrar mรกs
Finlandia411El idioma no estรก especificadoLibros1 842
Publicaciones publicitarias
13 663
Suscriptores
+1024 horas
+1297 dรญas
+70430 dรญas
Distribuciones de tiempo de publicaciรณn

Carga de datos en curso...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Anรกlisis de publicaciรณn
MensajesVistas
Acciones
Ver dinรกmicas
01
#Qiso Waxaa jirtay inan (Gabar) muslimad ah laakiin salaada ayaa aad ugu cuslayd oo may tukan jirin , habeen habeenada kamid ah ayay ku riyootay In ay dhimanayso dhawaan oo Ajasheedii soo dhawdahay kadib waalidkeed iyo asxaabteedii ayay la wadaagtay waxay ku idhaahdeen Waa riyo uun ee waxba hadaba galin . Maalmo kadib ayay sidii si lamid ah ku riyootay isla riyadii Qoyskeedii markay la wadaagtay jawaabtii jawaab lamid ah ayay siiyeen Waxay saa Ahaataba habeen kale ayay ku riyootay in Hal todobaad(week) u hadhay oo ay dhimanayso warwar iyo walaac mid toona kumay haynba nolosheeda ayay iska wadatay , markii la gaadhay maalintii ay ku riyootay Iyadoo joogta goobteedii waxbarasho ayuu madaxu yar xanuunay gurigii ayay toos u tagtay oo ay yar jiifsatay wakhti yar kadib waa mayd Way ka baxday ooy dhimatay . Qoyskii iyo asxaabtii aad bay uga xumaadeen sida ay ugu dhiiri galin jireen inay riyo malaawaal ah tahay uun, markii la geeyay godkii xabaasha waxaa laga saari kar waayay masas Badan oo diyaar u ah inay cunaan. Alaah bal Ila eega imisa fursadood ayaa la siiyay si ay u tawbad keento ,imisa jeer baa riyo wax loogu sheegay si ay isku garato ooy u fahanto halka laga haysto . Allow Geeridayada iyo gafkayaga ha kulmin .
2500Loading...
02
Akhri ,akhri ,waligaa wax akhriska ha joojin ,xitaa haddii aad awoodi weeydid inaad wax akhriso Qor ๐Ÿ—’๐Ÿ–Œ๐Ÿ“–๐Ÿ“š. @mrxoosh
3762Loading...
03
#xikmada maanta Noloshu haday ku tusto kun xumaan Adiguna hal wanaag uun tus.
6960Loading...
04
๐Ÿ’Š FURSAD MUHIIM AH . Ma rabtaย  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka . ๐Ÿ’ŠBaro dawooyinka oo naftaada ku dawee. ๐Ÿ’ŠBaro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
2360Loading...
05
๐Ÿ’žโžฐkulmis one Community ++ย ย ย ย ย  โ™จ๏ธโ™จ๏ธ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”๐Ÿ”บโ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” 16k+ ๐Ÿ“šQURANKA IYO SAYNISKA ๐Ÿ“™ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„ 15k+ ๐Ÿ“˜FAALLO JACAYL ๐Ÿ“’ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„ 14k+ โš™๏ธErayo jacayl ๐Ÿ’ญ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k+ โœจcilmi nafsi๐Ÿ—ฃ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 12k+ ๐Ÿ“˜ibrahin geedi๐Ÿ“— โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 11k+ ๐ŸŒธ Hoyga sheekooyinka๐ŸŒท โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 11k+ ๐Ÿชดxikmad badan ๐Ÿ€ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 10k+ โš™๏ธSu'aalo diini ah ๐Ÿ’ญ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 10k+ ๐ŸŒŸ Baro xadiiskan ๐Ÿ”† โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 9k+ ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿญ Furaha nolosha ๐Ÿ‘ฅ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 9k+ ๐Ÿง  Hoyga xikmadaha & sugaant๐Ÿ‘… โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 9k+ ๐Ÿ‘คwadooyinka guusha ๐Ÿซ‚ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 8k+ ๐Ÿชข Aqoonta kaa maqan๐Ÿ‘” โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 