en
Feedback
Dayax Online

Dayax Online

Open in Telegram

Kusoo Dhowoow Dayax Online

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel Dayax Online

Channel Dayax Online (@dayaxonlinee) is an active participant. Currently, the community unites 35 233 subscribers, ranking 8 085 in the Movies category and 335 in the Finland region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 35 233 subscribers.

According to the latest data from 19 March, 2025, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -464 over the last 30 days and by 0 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 2.79%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 0.53% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 984 views. Within the first day, a publication typically gains 186 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 14.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
Kusoo Dhowoow Dayax Online

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 18 March, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Movies category.

35 233
Subscribers
No data24 hours
-1297 days
-46430 days
Posts Archive
Maalgashiga Lacagta Loo Yaqaano "Dogecoin" Lacagta Loo Yaqaano "Doge" ama (Dogecoin) Waxey Sameeysay Faaiido Aad u badan ayad
Maalgashiga Lacagta Loo Yaqaano "Dogecoin" Lacagta Loo Yaqaano "Doge" ama (Dogecoin) Waxey Sameeysay Faaiido Aad u badan ayadoo Faaiidadaasi ay Waqtiga lagu helay aad u yaraay oo Mudo Hal Sano ah kaliya Aheyd. Lacagta "Doge" Qofkii Ku Maalgashtay Kun doolar ( $1,000 ) oo kaliya, Waxuu Qofkaasi Faaiiday lacag Ka badan Todobo Kun oo doolar ( $7,000 ) Mudo Hal Sano Gudaheeda. Doge-coin Waxuu ka midyahay Lacagaha Crypto ee loo yaqaano (Memecoins), Waana Lacag leh Suuq Weyn Marka la barbar dhigo Lacagaha kale ee Suuqa Crypto. Faahfaahin La xiriir Ciwaanka Hoose 👇 @Dayax_Online

Maalgashiga Lacagta Loo yaqaano "Solana" Waa mid Dad Badan Lacago Xoogan Ka sameeyeen, Waxeyna Ku jirtaa Lacagta "SOLANA" Mas
Maalgashiga Lacagta Loo yaqaano "Solana" Waa mid Dad Badan Lacago Xoogan Ka sameeyeen, Waxeyna Ku jirtaa Lacagta "SOLANA" Mashaariicda Aadka u fiican ee Suuqa Crypto. Hal Sano Iyo Bar ka hor, Lacagta "SOLANA" Qiimaheedu waxuu Marayay $15. Sanadkaan Bilowga Ah Bishiisa Koobaad ee January (Bisha Janaayo), Qiimaha Lacagta "Solana Waxuu Gaaray $297, Taas oo Faaiido Badan U soo Xareysay Dadkii Maalgashtay Hal Sano Iyo Bar ka hor. 💰Qofkii Ku Maalgashtay Lacagta Solana Lacag Gaareyso Kun Doolar ( $1,000 ) Hal Sano iyo Bar, Waxuu Faaiiday Qofkaasi Lacag Gaareyso $20,000 dollar ( Labaatan Kun Oo Dollar ). Taas oo ah Faaiidada Cadaanka ah ee Qofku ka helay Maalgashigiisa Halka sano iyo barka. Faahfaahin La xariir Ciwaanka Hoose 👇

Hambalyo 💰 Waa gabar Ka mida Macaamiisheena oo Qaadatay Faaiido Gaareyso 400$. Waxey Horay u maalgashatay Lacag Gaareyso $20
Hambalyo 💰 Waa gabar Ka mida Macaamiisheena oo Qaadatay Faaiido Gaareyso 400$. Waxey Horay u maalgashatay Lacag Gaareyso $2000. Guuleyso Wll🥰

Halmbayo Waa Wiil ka mida Macaamiishana oo Maamta Qaatay Faaiidada Lacagtiisa oo ah $100 Dollar. Horay Waxuu u maalgashtay la
Halmbayo Waa Wiil ka mida Macaamiishana oo Maamta Qaatay Faaiidada Lacagtiisa oo ah $100 Dollar. Horay Waxuu u maalgashtay lacay Gaareyso $600 Dollar, Waxuuna Faaiidaa Bishii Lacag Gaareyso $75 ilaa $100. Faahfaahin la xariir Ciwaanka Hoose👇

