en
Feedback
Xikmado♡

Xikmado♡

Open in Telegram

"Si naxariis leh kusoo biir channelkeyga

Show more
4 062
Subscribers
-124 hours
-167 days
-3130 days

Data loading in progress...

Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
September '26
September '26
+8
in 0 channels
August '26
+85
in 0 channels
Get PRO
July '26
+71
in 0 channels
Get PRO
June '26
+37
in 0 channels
Get PRO
May '26
+40
in 0 channels
Get PRO
April '26
+42
in 0 channels
Get PRO
March '26
+113
in 0 channels
Get PRO
February '26
+58
in 0 channels
Get PRO
January '26
+58
in 0 channels
Get PRO
December '25
+51
in 0 channels
Get PRO
November '25
+50
in 0 channels
Get PRO
October '25
+64
in 0 channels
Get PRO
September '25
+77
in 0 channels
Get PRO
August '25
+90
in 0 channels
Get PRO
July '25
+123
in 0 channels
Get PRO
June '25
+102
in 0 channels
Get PRO
May '25
+143
in 0 channels
Get PRO
April '25
+99
in 0 channels
Get PRO
March '25
+125
in 0 channels
Get PRO
February '25
+217
in 104 channels
Get PRO
January '25
+328
in 104 channels
Get PRO
December '24
+418
in 102 channels
Get PRO
November '24
+423
in 103 channels
Get PRO
October '24
+482
in 100 channels
Get PRO
September '24
+382
in 87 channels
Get PRO
August '24
+473
in 82 channels
Get PRO
July '24
+495
in 77 channels
Get PRO
June '24
+584
in 78 channels
Get PRO
May '24
+293
in 2 channels
Get PRO
April '24
+7
in 0 channels
Get PRO
March '24
+304
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
10 September0
09 September0
08 September+1
07 September+1
06 September+1
05 September+2
04 September+1
03 September0
02 September+2
01 September0
Channel Posts
Repost from N/a
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad r
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir! 🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 @SYLTEAM10 @ReadingTheQuraan Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd

