688
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
688
Aradayda xiisaysa hackar haka faa'ideystaan courskaan
𝐅𝐑𝐄𝐄 𝐂𝐄𝐇 𝐂𝐎𝐔𝐑𝐒𝐄 (𝐋𝐚𝐬𝐭 𝐮𝐩𝐝𝐚𝐭𝐞- 𝐌𝐚𝐫𝐜𝐡-𝟐𝟎𝟐𝟐)
koorsadaan waxaad ku baran doontaa sida kali linux adigoo isticmaalaya hacking loo sameeyo, cashirada aad ku baran doontid waxaa kamid ah toolskaan soo socda:
0-Install Kali Linux
1-DOS Attcak
2-Osintgram
3-Virus Lite
4-BeEF Framework
5-Maskphish
6-Photon
7-FBI
8-Zphisher
9-Steghide
10-Folder creation
11-Reconnaissance
12-CCTV Hack
13-Spiderfoot
14-QR Code Hacking
15-WP Scan
16-OWASP
17-Sqlmap
𝐂𝐨𝐮𝐫𝐬𝐞 𝐋𝐢𝐧𝐤: [https://mega.nz/folder/AUBQHKQa#_cVY3mQU-kQWAgrZh4n-eg](https://mega.nz/folder/AUBQHKQa#_cVY3mQU-kQWAgrZh4n-eg)
𝐀𝐮𝐭𝐡𝐨𝐫: Zakaria Abdullahi
688
Hadii aad rabto inad noqoto mobile app devloper Courskan waa ku muhiim waana free
Flutter E-commerce Bootcamp: Build Amazon Clone
Description 📃 : Master Flutter UI, Firebase, State Management, Payment Integration etc while Building an E-Commerce: Amazon Clone.
Course Category 📰 : Development
Course Length 📏 : 15.5 hours
https://www.udemy.com/course/flutter-e-commerce-bootcamp-build-amazon-clone/?ranMID=39197&ranEAID=hL6ObH*7r3M&ranSiteID=hL6ObH.7r3M-bRH9jSicmQTez5rqr83A3Q&LSNPUBID=hL6ObH*7r3M&utm_source=aff-campaign&utm_medium=udemyads&couponCode=A7239B6A8DDD053FBE4F
688
Course FREE ah mudo gaban
Information Security Professional Certification
Description 📃 : Information & Cyber Security Certification by The Retail Banking School and preparing for other types of certification
Course Category 📰 : IT & Software
Course Length 📏 : Unknown
https://www.udemy.com/course/information_security_expert/?ranMID=39197&ranEAID=hL6ObH*7r3M&ranSiteID=hL6ObH.7r3M-t3oW_OLG7ekqdpzcDHCB0w&LSNPUBID=hL6ObH*7r3M&utm_source=aff-campaign&utm_medium=udemyads&couponCode=6703B01A0F9A5B40CFF2
688
Koorsdaan waa lacag balse modo gaaban waa FREEE horay u gala inta ay kaa xirman
https://www.udemy.com/course/chatgpt-digital-marketing-digital-marketing-chatgpt-101/?couponCode=89592030181749D39186
688
Koorsadaan waa lacag balse modo gaaban waa FREE halga faa'ideysto
https://www.udemy.com/course/data-analysis-and-freelancing-with-microsoft-excel/?fbclid=IwAR3K90V2ROsfgDmOJDGSNIB2mwN95Wsg73YC8d8NCkgtdtb5-7_MNzDoR5c&couponCode=EXCELDATAANALYSIS
688
Labadaan koorso waa lacag balse modo gaaban waa FREEE ka faa'ideyso
Mida kowaad
http://www.udemy.com/course/secrets-of-successful-transformation-of-organisation/?couponCode=EAGERTOLEARN1000-3
Mida labaad
http://www.udemy.com/course/secrets-of-successful-transformation-of-organisation/?couponCode=EAGERTOLEARN1000-3
688
Courskan waa free saacado kadib lacag ayuu noqon donaa inta uu san lacag noqon ka faa'idayso
https://www.udemy.com/course/sql-server-t-sql-basic/?couponCode=FD7D39272473339E5091
688
Bard waa A.I ay dhistay shirkada Google waxa uu u shaqeeya sida chatgpt cml.
