2 714
Subscribers
No data24 hours
+987 days
+31530 days
Posts Archive
2 714
10-ka qof ee ugu horreeya ee talo isoo waydiisa, waan siinayaa haddii arrintaasi ay tahay wax aan khibrad u leeyahay.
10 qof kaliya
2 714
+4
Hambalyo Dhammaan! πβοΈ
βHambalyo ayan u diraynaa dhammaan dhallinyarada ku soo baxday liiska Trainee A/C Maintenance & Engineering! Waxaan idiin rejaynaynaa guul iyo horumar, imtaxankana allaha idin fudaydiyo insha allah.
2 714
π’ FURSAD SHAQO BANNAN β JIGJIGA
Hayβadda EngenderHealth waxay qaadanaysaa Regional Team Leader.
π Goobta: Jigjiga, Somali Region
π Waxbarashada: Medicine ama Public Health (BSc/MPH ama ka sarreeya)
πΌ Khibradda: 6+ sano (Degree) ama 4+ sano (Masterβs) oo ku saabsan maamulka barnaamijyada SRH/GBV.
π£οΈ Luuqadaha: English iyo Somali
π
Deadline: October 18, 2026
βΉοΈ Fiiro gaar ah: Khibrad maamul iyo isku-duwid mashruucyo ayaa loo baahan yahay. Dumarka waxaa si gaar ah loogu dhiirrigelinayaa inay codsadaan.
π Linkiga codsiga:
https://www.engenderhealth.org/about/work-with-us/careers
2 714
Fursadii ethiotelecom markan sifcn ubaadhay wax lahubo way noqon wayday, waayo goobta saxdi kuma xusna warbixinta.
2 714
Ethio telecom ayaan arkay fursado ka banaan xogtaasan soo xaqiijin wan idinla soo wadaagi, iyo boosas macalinimo ah oo jigjiga kuwasna iyaguna dabkay inoo saaranyihin. Diyaar noqda idinkuna.
Insha'Allah
2 714
π’FURSAD SHAQO BANNAN β JIGJIGA
Elite Electronics waxay u baahan yihiin qof Mobile & Laptop Maintenance Technician ah.
π§ Shaqada: Dayactirka Mobile & Laptop-ka
β° Waqtiga:
β’ 8:00 AM β 12:30 PM
β’ 2:00 PM β 8:00 PM
π° Mushahar: Waa heshiis.
β
Shuruud: Khibrad shaqo.
π Goobta: Dabaqa cusub ee Almahdi, xaga laga raaco bajaajyada Qumadaha, Jigjiga.
π La xiriir: 0915437853
2 714
Boos waxa banaan Mobile iyo laptop maintenance, qofkii xirfadaa leh ha diyaar garoobo waxyar kadib ayaan xogtoo dhamaystiran idin soo dhigi insha allah.
2 714
Naftaada maal gali
Mararka qaar lacagta aad haysato waxaad ku bixin kartaa wax maanta ku farxad gelin kara, laakiin isku day inaad naftaada ku maalgeliso.
Sida inad xirfad barato, koorso qaadato, buug iibsato, English-kaaga kor uqaado, ama wax kale oo mustaqbalka kaa caawin kara baro.
Wax walba oo aad maanta barato khasaaro ma aha. Maalin baa laga yaabaa inaad ku shaqaysato.
Naftaada ha iloobin.
2 714
π’ FURSAD SHAQO BANNAN β KELAFO
SOS Childrenβs Villages waxay raadinaysaa Consultant/Consultancy Team.
π Kelafo / Gode
πΌ Consultancy
π MA/MSc β Economics, Sociology, Development Studies, Agricultural Economics ama field la xiriira
π 5β7 sano khibrad evaluation/research ah
π
Deadline: Oct 16, 2026
π§
https://ethiojobs.net/job/skLbYbXsZw-tor-for-conducting-kelafo-fcs-project-most-significant-change-terminal-evaluation-under-gode-location-programme
2 714
Booskan dhalinyarbadan baa wacday waxn idinla socodsinaya in mulkiilaha meheradu uu hada dhalinyar short list uqaatay. ee booskan saasu ku xidhanyahy sidaa ula socda waxn sugnaaba waa war farxad leh maamulku inoosoo sheego insha allah.