8k+ โ›บ๏ธ Hoyga farxadda โค๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 8k+ ๐Ÿชข philosophy(falsafadda)๐Ÿ‘” โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 7k+ โžฐFaafinta khayrka ๐Ÿชœ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 7k+ ๐ŸŒฑmadxafka taariiqda๐Ÿชด โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 7k+ ๐Ÿงš Xikmadaha nolosha ๐Ÿคณ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6.5k+ ๐Ÿ’น Xigmadleโ‡๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6.5k+ ๐Ÿˆณwax kabaro siiradi nabiga ๐Ÿšน โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6.5k+ โ™จ๏ธ Al furqan online academy๐Ÿ’ข โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6.5k+ ๐Ÿ”ด wehel caashaq๐ŸŸข โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6.5k+โ™’๏ธ Dhabar adayg โ™‰๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6k+๐Ÿง• Aqoon kordhiye ๐Ÿ—ฃ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6k+ ๐Ÿงฉ Dunida dahsoon๐Ÿช โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6k+ ๐Ÿ‘ฉ maktabadda buugta ๐Ÿง• โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6k+ ๐Ÿ’ฌ sooyaalka nolosha ๐Ÿ—ฏ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6k+ ๐Ÿชค Dacwah channel โš–๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5.5k+๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ mohamed khaled๐Ÿ’š โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5.5k+ ๐Ÿ“’ Aqoon raadis ๐Ÿ‘€ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5.5k+ ๐Ÿ‡Dhambaal ๐ŸŒฌ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5.5k+โœ๏ธ xigmadda maanta ๐Ÿ–Œ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5k+ ๐ŸŒŽ Rajada nolosha โšก๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5k+ย  ๐Ÿซง Hoyga akhriska ๐Ÿ’ซ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5k+ย  ๐Ÿซง maskax kaab ๐Ÿ’ซ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„ 5k+ย  ๐Ÿซง Dhiirigaliye soomaali ๐Ÿ’ซ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5k+ย  ๐Ÿซง Elmi daadihiye ๐Ÿ’ซ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ ๐Ÿ’žโžฐ Kulmis publisher center๐Ÿ’žโžฐ ๐Ÿ’ซFursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali๐Ÿ‘‡ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
190Loading...
06
Media files
1 1651Loading...
07
Media files
1 0822Loading...
08
Media files
1 4350Loading...
09
Maalgashi aad ku sameysid naftaada ,waa maalgashiga ugu waxtarka badan ee uu abid qof sameeyo . Kaliya ma hormarin doono naftaada ,sidoo kale wuxuu hormarin doonaa waxa yaabaha kugu hareereysan oo Dhan ๐Ÿ˜š @mrxoosh
1 3583Loading...
10
Dowlada ma caawin karto Qof kasa oo inaga mid ah ,lakiin dhalinyaro qof kasta oo naga mid ah wuxuu caawin karaaa hal Qof . @mrxoosh
1 6500Loading...
11
๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด KULMIS ๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด Linkigan hooseย  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasooย  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1 Part one. ๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Fursad Qaali ah ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/_kji2unnViZlNTQ8
560Loading...
12
Mar dhow waxaan ka baqi in Dowlada soomalia inta ay ka yaabto dhalinyarada dalka ka socota in ay soo saarto xeer ah wax dhalinyaro ah Dalka kama Bixi karaan. @mrxoosh
1 9601Loading...
