en
Feedback
QURAANKA πŸ₯ΉβœπŸ»

QURAANKA πŸ₯ΉβœπŸ»

Open in Telegram

β˜†β•β•β•β•β° π–π„π‹π‚πŽπŒπ„ π“πŽ 𝐓𝐇𝐄 π™πŽππ„ β±β•β•β•β•β˜† Channel kan waxyaabaha aad Ka helayso Waxaa kamida β˜† Su,aalo iyo Jawaabo β˜† Warbixinaha Caalamka β˜† Arimaha dhanka Technology β˜† Arimaha Dhanka Diinta β˜† Arimaha Dhanka Cafimaadka Maamulka✍🏻 @Namli8

Show more
9 787
Subscribers
-2724 hours
-1557 days
-54230 days
Posts Archive
XASUUSO πŸ‘πŸ» ALLAH KA CABSO, HADAADAN ADIGU ARKAYN ISAGAA KU ARKAAYA. ✍️ "Cabsida Alle waa furaha guusha adduun iyo aakhiraba
XASUUSO πŸ‘πŸ»
ALLAH KA CABSO, HADAADAN ADIGU ARKAYN ISAGAA KU ARKAAYA.
✍️ "Cabsida Alle waa furaha guusha adduun iyo aakhiraba. Walalkayow, xasuusnow in Alle kula joogo goor kasta." πŸš€ @FANBROJJ

Waa maxay magaca kale ee loo yaqaan 'Suuratul Faatixa'?
Anonymous voting

✨ AJARKAN KAN FAA,IDAYSO πŸ“– "Naxariis iyo nabadgelyo dushiisa ha ahaato Nebigeena Muxammad SCW." 🌹 ASXAABTA: Carrabkiina ku
✨ AJARKAN KAN FAA,IDAYSO πŸ“– "Naxariis iyo nabadgelyo dushiisa ha ahaato Nebigeena Muxammad SCW." 🌹 ASXAABTA: Carrabkiina ku qoya xuska Alle iyo saliga Nabiga (SCW) Sababtoo ah Halmar oo aad ku saliso Nabi muxamed adina Allah ayaa kugu salinaaYO 10 mar. Iska jooji shaqada hal daqiiqo oo ku salli Nabiga. πŸ’¬ NABIGA KU SALLI (SCW) πŸš€ @FANBROJJ

πŸ”΄ WAR CUSUB: Xuutiyiinta Yemen oo qabsaday dekad muhiim ah Xuutiyiintu waxay isku dayayaan inay la wareegaan dekedaha istira
πŸ”΄ WAR CUSUB: Xuutiyiinta Yemen oo qabsaday dekad muhiim ah Xuutiyiintu waxay isku dayayaan inay la wareegaan dekedaha istiraatiijiga ah ee ku yaalla Badda Cas, tallaabadaas oo kordhin karta gacan-ku-hayntooda ... πŸ‘‰ Halkan ka sii akhriso... πŸš€ @kala_iibsiga

πŸ”₯ WAR CUSUB: Maxaa adkeynaya in la jebiyo ammaanka Putin? Yaa hubiya cuntadiisa iyo biyihiisa? Vladimir Putin waxa uu talada
πŸ”₯ WAR CUSUB: Maxaa adkeynaya in la jebiyo ammaanka Putin? Yaa hubiya cuntadiisa iyo biyihiisa? Vladimir Putin waxa uu talada hayay tan iyo sannadkii 2000. Muddada uu xilka hayay ayaa ah tan ugu dheer marka laga reebo Joseph Stalin, marka loo eeg... πŸ‘‰ Halkan ka sii akhriso... πŸš€ @kala_iibsiga

Waa kuma laacibka dhaliyay goolkii lagu guuleystay Koobka Adduunka 2010?
Anonymous voting

πŸ”΄ WAR CUSUB: Maxay yihiin Xuutiyiinta Yemen, maxaase khilaaf ah oo kala dhexeeya Sacuudiga? Weerarrada Xuutiyiinta ee lagu q
πŸ”΄ WAR CUSUB: Maxay yihiin Xuutiyiinta Yemen, maxaase khilaaf ah oo kala dhexeeya Sacuudiga? Weerarrada Xuutiyiinta ee lagu qaaday magaalooyin iyo xarumaha tamarta ee Sacuudiga ayaa dhaawacay 73 qof, halka Sacuudigu uu kordhiyay duqeymaha uu k... πŸ‘‰ Halkan ka sii akhriso... πŸš€ @kala_iibsiga

✨ AJARKAN KAN FAA,IDAYSO πŸ“– "Naxariis iyo nabadgelyo dushiisa ha ahaato Nebigeena Muxammad SCW." 🌹 ASXAABTA: Carrabkiina ku
✨ AJARKAN KAN FAA,IDAYSO πŸ“– "Naxariis iyo nabadgelyo dushiisa ha ahaato Nebigeena Muxammad SCW." 🌹 ASXAABTA: Carrabkiina ku qoya xuska Alle iyo saliga Nabiga (SCW) Sababtoo ah Halmar oo aad ku saliso Nabi muxamed adina Allah ayaa kugu salinaaYO 10 mar. Iska jooji shaqada hal daqiiqo oo ku salli Nabiga. πŸ’¬ NABIGA KU SALLI (SCW) πŸš€ @FANBROJJ

