غَـــ«Rixlah»ــزَّة
Open in Telegram
Rixlah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid. 𓆝 𓆝 𓆟 𓆞 𓆝 𓆟
Show more421
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-830 days
Posts Archive
Degdeg | Hey’adda Warbaahinta Israa’iil:
Netanyahu wuxuu ka shaqaynayaa in la soo gaabiyo muddada dagaalka Gaza.
Israa’iil waxay haysataa taageerada Trump ee dagaalka Gaza, balse muddada dagaalku ma aha mid aan xad lahayn.
https://t.me/rixllah
Qoraalkan ayaa si xawaaraleh kusoo jiitay indhaha dad kabadan 10,000 oo qof mudo yar oo aan dhamayn 40 daqiiqo.
Muscab shariif oo ah Anas shariif inaadeerkii ah na wariye ayaa bartiisa X-ta [Twitter] ka kufaafiyay qoraalkan:-
"Kadis , Wax yar kadib waxaa la filayaa khudbad uu jeediyo afhayeenka ciidan ee Kata'ib al-Qassam. "
20:37 - 01 September 2025
https://t.me/rixllah
Khudbadan wuxuu jeediyay 2005tii.
Waa sababta ciraaq loo dumiyay oo Afghanistan nidaamkii kajiray ee daalibaan loo diray , waa sababta maxkamdihii soomaaliya loo dumiyay , waa sababta Nidaamka Jowlaani ee Syria aan xoriyad loosiin karin waana sababta loo dumiyay Qaza si kooxda firfircoon ee Xamaas ayna u hano qaadin loona dabar jaro.
Waa sababta loo laayay tiro hogaamiyayaal ah , waana sababta isha gaarka ah loogu eego ducaada asal raaca ah.
George W Bush wuxuu yiri :-
"Haddii aan u ogolaano Islaamiyiinta inay maamulaan hal waddan, waxay uruurin doonaan malaayiin Muslimiin ah ... taas oo keeni doonta in la rido maamulkeena kadib na la aasaaso boqortooyo Islaami ah oo xagjir ah oo maamusha inta udhaxaysa xuduudaha Spain ee galbeedka ilaa xuduuda bari Indonesia ”!.Waxa qarsoon ayaa kabadan. https://t.me/rixlah
Waa Xalay Qaza , dhacdadan waxay dhacday xalay waa xili mugdi badan jiray , dadkii ujiray kudhawaad 100km waxay dheheen holaca duqaymaha iftiinkiisa waxaan aragnay xaada jidhkeena kutaala.
https://t.me/rixllah
Xalay Qaza waxaa ka dhacay duqaymo xoogan oo ruxay deegaamadii ka agdhawaa meesha wax ka dheceen.
Hubka lagu garaacayo waynidiisa waxay dadka qaar tabinayeen holaca hallaas kabaxayay in ay kusigteen inay aragooda waayaan.
https://t.me/rixllah
استُـشهد البائع وتناثرت أشلاؤه فوق قطع الحلوى التي كان يبيعها للأطفال، باحثًا عن رزقٍ بسيط وراغبًا في إدخال الفرح إلى قلوبهم. غير أن صاروخ الاحـتلال حوّل مشهده الإنساني إلى مأساة دامية، فاختلطت الحلوى بدمه وأشلائه الممزقة.
The vendor was martyred, his remains scattered among the candy he was selling to children, seeking a simple livelihood and wishing to bring joy to their hearts. However, an Israeli missile turned his humane scene into a bloody tragedy, mixing the candy with his blood and torn remains.
Suaal horay loo waydiiyay Abuu Cubayda .
أبو عبيدة : نحن سلفيون
وعقيدتنا هي عقيدة السلف الصالح .
○|| https://t.me/Loolan4
🔴 منذ ساعات الصباح الأولى لم تهدأ أصوات الانفجارات في مدينة غزة و المجازر أيضًا لم تتوقف !
Uma qaadan qalinta inaan kala geeyo umado aan ku garaadsan dowlado islaami ah iyo talisyo caadil ah.
Waxaan kujirnaa waqti adag oo qof walba uu ciduu doono wax ka sheegayo isagoo u aabayeelayn qof kutaxan damiirkiisu sida uu uga falcelinayo .
Waxaan qalinka uqaatay isku xidhka Reer qaza oo ah dad ku hoos go'doomay kayaanka sahyuuniga ilaa buuraha tooraboora dad ku hoos nool oo mudo dheer kujiray halgan.
Waxaan isku xidhayna qadiyada dad kunool cirifka bari ee africa oo 40 sanno la noolaa dulmi iyo kadeed ilaa Galbeedka african Jabalu-daariq .
Waxaan isku xidhayna koonfurta aasiya dadka kudhiban [Rohinga] ilaa waqooyiga aasiya dadka dhibanaha u ah ruushka iyo china.
Tani waa masuuliyada saaran qof walba ana aan isasaaray inaan gacantayda ugu gargaaro dib u yagleelida umad isku xidhan.
Waxaana rajaynayaa in alle dadkaa kala dugan kasoo saaro midho is dhamaystira oo shabaha ubaxii Rasuulka scw uu katagey.
https://t.me/rixllah
Waxaa isasii taraya warka la xidhiidha abuu cubaydah.
Iclaanka muqaawadu way kagaabsadeen , qaybo kamid ah barahooda sida amjaad waxay kuqoreen xaaladan oo kale aamusnaantu inay khayr badan tahay.
Abuu cubayda wuxuu ahaa bishimihii naftood hurayaashii mudada dheer ku hor sabrayay cadowga.
Ha xambaarsanaado aragtiyada ururka Xamaas hana kucelceliyo kalmado uu si uwatay anaguna aan si u fahanay balse magaran garno wuxuu alihiisa kula kulmay.
Kuma sifaynayno wuxuusan kudhawaaqin , Wuxuu ahaa nin ragg ah lo geesi ah mowqif adagna qaatay , wuxuu ahaa codka shacabka islaamka ah si khaasa reer Qaza.
Dhihi maayo hadal aan cadayntiisa alle lasoo hor istaagi karin , alle ayaana iiga aqoon badan xaalkiisa . Kudigan maayo haduusan kudhawaaqin sidaan ka rabnay. Isagaa nooga aqoon badnaa shaqaduu hayay iyo culayskeeda.
Dhihi maayo hadal qalbi taabad kunoqda dadka dhiigu u dhaqaaqay qadiyadan , mana dhahayo hadal dadka kala gaynaya.
Hadii shahaadadiisu run noqoto wuxuu tamaninayay alle wuu u rumeeyey , hadii kale wuxuu diyaar uyahay inuu udhinto mowqifkiisa.
Waxaan alle waydiisanaynaa dhamaanteen carab iyo adin laga amaan helo iyo shahaado khaalis ah.
https://t.me/rixllah
