en
Feedback
دار الهداية

دار الهداية

Open in Telegram

قناة طلّاب الشيخ عبد الرحمن وأنصاره(كسمايو)

Show more
825
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
+930 days
Posts Archive
https://t.me/manhaju_alqawiim Raac wll waa qanaat wanaag San.... Wax badana waa ka fa idi doontaah

FAAHFAAHIN KU SAABSAN DAWRADA IYO QAABKAY USOCONAYSO IYO MUSTAWAYAATKEEDA IYO KUTUBTA LAGU QAADAN DOONO IYO DARSI WALIBA INTA DAQIIQO LOO GU TALAGALAY

📢 Ogeysiis Dowra Cilmiyeed Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo dadka xiiseeya barashada cilmiga sharciga ah in [Macha
📢 Ogeysiis Dowra Cilmiyeed Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo dadka xiiseeya barashada cilmiga sharciga ah in [Machadka Al-Macaali] uu qaban doono Dowra Cilmiyeed Online. التسجيل      halkaan is ka diinwaan gali⬇️⬇️ https://form.svhrt.com/669b612c19ed881928ab6eb4 Mawduucyada lagu baran doono: 1️⃣ Fiqh – Matn Abii Shujaac iyo wixii ka sareeya. 2️⃣ Naxwe – Matn Al-Ajruumiyah iyo wixii ka sareeya. 3️⃣ Sarf – Laamiyatu-l-Afcaal ama Sarfu-l-Muyassar. 📍 Goobta: Telegram 🗓 Maalmaha: Arbaco, Khamiis & Jimco 🕰 Bilowga: 1 Oktoobar 2025, oo ku beegan 10 Rabiicu Thaani 1447 📞 Wixii faahfaahin ah kala xiriir: +252 61 5742925 / +254 724447331 ℹ️ Fiiro Gaar ah: Dowradu waa lacag-la’aan, wax lacag ah lagama qaadi doono. 🔖Telegram https://t.me/machadka_al_macaalii 🔖group ka Whatsapp https://chat.whatsapp.com/DTiqL7eZmT7F0FQ4YCABnD?mode=ems_copy_t

👉Muxaadaro:Hanuunka Umadda Waxu Kujiraa Raacidda Sunnada…Muxaadaradi oo dhameystiran👇 👉https://www.facebook.com/share/v/176ReAPsvz/?mibextid=wwXIfr 👉Fadlan Gaarsii Dadka Kale.

Suufiyadu Waa Cadaw ||Sh C/Raxman Garaad

👉Shirkiyaadka Suufiyada||Sh C/Raxman Garaad.

𝐆𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐮 𝐘𝐞𝐲 𝐑𝐚𝐛𝐭𝐚𝐚?𝔸𝕓𝕦𝕦-ℂ𝕦𝕞𝕖𝕪𝕣

𝐉𝐢𝐡𝐚𝐚𝐝~𝕊𝕙 ℂ/𝕣𝕒𝕩𝕞𝕒𝕟 𝔾𝕒𝕣𝕒𝕒𝕕

"لا قُوَّةَ إلّا قُوَّةُ الضَّمِيرِ، ولا مَجدَ إلّا مَجدُ الذَّكاءِ"- هذا في سبيلِ العدلِ وهذا في سبيلِ الحقّ.☝️ 📚النظرات؛ص٣
"لا قُوَّةَ إلّا قُوَّةُ الضَّمِيرِ، ولا مَجدَ إلّا مَجدُ الذَّكاءِ"- هذا في سبيلِ العدلِ وهذا في سبيلِ الحقّ.☝️ 📚النظرات؛ص٣٤٣.

