QOLKA- RAJADA (USRAP)
Open in Telegram
Qolkan waxaa loogu tallo galay oo kali ah Wixii qoxootiga khuseeya
Show more2 853
Subscribers
-124 hours
-107 days
-2430 days
Posts Archive
+2
Magacyada liistadan ku jira waa Qayb ka mid ah iskaashatooyinkii Arigga, subaxa 9:00AM xaadir haku ahaadaan
âXafiiska beeraha ama halkii xoolaha lagu talaali jiray.
â
âFIIRO GAAR AH
â
âIskaashatooyinka Qaybo kaloo badan ayaa ka harsan oo dib Laga keeni doono, hadaad ka mid ahayd oo aan hada magacaaga ku jirin kuwa dambe iska eeg.
MAHADSANIDIIN.
Ugu horeyn Allah ayaa mahad iska leh oo sanado badan kadib noo suuragaliyay, in maanta Xerada Qaxootiga Awbare Laga bilaawo Registrationka ama kudarkii.
â
âIntaa kadib
â
âWaxaan bulshada qaxootiga ee intaa Soo sano sugaayay fursadaan, ee la diiwaan galiyay sanadkii 2019 Ogeysiinaynaaa inay si fiican u ogaadaan qodobadaan.
â
â
1. âKaarka aad ku diiwaan gashan tahay qofka madax Qoyska ka ah waa muhiim in uu kala socdo.
â
2. âHadii aad Caruur kula socoto waxaa muhiim ah in aad hore u Soo qaadato wax walba oo documents ah, sida dhalashada IWM.
â
3. âInay kuu dhamaystirnaadaan inta Qof ee diiwaanka kuugu jirta .
â
â
âFIIRO GAAR AH..
â
âMaanta iyo beri subax inyar oo tijaabo ah ayaa loo shaqaynayaa, ee howsha Waxay sida saxda ah u bilaawan doontaa maalinta isniinta.
â
â
âTirada maalin walba looo shaqayn doonana halkaan Ayaan idinkula wadaagi doonaa.
â
â
âMahadsanidiin.
CODSI KU SOCDA BULSHADA QAXOOTIGA.
â
â
âSidaa la socotaan Fursadaan waa mid dahabi ah, oo dad walaalaheena ah ayaa intaa sano sugaayay
â
âSidaa darteed waxaan Qof walba oo qaxootiga ah ka codsanaynaa inuu kaalin muhiim ah ka qaato nidaamka iyo kala dambeynta goobta lagu shaqaynayo.
â
âHadaan iska kaashana kala dambeynta iyo nidaamka wax walba si qurux badan ayay ku Dhamaan doonaan Insha Allah.
OGAYSIIS
ISNIINTA KA HOR WAX SHAQO AH MAJIRTO
KHAMIIS IYO JIMCE
WAX SHAQO AH MAJIRTO
OGAYSIIS TIRIKOOBKA AH
8 le ARBACADA AYAA UGU DANBAYSA
WIXII ARBACADA KA DANBEEYA WAXAA LOOGUDBAYAA 7 Baale
fadlan maalmahaas hadhsan jaaniska ka faaidayso
BAAFIN CANADA AHA
1= HASAN MAHAMED HASSAN
2= ABDI HARBI
3= ILYAAS MAHAMED YUSUF
4= MAHAMED ABDI ALI
dadkaas cidii taqaana degdeg baa loogu baahan yahay ee war galiya
KB
AWBARE
SH DHEER
MEESHUU YAHAY BA CIDI TAQAANA HA WAR GALISO
BAAFIN
FAADUMO CUMAR WACAYS
OO CANADA AH
CIDII TAQAANA HANALA SOO XIDHIIDH SIISO INSHA ALLAH
Waa 5 group Canada ah
Waana reer qabri bayax
Kabri bayah baa lagu soo dhajiyay
DADKANI WAA DADKA AAN ID CARD KA AAN HAYNO KUWA HORE IYO KUWA CUSUB INTABA WAY ISKUGU JIRAAN EE ISKU DAYA INAA QAADATAAN
ZONE (1)
1) NAJAH ABDULAHI MOHAMMED
2) ABDINASIR YUSSUF MOHAMED
3) HODAN IBRAHIM MOHAMMED
4)HODO MAALIN ABDI DUALLE
5) SAMIYA MOHAMED HUSSEIN
Zone (2)
1) AHMED MOHAMMUD ABDI
2) HAMZE MOHAMMUD ABDI
3) MOHAMMUD ABDI HIRSI
4) SAHRA MOHAMMUD ABDI
5) DAHIR MOHAMMUD ABDI
6) KADRA MOHAMMUD ABDI
7) KHADER MOHAMMUD ABDI
8) AMIRA MUSTAFE MOHAMED
9) HUKUN AHMED MOHAMUD
10) MUNA ABIB NIMAN
11) IKRAN ABIB NIMAN
12) SUAIB ABIB NIMAN
13) ABDIKARIM MUHUMED AHMED
14) ANES SHEMSEDIN ABDINUR
ZONE (3)
1) SUHAYB OMER MOHAMUD
2) NIMO BEDEL AHMED
3) SAFIYA ABDI ALI
4) HAWA ABDULLAHI OSMAN
5) FATUMO ISMAIL AWALE
6) HALIMO MOHAMED YUSUF
7) DAHIR IBRAHIM ALI.
BAAFIN CANADA
Hamda yuusuf micaad(waa lahelay iyafa)
Roda abdi sh ismail
Labadaas qof cidii taqaana ha war galiso
degdeg baa loogu baahan yahay
Waa caafimaad canada ah
OGEYSIIS
WAXAA OGEYSIINAYAA DADKI DIIWAN GISHNAAY EE TIRAKOOBKA IN BERI LOO SHAQEYN DOONO INSHA ALLAH!!!!!!!