2 714
π’ FURSAD SHAQO
β SITTI GENERAL HOSPITAL
Sitti General Hospital ee Biki, Sitti Zone, waxaa ka bannaan shaqooyin caafimaad:
π¨ββοΈ Senior Radiologist β 1 qof
π¨ββοΈ General Practitioner (GP) β 5 qof
π Goobta: Biki Town, Somali Region
π° GP: 19,464 Birr
π° Radiologist: Mushaharka waa laga wada xaajoon karaa.
π Waxa loo baahan yahay: CV, shahaadooyinka waxbarashada iyo xirfadda, iyo professional license.
π Nambarka: 0910002769
β
Xaqiijin: Hadda ayaan isbitaalka wacay si aan u hubiyo warqaddan, waxayna ii xaqiijiyeen in fursaddu tahay mid sax ah, boosaskuna wali bannaan yihiin.
Haddii aad shuruudaha buuxinayso, ha ka daahin inaad codsato.
2 714
π’ SHAQO JIGJIGA β
Waxaa loo baahan yahay rag kaliya oo ka shaqeeya Rental Suit / Suit kiro ah.
π Goobta: Qabale 05, agagaarka Qabalaha
β° Waqtiga: 2:00 PM β 9:00 PM
Shuruudaha:
β’ Qof yaqaan Classic Outfit
β’ Furfuran oo bulsho badan
β’ Soo-dhaweyn fiican
β’ Shaqada yaqaan
β’ Ilaaliya waqtiga iyo shaqada
π La xiriir: 0915883736
2 714
π’ FURSAD SHAQO β
JIGJIGA
Danish Refugee Council (DRC)
πΌ Finance & HR Officer
π Jigjiga
π€ 1 qof | Full-time
π
Deadline: 20 Oct 2026
Shuruudaha:
β’ 3+ sano khibrad Finance & HR
β’ π Bachelorβs Degree: Accounting, Business Administration, Human Resources ama wax la xiriira
β’ English fiican
β’ Excel & Microsoft Office
β’ Somali/Afaan Oromo waa faaβiido
π CV English ah (max 3 pages) + Cover Letter.
π Ka codso
https://ethiojobs.net/job/UsZYsplgHL-finance-hr-officer
2 714
Diwaangalinti waxbarashada bilaashka ahayd ee xirfadaha laxidhiidha computer ka way buuxsantay wayna xidhantay tiradii loo baahnaa waa lahelay.
Wad mahadsantihin
2 714
π’ FURSAD SHAQO
JUGJIGA
QUMADAHA
πΌ Shaqadu waa Raysle
Waxaa loo baahan yahay gabar shaqadan khibrad u leh oo hore uga soo shaqaysay.
π§Ή Madax-dhaqis & nadaafadda goobta
β° Full Day: 6:30 subaxnimo β 8:30 fiidnimo
π° Mushahar: 6,000 Birr
π Goobta: Qumadaha
π Xiriir: 0915144856
2 714
π’ fursad shaqo
Jigjiga β QUMADAHA
Waxaa loo baahan yahay gabdho shaqaale ah.
π° Mushahar: 5,500 Birr bishii
β° Waqtiga shaqada:
β’ 6:30 PM β 1:00 AM
β’ 3:00 PM β 8:00 PM
Shuruudaha:
β’ Inay taqaan samaynta cabitaannada sida Papaya, Avocado & Mango π₯π₯
β’ Nadaafadda meheradda
β’ Qof soo-dhawayn leh oo dadka si wanaagsan ula macaamili karta
β’ Waxaa mudnaan leh qof Qumadaha degan ama ku dhow.
π La xiriir: 0919085714
