غَـــ«Rixlah»ــزَّة
Open in Telegram
Rixlah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid. 𓆝 𓆝 𓆟 𓆞 𓆝 𓆟
Show more421
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-830 days
Posts Archive
Shaheed Daariq Daloul wuxuu ka mid yahay shuhadada uu Eebbe ku maamuusay in karaamadooda ay ku muuqato adduunka.
Wuxuu hadda ku jiraa qaboojiyaha meydadka ee isbitaalka Shuhadada Al-Aqsa, waxaana jidhkiisa barakeysan ka soo baxaysa caraf udgoon oo miski ah , waxaa u dheer inuu Daariq dhoola-cadaynayo 🥹❤️🩹.
Wuxuu noqdaay Daariq shuhadadii u danbaysay ee qabsaday baraha bulshada si xoog leh saamayntiisa aawadeed.
https://t.me/rixllah
Waxaan adiga ka ahayn , haa adiga unba macaanka aduunk iyo quruxda daaraha ku sirmay.
Akhii/ ukhtii dagaal baa lagu jiraa mid #Hubaysan mid #wacyi ah ama fikri mid #dhaqaala socda adiga xagee kugu tirinaa??
Xagee naga jirtaa akhii/Ukhtii .
"الناس كُلها في معركة إلا أنت"
Sheikhow kuwa halkan iigu jira kkk way iska nool yihiin , qaarbaaba ogayn waxa aduunka kasocda iskadaa xaal islaam e , xaydhii baa maskaxdii kufiday.
Wacyigiina kur u qaada oo eega waxa hareerigiina kadhacaya , akhiraya kitaabka iyo taariikhda oo kudabaqa waaqiciina si aad ukala ogaataan cida idinku xeeran.
https://t.me/rixllah
+1
Wuxuu kudhex dhashay burbur iyo baaruuf ifaysa.
Ilmahan ma uusan imaan dunida sida carruurta kale, balse waxaa laga soo bixiyay burburka iyo dhawaaqa qaraxyada, iyadoo lagu sameeyay qalliin degdeg ah oo qalliinka ilma-galeenka ah , ka dib markii teendhada qoyskiisa la beegsaday.
Hooyadii waxay ku shahiiday goobta, aabihiina wuxuu raacay daqiiqado yar kadib. Isaga kaligii ayaa ka haray Qosykiisii, isagoo wajahaya nolol uusan dooran, balse lagu khasbay dhexdeeda, isagoo ku jira qiiq iyo qaylo.
Waxaa si degdeg ah loogu qaaday qaybta dhallaanka, isagoo lagu duuduubay marooyin fudud iyo qalab aan casri ahayn oo isku dayaya inay neefsigiisa yar ku hayaan xadhig nololeed.
Waa Ilmo dhashay oo aan helayn laab lagaliyo iyo dhunkasho , hooyo iyo aabe oo kaliya haysta shahaado dhalasho oo xambaarsan taariikh xasuuq.
https://t.me/rixllah
Mujrim wàlba wuxuu kuugu hambalyay nayaa jidka khaldan si umadu u fogaato.
Siisii ayaa dhalashii Rasuulka scw ugu hambalyay naya umada.
https://t.me/rixllah
Madaxweynaha Turkiga: "Marna ma sugi karno si aamusan xasuuqa uu wado Netanyahu ee bahalnimada ah."
Oo odayga 700 ee maalmood xagee ku maqnaa.
Masha'allah Nifaaqnimada noocana maxay tahay!!!🙄
https://t.me/rixllah
Sabab ?
Si aan duqaymahooda looga dhex soocin duqaymaha caalamka kadhaca maadaama mida yuhuudu ay u weheliso kiimikooyin leh shucaac oo olola waxna baabiiya ama nuclear qafiif ah iyo maadada phosphorus ta.
ISQARIN
Waa mid kamid ah qaacidooyinka dagaalka markii u horaysayna lagu arkay Qaza ilaa hadana sirdoonka Israel uu ulayahay xal waara.
Isqarin (Camouflage): waxaa is ticmaala ciidanka Si ay uga dhuuntaan kaamirooyinka, dayuuradaha drone-ka, iyo qalabka sirdoonka ee duubaya dhaqdhaqaaqooda.
Caamirooyinka sirdoonka ee kuxidhan drones ka waxaa ku xidhan AI [artificial intelligence] oo gudbin kara macluumaadka saxda ah.
Tusaale hadii AI ga lagu programiyo sawirka hogaamiye oo cameradu hesho macluumaad la xidhiidha waxay gudbinaysaa xogta la xidhiidha in qof aad ugu eg hebel uu halkaas uu joogo kadib na waxaa dhacaysa duqayn.
Waxaa sidaa lagu dilay tiro hogaamiyayaal ah .
Gaza kama dul dhaqaaqaan diyaarada droneska ah waana basaas dhamaantood.
Sidaa aawadeed marka qofku hagoogto maro waxaa adag in AI gu uu gudbiyo xog dagdag ah taas ayaana keenaysa in bartilmaameedka yuhuudu bato.
https://t.me/rixllah
Ragga Qaza ka dagaalama ma aragtay inay wax huwadaan ? Sida go' ama buste.?
Hadaad is waydiisay .
Anaa kaa kaafinaya insha'allah.
Soomaaliyey wataas dowladiinii iyo madaxdiinii u adeegaysa oo garab taagan lana qaxwaynaya Gaalada xaaqidiinta ah ee dhibsanaya muuqiina iyo maqaamkiinaba.
Dadbaa ku cancaminaya Islaamnimo , war ninka isagu raacay Gaalo ee gacal kadhigtay ee aan niyada u hayn shareecada islaamka ee labadaada waalid lugu meheriyay maxaad ugu xoq xoqaysaa bahasha.
https://t.me/rixllah
Waa seerbiya oo Israel heshiis kula gashay inay kudeeqayso $1.64 Million si ay Reer Qaza loogu holcinayo , heshiisku wuxuu dhacay dhamaadkii bisha tagtay.
Haa waa isla seerbiyada madaxda dalkeenu ay lasoo heshiiyeen.
Qofka Qaza u oynaya dhinaca kalena garab taagan dowlada oo u gargaaraya waa labo xaalad un ileen howshu isma qabatee .
1. Inuu Waalan yahay.
2. In Nikaaxa uu kudhashay uuna ahayn mid saxan.
https://t.me/rixllah
