CADOW TEACH
Open in Telegram
HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Show more3 291
Subscribers
+124 hours
-77 days
-3930 days
Posts Archive
3 292
Asc asxaabta waa idin salaamay maalmahaan youtube keena wax muuqaal ma aanan soo dhigin duriufo jiray awgeeda marka isbuucaan gudahiisa ayaan dib ugu soo laaban doona youtube keena iyo waxyaabo cusub oo xiiso badan fadlan 6k nagu tuura linkiga hoose share dheh subscribe na sara mahadsanidiin
3 292
3 292
Asc asxaabta ciid wanaagsan Bishaaro Bishaaro munaasabada ciida awgeeda waxaan qiimo dhimis aad u balaaran ku sameyay couresyada graphic design ka oo cid kasta way awooda inay qaadato coure kaan Fadlan jaaniskaan yuu ku dhaafin oo kaliya wuxuu soconaya 24 saacadood igala soo xariir whats app number kaan +252061 7376335
3 292
Muuqaalkaan waa idin muhiim waa qaabka filimada loo sameeyo hadeer soo daawada linkiga hoose like 👍 soo saara
Available now! Telegram Research 2025 — the year's key insights 
