CADOW TEACH
Open in Telegram
HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Show more3 288
Subscribers
-424 hours
-87 days
-3930 days
Posts Archive
3 288
Ma dooneysaa in aad noqoto Garaphic Designer ( Naqshadeeye ) ?
Koorsadaan waa Taadi.
Waxaa bilaabanaya Diwaan galinta Fasal Cusub Kaasoo lugu baranaayo Xirfada Graphic Design ka.
Adiga oo isticmaalaya Mobile kaaga ayaad sameyn kartaa Naqshad walba sida:-
1) Sameynta Logo
2) Sameynta Cv
3) Sameynta Id Card
4) Sameynta Invitation
5) Sameynta Shahaado
6) Sameynta Boorarka Xayesiinta ah.
7) SAMEYNTA BOORARKA GANACSIGA IWM
Iyo kuwakale oo Badan
Qiimaha Koorsadaan waa $5
Ka Faideyso Qiimo dhimis tii ugu Ugu Weyneed ee Aan Sameyney Weye
10arday ee ugu horeysa waxay helayaan Qiimo dhimis.
Si aad isu diwaan galiso Fadlan la xiriir Qaybta what's app ka +252617376335
Micnaha graphic design oo faahsan:Matahay qof xiiseeynaaya inu barto xirfadda Graphic Design maqaalkaan waxa uu kaa caawin doonaa inaad qaaddo tillaabooyinka ugu horreeya xagga xirfadda naqshadeynta.
Waa Maxay Graphic Design?
Graphic Design waa inaad abuurto muuqaal ama sawir adigoo ku muujinaaya qaab farashaxan qurux badan oo u yeelaya sumad kaa caawin karta inaad gaarsiiso fariintaada dad badan, Naqshadaynta (Graphic Design) waa waxa kaga muuqaanaaya meel kasta oo aad eegto xiligaan da’da dhijitaalka aan ku jirno – laga bilaabo Logoyin-ka, boorarka xayeysiiska ilaa bakadaha cuntada ilaa apps-ka mobilada. iyadoo la isku daraayo walxo iyo mabaadi’o kala duwan oo lagasoo saaray frashaxan qurux badan muuqda oo naqshad ahaan saameyn ku yeelan kara aragtida dadka iyo shucuurtooda.
Sidee loo noqdaa Graphic Designer (Naqshadeeye)
Naqshadeeyayaasha waxeey fariintooda ku muujiyaan qaab visual ah. Iyagoo isku daraaya erayo, sawiro, iyo farshaxan-ka qurxoon, waxayna ka qayb qaataan in loo gudbiyo macluumaadka macaamiisha iyo dhamaan dadka, Naqshadeeyayaasha (Graphic Designers-ka) waxay isticmaalaan walxaha naqshadeynta, sida shapes, colors, lines, and textures, si ay u soo saaraan natiijooyin kala duwan, waxay abuuraan wax kasta laga bilaabo Astaanta Ganacgsiga (Logos), boorar-ka iyo baakadaha alaabta.
Naqshadeeynta waxay kaloo qayb muhiim ah ka qaadataa suuqgeynta iyo dadaalka xayaysiinta ee Ganacsi kasta Naqshadaynta waxaa ubaahan oo aan ka maarmin shirkad kasta. Naqshadeeyayaasha waxay dhisaan oo sameeyaan naqshado kuwasoo soo jiidasho leh oo taageera fariinta Ganacsiga saameeyn xoogana ku yeelata dareenka macaamiisha.
4=Tilaaboo oo kaa caawin Karta Sidaad u Noqan laheeyd Naqshadeeye heersarre ah:
1. Baro Aasaaska Naqshadeynta (Graphic Design Principles).
Hadaba si aad u noqoto naqshadeeye heer sare ah, marka hore waxaad u baahan tahay inaad faham fiican ka hesho Aasaaska Iyo mabaadi’da naqshadaynta (Graphic Design Principles). Naqshad kasta oo farshaxan qurxoon leh ayaa ah mid si taxadar leh loo sameeyay ayado laga raacaayo Aasaaska iyo mabaadi’da naqshadaynta, waxa loo baahanyahay qorshayn badan iyo khibrad si loo dabaqo aragtida naqshadaynta iyo mabaadi’da, ayado lasoo saarayo Naqshad farshaxan qurxoon ka muuqdo iyo hal-abuurnimo.
2. Qaado koorso Graphic Design ah.
qaadashada koorsooyinka naqshadaynta waxeey ku fududeyn kartaa inaad si fudud ku fahamto Xirfada Naqshadaynta oo aad ku barato waqti yar oo kooban, waxayna kaa caawin karaan inaad si fudud ku dhisto xirfadahaaga adigoo adeegsanaaya ka shaqeynta mashaariicda gooni ah oo aad ku qaadaneyso Koorsada.
Waxaa xusid mudan in aad koorsooyin badan oo online aad heli karto oo ku saabsan Naqshadaynta aad ka heli karto Cadow teach, meshaas ayaadna ka baran kartaa aasaaska naqshadaynta ilaa iyo inaad heer fiican ka gaarto, koorsooyin bilaaw ilaa heersare ah ayaad ka heli kartaa cadow teach .
3.Horumari Xirfadaada Naqshadaynta.
Ka dib markii aad soo qaadato koorsooyin kobcinaaya aqoontaada Naqshadeeynta oo aad waxabdan kasoo fahamtay xirfadaan iyo Softwares-ka lagu shaqeeyana aad faham fiican kasoo hesho casharo badana kasoo qaadato, markaan waa waqtigii aad ku tababaran lahayd, sida ugu fudud ee aad ugu kobcin karto xirfadahaaga iyo aqoonta softwares-ka naqshadaynta waa in aad ka shaqeyso mashaariic badan oo adiga kuu gaar ah kuwaas aad ku practice gareyn karto xirfadaada naqshadaynta.
3 288
Yaan lagaa buuxin waqtigu waa gebo gebo WhatsApp number kaan igala soo xariira 0617376335
3 288
Ma dooneysaa in aad noqoto Garaphic Designer ( Naqshadeeye ) ?
Koorsadaan waa Taadi.
Waxaa bilaabanaya Diwaan galinta Fasal Cusub Kaasoo lugu baranaayo Xirfada Graphic Design ka.
Adiga oo isticmaalaya Mobile kaaga ayaad sameyn kartaa Naqshad walba sida:-
1) Sameynta Logo
2) Sameynta Cv
3) Sameynta Id Card
4) Sameynta Invitation
5) Sameynta Shahaado
6) Sameynta Boorarka Xayesiinta ah.
7) SAMEYNTA BOORARKA GANACSIGA IWM
Iyo kuwakale oo Badan
Qiimaha Koorsadaan waa $5
Ka Faideyso Qiimo dhimis tii ugu Ugu Weyneed ee Aan Sameyney Weye
10arday ee ugu horeysa waxay helayaan Qiimo dhimis.
Si aad isu diwaan galiso Fadlan la xiriir Qaybta what's app ka +252617376335
Available now! Telegram Research 2025 — the year's key insights 
