مركز الإرشاد التعليمي
Open in Telegram
Irshaada; waa xarun ka shaqeysa horumarinta dacwadda iyo barashada culuumta shareecada ✨. Halkan nagala soco: https://t.me/https95I3E3y_zxjMmM0
Show more1 285
Subscribers
No data24 hours
+17 days
-1130 days
Posts Archive
Bishaaro🎉
Waxa bilaabantay is diiwaan gelinta *Dufacaddii 1aad* ee Dawrada Faraaidka Ee Cilmiga dhaxalka
( muddadu waa lix bilood.)
*Halkan iska diiwaan geli:*
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSfAgqjPC6xeVgyJMabCVx_sF0jGdY1xAY9FT2OGZx0b8a-9wg/viewform?usp=header
Kadib ku biir mareegtan: ( Duruusta la soo dhigayo)
👇
https://t.me/+07bxOWFzCw00ZjQ0
*Page Facebook*
https://www.facebook.com/profile.php?id=61573056466651
https://t.me/+_95I3E3y_zxjMmM0
Ku soo biir gurpkan waxa La soo dhigay casharo ku saab Saban kitaabka loo yaqaano Adaa dawa
Sii fafi idkamka ilahaya wllo qli
👇
https://chat.whatsapp.com/F2HmC6cCpPE2RaInXlMzmr
𝐁𝐈𝐒𝐇𝐀𝐀𝐑𝐎 𝐁𝐈𝐒𝐇𝐀𝐀𝐑𝐎
Waxa aan uGu bushaaraynaynaa bulshada jecel barashada 𝙌𝙪𝙧'𝙖𝙖𝙣𝙠𝙖 𝙄𝙮𝙤 𝙘𝙪𝙡𝙪𝙪𝙢𝙩𝙞𝙞𝙨𝙖 in maanta oo ay taariikhdu tahay 𝟬𝟯-𝗗𝘂𝗹𝗾𝗮𝗰𝗱𝗮𝗵-𝟭𝟰𝟰𝟲 / 𝟬𝟭-𝗠𝗮𝘆-𝟮𝟬𝟮𝟱 ay bilaabmayso 𝐝𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 Barnaamijka صناعة القــارئ Dufacaddii 1aad.
Si aad isku diwaangeliso raac Linkgan hoose:
https://forms.gle/sBU924NAp9nXFGRZ7
Diwaangelintu waxa ay xidhmeysaa :
𝟏𝟕-𝐃𝐔𝐥𝐪𝐚𝐜𝐝𝐚𝐡-𝟏𝟒𝟒𝟔 / 𝟏𝟓-𝐌𝐚𝐲-𝟐𝟎𝟐𝟓
https://t.me/Sinaeat_alqari_1
هذه خطوتكَ لتبدأ بالفعل بداياتكَ مع القرآن، أو لتواصل رحلتك التي قطَعتْهَا عنك مشاغل الدنيا مراتٍ عدّة
قريبًا، نفتح لكم باب التسجيلِ
Dhawaan waxaa soo socda Baraanamji muhiima ah oo ku saabsan cilmiga Quraanka kariimka ah o u qabanayo Al qaari sheekh cabdirashiid cali Suufi
Wixi war bixin ah halkan kala soco
https://t.me/Qsheekhcabdilaahicabdiraxmaan
Dhawaan filo
🔊 WARGALIN MUHIIM AH
Wxa La ogaysiinayaa Dhammaan Ardayda Barata Cilmiga Shareecada kana Faa’idaysta Xalaqaadka Cilmigaa In La Bilaabayo
Kitaabka magaciiso yahaye
كتاب *: الداء والدواء*
👤ustaad. C/Laahi c/raxamaan ibaraahim
🕍 machdka ibnu Baz -Burco
*Malinka* : Jimacaha salaada casar ka dibe
🕰 4:00 pm.
