️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan
Ir al canal en Telegram
Halkaan waa Telegramka ️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan
Mostrar másEl país no está especificadoLa categoría no está especificada
261
Suscriptores
+124 horas
+157 días
+2030 días
Archivo de publicaciones
Maanta waa maalin Khamiis ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 11-12-1447 oo waafaqsan 28-05-2026, warka Barqanimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdinaasir.
Barnaamijka Tartanka Cunto Karinta Dhaqanka Soomaaliyeed- 01.mp355.43 MB
Dhageyso: Barnaamijka Tartanka Cunto Karinta Dhaqanka Soomaaliyeed 01
Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa Barnaamijka Tartanka Cunto Karinta Dhaqanka Soomaaliyeed, kaas oo qeyb ka ah barnaamijyada aan idin kugu talagalnay munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed.
Barnaamijkaan oo ay si wadajir ah usoo qaban qaabiyeen Wilaayada Islaamiga ah ee Sh/hoose iyo Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan, ayaa waxa uu dhiirra-galinayaa xirfadda cunto kariska, hal-abuurka haweenka iyo sidoo kale kafaa’iideysiga quutka uu hodanka ku yahay dalkeenna.
Gebidhacleynta Xasan Sheekh ee ku aaddan mowqifkiisa Yahuudda.
Sidee Beey Muslimiinta Caalamku Maanta u Ciideen ?[WARBIXIN]
Sida Looga Ciiday Deegaanada Wilaayada Islaamiga ee Shabeellada Dhexe.
Sidee Looga Ciiday Magaalada Saakow ee Gobalka Jubbada Dhexe.
Sida Looga Ciiday magaalada Jilib, Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbada/dhexe.
Sida Looga Ciiday Magaalada Kuunyo Barow ee Wilaayada Shabeellada Hoose.
+5
Magaalada Kamsuuma ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa Maanta Looga Ciiday Si Wanaagsan.
Repost from N/a
+9
Sidee Looga Ciiday Maanta Magaalada Jowle ee Gobalka Mudug.
+8
Halkaan Ka Daawo Sida Looga Ciiday Magaalada Saakow ee Gobalka Jubbada Dhexe.
+9
Halkaan Ka Daawo Sida Looga Ciiday Magaalada Saakow ee Gobalka Jubbada Dhexe.
+3
Sidee Looga Ciiday Maanta Magaalada Ceel Ansaar ee Gobalka Bakool.
+2
Sidee Looga Ciiday Maanta Magaalada Ufurow ee Gobalka Baay.
¡Ya disponible! Investigación de Telegram 2025 — los principales insights del año 