2
📖 Tatbith – Qur’aan Memorization App Tatbith wuxuu kaa caawinayaa xifdinta iyo murājaʿada Qur’aanka adigoo adeegsanaya habab kala duwan oo xifdin ah, gaar ahaan Habka Xifdiga (Hifdh Method) — nidaam xooggan oo tallaabo-tallaabo kuu hagaya: dhageysi, ku celcelin, xifdin, isku-xirid iyo murājaʿo. ✅ Habab xifdin oo kala duwan 🎧 Qur’aan dhageysi & ku celcelin 📖 Hifdh Method oo nidaamsan 🔁 Murājaʿo iyo xifdiga oo la adkeeyo 📊 La soco horumarkaaga 💯 100% Bilaash 📖 Habka Subac Google Play: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.tatbith.app
126
3
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad r
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir! 🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 @SYLTEAM10 @ReadingTheQuraan Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd
113
4
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad r
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir! 🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 @SYLTEAM10 @ReadingTheQuraan Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd
17
5
Oraah cajiib oo oranysa ayaa ah Geeridu ima cabsi galinyso blse aaminaada dadka ayaa icabsi galiso
407
6
Hadii aad doonyso inaad argto bini aadamka siduu yahay Sii wuxuu doonaya halmar mrklana haduu wx kuwydiiiya udiid Kadib arag wanagaagi hore siduu utirtiro
429
7
لَنْ تَجِدْيْفِي النَّاسِ كَامِلًا فَابْحَثْ عَمَّنْ لَا يُؤْذِيكَ نَقْصُهُ Dadka dhexdiisa kama heli doontid qof dhamystiran sidaas darteed raadi qof aanay dhammaystir-la’aantiisu ku dhibayn
543
8
Khudbadii u dambaysay ee uu Nabigeyna Muxamed s.c.w ka jeediyay Banka Carafa sagaalkii (9) bisha Dul Xijah Sanadkii tobnaad (10) ee Hijriyada ayay ahayd markii uu Rasuulkeennii suubbanaa (NNKH) uu jeediyay khudbad ay mudan tahay in qof walba muslim ah dul istaago taasi oo ah dar daarankiisa ugu dambeeyey. Waxay ahayd xajkiisii ugu horeeyay uguna dambeeyay ee rasuulku soo guto. Nabigeyna Muxamed (NNKH) wuxuu cumreystay afar jeer laakin wuxuu xajiyey hal mar. Khudbada oo ku tarjuman Afsoomaali '' Dadyohow i dhegaysta, ma garanayo in sanadkaan ka dib aan mar dambe halkaan soo istaagi doono. Sidaa daraaddeed si fiican u dhegaysta warka aan idiin sheegayo, una sii gudbiya kuwa aysan u suurto galin inay halkaan nala joogaan. Meeshaan barakaysan, maalintaan barakaysan iyo bishaan barakaysan darteed, xasuusnaada in aad dhabtii abuurihiinna (rabbi) la kulmi doontaan, camalladiinnana laydinka xisaabin doono, haddaba digtoonaada. Dadyohow dhiiggiina iyo maalkiinnu, waa idinka xaaraan. Midkii idinka mid ah ee ammaano haya, ha u celiyo qofkii iska lahaa. Ribbo (Dulsaar) dhammaanteed waa mamnuuc, ha yeeshee faa’iidadiinna idinkaa iska leh. Qofna ha dulmin adigna laguma dulmin doonee. Ha iska aargoosanina, Dhiiggii aad iska daadiseen waqtigii jaahilyadda.Dadyohow iska ilaaliya shaydaanka, wuxuu isku dayi doonaa in uu idinku khaldo waxyaalo yar yar, uga digtoonaada shaydaanka diintiina darteed. Raggoow ogaada in dumarkiinu xaq idinku leeeyihiin, idinkuna aad iyaga xaq ku leedihiin. Xasuunow in aad ku guursatay, Ogolaanshaha ilaahay iyo rumaysnaantiisa. Haweenkiinu waxay xaq idiinku leeyihiin, inaad si naxariisleh u quudisaan uguna labistaan. Ula dhaqan marwadaada si wanaagsan oo naxariis leh, sababtoo ah waa lammaanaagii nolosha iyo mid mar walba ku caawin doonta.Dadyohoow si wanaagsan ii dhagaysta. Caabud Allah (SWT) oo kaliya, si joogta ah u tuko shantaada salaaddood, Soon bisha barakaysan ee soonqaad, ka bixi hantidaadda sakada, soo gudo waajibaadka xajka hadii aad awoodid. Bini Aadamka oo dhammi waxay ka yimaadeen Aadam iyo Xaawo, Carabtu kama sarayso kuwa aan carabta ahayn, kuwan aan carabta ahayna kama sareeyaan carabta. Dadka Caddaanka ahi kama sareeyaan kuwa Madoow, Dadka madoowga ahina kama sareeyaan kuwa cad. kaliya waxaa lagu kala sareeyaa waa camaladiina. Ogaada Muslimiinta oo dhammi waa walaalo, Islaam nimadane waxay ku dhisantahay walaaltinimo. Dadyohoow Ogaada ma jiro Rasuul ama Nabi aniga gadaashayda imaan doona, sidaa daraadeed si fiican u dhuuxa warkayga, waxaan idiinka tegay laba waxyaalood oo kala ah, Quraanka iyo Sunnadayda. haddii aad labbadas ku dheganaataan waligiin lumi maysaan. Intiinnna i dhegaysanaysaay warkayga u sii gudbiya inta aan nala joogin, waxaa laga yaabaa kuwa warkaygu gaaro inay ka fahmi ogyihiin kuwa toos u dhagaysanaya. Intaas kadib Rasuulka ( NNKH ) wuxuu khudbadiisii raaciyay Aayaad Quraan ah oo markas toos ugu soo degay oo ay ka mid ahayd: (الْيَوْمَ أَكْمَلْتُ لَكُمْ دِينَكُمْ وَأَتْمَمْتُ عَلَيْكُمْ نِعْمَتِي وَرَضِيتُ لَكُمُ الْإِسْلَامَ دِينًا “Maanta ayaan idiin dhamaystiray diintiinna, waxaanan ku ebyay korkiina barwaaqadayda, Islaamka ayaanan diin ahaan idiin oggolaaday.” Ugu dambayna gabagabadii khudbadiisa ayuu Rasuulkeenii Suubannaa (NNKH) isagoo codka kor u qaadaya wuxuu yiri ''Eebboow ka markhaati noqo in aan fariintaadii u gudbiyay dadkaaga. Maalintaan Carafa ee barakaysan darteed, la wadaag qoraalkaan asxaabtaada kale, dhammaanteenna aynu is cafino
245
9
Asc
1
10
Ka Fikir Intaadan Oggolanin In Fikir Kastaa Galo Maskaxdaada Haddii aadan waligaa maskaxdaada keligeed u dayn waxa ay iyadu rabto haddii aad si joogto ah ugu buuxiso qashin iyo aragtida dadka kale waxaad noqoneysaa ururin ka timid dibedda🧡
309
11
Kala baro kan fariinta kusodira iyo kan kaliya fariintada kaaga so jawaaba❤️
326
12
Xigmad ayaa oronaysa Biyo sacabbadaada ayaa looga dhergaa
388
13
Qofka raba inuu arko muuqaal ee dadka kale arkin waa inuu u bareeraa inuu koro buur aysan dadka kale ku dhiiran
442
14
Nabigeena suuban SCW wuxuu yiri Maalmihiina tan ugu fadliga badan waa maalinta Jimcaha ee dhexdeeda igu badiya saliga Haddaba ha ka bakhaylin carrabkaaga inaad ku qoydo Saliga nabigena NNKH❤️
472
15
Hadii aad rabto inaad ogaato qofka aad tahay ha fiirin waxa aad leedahay ee fiiri waxa aad bixiso❤️ #Share
469
16
Barashada jaceylka dhabta ah waxay ka bilaabataa barashada sida loo cafiyo qofka aad jeceshahay❤️
1
17
Barashada jaceylka dhabta ah waxay ka bilaabataa barashada sida loo cafiyo qofka aad jeceshahay❤️
450
18
Qof kasta wuxuu rabaa inuu kula raaco gaariga raaxada laakiin waxaad u baahan tahay qof kula lugeeya marka uu gaarigu kaa hallaabo
508
19
Qofkii alle la kulankiisa rajeenaya hasameyo camal wangsan❤️
574
20
Asc shbyaal mashquul yara dheeraday kadib wxn idin leenahy isku soo noqod wangsan wxn rajeenaya sidii horr aan wx usoo gudbin jirnay si kawngsan inaan wx idnkugu so gudbino idinkana aad nagu taagertaan sidaad awal inoogu taageri jirteen Love❤️
612