13
Cilmi nafsi dhanka jacaylka ah## ~ waxaa la sheegaa dadka Aamusan een bulshada soo Dhex galin inay yihiin dadka xidhiidhka jacayl ku wanaagsan. ~hadii aad habeenkii aad u fikirto hurdada ka hor waliba aadan aqoon fikirkaagu wuxuu ku salaysanyahay waxaa la sheegaa inuu jiro qof kaa fikiraya adiga oo aan garanayn(kasayn) qofkaas. ~ daraasad cilmi nafsi oo la sameeyay ayaa Iyadna sheegta in gabadha aan ku jeclayn ay cod dheer kugula hadasho. ~Qof hadii uu maskaxdaada ku jiro sannado dhan Eed dadka uga sheekayso Markasta ogoow waa qofka aad sida dhabta ah u jeceshahay. ~ka ugu wareerka badan ayaa ah Inaad qof riyo ku aragto waxaana loo badiyaa jacayl run ah Inaad jeceshahay qofkaas.
2 1230Loading...
14
Marka ay tagitaanku ay lama huraan noqoto . Saxiib isku day inaad ka tagto ubax inta aad ka Tagi leheyd dhaawac . Karaamee saxiib oo dhaawac ka ilaali Qalbigii maalin ahaa Hoygaaga (gurigaaga ). @mrxoosh
2 1894Loading...
15
ูŠูˆู… ู„ุง ูŠู†ูุน ู…ุงู„ ูˆู„ุง ุจู†ูˆู† ____ ูˆููŠ ูŠูˆู… ูƒุงู† ู…ู‚ุฏุงุฑู‡ ุฎู…ุณูŠู† ุงู„ู ุณู†ู‡ _ ูŠูˆู… ู„ุง ูŠุฌุฒูŠ ูˆุงู„ุฏ ุนู† ูˆู„ุฏู‡__ ูŠูˆู… ุชุจูŠุถ ูˆุฌูˆู‡ ูˆุชุณูˆุฏ ูˆุฌูˆู‡____ ูŠูˆู… ูŠู‚ูˆู… ุงู„ู†ุงุณ ู„ุฑุจ ุงู„ุนุงู„ู…ูŠู† ____ ูŠูˆู… ุงู„ุตุงุฎุฉ___ Maalinta qiyaame ilaa intee baa la taagnaanayaa? 50,000 oo sanno . Bal qaiyaas maaha sanad, maaha bil, maaha isbuuc(week) , maaha maalin, maaha saacad ee waa 50 kun oo sano. Bal qiyaas adigoo taagan adigoo dhididaya adigoo saf dheer ku jira oo u taagan in lagu xukumo . _Maxaad u tukan wayday? Maxaad Alle danbi dhaaf u waydiisan wayday? Maxaad masaakiinta u caawin wayday? ~~Waan mashquulsanahay ! Maxaad ku mashquulsantahay, waxaan daawadaa ciyaaro , shaqo ayaan leeyahay. Waa run haa waa run tani waa dhibta ina haysata waa jawaabta ay bixiyaan badh kamida ibnu Aadam. Tan way dhamaanaysaa waana laga tagayaa aynu u shaqaysano maalinta la qatanyahay.
2 5965Loading...
16
Wili ma akhrisatay buuga dark psychologyย  ( cilmi nafsiga madow ) hadii aad akhrisato buugaan waxbadan ayaad kafaa'idi doontaa , waxaad kabaran doontadaa ,xeelado iyo farsamooyin laga yaabo in adiga maalin laguu isticmaalay waxaanad ka baraneysaa inaad noqoto qof awood leh oo laga cabsado ๐Ÿง ๐Ÿ—ฃ๏ธ Buugan isaga oo Af somali ku qoran yahey ayuu diyaar yahey markaa qofkii u baahan buugan ha ila soo xidhiidho i.a. 0636382919 Waxa lagu iibin jirey qiimihii hore $20 Hadda Lkn waa $3 oo keliya inta ka horeysa 18 May qiimo dhimistu wey soconeysaa Ku darsoo Hal buug oo la tarjumey maaha waa buugaag badan oo Note iyo summary laga sameeyey Waad Mahadsan tihiin.
10Loading...