su'aalaha aad weydiido waxuu ugu jwba sida chatgpt waadna isticmaali kartaa
👇👇👇👇👇👇👇
https://bard.google.com/?utm_source=sem&utm_medium=paid-media&utm_campaign=bardjuly_enGB_sem1
688
Website kan waa mid aad ka heleyso jidadka(roadmap) ee xirfadaha technologyga oo dhan bilow ilaa dhammad sida ay iskugu xigxigaan cashirada iyo waxyabaha aad rabto inad barato qofkii roadmap haystana xirfad walba waxa uu ku baran karaa wakhti kooban madama uu roadmapku uu uyahay mentor ama hage halkan ka booqo:- https://roadmap.sh/
688
Muqaalkaan wuxuu socnaa wax ku dhow 25 sac waxaa lagu sharxaa A2Z computer science
daawsho kaliya wax laguma barto computer hadaad haysto partic waa inad kadawa samaysaa qofka sharxaayo sidoo kale meelaha qaar aad note garaysaa
Muqaalka waa kan
👇👇👇👇👇👇👇👇
https://youtu.be/8mAITcNt710?si=U5AYq1FtToxVr71A
688
Already 1000 wuu gaaray hadad ka faa'ideystay waa ok hadan ka faa'ideysn fursadaha dambe ayan kula soo wadagi donaa i.a
688
Courskan waa jaanis qofkii isticmaala udemy haka faa'ideysto
700 qof ayaa enroll dhahday haduu 1000 qof gaaro wuxuu noqon donaa lacag
Sidaasi darteeda inta uu 1000 garin halaga faa'ideysto
👇👇👇👇👇👇👇👇
https://www.udemy.com/course/the-ultimate-dart-flutter-course/?couponCode=YTFREE
688
https://vm.tiktok.com/ZM2WpaUKS/
Qofkii qoraalkii dheeraa aqrin wayay muqaal yar ayan ugu soo koobnay
688
Programming languages-kas aan soo sheegay mida ugu fcn waa flutter sababta kuwa kale ay ugu fcnthy waa
hadii aad rabto inaad dhisto Android app iOS app iyo deskktop app dhamaan waxaa kaga filin in aad hal (code)flutter qorto halka ku kale ay ka yihiin in aad midba code gaar u qorto
Hadaba aan kula wadaago 5 channel oo aad kabaran kartid flutter
1 freecodecamp channelkan waa ku muhiim hadii aad thy qof baranya cilmiga technology flutter waad ka barn kartaa
https://youtube.com/@freecodecamp?si=mEhtRgbVvU4Jc3mA
2 the flutter way https://youtube.com/@TheFlutterWay?si=bB7kD43OlNE7NK-O
3:dbestech https://youtube.com/@dbestech?si=Xql63QVHZvApbBUq
4 Rivaan Ranawat
https://youtube.com/@RivaanRanawat?si=vg2lgEFdUW0EL8E8
5 codepur
https://youtube.com/@HelloCodepur?si=5S2Vv3gL-fMzz2I5
Mid kasta channelka marka aad boqatid ka tag qaybta PLAYLISTS kana dooro casharada flutter
688
SIDEE KU SAMAYNKARAA APPLICATION?
Manta dunida waxaa samayn xoog leh ku yeeshay noocyada kala duwan ee application'nada
Intaasi app ee dunida samaynta ku leh soomali hal app kuma lahan
Si loo helo somali app devlopers samyn leh apps-ka ay soo saaran samayn leh aan kula wadaago 9 luqadod ama programming languages kuwaa oo lagu sameeyo apps-ka
1. Java: Waxa si weyn loogu isticmaalaa dhisida app-ka Android ah, Java waxa ay ahayd programming languages ugu samaynta bdn sanado badan dhisida apps-ka Androidka.
2. Kotlin: waa programing language casri ah oo ay samaysay JetBrains, Kotlin waxa ay noqotay luuqadda la door bidayo horumarinta abka Android iyada oo ay ugu wacan tahay syntax-ka kooban iyo sifooyinka badbaadada.
3. Swift: Waxaa soo saaray shirkada Apple, Swift waa luqadda koowaad ee horumarinta app-ka IOS. Waa mid awood leh, wayna fududahay in la akhriyo, waxaana loo qaabeeyey inay si aan kala go 'lahayn ula shaqeyso qaab-dhismeedka Apple.
4. Objective-C: In kasta oo hadda aad loo isticmaalon, Objective-C waa luqad kale oo loo isticmaalo dhisida app-ka IOS oo weli ku habboon ilaalinta codebases-ka dhaxalka ah.
5. Flutter (Dart): Waxaa soo saaray shirkada Google, Flutter waa qaab-dhismeedka iskutallaabta ah kaas oo kuu ogolaanaya inaad ku dhisto apps-ka Android iyo iOS labadaba adoo isticmaalaya programming language-ka Dart.
6. React Native (JavaScript/TypeScript): Qaab-dhismeedka caanka ah ee framework ah ee ay samaysay shirkada Facebook, React Native waxa uu awood u leeyahy in la dhiso mobile apps ayadoo la isticmaalaya JavaScript ama TypeScript.
7. C #: Waxaa loo adeegsaday Xamarin, oo ah tignoolajiyada Microsoft, C # waxa ay ku ogalanaysaa dhisida apps-ka Android iyo iOS labadaba.
8. JavaScript: Marka laga reebo React Native, JavaScript waxaa loo isticmaalaa dhisida app hybrid iyadoo la isticmaalayo qaab-dhismeedka sida Cordova ama Ionic.
Mida ugu fcn apps-ka lagudhiso iyo youtub channelada laga helo waa qormadaan mida xigta
Mohamud Omar
688
Daawo 🎥🎥🎥
Farqiga u dhexeeya it and software engineering iyo computer science
Intaas waxaa dheer shaqooyinka lagu helo mid kasta
688
vediogii aan horay u balan qaaday waa diyaar ka daawo halkaan caawa 7:00 i.a
https://t.me/som_it_2023
