cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

امة الدعوة ummataldawah

اصلاح النفس هو المقصود الاول ( ومن جاهد فإنما يجاهد لنفسه ) @ummataldawah

Show more
Finland3 256The language is not specifiedReligion & Spirituality89 514
Advertising posts
628
Subscribers
-124 hours
-17 days
+1130 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Maanta waa maalintuu illahay weyne badbaadiyey nabi muuse iyo qowmkiisii uuna halaagey fircoon iyo ciidankiisii Markii fircoon ciidankiisu uu dhinac kaga soo baxay nabi muuse iyo qowmkiisa gadaalna badii ay ka xigto ayay dhaheen qowmkii nabi muuse maanta waa Nala hayaa mana badbadeyno , ayuu nabi muuse ku dhawaaqey Maya illaahay baa ila jira isagaana I hanuuniya Iimaanka qofka muslimka ah waa la intixaama kalsoonida alle baana lagu helaa badbaado ee dadow illahay tala saarta oo ku kalsoonaada.
Show all...
1
Fichier audio de A
Show all...
AUD-20240711-WA0071.m4a2.24 MB
Xaalad xun markaad ku jirto oo aad isku daydo inaad rajo beesho, xasuuso in ilaahay dadka uu jecel yahay imtixaano ,sabarkuna yahay ka ugu fiican xaaladaas.
Show all...
2👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
أنا كل الأشياء التي لا تعود . I am all things that do not return. "Waxan ahay waxkasta oo tagay dibna aan usoo laabanayn, waxkasta.
Show all...
"Wanaaga idilkii waa raali ahaansho, haddii aad awooddo noqo qof raalli ah. Haddii aadan awoodinne samir." ~Cumar binu Khadhaab. RC
Show all...
‏سُبْحَانَ اللَّهِ ، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ ‏وَلَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ ، وَاللَّهُ أَكْبَرُ ‏وَلَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ  إِلَّا بِاللَّهِ اللهمّ صلّ علىٰ سيّدنا محمّدٍ.
Show all...
Sanadka cusub ee Hijriga, Mid Khayreysan Allaha nooga dhigo اللهم امين عام هجري جديد  ♥ "Happy Islamic New Year!" 1446 H🌙
Show all...
5
Sikasta oo nolosha aduunku kuugu macaanaato ogow inaytahay mid dhamaanaysa, lagana dhimanaayo. Lkn Nolosha Aakhiro waa mid aan dhamaanayn, lagadhimanayn. . *("ياقوم إِنَّمَا هَٰذِهِ الْحَيَاةُ الدُّنْيَا مَتَاعٌ وَإِنَّ الْآخِرَةَ هِيَ دَارُ الْقَرَارِ*") . Aakhiro ayaa ah guriga rasmiga ah ee raaxo iyo barwaaqo taalo. 👇👇👇👇👇
Show all...
👍 3
Haddi aad Dunida oo dhan weydo 🥺 balse aad Alle haysato waxba maad waayin, cagsigeeda haddi aad dunida oo dhan hesho 💰 balse aad Alle ka fogtahay 😢 gabi ahanba wad khasartay 🤕
Show all...
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.