17
Gaadhi Ambulance ๐Ÿš‘ ah ayaa waxa xaga dambe kaga qornaa ูƒูŠู ุชู‚ุงุจู„ ุฑุจูƒ ูˆุฃู†ุช ู„ุง ุชุตู„ูŠุŒ Sideed rabigaa ku hor istaageysaa Hadhow adiga oo aan tukan Xadiis saxiixa ayaa ahaa *"Hadii ay salaadaadu hagaagto camal kaaga kale oo dhan wey hagaagayaan". Hadda jaanis ayaad heysataa wakhtigaaga ka faa'ideyso Tuko intaan lagugu Tukan.
2 1604Loading...
18
๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด KULMIS ๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด Linkigan hooseย  waxa ku jira 98 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasooย  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1 Part one. ๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/LtjKPtfpKp4xZTM0
20Loading...
19
* Hadduu geed engego xaabadaa laga idlaystaaye * Mid yar oo iniintiisa ahbaa soo awaal baxa e * Isagaa anfaaciga hadhkiyo oodda kaafiya e * Dadkana odaygu goortuu ka baxo iyo islaantiisu * Ubadkooda hadhabaa tabcoo aayatiin hela e * Markii Aadam iyo Xaawa iyo keynta la abuuray * Sidaasay arwaaxdiyo dhirtuba ku isiraayeene * Umaddaan shabaabkeedu hanan waa ayaan xuma e * Inamiyo hablahaba waxaad tihiin aarankii kacaye * Itaal gabe dadkiinii hore waydin aragtaane * Idinkaa amaanada xilkii eeggan qaabilaye * Iskaa wax u qabsada noloshu waa udub dhexaadkiiye * Israafkiyo fadhigu waa waxaad ku anbanaysaane * Axmaqnimo wakhtiga kaaga tagay oohin kugu reebye * Ayaantii ku dhaaftaana waa waxaan la eegayne * Axadkii kaslaan ahi sabool abidkii weeyaane Alleh ha u naxariisto abwankii tiriyey gabaygan wuxuu inooga tahay xikmado cajiiba io meertada nolosha mar dhinacay marayso laga soo bilaabo nabiย  aadan cs ilaa maanta โ—๏ธ Maxaad ka baratay gabaygan โ“
2 8217Loading...
20
Dhalinyaro guushu waa sida adigoo soo galay keyn madoow ,taasoo aan leheyn wax wado ah oo la qaado . Haddii ay Keyntaas ay ahaato wado ama dariiq ,waa jid uu Qof kale jeexday . Haddii aad raacdidna Qof kale wadadiis ,waligaa ogaan meysid Awood aad leedahay . Waxaa lagaa rabaa inaad jeexdid wado cusub ,oo ay ummadaadu ku guuleystaan . Ha raacin oo haku dayan wax ay sameeyeeen dadkii hore ,wax ka baro ka dib ka wanaagsanoow . @mrxoosh
2 2323Loading...
21
- ๏ดฟูˆูŽูƒูŽุฐูŽูฐู„ููƒูŽ ุฌูŽุนูŽู„ู’ู†ูŽุงูƒูู…ู’ ุฃูู…ู‘ูŽุฉู‹ ูˆูŽุณูŽุทู‹ุง๏ดพ . - ุณูˆุฑุฉ: ุงู„ุจู‚ุฑุฉ .
2 2300Loading...
22
Hadii aad kabtan u aragtay sibidhi iyo akhtar jabis khafiifa ah maskaxdaada qaybta bidix ayaa ka wayn qaybta midig , waxaanad tahay qof xikmad leh . Hadii aad basali Ama pink iyo cadaan aragto maskaxdaada qaybta midig ayaa ka wayn qaybta bidix waxaana la sheegaa inay dadkaasi khayaali ku nool.
2 7332Loading...
23
#pysology test Kabtan 2 midab bay ka koobantahy laakiin dadku waxay u arki doonaan 4 midab oo kala duwan oo waliba labo labo isku raacaya. Tusaale ma Waxaad aragtaa pink khafiifa iyo cadaan mise Waxaad aragtaa sibidhi iyo akhtar jabis. Nala wadaag waxa kuu muuqda si aan kuugu sheego aragtida ku duugan.
