Channel form four
Open in Telegram
Kusoo dhawaada halkan waa goob loogu talo galey in lasoo dhigo documents ka kooban -> Summarized lessons -> Assignments -> Exams 2017-2025
Show more5 430
Subscribers
-1724 hours
-597 days
+3230 days
Posts Archive
5 430
Salaam Saaxibaayaal, Inkastoo aanu idiin kasoo habsaannay hadana idin kamaanaanu fadhiisane, insha Allah groupka meel fog gaadhsiiya waxbadan baan idiin ogahee
⬇️⬇️⬇️
https://chat.whatsapp.com/HIN5xWMorum1Ez9ALF83lj?mode=gi_t
5 430
Repost from THE UNIV PROGRAM
Ogeysiis Muhiim ah oo Ku Saabsan Fursad Deeq Waxbarasho
(Full Scholarship Diploma Programs)
Xarunta Faa’id Development Center, oo kaashanaysa jaamacadda Frantaz Fanon , waxay si gaar ah ugu bishaareynaysaa dhallinyarada magaalada Hargeysa in ay u diyaarisay fursado deeqo waxbarasho ah oo dhammaystiran (Full Scholarship).
Barnaamijkan waxa xoogga la saarayaa Diploma Programs-ka kala ah:
• Psychology
• Cypersecutiy
• Law
• IT
•Acouting
•Teacher training
Ku soo biir WhatsApp Group-kan:
https://chat.whatsapp.com/Jg1Rix2BwFRBC3AdHJHU9F
Waxa la dhiganayaa Khamiista iyo Jimcaha, sida oo kale waxaa jirta fursad online ah, oo ay kaga faa’idaysankaraan dadka aan Hargeysa joogin.
Waxa kale oo jirta fursad qofku Degree ku heli karo marka uu dhamaysto Diploma-ta uu qaatay.
Fursaddu waa mid xaddidan!
Waxaa Diploma walba la siin doonaa 50 -ka arday ee ugu horreysa ee iska diiwaangelisa xafiiska Faa’id Development Center.
Xafiiska Faa’id Development Center
Xafiisku waxa uu dhanka bidix ka xiga fooqa Badhabadha, waana dabaqa ay hortiisa ka baxaan tagaasida Sayladdu.
Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh:
Call & WhatsApp:
063-4078135
4286168
3736272
5 430
Repost from THE UNIV PROGRAM
📢 Fursad Tababar Macalinnimo (Teacher Training Diploma) 🎓 *Full scholarship*
🕌 Ascww dhammaan barayaasha iyo dadka xiisaynaya xirfadda macallinnimada.
Waxaa la furay Teacher Training Diploma oo lagu barto:
✅ Offline
✅ Online
📍 Waxaana bixineysa jaamacada FFU
📚 Faa’iidooyinka Barnaamijka:
🔹 Tababar tayo sare leh oo macallinnimo
🔹 Jadwal (Khamiis & Jimce ama maalmo kale)
🔹 Shahaado Diploma ah marka la dhammeeyo
🔹 Fursad aad waxbarashada uga sii wadan karto Heer "Degree"
🎯 Haddii aad diyaar u tahay inaad horumariso xirfaddaada macallinnimo, ku soo biir group-keena:
📲 WhatsApp Group:
https://chat.whatsapp.com/L3XcPH8Cza47XJTdeMXNsr?mode=gi_t
🌟 Mustaqbalkaaga waxbarasho maanta ka bilow!

https://www.tiktok.com/@zimbamarket1?_r=1&_t=ZS-94ec7ePbRMf
ZIMBA MARKET waxa aad ka heleysaan Adeeg hufan, Qiimo macquula iyo Alaabo quality leh nala soo eeg adna wll
5 430
Home teacher cidii ubaahan oo Hargeisa joogta number kaas hala xidhiidhaan idam alle
063-6382919
Available now! Telegram Research 2025 — the year's key insights 