en
Feedback
غَـــ«Rixlah»ــزَّة

غَـــ«Rixlah»ــزَّة

Open in Telegram

Rixlah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid. 𓆝 𓆝 𓆟 𓆞 𓆝 𓆟

Show more
421
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-830 days
Posts Archive
○من مات قد مات

Soomaaliya iyo seerbiya waxay kala sexeexdeen heshiis meletari iyo difaac. SERBIA YAY TAHAY? Serbia waa dal Christian ah, dad
+3
Soomaaliya iyo seerbiya waxay kala sexeexdeen heshiis meletari iyo difaac. SERBIA YAY TAHAY? Serbia waa dal Christian ah, dadka intooda badankoodna waa Orthodox Christian (Serbian Orthodox Church). 📊 Tiro-koob: Ku dhowaad 85–87% dadka Serbia waa Serbian Orthodox Christians. Qiyaastii 5% waa Katoolig (badanaa qowmiyadaha Croats iyo Hungarians). Qiyaastii 3–4% waa Muslimiin , inta badan Bosniaks iyo Albanians, gaar ahaan gobolka Sandžak iyo xuduudaha Kosovo. Inta soo hadhay waa Protestants iyo kuwo aan diin lahayn. 96% Serbia waa Kufaar xagjir ah iyo diin laa wayaal. https://t.me/rixllah

Qaza - Sawir argagax leh. https://t.me/rixllah
Qaza - Sawir argagax leh. https://t.me/rixllah

▫️🔸 كلنا فداء المقاومة✊ ⏺ دمٌ على درب البطولة، ونورٌ في ليالي الصمود. ⏺ كلنا فداء المقاومة… أرضٌ لا تنحني، وشعبٌ لا يلين. #ابو_عبيدة #كتائب_القسام #قسامي_مجاهد ❤️‍🔥 #فريق_مجاهدون 🫶
@fromgaza7

○من مات قد مات

2 Milyan oo muslimiin ah ayaa raadinaya Abuu Cubayda . Halka Abuu Cubayda uu 2 sanno karinayay 2 Milyan oo muslimiina. https:
2 Milyan oo muslimiin ah ayaa raadinaya Abuu Cubayda . Halka Abuu Cubayda uu 2 sanno karinayay 2 Milyan oo muslimiina. https://t.me/rixllah

1_4936398087309492379.mp32.91 MB

مواصي خانيونس صباح اليوم بعد ارتكاب مجزرة بشعة بحق الأطفال الأبرياء. Massacre of children due to Israeli shelling in Mawasi K
+1
مواصي خانيونس صباح اليوم بعد ارتكاب مجزرة بشعة بحق الأطفال الأبرياء. Massacre of children due to Israeli shelling in Mawasi Khan Younis, southern Gaza Strip

Hadalkan iyo marka la isku eego wixii 3dii maalmood iyo habeenadoodii ee lasoo dhaafay kasocday qaza waa wax is shabaha. 72 saacadood ee tagtay oo ah 3 daa maalmood waxaa qasa kasocday Xasuuq iyo dumin xad dhaaf ah. Waa dariiqa u qorshaysan in waqtiga lagusoo gaabiyo.