2 7513Loading...
24
Hadaad noqon waydo qofka ugu wanaagsan aduunka ha noqon qofka ugu xun!.
2 3521Loading...
25
Akhristow sheekaba sheekay keentaaye, sheekooyinka xishoodka Eebbe ka warrama waxaa ka mid ah qisada sheegaysa in haweenay ilmo la'aani ku dhacday ay maalin nebi Muuse u tagtay, ayna ka bariday in uu Alle ilmo u weydiiyo. Muuse wuxuu Alle ka tuugay in uu haweenaydaas ilmo siiyo, laakiin Eebbe Muuse wuxuu u sheegay in haweenaydu tahay dadka qaybtooda aan ilmaha loo qorin ee ma dhalayska ah. Waa danbe, Muuse wuxuu arkay haweenaydii oo wiil yar koolkoolinaysa, oo hadba dhaban ka dhunkanaysa. Muuse haweenaydii wuxuu weydiiyey cidda ilmaha dhashay, waxayna u sheegtay in iyadu ay dhashay. Muuse oo shakiyey baa Eebbe weydiin kula noqday, oo wuxuu yiri: Eebbow see wax u jiraan sow adigii horay iigu sheegay in haweenaydaan aan ilmo loo qorin, mise haweenaydu been bay ii sheegtay oo wiilka iyadu ma aysan dhalin? Eebbe Muuse wuxuu ku yiri: " Muusow sacabbada ayay ii hoorsatay, mar kasta oo aan ku iraahdo: Ma dhalays baad tahayna waxay iigu jawaabtay adiguna Raxmaan baad tahay, markaas baan ka xishooday in aan faro marnaan ku diro. Muusow adigu cid baahan oo wax aad awooddo ku weydiisatay ma qadin lahayd?
2 5712Loading...
26
Sheeko . Xayawaanka Yeyda ah ayaa jeclaatay in ay Caruurteyda ay Barto Casharo ku saabsan nolosha ,maadaama ay yar yar yihiin . Yeydiii ayaa ciyaalkeyda tustay Lax waxa ayna ku Tiri "Kuwaani Aad beey u macaan yihiin " Hadana waxa ay tustay Ari jirihii ,waxa ayna ku tiri "Kani ushiisa weey xannuun badan tahay iska jira oo taxadar u lahaada ". Hadana waxa ay caruurtii arkeyn Eey Laxaha ilaalinaya waxa ayna hooyadood ku dhaheyn "Kani anaga ayuu noo eg yahay hooyo ". Yeydiii ayaa ku tiri "Marka aad aragtid ,la carar naftaada ,ogaada waxa na dhaawaca badanaa maaha kuwo naga duwan ee waa kuwa noo eg anaga lakiin aan naga midka eheyn ! Dhalinyaro Ani ahaan ,dhimashada waxa kasii xun waa khiyaamada kaaga timaada kuwa aadka kuu dhow . Sidoo kale dhaawaca iyaga kaaga yimaada maaha mid bogsanaya ,waliba maaha mid aad kareysan kartid . Sheekadaas haddii aan damco inaan Nolosha ugu keeno tusaalooyin Waxaan ka baqi in saan u wado inaan la god galo lakiin idinka ayaan idin dhaafay . @mrxoosh
2 0813Loading...
27
๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด KULMIS ๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด Linkigan hooseย  waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasooย  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1 Part one. ๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/3IRlD2YV4aw2MmE0
831Loading...
