es
Feedback
Abdallah Journalist

Abdallah Journalist

Ir al canal en Telegram

Hel xogaha dunida daafeheeda ka dhacaya adigoo isticmaalaya aaladan Telegram.

Mostrar más
3 079
Suscriptores
Sin datos24 horas
-97 días
-3530 días
Archivo de publicaciones
Ha isku dayin in ereyadaan aad ku dhawaaqdo markii aad ku hadleyso luqada English-ka hadii kale waad fashilmi doontaa 😳👇🏻 DAAWO 👈🏻

Macquul ma tahay inaad sheegto waxa cagsiga ku ah ereyadaan English-ka ah 👇🏻 RIIX HALKAN

Dhalinyarada jecel muuqaalada waxtarka leh kusoo biiristooda halkan waa u muhiim 👇 https://www.tiktok.com/t/ZTNY89Mwx/

3 Talo hadii aad tahay qof barta luqada English-ka, waa talooyin wax ku ool ah iney ku anfacaan ayaana rajeynayaa Insha-Allah 👇🏻 Riix Halkan

Waxaan idiin leenahay dhamaantiin Ciid Wanaagsan. Ciidaan ciideeda Alle bash bash iyo barwaaqo ha inagu gaarsiiyo.
Waxaan idiin leenahay dhamaantiin Ciid Wanaagsan. Ciidaan ciideeda Alle bash bash iyo barwaaqo ha inagu gaarsiiyo.

Kani waa mid kamid ah janalada YouTube aan ugu jeclahay markii la joogo barashada luqada Englishka. Daawo muuqalkan iskuna da
Kani waa mid kamid ah janalada YouTube aan ugu jeclahay markii la joogo barashada luqada Englishka. Daawo muuqalkan iskuna day inaad hormariso dhageysiga luqadaada ugu yaraan maalinki 30 mint xitaa 👇🏻 https://shrinkme.cc/dSu5dgXr

Choose the correct answer I like bread with ...... butter
Anonymous voting

Isku day inaad eryadaan ku qorato meel gaar ah kadibna aad ku turjumato luqadaada hooyo mahadsanid 🤝 🔖 #EnglishWithSirAbdal
Isku day inaad eryadaan ku qorato meel gaar ah kadibna aad ku turjumato luqadaada hooyo mahadsanid 🤝 🔖 #EnglishWithSirAbdallah

Baro qaar kamid ah alaabaha guriga waxa lagu dhoho luqada Engilish-ka 📒✏️ #EnglishWithSirAbdallah
Baro qaar kamid ah alaabaha guriga waxa lagu dhoho luqada Engilish-ka 📒✏️ #EnglishWithSirAbdallah

Hadii luqadaada intaas aad ka dhisto wax walba waa Masha-Allah ee ku dadaal sidaas intaas ku hormarin lahayad walaal 🤝📒✏️
Hadii luqadaada intaas aad ka dhisto wax walba waa Masha-Allah ee ku dadaal sidaas intaas ku hormarin lahayad walaal 🤝📒✏️

photo content

Waan dareemayaa muddo sanado ah ayaad la rafaadeysaa barashada luqada English-ka laakin English With Sir Abdallah qaab cajiib
Waan dareemayaa muddo sanado ah ayaad la rafaadeysaa barashada luqada English-ka laakin English With Sir Abdallah qaab cajiib ah ayuu run ahaanti kuu barayaa luqada waliba hab fudud oo aadan ku caajisi doonin Insha-Allah. ✔️ Wax walba waa Free. ✔️ Fahankana waa mid aad ku riyaaqi doonto. Waakan janalka ee Join dheh cid kaa xigto malahan aqoonta saaxiib dhis naftaada👇🏻📒 https://t.me/sirabdallah

Intaan oo nuuc oo Coffe ah ayaa jirta meel ku qoro Insha-Allah ✏️ #EnglishWithSirAbdallah
Intaan oo nuuc oo Coffe ah ayaa jirta meel ku qoro Insha-Allah ✏️ #EnglishWithSirAbdallah

Ku baro English-ka qaab sawir ahaan. Isku day inaad ku turjumato luqadaada hooyo kadibna aad meel ku qorato. #EnglishWithSirA
Ku baro English-ka qaab sawir ahaan. Isku day inaad ku turjumato luqadaada hooyo kadibna aad meel ku qorato. #EnglishWithSirAbdallah

Kuwan waa qaar kamid ah erayo English ah oo lasoo gaabiyey iyagoo dhameystirana ay ku hor qoranyihiin, waxaa macquul ah inaad
Kuwan waa qaar kamid ah erayo English ah oo lasoo gaabiyey iyagoo dhameystirana ay ku hor qoranyihiin, waxaa macquul ah inaad meela badan ku aragtay hada ka faa'ideyso Insha-Allah. #EnglishWithSirAbdallah.