cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

Sirta madow.๐Ÿซ 

Cilmi-baadhe Cilmi-nafsiga aadamaha.

Show more
Finland2 752The language is not specifiedReligion & Spirituality62 207
Advertising posts
1 210
Subscribers
+424 hours
+377 days
+13130 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
Via @same_wade_team Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜ โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚  โžฆ โโ”โ”โ” ๐Ÿ“โœฆ ๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— โœฆ๐Ÿ“ โ”โ”โ”โ     โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ โ†ช๏ธ @XIKMADAHA_NOLOSHAA โ†ช๏ธ @xikmadosomali โ†ช๏ธ @same_wade_team โ†ช๏ธ @wadnojacayl โ†ช๏ธ @kaahanolosha โ†ช๏ธ @ARMAAN_FILMIS โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง @PROFESSOR_ARMAAN
Show all...
๐Ÿ“๐—›๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—”๐—”๐—ก ๐—™๐—จ๐—ฅ ๐—”๐—ค๐—ฅ๐—œ๐—ฆ๐—ง๐—˜๐Ÿ“
Laba qodob nolosha maanta waa muhiim. 1- badqabkaaga maskaxeed, jireed iyo ruuxeed, in ilaalisid oo ka war haysid si joogto ah waliba. In aad maaraysid walbahaarka, walaaca kana fogaatid xaalada kugalin Kara diiqada Wa dawada dhabta ah aadna Ku ilaalin kartid badqabka maskaxdaada. 2-laba inaad dhaqaala ahaan aadan cid isku tirin oo wax ka sugin waayo cidda aad wax ka sugaysid waa qof kula mida oo dhiman kara dhantaalmi kara ama dhib kaleba la soo darsi karto, kolkaa intaad jaaniska iyo garabka aad haysatid ku dadaal inaad fursadaha ka faa'idaysatid oo wax ku qabsatid,naftaadana u jiheehaysid isku filaansho.
Show all...
โค 5
"baro naftaada." Inaad fahanto oo aad barato naftaada waa mid ka mid ah xikmadaha ugu qiimaha badan adduunka. Xikmadan qadiimiga ah ayaa lagu xusay xigmado iyo falsafado kala duwan, waana furaha nolol caafimaad qabta, farxad, iyo xasilloon leh. isku day inaad fahanto naftaada, maxaa yeelay fahmidda ama barashada naftaadu waxay saamayn weyn ku leedahay dhammaan dhinacyada kale ee nolosha aadamaha. Faahfaahinta xikmaddaan:- Fahanka Naftaada: Marka aad is barato oo aad fahamto waxaad dhab ahaan tahay, waxaad heli kartaa xasillooni gudaha ah. Fahanka naftaada wuxuu kuu ogolaanayaa inaad ogaato awoodahaaga, daciifnimadaada, iyo waxyaabaha aad nolosha ka rabto. Xiriirka Bulshada: Fahamka naftaada wuxuu sidoo kale kaa caawinayaa inaad si wanaagsan u fahamto dadka kale. Markaad garato dareenkaaga iyo fikradahaaga, waxaad si fudud u fahmi kartaa dadka kale, taasoo kuu sahleysa inaad sameysato xiriirro wanaagsan. Go'aan Qaadasho Wanaagsan: Marka aad naftaada barato, waxaad awood u yeelaneysaa inaad sameyso go'aanno sax ah oo ku habboon noloshaada. Waxaad heli kartaa hanuun gudaha ah oo hagaya go'aamadaada iyo ficilladaada. Daganaan Gudaha Ah: Fahanka naftaada wuxuu kuu keenayaa daganaan gudaha ah. Marka aad garato waxa ku farxad galiya iyo waxa kuu keena nabad, waxaad nolosha ku wajahaysaa degenaansho iyo kalsooni. Korriinka Shakhsi ahaaneed: Fahanka naftaada wuxuu kuu sahlaa inaad horumariso naftaada. Waxaad si joogto ah uga shaqeyn kartaa sidii aad u noqon lahayd qofka ugu wanaagsan ee aad noqon karto. @Sirta-madow.๐Ÿซ 
Show all...
โค 6