28
Maalin maalmaha ka mid ah ayaa nin xigmad badan yimid magaalo . Ninkii wuxuu bilaabay in uu dadka siiyo Talooyin anfacaya oo u horseeda guul iyo badhaadhe . Lakiin Dadka magaaladaaas ku nool waxa ay ahaayeen dad mar walba ku jeesjeesa oo hadal kasta uu yiraahdo qaloociya oo si khaldan ka dhiga . Wiil dhalinyarl ah ayaa arkay isaga oo niyad jabsan . Wuxuu weeydiiyey "maxeey tahay sababta dadku ay si khaldan kugu fahmayaan adigaย  oo si fiican ugula taliyey ". Wiilkii yarka ah wuxuu usoo kaxeeyeyย  il biyo ah, oo ay ka soo burqanayaan biyo saafi ah. Wuxuu wiilkii ku yidhi: Halkaani waxa ku jiraย  biyo nadiif ah, haddii aad ku riddo baaldi nadiifa waxay ahaanayaan nadiif , laakiin haddii aad ku shubto baaldi wasakhaysan, biyahani way wasakhoobayaan wasakhdooda. sidaas si la mid ah, ficiladeenu iyo hadalladeennu way fiicnaan karaan, laakiin haddii ay maqlaan ama qaataanย  dadka gudaha kaย  wasakhaysan, waxay ku wasakhayn doonaan nijaastooda gudaha ugu jirta . (Fiiro gaar ah immisa hadal oo wanaag ula jeeday oo ay dad Halkaan ku jira si xun u qaateen ) @mrxoosh
2 5332Loading...
29
Iga hooya talo yar๐Ÿ˜Š Dhamaanteen hami baynu nolosha aduunka iyo ta aakhiroba ka leenahay Oo aakhro habigaynu ka leenahay waxa weeye inaynu jano galno oo u shaqaysano. Aduunka intaad joogntana hami baad ka leedahay oo guulo badan baad rajayanaysaa qof waliba markaad dhahdo maxaa jeceshaya inaad ahaato ama noqoto badankeenu waxaynu ku jawaabnaa waxaas Baan rabaa inaan maalin uun noqdo ama sameeyo hadana inagoo wixii u marin wadadii ku gaadhsiinaysey baynu afka iyo niyada uun ku haysaa waxaas maalin uun gaadhayaa ama samaynayaa cudurka u wayna waa dib u dhigashada hadalkana waxaan idiinku soo qaatay waxa weeye maanta waxaa ii rumootay mid ka mid riyooyinkayga yar yar alx qof walibana waxaan leeyahay dedaal waad gaashiye ๐Ÿ‘ Xirfad ha la Barto Hana lagu shaqaysto yadaa ku anfacaysaโœ… Dumarow idinku xifadihiinu way ka badan yihiin kuwa ragu u baxayaan ee banaanka ka raadinayaa idinkoo gurigiina jooga wax badan qabsan kartaa xirfadaha lagu shaqaysto way badan yihiin ee u gala meelaha laga helo barashadooda ๐Ÿ‘ Hadaad dumartahay luuqa igala soo hadal waxaan kuu hayaa jaanis aan xirfad online kugu bari karo ๐Ÿซต @AASIYA_CASAYR
2 4841Loading...
30
Dhamaan way jecelyihiin guusha balse mid jecel kuma jiro wadada loo Maro guusha taasoo ah "Guul darrada". Hadii aad guuldaraysato ha niyad jabin , ha is daldalin, ha is gubin, jar iyo meel baas hayska tuurin, cuqdad Hays galinin, dadka haka Dhex bixin, ha tahriibin -----! Ee Waxaad samaysaa dadaal oo sii xooji hawshaadii markaas waad guulaysan .
2 1051Loading...
31
Guushu kun aabo ayay leedahay , Balse Guul daradu waa agoon.!!
2 3253Loading...
32
Waxa guusha la idhaa Dhib baynu u marnaa oo aad baynu ugu daalnaa laakiin guusha Aakhiro iyo aduunba marka laysku soo duuduubo waa (24434). Ma fahantay?
2 4782Loading...
33
In la fakero aad beey u adagtahay ,Taasina waa sababta ay Dad Yar oo Dhif ah ay mufakariin yihiin .
