en
Feedback
Warka

Warka

Open in Telegram

Wararka iyo warbixinada somaliya

Show more
6 902
Subscribers
No data24 hours
-367 days
-5630 days
Posts Archive
Warka
6 902
Ma garatay ciidankaan sidaan u nidaamsan ciidanka uu yahay? Waa ciidanka ilaalinta shareecada islaamka ee AS, waa ciidanka ka
Ma garatay ciidankaan sidaan u nidaamsan ciidanka uu yahay? Waa ciidanka ilaalinta shareecada islaamka ee AS, waa ciidanka kaliya ee aan qabyaalad laga aqoon Waxaan la yaabay, midbaa bari ii sheekeyna, anagoo joogno hoteel ku yaalo magaala Muqdisho! Kulahaa amiir hebel oo qabiilkaas ah, waa ku qoslay, waxaan ku dhahay, qabiilka waa ka dhasheen ma ahane, qabyaalada Buuga uguma taalo! Inta booday, kulaa wlhi runta waaye, hada ka hor ayaan maqli jiray, ninki AS dili rabaan, walalkiis ayaa so dilaayo. Sax waaye, mab'da ayeey dadka ku dilaan ee qabiil waa ka xaaraan! Dowladda ciidankeeda mab'da malahan, dishibiliin malahan, hadaf cad malahan, u jeedo malahan, Waxaan u maleeyay ciidanka dowladda waa kuwii dhihi jiray, ku qabso ku qadi meeysidee, oo jidadka umada ku dhibi jiray, oo dhar dowlad lo galiyey! Fikradaas hadaa qabto... one ❤️ saar FG ah qofka love saaro, xitaa adminka ma ogaan karo, adiga ❤️ ku dhaji, fikirkaas adiga kugu jiro si aad u muujiso. Macsalaamo

Warka
6 902
Masaakinta ku dhaqan Gobolka Gedo, gaar ahaan dhanka eey maamusho AS, Waxaa loo qeybinayaa 35neef ari ah ama 5neef geel ah qof kasta, Ariga la bixiyey waxuu gaaray wax ka badan 4350 oo ari ah iyo 652 geel oo loo qeybiyay masaakinta ku dhaqan Gedo! Allaha dad badan oo xalay faqiir ahaay ayaa taajiray maanta! Dowladda waxeey u abuurtay qabyaalad dadkii, waxeey ka xoogtay guryahii, waxeey u hanjabtay dadki kaxda dhulka ku lahaa! YAAB! Meeshas masakin waa loogu gargaaray, halka maskint luuq dagan qabyaalada loo abuuray, xalayna lagu dul dagaalamay! Waxeey noqdeen kuwa baalootadii qabiilka gaartay, wiifto haku gaarto ama warqab haku gaartee. Iyo kuwa kale oo qalbiga looga wasaqeeyay reer hebel ayaa idiin maagan, iyadoo eey been tahay, reer hebel uu moog yahay! Ayaa laga yaaba in qofka cadaawad u qaado reer hebel oo walala yihin! Dulmi badanaa, Cadeymaha dowladda qabyaaladeysan waa badan yihin ee kasoo fikir oo isa soo barbar_dhig gobolka gedo degmada luuq iyo degmada Ceelcade ee kenyatiga laga xureeyay?

Warka
6 902
Badhan oo ka tirsan Mamulka Puntland, waxaa ka socdo dagaal, eey ku lug leeyihiin ciidanka dowladda sheegto oo ku sugan Magaalada Badhan, iyadoo loo kala saftay qaab qabiil. Waxaa la sheegayaa in dagaalka oo u dhaxeeyo ciidamo dowlad goboleedka Puntland dhexdisa ah oo u kala baxay warsangali iyo majeerteen. Allow dadkaan maatida musliminta laayneeyso wax madaxa ka wada guro u keen! Bal ka waran adeerka ama aabaha maskinka ah ee lagu dul dagaalamay, ha ahaato badhan oo Puntland ah ama ha ahaato Luuq oo Jubaland ah, ee loo dilaayo qabiil hebel, cida dileeyso 2shaati ku wadato, mid qabiil iyo mid dowlad. Dadkaan allaha u maqan! Qaab fikirka ayaa naga qaldan ayaan u maleeyay, maxaan iskaga qaban la'nahay ninka, marna itoobiyaan so wadanaa, marna dowlad sheeganaa oo igu shibaateynaa AS ayaa tahay, marna qabiil ii kala qeybinaa oo isku keey dilaa, ninkaas maa la iska qaban la yahay?