نحن اليوم في جاهلية كالجاهلية التي عاصرها الإسلام أو أظلم . كل ما حولنا جاهلية ... تصورات الناس وعقائدهم ، عاداتهم وتقاليدهم ، موارد ثقافتهم ، فنونهم وآدابهم . شرائعهم وقوانينهم . حتى الكثير مما نحسبه ثقافة إسلامية ، ومراجع إسلامية ، وفلسفة إسلامية ، وتفكيراً إسلامياً .. هو كذلك من صنع هذه الجاهلية !! سيد قطب رحمه الله

مَـاذَا أُعَـــبِّـــرُ أَو يـــقـــولُ لــســانِـي عَـجَـزَ الـكَـلامُ بِـوصـــفِــه، وَبــيَــانِـي الـشّـعـر يخجـل مـن أبـ
مَـاذَا أُعَـــبِّـــرُ أَو يـــقـــولُ لــســانِـي عَـجَـزَ الـكَـلامُ بِـوصـــفِــه، وَبــيَــانِـي الـشّـعـر يخجـل مـن أبـي سلـمـانَ إذ شـيــخُ الـــهــــداةِ وقـــدوةُ الأزمـــانِ فـإلـيـك بــعــضَ ثـنــائِــه ولـه الــثـنا إن قـــلــتُــه فـــيــه يـــمَــلّ لـسـانِــي هُـوَ عَــالِــمٌ، عَـــلَّامَـــةٌ فِــي دَهْـــــرِهِ جـمَـعَ الْــعُـلُـومَ عَـــلَا عَــلَى الْأَقْـــرَانِ حَازَ الْــفُــنُــونَ بِــمِــلْـئِــهَا ذَا وَاضِــحٌ كوُضُـوحِ شَـمْـسٍ فِي الـسَّـمَـا إِخْوَانِي وَأَضِــفْ إِلَـى ذَاكَ الْــمُـشَـــارِ فَـصَـادِعٌ بِـالْـحَــقِّ صَــدْعًــا دَونَ خَـوْفِ هَـوَانِ كُلُّ الْـمُـعَـارِضِ وَالْــمُــوَافِــقِ مُــوقِــنٌ بِــجُـهُــودِ ذَاكَ وَكُــلُّ ذِي عِـــرْفَــانِ شَـيْـخُ الـفَــصَـاحـةِ والــبــيـان غـريـزةٌ يشـفـي الـصـدور بــوعــظــه وبــيــانِ لــك أن تـــقُــول بــكـلّ صـــدقٍ إنــــه ِحـقـًّا لَأفــصــحُ صـاحِ مِـن سَــحْـبَـان كَـم أفــحَــم الـخـَصـمَ اللَّـدُودَ مُـبَارِزًا فِــي كُــلِّ مَــجْـلِــسِــهـم وَكــلِّ مــكانِ بِـالــوَحْـيِ وَالـقُـرْءَانِ أَوْ مَـا صَـح

Ogeysiis Ogeysiis 👉Waxaa La-ogeysiinayaa Ardeydii Kutaxneyd Darsigii Sh C/Raxman Garaad #Riyaadu_Saalixiin_ka ee Kabixi jira
Ogeysiis Ogeysiis 👉Waxaa La-ogeysiinayaa Ardeydii Kutaxneyd Darsigii Sh C/Raxman Garaad   #Riyaadu_Saalixiin_ka ee Kabixi jiray Masjidka Dabaqeynka #Ceelasha_Biyaha inuu Dib-Ubilaaban Doono Maalinta Talaadada ah. 👉Taariikhda: 4/8/2025.. oo berrito Kubeegan insha'Allah.☝️

👉Waa Gunnimo,Ceeb iyo Garasho Xumo:Ucabashada Durba Aadanaha Kahor Rabbigii Aadanahaba Abuuray😢☝️

👉Qofkii Doonaya Kitaabkaas👇 👉Kala Xariir:0615584138… 👉Ama: 0618492105👈
👉Qofkii Doonaya Kitaabkaas👇 👉Kala Xariir:0615584138… 👉Ama: 0618492105👈

Repost from Baraarug
https://www.facebook.com/share/v/185vZNh3Nh/?mibextid=wwXIfr 👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