*qof: Asc*
*ANI: wcws*
qof: walal maku soo wici kara?
Ani: may wll* đđ«Ł
Qofkii: sabab?
Ani: waa nala dhacayaađ
qofkii: Huuno wlhi kuma dhacayo SAFAARI- Maaha xataa numberkaygu kulahaa
Ani: aduu maxaad wicitaanka ugu ordaysaa* đđ«Ł
Fariin iisoo qor baan ka kari laa ahay
IS ILAALIS BAA NA DILAY
ilaa amar danbe wicitaan majiro dhankayga đ
OGAYSIIS
Dhalinyaradii tababarka hada kahor ku gashay
Jigjiga university
Ee ayna lacagtii tababarku u soo dhicin
Haday jiraan akhbaartooda hala hello
Hanala soo xidhiidhaan
Kabri bayah
Sheeddheer
Awbare
ZONE (1) ID CARD
1)NAJAH ABDULAHI MOHAMMED
2)AHMED ABDI ABDILAHI
3) ISTAHIL MAHAMUD FARAH
4) HODAN IBRAHIM MOHAMMED
5)AISHA ALIDAHIR AHMED
6) HODO MAALIN ABDI DUALLE
7) SAMIYA MOHAMED HUSSEIN
8) MARWA FARAH ABDULLAHI
9) FALASTIN MOHAMED NASIR
ZONE (2) ID CARD
1) MUSSE AHMMED IBRAHIM
2) FATUMO AHMED IBRAHIM
3) MOHAMED FAISAL MOHAMED
4) RAHMA ABDI DAUD
5) LEYLA ABDI DAUD
6) ASIYA IBRAHIM BASHIR
7) ANES SHEMSEDI ABDINUR
8) NIMO MUHUMED AHMED
9) ABDIKARIM MUHUMED
AHMED
10) MUNA ABIB NIMAN
11) IKRAN ABIB NIMAN
12) SUAIB ABIB NIMAN
ZONE(3) ID CARD
1) SUHAYB OMER MOHAMMUD
2) NIMO BEDEL AHMED
3) SAFIYA ABDI ALI
4) HAWA ABDULLAHI OSMAN.
DADKAN WAA DADKI AAN ID CARD KA HAYNNEY KUWA CUSUB IYO KUWA HORE WAY ISUGU JIRAAN EE FADLAN INAA QAADATAAN AYAA IDINKA CODSANEYNAA INSHA ALLAH!!!
*OGAYSIIS MUHIIM AH*
*9 LE WUXUU JAANIS HAYSTAA ILAA JIMCAHA*
*CIDII MAANTA BARI IYO SAADANBE IMAN WAYDA*
*JAANIS DANBE LAMA SIINAYO SHAQADA IN LA SOO GABO GABEEYO AYAA LARABAA*
HADHOW CALAACALKA YARAYSO ADIGOO HADA HELI KARA IN AAD MARTO TIROKOOBKAAGA
JAANISKAAGU WAA HALMAR SALAAMA
WARGALI CIDII AAD TAQAANO FADLAN EE 9 LE AH TIRIKOOBKANA MARIN
WAXAA KA CODSANAYAA TIRADA 9 LE INTA DHIMAN INEY SOO XAADIRAAN MAXAA YEELAY 9 LE WAA DHAMMAAD . WAXAA RAJEYN INAA FURSADA ISKA DAYICIDOONIN INSHA ALLAH!!!!!!!
DADKA QAAR WAXAY AAMIN SAN YIHIIN MAXAA LAGA QAADI HADII LA IGA JABSADO
Qodobadan ma oga laakiinđ
IN GMAIL KIISII 'UU RSC AFRICA KULA XIDHIIDHAYAY LAGA JABSANAYO
WAX ALLE WIXII LA DOONANA LOODIRI KARO
HADHOWNA RSC africa WAXAY KU DHIHI WAA ADIGII XOGTAN NOOSOO DIRAY KAWARAN*
đł indhaha uun baad taagi
Whatsapkaagi iyo telegramkaagii baa qof kale iyo dhamaan dadka kugu jira
LOOGU DIRI SAWIRO ANSHAX XUMO AH
DADKII SEED UGA WADA DHAADHICIN ANI MAAHA
ILEEN GACANTAADABA KUMA JIRAAN WHATSAP TELEGRAM IYO FACEBOOK
HADHOW AI DHIB YAR BAA LAGU HELAYAA BASWRD DHIS KAAGA
BANKIYADA EBIRTA IYO DHAMAAN XOGTAADA
salaama dhamaan ka taxadarada arimahaas
FADLAN HA ISKU FURIN LINKI LAGUU SOO DIRAY
* FACEBOOK
* â TELEGRAM
* â WHATSAPP
IYO DHAMAAN LINKI'YADA LAGUU SODIRO
HA FURIN HADII UUNA AHAYN LINKI AAD QOF KASUGAYSAY OO LA HUBO
TUSAALE HADII HADA LAGUU SOODIRO LINKI DHAHAYA QOXOTIGII BAA LA FURAY KU DHUFO HALKAN AI AAD U ARAGTO
DEE DAD BADAN OO KUWADA DHACAYA DABINKAAS AYAAN GARANAYAA
WAXA AAD JECESHAHAY AMA AAD KHADKA KA RAADISO INTA BADAN AYAA LAGUU SOO DHEX RAACAYAA
DAD BADAN AYAA HADA WHATSAPKII TELEGRAM KII FACEBOOK GII LAGALA WAREEGAY OO MEEL AY WAX KA BILAABAAN GARAN LA MARKAA FADLAN KA TAXADARA
INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUNđ
ALLE HA U NAXARIISTO MACALIN MAXAMED ZAID