Warka
6 902
Cabdi sheikh farax, waa mid kamid ah kuwa soo doortay xildhibaanada sharciga gaalada noo dajiyo ee baarlamanka fadhiyo. Bal eeg sida uu u dalbanayo sacabka? Kuligood sidaas waaye, ii sacbiyo, salaan ii saaro, i weyneeyo, i sharfo, i qadariyo, kursiga iiga kaco. Kuwaas rabo in gaalada na heysato, rabo inuu qabiilkiisa qeyb u gooyo, qabiilkiisa ku owr kacsado, Iska ogow, waxaan dhan qabiil wax u raadi kama ahan, balse bariiska ka galay, qabyaalada ka gashay? Biyo wasaq ah, dhar kuma daahiriyo! Wax walbo oo la sheego, dowladda qabyaalada lagu dhisay iyo kuwii qabilistayaasha ahaay ee dhisay, waligood sidaan isku heystaan? AS war ayaa u yaaalo, kuwaan dhaqow so kama sugaayaan, walee war sahlan ma ahan! 1. Qabyaalada saaid u badatay meel walbo iyo tuulo walbo dowladda tagto, sidaas la isku leynaa, Jufooyinka abgaal qaarkood la isku diray, jufooyin daarood madaxa la isku galiyey, jufooyinka galmudug qoorta iskula jiraan, jufooyinka raxweyn waa isla galeen, kuwii hiraan wada dagaayey sido kale... ya dhiman?

Warka
6 902
War Cusub Dagaallo u #dhaxeeyey AS iyo ciidanka #dowladda ayaa #maanta waxay ka #dhaceen deegaanka #Baraag_Ismaaciil ee duleedka magaalada #Xarardheere. #Dagaaladaasi ayaa si weyn loogu #jabiyey askarta dowladda, waxaana jiro #khasaaro soo gaaray ciidanka #dowladda oo isugu jira #dhimasho iyo #dhaawac.

Warka
6 902
Wararka Gudaha Dagaal culus ayaa xalay ku dhex maray maleeshiyo beeleedyo wada dago magaalada Luuq ee ka tirsan gobolka gado. Dagaalka oo an la sheegin qasaaraha rasmiga ah ee kala gaaray maleeshiyadii dagaalantay iyo dadweynaha ka ag dhawaa goobta dagaalka ka dhacay, ayaa waxuu galaaftay dad fara badan, qaar badan oo dadka dhaawaca ah ayaa la geeyay isbitaalka weyn ee luuq si loo dabiibo, iyado wararka eey ku darayaan in in dhaawacyada qaar aan gudaha luuq waxbo looga qaban karin. Dagaalka ayaa ah mid kuso noqnoqday gobolka gedo gaar ahaan dhulka eey dowlad maqaar saar ahaan uga arimiso halka sida rasmiga ah eey ka taliyaan ciidamo itoobiyaan ah, kuwaas hubka u siiyo si qabiil ahaan, una heelan ineey arkaan dadka somalida ah oo qabyaalad isku dilaayo. Kaaga sii darane, ninka ugu magacaaban dowladda magaalada Luuq, ayaa waxuu bilaabay inuu inkiro dagaalka ka dhacay magaalada Luuq, inkirka oo dhaqan u ah kuwa maqaar saarka u ah itoobiyaanka ayaa su'aalihi la weydiyey diamaan been uga jawaabay. Waxaa dhacdo caadi ah ka noqday dhulka dowladda maamusho inuu ka dhaco dagaal beeleedyo lagu riiqmo, iyadoo waliba ciidanka dowladda eey la kala saftaan qabaailada eey kasoo kala jeedaan. Ma jirto dhul eey dowladda xukunto oo ka maran qabyaalad, waxa ugu badan ee la isku dilo dhulka dowladda ayaa ah qabyaalada iyo qabiilkeyga ayaa ka awood badan. Waxii kuso kordho @wararka2

Warka
6 902
Faahfaahin Waxaa wali #faafahin dheeri ah laga helayaa #dagaal shalay AS eey kula #wareegtay saldhigi #Buula_xaaji ee dhawaan dowladda iyo #taagerayaasheeda baraha bulshada xayeeysin joogto ah u sameeyeen. AS ayaa #shalay galab ka dul dhacay, oo ka dul dagay #ciidankii halkaas joogay, ayagoo ka dhigay wax eey #fiijiyaan iyo dhimasho #dhowr ah. Hadaba wararka ayaa sheegayo in AS ayaa ku #dishay 6 askar ka tirsan dowladda halka eey ku #dhaawaceen 11 kale Waxii kuso kordho @wararka2

