en
Feedback
غَـــ«Rixlah»ــزَّة

غَـــ«Rixlah»ــزَّة

Open in Telegram

Rixlah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid. 𓆝 𓆝 𓆟 𓆞 𓆝 𓆟

Show more
421
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-830 days
Posts Archive
Gaala raacii iyo wadaad xumayaashii ku andacoon jiray Yuhuud la iskama celin karo reer galbeed na lama hor istaagi karo galabta way hoobteen sagxaday soo taabteen. Waxay leeyihiin war warkeena dhaboobay waxan la iska celin karo , mid carabaa yiri inay ciyaalkii ilahay yihiin shaki iigagama jiro. Carab na daysaye inteena yaan lagaga hormarin kk aan wax un kareebano. •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah

Duqaymo ayaa ka dhacay dooxa - Qatar , bartilmaameedku wuxuu ahaa wafdi Xamaas leedahay oo halkaas ku sugnaa. Fadeexadii u wayneed oo Carab usoo hoyatay. •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah

Xogta Sirdoonka & Xusuusta Taariikhida: Weerarkan ayaa si weyn loogu xidhay dhacdadii hore ee lagu dilay injineerka Maxamed Al-Zawari oo lagu weeraray gudaha Tuuniisiya sanadkii 2016, kaasoo la rumeysan yahay in sirdoonka Israa’iil ka dambeeyay. Labada dhacdo waxay muujinayaan heerka ay gaarsiisan tahay hawlgallada sirdoonka ee Israa’iil ee gobolka. 🚢 Ujeedka Doonyaha Samatabbixinta: - Doonyaha waxay ka yimaadeen Spain iyo Italy, iyagoo u socda Qaza si ay u jebiyaan go'doominta Israa’iil. - Waxaa ku jira boqolaal u dhaqdhaqaaqa xuquuqda aadanaha oo ka kala yimid in ka badan 40 dal. ______ ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah

______________ ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah

Waa labo mid seddexaad aysan wehelin diid ama yeel. "الناس كُلها في معركة إلا أنت" https://t.me/rixllah
Waa labo mid seddexaad aysan wehelin diid ama yeel. "الناس كُلها في معركة إلا أنت" https://t.me/rixllah

Dadku waa labo un:- ○ Asal-raac. ○Hawo raac. Cid udhaxaysa majirto . https://t.me/rixllah

"الناس كُلها في معركة إلا أنت"

746117614.mp3108.90 MB

مَنْ يُوقِظُنا مِنْ هٰذا الكابوسِ
+1
مَنْ يُوقِظُنا مِنْ هٰذا الكابوسِ

مَنْ يُوقِظُنا مِنْ هٰذا الكابوسِ
مَنْ يُوقِظُنا مِنْ هٰذا الكابوسِ

"الناس كُلها في معركة إلا أنت" "Dadka dhamaantood waxay kujiraan dagaal waxaan adiga ka ahayn" https://t.me/rixllah

Mike Huckabee safiirka maraykanka ee israaiil ahna baadari xagjir ah. " Dagaalka qaza ma ahan dagaal u dhaxeeyo israaiil iyo
Mike Huckabee safiirka maraykanka ee israaiil ahna baadari xagjir ah. " Dagaalka qaza ma ahan dagaal u dhaxeeyo israaiil iyo xamaas waa dagaal diimeed muqadas ah ay qasabtahay qof walba oo kiristan ah in uu ka qayb qaato , dagaalku ma ahan mid ka dhan ah koox yar ee waa mid ka dhan ah ahlu sharka oo dhan ( Islaamka ) waa dagaal taariikhi ah hadaad tahay midi bidix libraali muxaafid iska illow khilaafkaas adigoo dhinac iska dhigaayo sifiican u fiiri dagaalka waxa uu yahay kana qayb qaado " https://t.me/rixllah

4/9/2025 - khamiis. Sawiradan waxaa lagasoo qaaday Qaza , waa arday wax ku hoos baranaya burburka hoostiisa . Ma jirto cid ku
+2
4/9/2025 - khamiis. Sawiradan waxaa lagasoo qaaday Qaza , waa arday wax ku hoos baranaya burburka hoostiisa . Ma jirto cid ku qasabtay mana jirta cid kusiinaysa mushaar macalimada. https://t.me/rixllah

"الناس كُلها في معركة إلا أنت"
"الناس كُلها في معركة إلا أنت"

قال تعالى ( وما كان الله ليعذبهم وأنت فيهم وما كان الله معذبهم وهم يستغفرون ) سورة الأنفال "33-35"

اللَّهُمَّ أَحْيِنَا حَيَاةَ السُّعَدَاءِ، وَأَمِتْنَا مَوْتَ الشُّهَدَاءِ، وَاحْشُرْنَا مَعَ الأَنْبِيَاءِ وَالصِّدِّيقِينَ وَالصَّالِحِينَ،