2 5601Loading...
34
Alla maxaa ka nasiib wacan xukaamta inoo Talisa maanta ,sababtoo ah Dadka ay u Taliyaa maaha dad fakera iyaga un baa waxeey rabaa iska sameysta . Intuu kumanaan qof Dilo ama kumanaan malyan leexsado marka uu Dalka Yimaado dhalinyaro iyo Hooyooyin qoraxda loo safi oo ay sacabo Tumayaan . @mrxoosh
2 4672Loading...
35
Media files
2 3870Loading...
#Qiso Waxaa jirtay inan (Gabar) muslimad ah laakiin salaada ayaa aad ugu cuslayd oo may tukan jirin , habeen habeenada kamid ah ayay ku riyootay In ay dhimanayso dhawaan oo Ajasheedii soo dhawdahay kadib waalidkeed iyo asxaabteedii ayay la wadaagtay waxay ku idhaahdeen Waa riyo uun ee waxba hadaba galin . Maalmo kadib ayay sidii si lamid ah ku riyootay isla riyadii Qoyskeedii markay la wadaagtay jawaabtii jawaab lamid ah ayay siiyeen Waxay saa Ahaataba habeen kale ayay ku riyootay in Hal todobaad(week) u hadhay oo ay dhimanayso warwar iyo walaac mid toona kumay haynba nolosheeda ayay iska wadatay , markii la gaadhay maalintii ay ku riyootay Iyadoo joogta goobteedii waxbarasho ayuu madaxu yar xanuunay gurigii ayay toos u tagtay oo ay yar jiifsatay wakhti yar kadib waa mayd Way ka baxday ooy dhimatay . Qoyskii iyo asxaabtii aad bay uga xumaadeen sida ay ugu dhiiri galin jireen inay riyo malaawaal ah tahay uun, markii la geeyay godkii xabaasha waxaa laga saari kar waayay masas Badan oo diyaar u ah inay cunaan. Alaah bal Ila eega imisa fursadood ayaa la siiyay si ay u tawbad keento ,imisa jeer baa riyo wax loogu sheegay si ay isku garato ooy u fahanto halka laga haysto . Allow Geeridayada iyo gafkayaga ha kulmin .
Mostrar todo...
๐Ÿ‘ 3
Akhri ,akhri ,waligaa wax akhriska ha joojin ,xitaa haddii aad awoodi weeydid inaad wax akhriso Qor ๐Ÿ—’๐Ÿ–Œ๐Ÿ“–๐Ÿ“š. @mrxoosh
Mostrar todo...
๐Ÿ‘ 11
#xikmada maanta Noloshu haday ku tusto kun xumaan Adiguna hal wanaag uun tus.
Mostrar todo...
๐Ÿ‘ 10โค 5
Photo unavailableShow in Telegram
๐Ÿ’Š FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka . ๐Ÿ’ŠBaro dawooyinka oo naftaada ku dawee. ๐Ÿ’ŠBaro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Mostrar todo...