Warka
6 902
Faahfaahin Waxaa wali #faafahin dheeri ah laga helayaa #dagaal shalay AS eey kula #wareegtay saldhigi #Buula_xaaji ee dhawaan dowladda iyo #taagerayaasheeda baraha bulshada xayeeysin joogto ah u sameeyeen. AS ayaa shalay ka dul dhacay, oo ka dul dagay ciidanki halkaas joogay, ayagoo ka dhigay wax eey fiijiyaan iyo dhimasho dhowr ah. Hadaba wararka ayaa sheegayo in AS ayaa ku #dishay 6 askar ka tirsan dowladda halka eey ku #dhaawaceen 11 kale Waxii kuso kordho @wararka2

Warka
6 902
Muuqaal gaaban oo ku aadan ciidanka dowladda oo toos loogu tooganayo Buulo Jameeco duleedka beydhabo iyo Sido kale Sawirada Ciidanka dowladda ee Ceel dhèer duleedkeeda lagu laayey ayaa lasoo dhigey, Hadaad dhiiga fiirin karin, ha isku daawan, hadii aad awoodo inaa fiiriso linkigaas kasoo daawo Hoose 👇👇👇👇👇👇

Warka
6 902
Faahfaahin. Dagaalkii #galabta AS kula #wareegeen deegaanka #Buula_Xaaji #Dhimashada ciidanka #dowladda ayaa gaartay 5 #askari, oo 3 kamid ah deegaanada #Wilaayada #Jubadda_Hoose lagu soo #bandhigay #dhaawacana waa 6 askari, waxaana sidoo kale AS ayaa #dagaalkaasi kusoo #qaniimeysteen hub iyo raas ciidanka #dowladda u yaalay #saldhiga Waxii kuso kordho @wararka2

Warka
6 902
Faahfaahin. Dagaalkii #galabta AS kula #wareegeen deegaanka #Buula_Xaaji #Dhimashada ciidanka #dowladda ayaa gaartay 5 #askari, oo 3 kamid ah deegaanada #Wilaayada #Jubadda_Hoose lagu soo #bandhigay #dhaawacana waa 6 askari, waxaana sidoo kale AS ayaa #dagaalkaasi kusoo #qaniimeysteen hub iyo raas ciidanka #dowladda u yaalay #saldhiga Waxii kuso kordho @@wararka2

Warka
6 902
DEG DEG: AS ayaa dagaal culus kula #wareegay ''gacan'' ku heynta deegaanka #Buulo_Xaaji ee hoostaga magaalada #Kismaayo. Dagaalka oo muddo #kooban socday ayey askarta #dowladda inta bad baaday #bilaabeen iney deegaanka isaga #cararaan sidaa arki jirnay camal... #fagaarta Dhimasho iyo dhaawac ayaa lasoo tabinayaa, AS ayaa #xabsiga kasii #daayeen maxabiis ku #xirneed xabsiga #Buulo_Xaaji, waxeyna AS maxaabiistaas usoo #kaxeeyeen deegaanada #amniga ah ee lagu maamula #shareecada Islaamka. Sidoo kale AS ayaa gabi ahaan #burburiyeen saldhigii ciidanka #dowladda ee deegaanka #Buulo_Xaaji.

Warka
6 902
War Cusub Ciidamo ka tirsan dowladda oo ku barxay kadibne 4ka dilay ciidan macawisley ahaa oo ku sugnaa Afgooye. Ciidanka dowladda oo socdaalayey ayaa kuso baxay ciidan macawisleey ah oo hubeeysan, kadibne waxeey u maleyeen ciidan AS ah Dhawaan ayaa weeraro lagu xoojiyey shabellada hoose, dardartii socotay ayaa habeen hore, lagau dul dhacay Afgooye, halkaas oo weerar saldhiyada mukeyga lagu qaaday. Ciidanka oo baraxii habeen hore ku jiro ayaa markey arkeen maba sugin, ineey xaqiijistaan ee xabad ayeey la dhaceen ayagoo dhahaayo, war anaga lee isku nahay. War ciidanki macawisleyda waaye ee xabada joojiya, 4 ayaa laga dilay macawisleydi ayagoo gacmaha taaganayo 5kale waa la dhaawacay. Kadib ayeey dhaheen, iska jir, idinka idiinma maleyneen, raali ahaado, waa idinku fakatay. Dagaalki mareykanka ciraaq ayaan soo xasuustay, sidaan kale ayaa ciidamo mareeykan ahaay is xasuuqeen, oo isku qaldameen kadib ayeey dhaheen ... friendly fire... xabad saxibnimo waaye... Waa iska sidaas... xaqa isku diraayo baadilka