💰Hambalyo Hambalyo. Waa Macaamiil Maalgashtay Bil ka hor, Waxuuna Maanta Faaiiday Lacag Gaareyso $200. Waxuu Horay u maalgas
💰Hambalyo Hambalyo. Waa Macaamiil Maalgashtay Bil ka hor, Waxuuna Maanta Faaiiday Lacag Gaareyso $200. Waxuu Horay u maalgashtay Lacag Gaareyso 1,200$ Waxuuna Bishii Faaiidaa Lacag u dhaxeyso 150$ ilaa 200$. Guuleyso walaal🥰

💰Hambalyo Hambalyo. Waa Macaamiil Maalgashtay Bil ka hor, Waxuuna Maanta Faaiiday Lacag Gaareyso $200. Waxuu Horay u maalgas
💰Hambalyo Hambalyo. Waa Macaamiil Maalgashtay Bil ka hor, Waxuuna Maanta Faaiiday Lacag Gaareyso $200. Waxuu Horay u maalgashtay Lacag Gaareyso 1,200$ Waxuuna Bishii Faaiidaa Lacag u dhaxeyso 150$ ilaa 200$. Guuleyso walaal🥰

💰Hambalyo, Waa Gabar Ka mida Macaamiisheena Oo Qaadatay Faaiidada Lacagtii Ay maalgashatay, Waceyna Faaiiday Bishaan Lacag G
💰Hambalyo, Waa Gabar Ka mida Macaamiisheena Oo Qaadatay Faaiidada Lacagtii Ay maalgashatay, Waceyna Faaiiday Bishaan Lacag Gaareyso $750 Horay Waxey u Maalgashatay Lacag Gaareyso $5000 Dollar, Waxeyna Qeyb Macaamiisheena. Hambalyo Markale wll.💰

Maalgashigii "SOLANA" 💰💵🤑 Lacagta Solana ( Ama Coin-ka Solana ), Waxey ku jirtaa Lacagaha Ugu fiican ee Suuqa Crypto, Sidoo kale, Waxey ku jirtaa Lacaga Ugu Fiican Ee Dadku Dhaqaale Xoogan Ka sameeyeen. 🤑💰 Lacagta Solana Waxey soo Baxday Sanadkii 2020, Waxeyna Suuqa Kusoo Gashay Qiimo Gaarayo $0.5, Qiimahaaa oo Waqtigaas ahaay Mid aad u yar. 💰💵 Coin-ka Solana ama Lacagta Solana Waxey Aheyd Lacag Mashruuc Fiican leh, Sidaaa Darteed Dadkii Maalgashay Waxey ka sameeyeen Lacag Aad u badan Sanadkii Ugu Horeeyay ee 2021. 💰💰 Lacagta Solana Qofkii Ku Maalgashtay Kun doolar oo kaliya ( $1,000 ) Markii ay suuqa soo Gashay, Waxuu Faaiiday Qofkaasi Lacag ka badan $500,000, Ama si kale Hadii loo dhigo Qofkaasi Waxuu Faaiiday Lacag Gaareyso Nus Million Dollar. 💵💵 Sidoo, Qofkii Lacagta "SOLANA" Ku maalgashtay Kaliya $500 oo doolar, Qofkaasi Waxuu Faaiiday Lacag Ka badan $250,000 oo doolar, Taasoo Ah Faaiido Aad u badan marka loo eego Ganacsiyada Caadiga ah. 📚💰 Ugu Dambeyntii Lacagta Solana Waa Lacag Xalaala Oo Qofku Maalgashan karo ama Ka Faaiideysan Karo. Faahfaahina la Xariir Ciwaanka Hoose 👇👇

Maalgashiga Ugu Fiican. Khubarada dhaqaalaha Waxey Sheegaan Maalgashiga Ugu Fiican inoow yahay Suuqa Crypto, Sidoo kale Waxey
Maalgashiga Ugu Fiican. Khubarada dhaqaalaha Waxey Sheegaan Maalgashiga Ugu Fiican inoow yahay Suuqa Crypto, Sidoo kale Waxey Sheegaan Inoow Yahay Suuqa Ugu Faaiidada Badan marka laga eego Dhanka Faaiiidada Lacageed iyo Dhanka Waqtiga. Sababtoo ah Waqtiga oo Kooban iyo Faaiidada Oo badan Daraadeed. Marka la eego Dadka ugu Badan Ee Maal-qabeenka Noqdo Sanad walba (Dadka Millionaires Noqdo) waxaa la sheegaa inta ugu badan iney ka imaadaan Dhanka Suuqa Crypto. Waxaa kaloo La sheegaa in suuqa Crypto ow yahay Meesha Ugu badan Ee Jiilka Dhalinyaradu ay ka taajiraan inoow yahay.

