en
Feedback
وَصَدَّقَتْ بِكَلِمَاتِ رَبِّهَا 💙👸🏻

وَصَدَّقَتْ بِكَلِمَاتِ رَبِّهَا 💙👸🏻

Open in Telegram

{وَلَا تَهِنُوا وَلَا تَحْزَنُوا وَأَنتُمُ الْأَعْلَوْنَ إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ} ● عائدون امتـــــي لا تياسي 💝☪️

Show more
9 612
Subscribers
+824 hours
+407 days
+2930 days
Posts Archive
لا الدُنيا لنا، وَما كُنا للدُنيا، كلنا لِله، وإنَّا إليه لَراجعُون .

Waxaa la sheegaa in mar uu Dostoevsky yidhi: "Waxaan jeclaan lahaa inaan helo hal qof oo aan kala hadlo wax kasta, sida aan n
Waxaa la sheegaa in mar uu Dostoevsky yidhi: "Waxaan jeclaan lahaa inaan helo hal qof oo aan kala hadlo wax kasta, sida aan naftayda ula hadlo oo kale, qofku marka uu naftiisa la hadlayo, wuxuu iska dhigaa dhammaan wejiyada uu dadka tuso, maaskarada ayuu iska furaa, Isma eedeeyo, iskamana dhigo wax uunan ahayn, iskama dhigo qof ka wanaagsan sida uu yahay, ma qariyo cabsiyihiisa, fikiradihiiisa madow, iyo dareenkiisa toona. qof walbaa mararka qaarkood wuxuu u baahan yahay hal qof oo uu ula hadlo sida uu naftiisa ula hadlo oo kale, ma raadineyno qof na dhegaysta oo keliya; waxaan raadineynaa meel ammaan ah oo aan ku muujinno nafteena runta ah, cidda dhabta ah ee aynu nahay, iyo dabeecadaheenaba innagoo aan ka baqayn xukun iyo canaantoona." qofka ugu qaalisan noloshaada waa kan aad hortiisa iskaga dajin karto culayska qalbigaaga, qofka aanad ubaahnayn inaad xirato wejiyo been been ah marka aad isaga la joogto.

She Fell in Love with the World She Created in Her Mind💝

و إن ضاقت بكَ الأيّامُ صبرًا ‏ستولدُ بعدَ صبركَ ألفُ بشرىٰ ‏وتنهلُ مِن سرورِ العمرِ حتّىٰ ‏كأنكَ لم تذق بالأمسِ مرًّا .

Haddii qof mu’min ah iyo qof gaal ah labaduba galaan badda, ma badbaadayo midka aan aqoonin dabaasha, ilaahay u ma eexdo jaahliga muslimka jaahilka ah wuu qarqoomi karaa, halka gaalka aqoonta uleh dabaashana uu badbaadi karaa. — Dr. Mustafa Maxamuud Buugii الحوار بين صديق الملحد|

﴿تُؤمِنونَ بِاللَّهِ وَرَسولِهِ وَتُجاهِدونَ في سَبيلِ اللهِ بِأَموالِكُم وَأَنفُسِكُم ذلِكُم خَيرٌ لَكُم إِن كُنتُم تَعلَمونَ﴾

Kuwa iimaanka laga hellayoow ma idiin tilmaamaa ganacsi aad kaga badbaadysaan cadaabka xanuunka badan?

. ﴿إِلَّا مَنْ أَتَى اللَّهَ بِقَلْبٍ سَلِيمٍ﴾ Nadiifnimada qalbigu maaha kaliya ka badbaadida khaladaadka ama danbiyada, ee waa ka badbaadida quusta iyo isdhiibida qalbiyadeena alle haka badbaadiyo cadwgaas quusta iyo isdhiibka lagu magacaabo🩷

"Soomali ha noolaato hana isku noolaato" Qalinkii habaarnaa ee "Hawd" | Aanadii nageeye

Inta badan waxaynu dunida ka tagnaa intaynaan ogaanin hibadeena iyo kartideena dhabta ah, kuwo badani waxay dunida ka tagaan iyagoo ka shallaynaya inay isu haysteen dad iska caadi ah. | unknown

"Waxa kaliya eed ubaahantahay waa ogaanshaha meesha uu library gu ku yaalo" Albert Einstein Bal suurayso duni aan akhris ka jirin foolxumadeeda!

"يا من هواهُ أعزَّهُ و أذلني ‏كيفَ السبيلُ إلى وصالك دلني ‏وتركتني حيران صبًّا هائماً ‏أرعى النجوم وأنت في نومٍ هني ‏عاهدتني ألا تميل عن الهوى ‏وحلفت لي يا غصنُ ألا تنثني ‏هبَّ النَّسيمُ و مال غصنٌ مثله ‏أين الزمان وأين ما عاهدتني؟" -الإمام الشافعي

Aflagaaddada ugu weyn ee aad qof ugysan karto waqtigeenan waa inaad ku tiraahdo qof caadi ah ayaad tahay, (aan lahayn hal-abuur, awood iyo shakhsiyad gaar ah ama wax gaar ah oo uu dadka kaga duwan yahay) | Master of the human mind and emotions istaad Dostoevsky

ما زَالَ الأمَلُ فِي قَلْبِهِ لَا يَذْهَبُ كَالشّمْسِ فِي دَرِْبِهِ لَا تَغرُبُ يَشْرَبُ مِنْ كأْسِ الأمَانِي مَرَارَةً والْفَرَحُ مِنهُ يَبْتَعِدُ وَلَا يَقرُبُ💝