Hadalladani waxay ka tarjumayaan muhiimadda ruuxda iyo sida ay nolosheena ugu sameyso saamayn. Ku noolaanshaha nolol ku dhisan ruux caafimaad qabta oo xooggan waxay kaa caawin kartaa inaad hesho farxad, qanaaco, iyo nabad waarta: 1. Fahamka Ruuxda "Ruuxda aadamaha waa iftiinka nolosha, waa halka ka timaadda dhambaalada jaceylka, nabadda, iyo kalgacalka." "Fahamka ruuxdaada waa midka kuu oggolaanaya inaad ku noolaato nolol buuxda oo macno leh." 2. Xirirka Ruuxda iyo Jidhka "Jidhka waa guri, ruuxduna waa qofka ku nool. Jidhku wuu dhammaadaa, laakiin ruuxda ayaa sii socota." "Jidhka caafimaadka qaba iyo ruuxda caafimaadka qabta waxay abuuraan nolol farxad leh oo waarta." 3. Nabadda Ruuxda "Nabadda ruuxda waa xasiloonida nolosha. Qofka leh ruux nabad ah, wuxuu heystaa nolol dagan oo farxad leh.""Marka ruuxdaadu nabad tahay, waxaad awood u yeelaneysaa inaad la wadaagto nabaddaas dadka kale." 4. Ruuxda iyo Jaceylka "Jaceylku waa luqadda ruuxda. Marka ruuxdaadu ay ku jirto xaalad jaceyl, waxaad dareemeysaa farxad iyo qanaaco aan la soo koobi karin." "Jaceylka dhabta ah wuxuu ka yimaadaa qalbi ruux ahaan caafimaad qaba oo furan." 5. Ruuxda iyo Aqoonta "Aqoonta dhabta ah waa midda ruuxdaada iftiimisa, ee kaa caawisa inaad fahamto aduunka kugu xeeran." "Haddii aad rabto inaad heshid aqoon dhab ah, waa inaad ruuxdaada u furtaa xaqiiqada iyo fahamka qoto-dheer." 6. Ruuxda iyo Samirka" Samirku waa awooda ruuxda. Ruuxda samirka leh waxay ku tusinaysaa sida loo wajaho caqabadaha iyo dhibaatooyinka." "Samirka ruuxda ayaa ah midka kuu oggolaanaya inaad dulqaad yeelato oo aad ka gudubto caqabadaha nolosha." 7. Ruuxda iyo Khibradda"Khibradda noloshu waa sheekada ruuxdaada. Khibradaha aad soo marto ayaa ruuxdaada ka dhigaya mid xooggan oo bisil." "Ruuxda ku nool khibrado badan waa mid faham wanaagsan leh, oo ka buuxda xikmad iyo aqoon." 8. Ruuxda iyo cafiska "Ruuxda naxariista leh waa midda ugu xoog badan. Cafiska ayaa ah midka ruuxdaada ka dhiga mid nabad iyo qanaaco leh." "Ruuxda cafiska leh waxay awood u leedahay inay ka gudubto dhibaatada iyo xanuunka." 9. Ruuxda iyo Rajada "Rajada waa nafta ruuxda. Marka aad leedahay rajo, ruuxdaadu waxay heli kartaa awood cusub oo ay nolosha ku wajahto." "Ruuxda rajada leh waa midda aan waligeed quusan, oo mar walba rajo ka leh mustaqbalka." 10. Ruuxda iyo La'aanta Walbahaarka "Ruuxda caafimaadka qabta waa mid aan walbahaarin. Ka fogow walbahaarka oo jaal la noqo ruux farxad leh." "Marka aad ruuxdaada ka nadiifiso walbahaarka, waxaad heleysaa nolol dagan oo qani ah."
Show all...
โค 6๐Ÿ‘ 1
00:25
Video unavailableShow in Telegram
Aqoonta iyo Xorriyadda Aqoontu waa furaha xorriyadda, halka jahligu uu yahay xadhigga addoonsiga. Marka qofku helo aqoon, wuxuu helayaa awood uu ku furo albaabada fursadaha cusub, wuxuu naftiisa ka xoreeyaa xayndaabka jahligu ku xidhay. Qofka aqoonta leh wuxuu leeyahay aragti fog, wuxuuna awood u leeyahay inuu ka fikiro timaadada, halka qofka jaahilka ah uu ku koobnaado aragtida dhow iyo taaganta
Show all...
7.51 KB
โค 6
๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด
KULMIS
๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด Linkigan hoose  waxa ku jira 96 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Fursad Qaali ah: Barashada Quraanka kariimka. ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ Ma joogtaa wadamada Europeanka ama amerika ama wadamada carabta. Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo barashaada Quraanka ah Halkan hoose iska diwaan gali ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/h3vQESiP3J02Yjc0
Show all...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder โ€œKULMIS 1AADโ€, which includes 96 chats.