๐Ÿ‘ 2
๐Ÿ’žโžฐkulmis one Community ++      โ™จ๏ธโ™จ๏ธ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”๐Ÿ”บโ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” 16k+ ๐Ÿ“šQURANKA IYO SAYNISKA ๐Ÿ“™ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„ 15k+ ๐Ÿ“˜FAALLO JACAYL ๐Ÿ“’ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„ 14k+ โš™๏ธErayo jacayl ๐Ÿ’ญ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k+ โœจcilmi nafsi๐Ÿ—ฃ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 12k+ ๐Ÿ“˜ibrahin geedi๐Ÿ“— โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 11k+ ๐ŸŒธ Hoyga sheekooyinka๐ŸŒท โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 11k+ ๐Ÿชดxikmad badan ๐Ÿ€ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 10k+ โš™๏ธSu'aalo diini ah ๐Ÿ’ญ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 10k+ ๐ŸŒŸ Baro xadiiskan ๐Ÿ”† โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 9k+ ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿญ Furaha nolosha ๐Ÿ‘ฅ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 9k+ ๐Ÿง  Hoyga xikmadaha & sugaant๐Ÿ‘… โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 9k+ ๐Ÿ‘คwadooyinka guusha ๐Ÿซ‚ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 8k+ ๐Ÿชข Aqoonta kaa maqan๐Ÿ‘” โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 8k+ โ›บ๏ธ Hoyga farxadda โค๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 8k+ ๐Ÿชข philosophy(falsafadda)๐Ÿ‘” โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 7k+ โžฐFaafinta khayrka ๐Ÿชœ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 7k+ ๐ŸŒฑmadxafka taariiqda๐Ÿชด โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 7k+ ๐Ÿงš Xikmadaha nolosha ๐Ÿคณ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6.5k+ ๐Ÿ’น Xigmadleโ‡๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6.5k+ ๐Ÿˆณwax kabaro siiradi nabiga ๐Ÿšน โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6.5k+ โ™จ๏ธ Al furqan online academy๐Ÿ’ข โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6.5k+ ๐Ÿ”ด wehel caashaq๐ŸŸข โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6.5k+โ™’๏ธ Dhabar adayg โ™‰๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6k+๐Ÿง• Aqoon kordhiye ๐Ÿ—ฃ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6k+ ๐Ÿงฉ Dunida dahsoon๐Ÿช โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6k+ ๐Ÿ‘ฉ maktabadda buugta ๐Ÿง• โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6k+ ๐Ÿ’ฌ sooyaalka nolosha ๐Ÿ—ฏ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 6k+ ๐Ÿชค Dacwah channel โš–๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5.5k+๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ mohamed khaled๐Ÿ’š โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5.5k+ ๐Ÿ“’ Aqoon raadis ๐Ÿ‘€ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5.5k+ ๐Ÿ‡Dhambaal ๐ŸŒฌ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5.5k+โœ๏ธ xigmadda maanta ๐Ÿ–Œ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5k+ ๐ŸŒŽ Rajada nolosha โšก๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5k+  ๐Ÿซง Hoyga akhriska ๐Ÿ’ซ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5k+  ๐Ÿซง maskax kaab ๐Ÿ’ซ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„ 5k+  ๐Ÿซง Dhiirigaliye soomaali ๐Ÿ’ซ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 5k+  ๐Ÿซง Elmi daadihiye ๐Ÿ’ซ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ ๐Ÿ’žโžฐ Kulmis publisher center๐Ÿ’žโžฐ ๐Ÿ’ซFursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali๐Ÿ‘‡ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Mostrar todo...
QURAANKA IYO SAYNISKA

Ma ogtahay in kanaalkan yahay kanaalka kaliya ee ka hadla xidhiidhka wayn ee ka dhexeeya sayniska iyo quraanka. Kuso biir kanaalkan. MAWDUUCYADA OO muuqaal ah waxaad kasoo daawan kartaa halkan.

https://www.facebook.com/profile.php?id=100086491036194

Podcast ma dhageysataa ?Anonymous voting
  • Haa
  • May
0 votes
01:28
Video unavailableShow in Telegram
โค 5๐Ÿ‘ 1๐Ÿ‘Ž 1
Maalgashi aad ku sameysid naftaada ,waa maalgashiga ugu waxtarka badan ee uu abid qof sameeyo . Kaliya ma hormarin doono naftaada ,sidoo kale wuxuu hormarin doonaa waxa yaabaha kugu hareereysan oo Dhan ๐Ÿ˜š @mrxoosh
Mostrar todo...
โค 13๐Ÿ‘ 1
Dowlada ma caawin karto Qof kasa oo inaga mid ah ,lakiin dhalinyaro qof kasta oo naga mid ah wuxuu caawin karaaa hal Qof . @mrxoosh
Mostrar todo...
๐Ÿ‘ 22โค 4