en
Feedback
🪴𝗞𝗢𝗕𝗖𝗜_𝗠𝗔𝗦𝗞𝗔𝗫𝗗𝗔𝗔𝗗𝗔🧠📚

🪴𝗞𝗢𝗕𝗖𝗜_𝗠𝗔𝗦𝗞𝗔𝗫𝗗𝗔𝗔𝗗𝗔🧠📚

Open in Telegram

Kobci_Maskaxdaada🧠✨📚 waa channel diiradda saaraya horumarinta shaqsiyadeed, barashada, iyo farsamooyinka cusub ee kobcinta aqoonta iyo xirfadaha. Hadafkeenu waa inaan ku dhiirrigelino inaad gaarto awooddaada dhabta ah adiga oo kor u qaadaya garaadkaaga.

Show more
4 996
Subscribers
+724 hours
+257 days
+9730 days
Posts Archive
@somalilibrary -Ma sariirtay guursatay mise aniga.pdf1.81 KB

📕 Ma sariirtay guursatay mise aniga!? 📚 Waa galab casar ah, waxa cirka ku gadaaman daruuro ay falaadhaha cadceeddu ka soo d
📕 Ma sariirtay guursatay mise aniga!? 📚 Waa galab casar ah, waxa cirka ku gadaaman daruuro ay falaadhaha cadceeddu ka soo dhex dusayaan. Waxay isugu yimaadeen goob ka mid ah goobaha lagu ballamo. Ujeedada ay isugu yimaadeen waxay ahayd inay xaqiijiyaan himiladooda. ━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━ 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Ma sariirtay guursatay mise aniga?! 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Axmed Cali Diriye 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 0.1 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 12 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B2193 ━━━━| @somalilibrary |━━━━ ━━━━| @somalibooks | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀

Hadi adba aragtay qormadan MA aqano sbbta ad iiga xasdeyso love ❤️ like 👍 comment 💬 wdba aragte wxle iska sar Kuma dhipayse🙌

Nabigeenna Muxammad ﷺ wuxuu yiri: “Uma bannaana qof Muslim ah inuu ka xanaaqsanaado walaalkiis Muslimka ah in ka badan saddex
Nabigeenna Muxammad ﷺ wuxuu yiri: “Uma bannaana qof Muslim ah inuu ka xanaaqsanaado walaalkiis Muslimka ah in ka badan saddex maalmood.” 🤍 Haddii khilaaf idin dhex maro, ha u oggolaan xanaaqa inuu idin kala fogeeyo. Cafis, is-cafin iyo walaaltinimo ayaa ka kheyr badan colaad muddo dheer socota. Alle ha inaga dhigo kuwa is cafiya oo xiriirkooda wanaajiya. Aamiin. 🤲 📖 Saxiix al-Bukhaari 5727; Saxiix Muslim 2560 Kobci Maskaxdaada 🧠 | @kobci_maskaxdaada1 #KobciMaskaxdaada #Xadiis #NabiMuxammadﷺ #IsCafis #Walaaltinimo #Islam #Dhiirigelin

ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- @kobci_maskaxdaada1

🧠 Kobci Maskaxdaada Bulshadeennu mararka qaar waxay ina bartaa in mas’uuliyadaha qoyska lagu kala saaro “rag” iyo “dumar”. L
🧠 Kobci Maskaxdaada Bulshadeennu mararka qaar waxay ina bartaa in mas’uuliyadaha qoyska lagu kala saaro “rag” iyo “dumar”. Laakiin Islaamku wuxuu ina barayaa iskaashi, naxariis iyo in labada lamaane ay is garab istaagaan. 🤍 Gurigu ma aha masuuliyadda hal qof oo keliya waa meel ay labada qof ku wada dhisaan jacayl, ixtiraam iyo is-caawin. 🏡✨ Casharka: Ha ku noolaan waxa bulshadu kuu sheegto oo keliya; baro waxa saxda ah, kadibna ku dhaqmo. 📖☝️ #KobciMaskaxdaada #Islaam #Qoys #Nolosha #Wacyigelin #Aqoontaada #SomaliYouth

Sheeg imisa Xayawaan ayaa sawirkan kaaga muuqda.!? maxayse kala yihiin.!? Only genuine Can solve this question.🧠✍
Sheeg imisa Xayawaan ayaa sawirkan kaaga muuqda.!? maxayse kala yihiin.!? Only genuine Can solve this question.🧠✍

🌅 BISMILLAH 🤍 Maalin cusub, rajo cusub, fursado cusub. ✨ Wax kasta oo shalay kaa dhacay ha kuu noqdaan cashar, ee ha kuu no
🌅 BISMILLAH 🤍 Maalin cusub, rajo cusub, fursado cusub. ✨ Wax kasta oo shalay kaa dhacay ha kuu noqdaan cashar, ee ha kuu noqon sabab aad u quusato. Maanta ku bilow Bismillah, qalbigaagana ku xiro Allah. 🤲🏽 Tawakkul • Sabr • Ducada • Dadaal 🌿 Waxa kuu qoran wuu ku heli doonaa, ee qalbi deggan ku soco. 🤍 📌 Maalin wanaagsan dhammaantiin. #KobciMaskaxdaada #Tawakkul #Sabr #Rajo #Dhiirigelin #Bismillah

