en
Feedback
[ MΓ„MÊ ] Agaasimaha Guud πŸ™FX πŸ“Š πŸ“ˆ πŸ“‰

[ MΓ„MÊ ] Agaasimaha Guud πŸ™FX πŸ“Š πŸ“ˆ πŸ“‰

Open in Telegram

Kusoo Dhawooow Miisanka Culus πŸ”₯ Cawimaad Walaalnimo Arday Beginner Intermediate Advanced Aan Is Caaawino Somaliyeeey πŸ‡ΈπŸ‡΄ πŸ‘ŠβœŠπŸ€œπŸ€›πŸ€

Show more
682
Subscribers
No data24 hours
-67 days
-930 days
Posts Archive
πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯ πŸš€πŸš€πŸš€ ✍️✍️✍️

πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯ πŸš€πŸš€πŸš€ ✍️✍️✍️
πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯ πŸš€πŸš€πŸš€ ✍️✍️✍️

πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯
πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯

ASC Dhamaaan Jaalayaal πŸ™Œ Waxaak Filayaaa inuu qof waliba Caafimaad qabo Alhamdulillah 🀲

πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯ πŸš€πŸš€πŸš€ πŸ‘€πŸ‘€πŸ‘€ πŸ‘πŸ‘πŸ‘

Suuqyadii GAP ayay ku furmeen aad u wayn. Gold -1% ayuu hoos u dhacay sidoo kale DXY kor ayay u boodday.. Forex GBP/USD: -0.14% ↓ EUR/USD: -0.21% ↓ USD/JPY: +0.38% ↑ GBP/JPY: +0.26% ↑ EUR/JPY: +0.18% ↑ DXY (US Dollar Index): +0.19% ↑ JPY Basket: -0.80% ↓ Dahab & Crypto: XAU/USD (Gold): -1.22% ↓ BTC/USDT: -0.68% ↑ Saamiyada: S&P 500: +1.26% ↑ By Hagarlawe

πŸš€πŸš€πŸš€ πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯

NY Session You Welcome ☝️☝️☝️

Asc Dhamaan Azxaapta ZupaxΒ Β  WanaagsanΒ  πŸ™Œ Waxaan Filayaa Inuu Qof Waliba Caafimaad Qabo. Rabiyoow Caafimaadka Noo Siyaadi Alhamdulilaah 🀲

ASC DHAMAAN JAALAYAAL πŸ™ŒπŸ™ŒπŸ™Œ SALAAN KA DIB BISHII LASOO DHAAFAY MA AANAN TRADE GAREEN SABABTOO AH WAAN ISKA XANUUNSANAA WAXAANA I HAYAY xANUUN WAYN SI XUN AYUUNA II GORGORIYAY BALSE ALHAMDULILAAH WAAN KASOO NABAD KACAY ISBUUCAN SOO SOOCDA WAAN TRADE GAREEN DOONAAA INSHA ALLAH WAANA SOO GALI DOONAA ZOOMTII MAALINLAHA AHAYD SIDEENII CAADIGA AHAYD WAKHTIGA (NY OPEN) INSHA ALLAH (FOMCπŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯)

Dhalinyaro ahaan waligaa ha Focus garayn waxaadan waxba ka faa'idayn. Waqtigaaga gali wax akhris, wax barasho, wax cusub ogaansho, horey u socod iyo waxa aad jeceshahay oo Focus ka aad saarto. Is waydii intee saac Tiktok, FB iyo wax aan waxba kaasoo galayn kaaga baxa, kadib isaga jawaab saacadahaa faraha badan haddaad xirfad barashadeed galisid xagee ka gaadhi lahayd! 24 saac ayaan wada haysannaa, ee ruuxna wuu luminyaa qof kalena wuu ka faa'idaystaa. Maalin tagtay abidkeed soo laaban mayso! "Dadku wuxuu ka maalaa Hadba siduu u daajee" -Hadraawi UStaaad Hagarlaaawe

πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯ πŸš€πŸš€πŸš€ ✍️✍️✍️

πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯ πŸš€πŸš€πŸš€ πŸ’₯πŸ’₯πŸ’₯
+3
πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯ πŸš€πŸš€πŸš€ πŸ’₯πŸ’₯πŸ’₯

ASC DHAMAAN JAALAYAAL πŸ™ŒπŸ™ŒπŸ™Œ SALAAN KA DIB iSBUUCII LASOO DHAAFAY MA AANAN TRADE GAREEN SABABTOO AH WAAN ISKA XANUUNSANAA WAXAANA I HAYAY HARGAB WAYN SI XUN AYUUNA II GORGORIYAY BALSE ALHAMDULILAAH WAAN KASOO NABAD KACAY ISBUUCAN SOO SOOCDA WAAN TRADE GAREEN DOONAAA INSHA ALLAH WAANA SOO GALI DOONAA ZOOMTII MAALINLAHA AHAYD SIDEENII CAADIGA AHAYD WAKHTIGA (NY OPEN) INSHA ALLAH

Maasha Allah Dadaal Badan Accounkii Madaxaan U Bixiyay Maanta Walow Uu Wakhti Badan Iga Qaatay Alhamdulilaah πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯ πŸš€πŸš€πŸš€
+1
Maasha Allah Dadaal Badan Accounkii Madaxaan U Bixiyay Maanta Walow Uu Wakhti Badan Iga Qaatay Alhamdulilaah πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯ πŸš€πŸš€πŸš€