en
Feedback
⚠️Aqbaarul falastiin👋🌐🔥

⚠️Aqbaarul falastiin👋🌐🔥

Open in Telegram

Ka hel tabin toos ah aqbartii ugu danbeysay falastiin qaza iyo daanta galbeed oo kusaleysan xaqiiq💓👋

Show more
1 638
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-1830 days
Posts Archive
Waan awoodnaa inaan dib u dhisno anagoo aan ka tagin qaza." Falastiiniyiinta oo ku gacan saydhay Trump iyo Netanyahu oo dib u dhistay guryahoodii Gaza🇵🇸

Baabuurta Israa'iil ee ay qabsadeen al Qassam Oktoobar 7, 2023 ayaa wareegaya waddooyinka Gaza sannad iyo badh ka dib xasuuqii 🇵🇸🔻

+2
Ciidamada Qasaam kuwa ugu caansan ayaa maanta argagax ku haya gumeysiga Sahyuuniyadda kadib markii ay markii ugu horeysay eeysoo baxeen tiro aad u badan 🇵🇸🔻

Tani waa Qaza Halkan qoys walba waxa eey uleedahay xasuus, waxa meesha ka baxay deegaankii iyo nafaf badan, burburkana waxa u
Tani waa Qaza Halkan qoys walba waxa eey uleedahay xasuus, waxa meesha ka baxay deegaankii iyo nafaf badan, burburkana waxa uu marqaati ka yahay xasuuqii ay u gaysatay gumaysiga Sahyuuniyadda Gaza 🇵🇸

Yahuuda ayaan jabisay xabadjoojintii eey lagashay Ree qassa. Cunug ayaa ku dhintay kuwa kalana waa ay ku dhaawacmeen duqeyn ay Sahyuuniyadda u geysatay gaari rayid ah oo ku sugnaa galbeedka xerada Nuseyrat ee bartamaha marinka Gaza 🇵🇸

Argagaxisadan Sahyuuniyadda ah: Waxay u yimaadeen Qaza iyagoo gurmad ah kuna kufanaaya lugahooga iyo bootinta eey yaqaanaan laakiin waxaa helay mujaahid alqassam ah oo 2da lugoodba kajaray,waxayna ka baxeen iyagoo ah dad baahi gaar ah qaba birana ugu kusocda lugo ahaan.🔻

Degdeg Abuu Cubeyda: Iyadoo la raacayo qaab dhismeedka heshiiskii Daadka Al-Aqsa ee maxaabiista lagu kala beddelayo, guutooyinka Al-Qassam waxay go'aansadeen inay sii daayaan maxaabiista Sahyuuniyadda ee soo socota berri oo Sabti ah, Febraayo 1, 2025: 1- Ofer Calderon 2- Keith Schmuncel Segal 3- Yarden Bibaas .

Sweden ayaa shaacisay in Silwaan Mumika oo dhowr jeer gubay kitaabka Qur’aanka ugeeriyooday dhaawac kasoo gaaray toogasho ka
Sweden ayaa shaacisay in Silwaan Mumika oo dhowr jeer gubay kitaabka Qur’aanka ugeeriyooday dhaawac kasoo gaaray toogasho ka dhex dhacday guri dabaq ah oo ku yaalla duleedka magaalada Stockholm.

Abuu Cubeyda: Markii madaxdii ay shahiideen mujaahidiinteenu aad bay u bateen, waxaa sii kordhay dhiirranaantoodii dagaalka,
Abuu Cubeyda: Markii madaxdii ay shahiideen mujaahidiinteenu aad bay u bateen, waxaa sii kordhay dhiirranaantoodii dagaalka, waxaan u dagaalamaynaa caqiido, hoggaanka haduu shahiidana waxaa gadaashiisa badali doono kun taliye.🇵🇸🔻.

shahiid Marwaan Ciise “Abuu Al-Baraa”, ku-xigeenka madaxa guud ee guutooyinka Al-Qassam.
shahiid Marwaan Ciise “Abuu Al-Baraa”, ku-xigeenka madaxa guud ee guutooyinka Al-Qassam.

shahiid Ghazi Abu Tama’a “Abu Musa”, Taliyaha Hubka iyo Shaqaalaha Adeegga Dagaalka ee Guutooyinka Al-Qassam.
shahiid Ghazi Abu Tama’a “Abu Musa”, Taliyaha Hubka iyo Shaqaalaha Adeegga Dagaalka ee Guutooyinka Al-Qassam.

shahiid Raed Thabet “Abu Muxammad”, taliyaha waaxda shaqaalaha ee guutooyinka Al-Qassam.
shahiid Raed Thabet “Abu Muxammad”, taliyaha waaxda shaqaalaha ee guutooyinka Al-Qassam.

