en
Feedback
Soomaali IT

Soomaali IT

Open in Telegram
688
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
Hadii aad rabtid in aad barato muqaal samaynta vedio editing Sawirro qurxinta photoshop iyo nashqdeenta boorarka iyo waxyabha laxiriira graphic designer Intaas aan ku sheegay iyo in kaloo bdn waxaa kaa haqatirayo oo afkaaga hooyo kugu sharxaayo si free ah Shantaan youtube ee aan ku soo xulnay 1: artisma graphics https://youtube.com/@artismagraphics 2: zak multimedia https://youtube.com/@ZaakMultimedia 3:zitacademy https://youtube.com/@ZitAcademy 4:Garaadso https://youtube.com/@GARAADSO 5:Somguide https://youtube.com/@Someguideisback Waxaan groupkan ku soo gudbin doona waxyaabaha anfacaaya aradayda baran doonta ama hada baranayso it-ga halga faa,idaysto

Haddii aad tahay graphic designer oo aad rabtid inaad sawiro lasoo dagtid hakala soo dagin google Ee waxaad kala soo dagtaa website kaan li yiraahdo freepik waxaad ka helee sawiro hight qualty ah link website ka waakaas hlga fa idaysto πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://www.freepik.com/

Maanta internetka waxad ka helaysa kana baran kartaa xirfad walba ood doonayso waliba iyaga oy si bilaash ah u bixinayaan macalimiin iyo macadyo caalami ah shuruudu se waa in si aad uga faa,iidaysato fursadas aad ku fiican tahay luuqada englishka hadaba aan kula wadaago 5 channel oo si dhammaystiran aad uga baran karto luuqada hadii aad taqaanayna aad ku sii horumarin karo. Barta koobad waxa leh warbaahinta calamiga ah ee bbc wana bbc learning english waxana ku xidhan 5 million oo ruux 3kun oo muuqala way ku jiraan halkan ka rukumo:-https://youtube.com/@bbclearningenglish. Ka labaad waa bussness english oo ka caawinaya inad barato eraybixinta iyo wada sheekaysiga luuqada ee ku saabsan ganacsiga waxana ku jira 125 muuqal halkan ka raac:-https://youtube.com/@BusinessEnglishPod. Kan saddexad waa kan u mudan wana habka ugu fudud eed ku baran karto luuqada magaciisuna waa learn english with tv series waxana ku baranaysa luuqada iyada oo musasalada qaybo laga so qaatey lana sharaxayo waxana ku xidhan 7million oo qof halkan ka raac:-https://youtube.com/@LearnEnglishWithTVSeries. Kan afraad waa mid si fudud dhawna aad ugu baran karto luuqada qaab animations ahna way isticmaalan waxana ku xidhan 7million oo ruux halkan ka raac:-https://youtube.com/@EnglishClass101. Kan shanaad ee u danbeeya waa mid heersare ah waxana leh linguamarina wana gabadha leh macadka calamiga ah ee laga barto luuqadaha'linguatrip' waxana ku xidhan 7million oo ruux halkan ka raac:- https://youtube.com/@linguamarina. Hadii 2 bilood aad maalin walba 1 saac galiso heer fiican ayad ka gaadhi waxana kordhi tayadada luuqada ood xirfado kale oo badan aad ku sii kasban karto.

Aradayda jecel inay bartaan IT ,ga markay  schoolka dhamayaan  Groupkan ku biira waxaan idin kula wadaagi donaa talooyin iyo resource bdn oo ku saab sn IT link groupka waa kaas la wadaag asxaabtada πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://t.me/som_it_2023

4 faculty ayaa badi jaamacadaha dalka laga helaa i.a midkasta muhiimada uu leyahay iyo shaqoyinka lagu heli karo ayaan idinla wadaagi dona i.a

IT maxaad ka sii baran dontaa
Anonymous voting

Shantan website aad ayay ku caawinayaan Website kan hoose waxa uu kuso koobayaa fursadaha shaqo ee ka jira internetka isaga oo ku siinaya sharaxad dheeri ah waxa sido kale ku jira shaqooyin badan oo laga qaban karo taleefanka(smartphone) waxa dheeri ku ah ood ka helaysa fikrado ganacsi halkan ka booqo:-https://sidehustlestack.co/ Website kan xiga waa mid aad ka heleyso jidadka(roadmap) ee xirfadaha technologyga oo dhan bilow ilaa dhammad sida ay iskugu xigxigaan cashirada iyo waxyabaha aad rabto inad barato qofkii roadmap haystana xirfad walba waxa uu ku baran karaa wakhti kooban madama uu roadmapku uu uyahay mentor ama hage halkan ka booqo:- https://roadmap.sh/ Website ka saddexad waa mid waxbarasho oo aad u anfacaya dhalinyarada waxana ku jira cashirada dugsiyada ugu wawayn uguna tayada badan calamka waxa aadna ka heli markad cashirada dhammaysto shahaado bilaash ah(+free certifcate) waxana halkas ku jira courses badan oo aad ku anfacaya sida computer sceince halkan ka booqo:- https://www.classcentral.com/ Hadii aad rabto inad bilowdo barashada coding ka hadana uu kugu adagyahay fahamkiisu ama adan garanaynin jidka loo maro waxan kula wadagaya website aad ku anfacaya waxa uuna ku sahlaya inad barato programming ka adiga oo ciyaaraya game kaliya waxa aad dooran luuqada aad rabto inad barato halkan ka booqo :- https://www.codedex.io/ Hadii uu yaryahay codka taleefankagu appkan hoose waxa uu ka caawinaya in uu dheereyo boqolkiiba 60% codka sameecada taleefankaga marka aad wax dhagaysanayo halkan kala dag https://play.google.com/store/apps/details?id=com.goodev.volume.booster