Waa maxay dalka ugu weyn qaaradda Afrika dhul ahaan?
Anonymous voting

πŸ“’ WAR CUSUB: Maxaan ka ognahay dhacdadii naxdinta lahayd ee lagu dilay askari ka tirsanaa militariga Soomaaliya? Dhacdooyink
πŸ“’ WAR CUSUB: Maxaan ka ognahay dhacdadii naxdinta lahayd ee lagu dilay askari ka tirsanaa militariga Soomaaliya? Dhacdooyinka la xiriirra dadka loo dilo aanada qabiilka ayaa muddaba ka jirtay deegaannada Soomaalida, waxaase dadka aad uga nixiyay ayaa ah, erayada ... πŸ‘‰ Halkan ka sii akhriso... πŸš€ @kala_iibsiga

⚑️ WAR CUSUB: Maxay yihiin Xuutiyiinta Yemen, maxaase khilaaf ah oo kala dhexeeya Sacuudiga? Weerarrada Xuutiyiinta ee lagu q
⚑️ WAR CUSUB: Maxay yihiin Xuutiyiinta Yemen, maxaase khilaaf ah oo kala dhexeeya Sacuudiga? Weerarrada Xuutiyiinta ee lagu qaaday magaalooyin iyo xarumaha tamarta ee Sacuudiga ayaa dhaawacay 73 qof, halka Sacuudigu uu kordhiyay duqeymaha uu k... πŸ‘‰ Halkan ka sii akhriso... πŸš€ @kala_iibsiga

πŸ“’ WAR CUSUB: Xuutiyiinta Yemen oo qabsaday dekad muhiim ah Xuutiyiintu waxay isku dayayaan inay la wareegaan dekedaha istira
πŸ“’ WAR CUSUB: Xuutiyiinta Yemen oo qabsaday dekad muhiim ah Xuutiyiintu waxay isku dayayaan inay la wareegaan dekedaha istiraatiijiga ah ee ku yaalla Badda Cas, tallaabadaas oo kordhin karta gacan-ku-hayntooda ... πŸ‘‰ Halkan ka sii akhriso... πŸš€ @kala_iibsiga

XASUUSO πŸ‘πŸ» ALLAH KA CABSO, HADAADAN ADIGU ARKAYN ISAGAA KU ARKAAYA. ✍️ "Cabsida Alle waa furaha guusha adduun iyo aakhiraba
XASUUSO πŸ‘πŸ»
ALLAH KA CABSO, HADAADAN ADIGU ARKAYN ISAGAA KU ARKAAYA.
✍️ "Cabsida Alle waa furaha guusha adduun iyo aakhiraba. Walalkayow, xasuusnow in Alle kula joogo goor kasta." πŸš€ @FANBROJJ

Waa kuma saxaabigii ugu dambeeyey ee dhinta asxaabtii Nabiga?
Anonymous voting

✨ AJARKAN KAN FAA,IDAYSO πŸ“– "Naxariis iyo nabadgelyo dushiisa ha ahaato Nebigeena Muxammad SCW." 🌹 ASXAABTA: Carrabkiina ku
✨ AJARKAN KAN FAA,IDAYSO πŸ“– "Naxariis iyo nabadgelyo dushiisa ha ahaato Nebigeena Muxammad SCW." 🌹 ASXAABTA: Carrabkiina ku qoya xuska Alle iyo saliga Nabiga (SCW) Sababtoo ah Halmar oo aad ku saliso Nabi muxamed adina Allah ayaa kugu salinaaYO 10 mar. Iska jooji shaqada hal daqiiqo oo ku salli Nabiga. πŸ’¬ NABIGA KU SALLI (SCW) πŸš€ @FANBROJJ

πŸ”΄ WAR CUSUB: Gabadhii ugu horeysay oo Soomaali ah oo u tartameysa kursiga uu banneeyay raysal wasaarihii hore ee UK Sagal Ca
πŸ”΄ WAR CUSUB: Gabadhii ugu horeysay oo Soomaali ah oo u tartameysa kursiga uu banneeyay raysal wasaarihii hore ee UK Sagal Cabdiweli ayaa xisbiga shaqaalaha ugu tartami doonta Holborn iyo St Pancras 8-da bisha Octoobar.... πŸ‘‰ Halkan ka sii akhriso... πŸš€ @kala_iibsiga

πŸ”₯ WAR CUSUB: Shirkadda Apple oo soo saartay taleefoonkii ugu horeeyay ee la laabi karo; ogoow qiimahiisa iyo waxa u gaarka a
πŸ”₯ WAR CUSUB: Shirkadda Apple oo soo saartay taleefoonkii ugu horeeyay ee la laabi karo; ogoow qiimahiisa iyo waxa u gaarka ah Apple ayaa munaasabad ay qabatay ku soo bandhigtay isbeddelkii ugu weynaa ee naqshadda iPhone-ka muddo ku dhow 20 sano, iyadoo shirkaddu soo bandhigta... πŸ‘‰ Halkan ka sii akhriso... πŸš€ @kala_iibsiga

df03a182.mp30.37 KB

Waa kuwee kooxda loo yaqaan 'The Red Devils'?
Anonymous voting

πŸ”₯ WAR CUSUB: "Digniin ka timid Maxamed bin Zayed ka hor 7-dii Oktoobar" ayaa xiisad ka dhalisay Israa'iil; Netanyahu ayaa be
πŸ”₯ WAR CUSUB: "Digniin ka timid Maxamed bin Zayed ka hor 7-dii Oktoobar" ayaa xiisad ka dhalisay Israa'iil; Netanyahu ayaa beeniyay arrintaas Warbixin uu baahiyey wargeyska Haaretz ayaa Israel ka dhex dhalisay xiisad siyaasadeed iyo mid sirdoon, kaddib markii uu ku eedeeyey Ra'iisul Wasaare ... πŸ‘‰ Halkan ka sii akhriso... πŸš€ @kala_iibsiga