Alaha unaxariistee shahiid abuu khaalid Madaxii Ciidamada Al-Qassam, Muxammad Al-Deif,
Alaha unaxariistee shahiid abuu khaalid Madaxii Ciidamada Al-Qassam, Muxammad Al-Deif,

Deg Deg | Dhaqdhaqaaqa Xamaas: Waxaan ku baaqaynaa in loo tukado salaada janaazada nafafkii shuhadada, madaxdii waaweyneyd ee
Deg Deg | Dhaqdhaqaaqa Xamaas: Waxaan ku baaqaynaa in loo tukado salaada janaazada nafafkii shuhadada, madaxdii waaweyneyd ee wax iska caabinta, Taliye Muxamed Al-Deif iyo asxaabtiisa, berri salaadda Jimcaha ka dib Falastiin iyo dhammaan caalamka.

Sawirada hogaamiyihii weynaa ee shuhadada Muxamed Al-Deif, isagoo ku jira marxalado kala duwan.
Sawirada hogaamiyihii weynaa ee shuhadada Muxamed Al-Deif, isagoo ku jira marxalado kala duwan.

Guutada Al-Qassam ayaa ku dhawaaqday shahiidnimada Madaxii Ciidamada Al-Qassam, Muxammad Al-Deif, iyo tiro taliyayaal ah inti
Guutada Al-Qassam ayaa ku dhawaaqday shahiidnimada Madaxii Ciidamada Al-Qassam, Muxammad Al-Deif, iyo tiro taliyayaal ah intii lagu jiray dagaalkii "Daadka Al-Aqsa": - Marwaan Ciise (ku-xigeenka taliyaha guud ee Al-Qassam) - Ghazi Abu Tamaa (Taliyaha Hubka iyo Shaqaalaha Adeegyada Dagaalka) - Raed Thabet (Taliyaha gargaarka dagdaga) - Rafi Salama (Taliyaha Guutada Khan Yunis) - Axmed Al-Ghandour (Taliyaha Guutada Waqooyi) - Ayman Nofal (Taliyaha Guutada Dhexe)

Yaa Golani, oh Xabiib,duqeeyTel Aviv!” ayeey Ku heesayaan mudaaharaadayaal joogo magaalada Homs ee dalka Suuriya, intii lagu guda jiray socodkii lagu taageerayay Falastiin iyo Gaza.

Abuu Cubeyda: Kadib markii lagu dhawaaqay in heshiiska la gaaray ayaa ciidanka cadawgu waxa ay beegsadeen goob ay ku jirtay g
Abuu Cubeyda: Kadib markii lagu dhawaaqay in heshiiska la gaaray ayaa ciidanka cadawgu waxa ay beegsadeen goob ay ku jirtay gabadh maxbuus ah oo lasii deynlahaa wajigii hore ee heshiiskii la filayey. Gardaro kasta iyo duqayn kasta oo heerkan uu cadawgu sameeyo waxa ay xoriyada maxbuuska u rogi kartaa masiibo

Ben Gvir ayada yiri Haddii heshiiska la meel mariyo, waxaan dawladda uga tagi doonaa qalbi culus waxaana ka tagi boos aan ku
Ben Gvir ayada yiri Haddii heshiiska la meel mariyo, waxaan dawladda uga tagi doonaa qalbi culus waxaana ka tagi boos aan ku maalgeliyay dhammaan xooggeyga labadii sano ee la soo dhaafay.

Ra’iisul wasaaraha Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdul Rahman Al Thani ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay heshiiska xabbad-joojinta
Ra’iisul wasaaraha Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdul Rahman Al Thani ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay heshiiska xabbad-joojinta Qasa oo ay wadajir u gaareen Xamaas iyo Israa’iil iyadoo garwadeen eey noqdeen Qatar, Masar, iyo Mareykanka. dhaqangelinta heshiiska waxay billaabanaysaa maalinta Axadda ee ku beegan 19 Jannaayo, wuxuuna caddeeyay inay sii socdaan wadahadallada u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas ee ku saabsan dhaqangelinta heshiiska.