en
Feedback
Fursad Link

Fursad Link

Open in Telegram
3 306
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
Waa Maxay Blockchain? | Cashar Dhamaystiran oo Si Fudud Loo Fahmi Karo halkan kadawo 👇https://youtu.be/6T0vY-GW2q8?si=Xh0-rc8hFYhhzdNa

WATCH IT

muuqaalkan waxad ku.ogaandontaa aas aasiga crypto hadii aad xiiseyneyso suuqyada onlineka gaar ahan cryptocurrency soodaawo muuqaalkan https://youtu.be/0zyYfDuqyEE?si=66Rm0u8RX-vUjJdq

Asxaabta waxan furtey YouTube kasoo aan kusoo gudbin doono fursadaha online ka iyo sida lacag looga sameeyo runtii onlinekan  maalinwlaiba aad iskagaa jirtid dad ayaa lacag badan kasameeya hadii aad xiisayslneyso YouTube Keena kusoo biir maalmahan soosocdo course free ah ayaan kusoo gudbin doona insha.allah👇👇

Waakan
Waakan

Voice message01:04

lakin saas ayatahy news waxay leeyhyihin in shut downka USA uudhamadey marka taasi aya fursad usiindoonto in suuqa dib ulaabd
lakin saas ayatahy news waxay leeyhyihin in shut downka USA uudhamadey marka taasi aya fursad usiindoonto in suuqa dib ulaabdandoono fiiri Meesha aan calaaamda greenka saarey waa Meesha hada uujoogo makulatahy in suuqa reacting sameeya🤔

Maxaa Sababay In Suuqa Crypto Hoos U Dhaco Maanta? (Warbixin Kooban) Maanta suuqa cryptocurrency wuxuu la kulmay hoos-u-dhac
Maxaa Sababay In Suuqa Crypto Hoos U Dhaco Maanta? (Warbixin Kooban) Maanta suuqa cryptocurrency wuxuu la kulmay hoos-u-dhac weyn oo si kedis ah u saameeyay Bitcoin iyo altcoins badan. Hoos u dhaca maanta ma ahayn mid hal sabab kaliya ku yimid, balse wuxuu ahaa isku darka arrimo muhiim ah oo keenay in maalgashadeyaashu iska iibiyo hantidooda. 1️⃣ Suuqa Maraykanka oo Baqdin Gashay (Risk-Off Mode) Maalgashadeyaasha ayaa bilaabay inay ka fogaadaan hantida halista badan, sida crypto, sababtoo ah Fed (Bangiga Dhexe ee Maraykanka) laga yaabo inuusan samaynin “interest rate cuts” sida la filayay. Tani waxay sare u qaaday baqdin maalgashi. 2️⃣ Government Shutdown-ka USA Shutdown-ka dowladda Mareykanka ayaa carqaladeeyay xogihii muhiimka ahaa ee dhaqaalaha. Taasi waxay abuurtay qalalaaso iyo hubanti la’aan badan, taas oo si toos ah u saamaysay crypto. 3️⃣ Tech Stocks oo Hoos U Dhacay Suuqa tignoolajiyada, gaar ahaan AI-related stocks, ayaa hoos u dhacay kadib markii loo arkay inay qiimo badan kor u qaadeen. Markay tech-ku dhaco → crypto-na sida caadiga ah wuu raacaa. 4️⃣ Bitcoin oo Jabiyay Level Technic Ah Bitcoin wuxuu hoos uga dhacay 200-day Moving Average, taas oo ah signal technical muhiim ah. Jebinta line-kan waxay keentay in trading bots iyo stop-loss orders ay bilaabaan iibin badan. 5️⃣ ETF Outflows oo Aad u Badnaa Maalmahan waxaa jiray lacag badan oo ka baxay Bitcoin & Ether ETFs, taas oo muujineysa in maal-gashiyaal waaweyn ay suuqa ka baxayeen. Tani waxay sii xoojisay hoos u dhaca. 6️⃣ Bitcoin & Altcoins oo Si Xun U dhacay Bitcoin wuxuu gaaray heerkiisii ugu hooseeyey tan iyo bishii May, isagoo hoos uga dhacay $100,000. Altcoins-na waxay lumiyeen ka badan Bitcoin, taasoo muujineysa in suuqa uu galay “flight to safety”.

ciida madhameysateen😃

muuqaalkan waxaa iisodirey mid kamid asxaapteena inagoo aan uqiimayneyno meelaha uu wax ugudhimanyihiin masha allah huushun hascoto

halkan kadoow muuqaalkii vdio editingka

sare uqaat xirfadaaada video editing oo daawo muuqaalkan

halkankadaawo muuqaalka 1aad ee coursadeenii video edting

asxpt cashirka 1aad maanta ayaan soogalin doonaa fadlan hamoogaan course video editing wa very important

Asc asxaapta