💰Waa Fursadii Aad Taajir Ku Noqon Laheyd. Ninka Maal Qabeenka Weyn Ah ee Reer Mareykan "Robert Kyosaki" ayaa Yiri: Burburka
💰Waa Fursadii Aad Taajir Ku Noqon Laheyd. Ninka Maal Qabeenka Weyn Ah ee Reer Mareykan "Robert Kyosaki" ayaa Yiri: Burburka Weyn ee Caalamka Ka dhacayo Waa Fursadii Aad Taajir Ku Noqon laheyd. Waxuu Yiri: Dhaqaalaha Caalamka Waxaa kusoo Socdo Burbur Weyn, Sababtoo ah Madaxweynaha Mareykanka "Donald Trump ayaa Abuuray Dagaal Dhaqaale Oo Xoogan, Kaas oo Keeni doono Suuqyada Caalamka iney Burburaan." Waxaa dhici doono Dhaqaalaha Aduunku inoow Sameeyo Daadasho Xoogan, Suuqyada Maaliyaduna Hoos ayay u dhici doonaan, Sidaas Darteed Waa Fursad Weyn oo Maal Qabeen aad ku noqon kartid. 💰Mar kasta oo Suuqyadu Hoos u daataan, Waxaa soo Baxo Dad "Billionaires ah" ama Dad Maal Qabeeno ah oo heesto Malaayiin Doolar, Waana Qaabka Ugu Fudud Ee Taajir Qofku Ku Noqon Karo, Ayuu sii raacsiiyay Hadalkiisa.

Ramadaan Kariim, Allah Naga Aqbalo Camalka Wanaagsan ee Bisha Ramadan.
Ramadaan Kariim, Allah Naga Aqbalo Camalka Wanaagsan ee Bisha Ramadan.

Muuqaalkaan Waxaad lagu Sharaxay Nuucyada kala duwan ee maalgashiga aad ka heli kartid "Dayax Online"

Soo dhowaada Dhamaan Walaalaha Cusub.Kusoo Dhowaada "Dayax Online" Halkaan Waxaad ka heli kartaa Fursado Maalgashi oo Aad u fiican, Waxaana Ka Faaiideysan Karo Qof kasta oo Doonayo inoow ka faaiideysto Fursadahaas. Gacmo Furan Kusoo Dhowoow. Wixii FaahFaahin ah la xiriir Ciwaanka Hoose👇 @Dayax_Online

Ujeedada Loo Sameeyay Crypto Maxay Tahay? Muuqaalkaan Waxaan uga Hadli doonaa Ujeedada Loo Sameeyay Ka Dambeyso Jiritaanka Suuqa Crypto. Wixii Qoraal ah ama Faahfaahin la xiriir👇 @Dayax_Online

Meeqo Ayay Uqeybsantaa Kiribto (Crypto). Muuqaalkaan Waxaad ku Ogaan Doontaa Inta ay u qeybsanto Kiribto (Crypto) iyo Waxa ay kala Yihiin. Wixii Qoraal ah ama Faahfaahin la xiriir👇 @Dayax_Online

Sidee Kiribto (Crypto) Lacag Looga Sameeyaa. Muuqaalkaan Waxaan Ku Ogaaneynaa Qaababka Suuqa Crypto Lacag Looga sameeyo. Wixii Qoraal ah ama Faahfaahin la xiriir👇 @Dayax_Online

Waa Maxay Kiribto (Crypto)? Maxey tahay Crypto, Muuqaalkaan Ku daawo Waxa ay tahay Crypto. Wixii Qoraal ah ama Faahfaahin la xiriir👇 @Dayax_Online

Maalgashiga $30,000 Dollar. Meeqo ayaa qofku ka faaiidayaa bishii hadii ow maalgashto 30,000$ Wixii Qoraal ah ama Faahfaahin la xiriir👇 @Dayax_Online

Maalgashiga $20,000. Meeqo ayaa qofku faaiidi karaa hadii ow maalgashto $20,000 Wixii Qoraal ah ama Faahfaahin la xiriir👇 @Dayax_Online

Maalgashiga $10,000 Qofku Hadii ow Maalgashto Lacag Gaareyso "Toban Kun oo Dollar" Meeqo ayuu Faaiido Sameeyn Karaa Bil kasta? Wixii Qoraal ah ama Faahfaahin la xiriir👇 @Dayax_Online