مركز الإرشاد التعليمي
Open in Telegram
Irshaada; waa xarun ka shaqeysa horumarinta dacwadda iyo barashada culuumta shareecada ✨. Halkan nagala soco: https://t.me/https95I3E3y_zxjMmM0
Show more1 285
Subscribers
No data24 hours
+17 days
-1130 days
Posts Archive
Maxadirdii oo Live ah Dr cumar abdilaahi cismaaan
👇
https://www.facebook.com/share/v/179aS432pq/
+2
Waa app casirya oo aad si fududo uga heleyso culuumta sharaceedda funuunteeda kala duwan 🥰
Halkan kala dag
https://play.google.com/store/apps/details?id=so.turaath.app
🔐Baraarujin:
Sida looga hortago in lagaa jabsado Telegramka|
https://t.me/https95I3E3y_zxjMmM0
برنامج زاد الطالب.
Waa barnaamij loogu talo galay in lagu barto Diinteena suuban; yadoo lagu dhigan doona duruus kala duwan, oo xul ah.
Sida
Fiqi ,
xadiis ,
Tafsiir
Adkaar
caqaiido
Sido.kale waxa la socda Baraanamjika muxaadirooyin & fataawaba .
• *Yaa loogu talo galay?*
Qof walba oo Soomaali ah.
• *Halkee lagala soconayaa?*
telegramkaba
*qof kasta Wakhti intee leeg ah baa maalinkii la dhiganayaa* ?
*
Darsi walba waa 30min ama kayar, maalinkiina qofku xilliga uu doono buu ka dhagaysanayaa.
*Muddo intee leeg buu soconaya?*
Waa 8 biloodo
Fiiro gaar ah
Ardeyda dhameysta wax aye heleysa shahaado mushaarko ah ...
*Halkan kaga biir mareegtan* 👇https://t.me/+2abOibDBgGlhOTBk
Insha Allah Bushaaro Wayn Baan Soowadna.
Halkan Isha ku hey
👇
https://t.me/https95I3E3y_zxjMmM0
Insha Allah Bushaaro Wayn Baan Soowadna.
Halkan Isha ku hey
👇
https://t.me/https95I3E3y_zxjMmM0
#Ogeysiis
Habeenka Jumcaha iyo muxaadiro muhiim ah..
🎙Waxa marti inoogu ah:
Sh cabdiqaadir cali maxamed
Ka soo qaybgal wacan..🌸
Wakhtiga: 9:00pm.
Goobta: Telegram👇.
Halkan kaga biir:
https://t.me/+N11e1GqN52syYmRk
Bishaaro🎉
Waxa bilaabantay is diiwaan gelinta *Dufacaddii 2aad* Dawradii luqada carabiga iyo aadaabta
( *muddadu* : sanad iyo hal bil )
*Halkan iska diiwaan geli:*
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdmX8l6qMFMZyW3ilMoz1cb2u0CxppgfWDdmZm9IatcWfVvvw/viewform?usp=header
Kadib ku biir mareegtan: ( Duruusta la soo dhigayo)
👇https://t.me/+3Nm7pwFJsvFkMTdk
*Page Facebook*
https://www.facebook.com/profile.php?id=61573056466651
#قريبًا..🎈
انطلاق #الدفعة_الثانى لـ لدورة اللغوي ..للدكتورعمر عبدالله.✨
#الدورة_ التأهلية لدراسات اللغة العربية ولادآب
#الدفعة_الثانى
https://t.me/+_95I3E3y_zxjMmM0
بشرى سارة لطلاب العلم
Iska diwaan gali linkiga
https://surveyheart.com/form/685c4c168fd49b23fe08115f
Linkiga telegramka ee dawrada
https://t.me/alxadiis11
💡#Wacyigalin
🚨Baraarujin muhiim ah:
Haddii farriintaas oo kale ama linkigaas laguu soo diro telegramka ha furin, haddii kale waa lagaa jabsanayaa.
Iska ilaali, xitaa haddii qof aad taqaano uu kuu soo diro.
https://t.me/+_95I3E3y_zxjMmM0
عيدكم مبارك ..💝🎉
تقبّل الله منّا ومنكم صالح الأعمال، وكُلُّ عامٍ وأنتم بخير.