Photo unavailableShow in Telegram
Fahamka Nafta iyo Xorriyadda: Fahamka nafta iyo xakamaynta maskaxda waxay u horseedi kartaa xorriyad dhab ah. Qofka fahmaya naftiisa wuxuu leeyahay awood uu ku maamulo dareenkiisa iyo dabeecadiisa, taas oo u horseedi karta nolol farxad leh iyo kansho nafeed.
Show all...
โค 4
Saddexdan kee Muuqal kasoo diyaariya Ka Loo Bato Ayaa Muuqal Ka soo samayn Doona.Anonymous voting
  • Mangolia
  • Maraykan Sidee Ku Noqday Wadanka Ugu awooda Badan Aduunka
  • Dhibaatada lagu Hayo Muslimiinta Myanmar
0 votes
Sidee maskaxdaada u edbin kartaa Dopamine waa kiimiko muhiim ah oo maskaxda ku jirta, oo qayb weyn ka qaadata dareemada raaxada, dhiirigelinta, iyo abaalmarinta. Mararka qaar, haddii heerarka dopamine-kaaga ay aad u sarayso ama aad si fudud u heli karto dopamin abaal-marin ah, waxay keeni kartaa in aad balwad ka dhigato waxyaabo aan kuu fiicnayn ama in ay kugu adkaato in aad diirada saarto hawlaha muhiimka kuu ah. Haddii aad rabto in aad yareyso heerka dopamine-kaaga, waxaad isku dayi kartaa waxyaabahan soo socda: 1.ย Ka Fogaanshaha waxyaabaha sida fudud kuu abaalmarin kara: Isticmaalka Baraha Bulshada:ย U samee jadwal adag isticmaalka baraha bulshada ama xaddid wakhtiga aad ku qaadato si aad uga fogaato dopamine-ka degdega ah ee aad ka hesho. Cuntooyinka Sonkorta leh:ย Ka fogow cuntooyinka sonkorta leh iyo kuwa aadka u macaan oo keenaya dopamine badan inay maskaxdaadu soo fasaxdo Daawashada muuqaalada xunxun:ย Haddii aad daawato muuqaalada xunxun waxay maskaxdaadu ka helaysaa dopamine aad u badan oo keenta xitaa inay balwad kuu noqoto oo aad iska dhaafi weydo. 2.ย Jimicsiga: Jimicsigu wuxuu kaa caawinayaa in heerarka dopamine-kaagu ay noqdaan kuwa dabiici ah oo wanaagsan. Ku dadaal in aad jimicsi sameyso maalin kasta, sida orodka. 3.ย Hurdada: Hurdada wanaagsan waxay muhiim u tahay inay maskaxdaadu soo saarto dopamine kugu haboon. Ku dadaal in aad hesho ugu yaraan 7-8 saacadood oo hurdo fiican ah habeen walba. 4.ย Maskaxdaada culeyska bar: Halkii aad raadin lahayd abaal-marinaha degdegga ah, isku day inaad waqti iyo dadaal ku bixiso hawlaha qotada dheer ee kuu wanaagsan. Tani waxay kaa caawin kartaa inaad ilaaliso heerarka dopamine-kaaga. 5.ย Cunista Cuntooyinka Caafimaadka Leh: Cunista cuntooyin caafimaad leh oo hodan ku ah fiitamiinada iyo macdanta waxay kaa caawin karaan in maskaxdaadu si wanaagsan u shaqeyso. Read moreย ย 3 talaabo oo aad caadooyin cusub oo wanaagsan ku abuuri karto 6.ย Badi dikriga iyo cibaadada Markasta oo aad ku xidhnaato Ilaahay waa markasta oo aad tababari karto maskaxdaada, edbinta ugu fiican ee aad naftaada ebdin karto waa inay jirto cabsi iyo sharci ku haga sida inaad Ilaahay ka baqato oo xumaanta iska ilaaliso, inta badan Dopamine-ta ugu badan waxaa keena waxyaabo ilaahay kaa xarimay sidoo kale ku dadaal inaad Soonto ugu yaraan hal maalin isbuucii.
Show all...
โค 7
https://youtu.be/fNnC4KzkOBY?si=2UstgiSVP6DR9E97 Shanta xuduud ee ugu halista Badan caalamka Halkaas Hadaadan Nagala Socon wax Badan Baa Ku dhaafay๐Ÿ˜๐Ÿฅฐ
Show all...
5ta Xuduud ee ugu halista badan aduunka | hadii aad gashid xuduudahan mid ka mid ah waa.....

@SAMEWADEACADEMY @SULUBGRAPHICS1 @ogaansho @asadhagio2749 @ArimaHeena @AdnaChannel @nasra_abtidoon @baabajeey @zakibinxaaji @SharmaBoy @astaanmedia @mmsomalitv @khaalidfoodhaadhi1 @kingAbbz @univsomalitv @Waaberi-Media @hosowpro @oinshar @DADWEYNAHA @OgaalkaDunidaa @ogaalcusub @ILAYS11 @Ifiyeshowchannel #youtube #duet #somalicommunity #growth #history #youtubeshorts #somalivoice #youtubevideos @NorthoftheBorder #somalia #mokaalin

โค 2
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.