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌙 HA WALWALIN… ALLAAH WUU KUU DHOW YAHAY 🤍 ━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━ Mararka qaar waxaa
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌙 HA WALWALIN… ALLAAH WUU KUU DHOW YAHAY 🤍 ━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━ Mararka qaar waxaad dareemaysaa inaad kaligaa tahay ducadaaduna jawaab la’aan tahay. Laakiin xusuusnow: Allaah waligiis kama foga addoomihiisa. 🤲🏻 📖 Allaah wuxuu yiri: وَإِذَا سَأَلَكَ عِبَادِي عَنِّي فَإِنِّي قَرِيبٌ “Markay addoomadaydu wax kaa weydiiyaan Aniga, dhab ahaantii waan dhowahay.” 📌 Al-Baqarah: 186 Sidoo kale wuxuu yiri: وَنَحْنُ أَقْرَبُ إِلَيْهِ مِنْ حَبْلِ الْوَرِيدِ “Annaguna waxaan uga dhow nahay xididka qoortiisa.” 📌 Qaaf: 16 ✨ Marka qalbigaagu culus yahay — u laabo Allaah. 🤲🏻 Markaad murugaysan tahay — u sheeg Allaah. 🌧️ Markaad wax ka baqayso — ku kalsoonow Allaah. 🕊️ Waxa aan kuu qornayn kuma heli kartid, waxa laguu qorayna kaa lumi maayo. Tawakkul • Sabr • Duco 🤍 ━━━━━━━ 📚 Kobci Maskaxdaada ━━━━━━━ #KobciMaskaxdaada #Tawakkul #Sabr #Duco #IslamicReminder #Quran #Akhlaaq #Iimaan #Muslim #SomaliYouth #Dhiirigelin #AqoontaKobci

Qalbiga 🫀 Rasuulka Alle ﷺ wuxuu yiri: “Jirka waxaa ku jira xubin yar; haddii ay hagaagto jirka oo dhan wuu hagaagayaa, haddi
Qalbiga 🫀 Rasuulka Alle ﷺ wuxuu yiri: “Jirka waxaa ku jira xubin yar; haddii ay hagaagto jirka oo dhan wuu hagaagayaa, haddii ay xumaato jirka oo dhan wuu xumaanayaa. Xubintaas waa qalbiga.” Quruxda dhabta ahi ma aha muuqaalka oo keliya, ee waa qalbiga iyo waxa ku jira. Qalbi wanaagsan wuxuu dhalaa niyad, hadal iyo ficil wanaagsan; halka qalbi xun ay ka soo baxaan xaasidnimo, kibir iyo nacayb. Sidaas darteed, ha ku dadaalin oo keliya inaad dadka hortooda ku wanaagsanaato, balse ku dadaal inaad Alle SWT hortiisa ku wanaagsanaato, waayo Alle wuxuu ogyahay waxa qalbiga ku jira. Salamu Calaykum 🤍

ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- @kobci_maskaxdaada1

𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 📖 النجاح الحقيقي ليس أن تصبح ثريًّا أو تملك المال، وإنما النجاح الحقيقي أن تُرضي الله عنك. Guusha dhabta ahi ma
𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 📖 النجاح الحقيقي ليس أن تصبح ثريًّا أو تملك المال، وإنما النجاح الحقيقي أن تُرضي الله عنك. Guusha dhabta ahi ma aha inaad taajir noqoto ama maal badan yeelato, ee guusha dhabta ahi waa inaad Rabigaaga raalli geliso.

𝐄𝐞𝐛𝐞 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐲𝐢𝐫𝐢 ; "وَاتَّقُوا يَوْمًا تُرْجَعُونَ فِيهِ إِلَى اللَّهِ ۖ ثُمَّ تُوَفَّىٰ كُلُّ نَفْسٍ مَا كَسَ
𝐄𝐞𝐛𝐞 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐲𝐢𝐫𝐢 ; "وَاتَّقُوا يَوْمًا تُرْجَعُونَ فِيهِ إِلَى اللَّهِ ۖ ثُمَّ تُوَفَّىٰ كُلُّ نَفْسٍ مَا كَسَبَتْ وَهُمْ لَا يُظْلَمُونَ" Ka cabsada Maalin laydiin celin doono xagga Alle, dabadeedna naf kasta waxaa loo oofin doonaa wixii ay kasbatay, mana la dulmin doono. Aayadani waxay ina baraysaa in noloshan adduunku tahay meel loogu diyaargaroobo Aakhiro. Sidaas darteed qofku waa inuu badiyaa camalka wanaagsan, ka fogaadaa dembiyada, oo mar walba xusuustaa inuu Alle hortiisa laga xisaabin doono.

Mobile dhanka kale u gadi oo u qabso ʎɐʎıısɟǝǝן ı ɔɐɯɐɥp ǝןɐʞɹɐɯ ɐɐq ʎǝʇsʎɐʍɐɥp uɐɐʞɟob ɐɯ

𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎 🎓👏 Waxaan hambalyo u diraynaa ardaydii sanadkan ku baastay Imtixaanka Shahaadiga F4 ee Dowladda Soomaaliya
𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎 🎓👏 Waxaan hambalyo u diraynaa ardaydii sanadkan ku baastay Imtixaanka Shahaadiga F4 ee Dowladda Soomaaliya. Imtixaanka sanadkan waxaa galay 42,916 arday, waxaana ku baastay 40,037 arday, halka ay ku dhaceen 2,879 arday. Hambalyo gaar ah ayaa leeyahay dhammaan ardayda Channel-ka, ku jirta ee ku guuleystay imtixaanka!🎉

Repost from N/a
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶�
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @dhiiriye @Enjoy_boy1 @wadnojacayl @LAMAANe24h @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @udhawoow_allaah @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin @Jowharadi_qalbiga143 Admin - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z