(( الدال على الخير كفاعله ))
"Qofka khayrka tusiya qof kale wuxuu la mid yahay sidii mid sameeyey".
(افتتاح) مجالس قراءة موطأ الإمام مالك مع شيخنا القاضي عثمان محمد إسماعيل حفظه الله، و(الختام) مع شيخنا الوالد عبد الكريم حسن حوش حفظه الله وجزاه عني خيرا..
Malinka beri ah waxa la bilaabe doonan kitaabka xadiisa ah
كتاب الموطأ الإمام مالك بن أنس
Waxa dhigi doonan Dr maxamed sh cabdikarima xasan xoosh
Kalamad furitaanka waxa kugu qoran
Sheekh cismaan isamciil
Kalakaua xidhitaanka waxa kugu qorana iyo ducada lugu soo xidhiyo kitaabka
Sheekh: c/kariima xasan xoosh
Malinka :salaasad
Tarakhiida : 1/ 4/ 2025
Sacadda. 7:00
Goobta : masjidka Al huda Burco
Warbixinta kitaabka Al muwada imaam malik - كتاب الموطأ الإمام مالك
ka dhageyso.linkga hoose
👎
https://www.facebook.com/share/v/1BpBrbGFyG/
Ardeyda joogta magalaad Burco ha ka,faaideysto kitaabka الموطأ مالك بن أنس waxa dhige doonan
DR maxamed sheekh cabdikariim xasana xoosh
Fiiro gaar ah : goor dhawo waxa idin soo dhigi doonan video faa fahin doonan qabka lo dhiganyo kitabaka inshllaha 😘
In sha Allah Sabtida 7 subaxnimo iyo Burco Habeenka Laylatul Qadriga weye .
#Qisas_Aldikir
Pagekan kala soco Baraanamji xiis badan
👎
https://www.facebook.com/61573056466651/videos/668692945714414/?mibextid=rS40aB7S9Ucbxw6v
Bisha ramadaan ka dibe waxa la furi dona saddex dawaro oo kala duwana inshllaha
marka halkan Isha ku hey
قريبًا.. إن شاء الله تعالى المستوى الأول من (الدورة الحديثية) عن بُعْدٍ
وأرجو الله أن يتقبل مني ومنكم.
قريبًا.. إن شاء الله تعالى المستوى الأول من (الدورة الحديثية) عن بُعْدٍ
وأرجو الله أن يتقبل مني ومنكم.
📖 فوائد قراءة الكتب
1- تحفيز الدماغ وتطوير ذكاء العقل لديك.
📚📚📚📚
2- زيادة المعرفة: بفضل قراءة الكتب واكتساب معارف جديدة تصبح مسلحاً لمواجهة الحياة بشكل أفضل.
📚📚📚📚
3- تنمية مخزون المصطلحات: عندما تقرأ الكتب ب لغة معينة يتكون عندك رصيد كبير في الكلمات وتطور طريقة التعبير لديك.
📚📚📚📚
4- الثقة في النفس: الناس الي تقرأ الكتب تكون عندهم قوة المعرفة فبالتالي يكونوا أكثر فراسه ومعرفة.
📚📚📚📚
5- حكمة التمييز: عندما تقرا الكثير من الكتب تعرف الفرق بين الخطأ والصواب، وفي أي موقف أو مشكلة تعرف تتصرف بحكمة وتأخذ القرار المناسب.
📚📚📚📚
6- تقوية الذاكرة
تقوية الذاكرة هي أحد فوائد القراءة البارزة، حيث عندما يتم قراءة كتاب ما، يتم تذكر بعض الأحداث التي ترتبط ببعضها، الأمر الذي يساعد في تقوية ذاكرتك.
📚📚📚📚
7- تعزيز مهارات التفكير: عندما تقرا كتاب تخدم المادة الي عطاك الله وفضلك بها على جميع المخلوقات وهي المادة الرمادية الي مكلفة بالتفكير
📚📚📚📚