Warka
6 902
Gudomiyaha kaxda oo u taagwaayey AS, qeylida kasoo yeertay bal dhageysta. Dhanka kale dowladda marwalbo oo eey fashil dareento, waxeey raadisaa qaab marmarsiyo ah, oo lagu boobo dhulka iyo hantida dadweynaha. Farsamada shacabka lagu boobo mar hore ayeey soo bilaabatay, waxaad u maleysaa ineey isku dardaarmeen, sida alle quraanka ku sheegay. Gudoomiyaha waxuu rabaa qaab farsameysan inuu dhulalka dadweynaha ula wareego, asigoo marmarsiyo ka dhiganaayo ciidan iyo saraakiil ayaa nooga dhintay. Amniga dhul banaan aad ku sugi waaysay, miyaa dhul dhisan lagu ilaalin karaa. maxaa been la iskugu sheegaa? Amniga xamarweyne lagu ilaalin waayey, oo xamar jajab ku badbaadi waayey, oo waaberi lagu qarxiyey miyaa dhul kaxda oo la dhisay lagu ilaalin karaa, war madaxtooyada agteeda iyo liido ayaa la qarxiyaa, shacabka dhaciisa miyaa loo soo labistaa waan yaabe? hadaan ku hadalno luuqada xaafadaha, Inaa dhulka booba ayaan rabaa oo far carabi ah mala dhihi karaa?

Warka
6 902
Warka saaka AS ayaa xalay qarax la #beegsaday bar Control oo ciidanka dowladda ay ku #lahaayeen gudaha degmada #Baladxaawo ee gobolka #Gedo. Howlgal xaley AS ay ka fuliyeen xaafada #Lugabaxsi ee magaalada #Baydhabo ayaa lagu dilay nin lagu magaabo #Yacquub_Xasan_Good oo kamid ahaa Ergada maamulka ee Koonfur-galbeed AS ayaa habeenkii xalay #dagaal culus ku qaadeen #saldhiga ciidanka #dowladda ee degmada #Waajid. AS ayaa xalay #dagaalo culus ku qaaday #saldhigyada askarta dowladda ee xaafadaha #Mukayga iyo #Haanta dheer ee degmada #Afgooye. AS ayaa xalay #dagaal culus ku qaadeen #xerada ciidanka dowladda ee #suuqa_xoolaha ee degmada #Qansaxdheere. Sido kale AS ayaa xalay #weerareen xerada ciidanka #dowladda ee deegaanka #Goof_gaduud Buurey ee hoostaga magaalada #Baydhabo.

Warka
6 902
Warar kale AS ayaa maanta weerar ku qaaday fariisin askarta #dowladda ku leeyihiin inta u dhaxeeysa deegaanada #Qalimow iyo #Xawaadley oo ka tirsan Shabeellada Dhexe. AS ayaa weerarka ku #dishay 5 askari oo ciidanka dowladda ah, eey sido kale #dhaawacday 6 kale Waxii kuso kordho wararka La soco @wararka2

Warka
6 902
Suaasha uga jawaabo, Coldoon oo suaal weydiyey reer somaliland?

Warka
6 902
AS ayaa #madaafiic ku garaaceen xerada Kufaarta #Kenya ee deegaanka #Kulbiyow. Xilliga duqeynta waxaa #xerada ku sugnaa oo #booqasho ku joogo #gaala cadaan oo #Amerikaan ah. Duqeynta waxaaa ku baqtiyey 2 askari oo ka tirsan ciidanka Kenya ah ee duulanka ku joog Waxaana ku #dhaawacmay 2 askari oo kale kenyaati ah iyo mid ciidanka somalida ka tirsan oo halkaas joogay. Gaalada #Amerikaanka khasaara ayaa #gaaray balse wali #xog rasmi ah lagama hayo inta uu la #egyahay. AS ayaa habeenkii xalay #qarax la beegsadeen #goob ay ku #sugnaayeen askar ka tirsan #dowladda gaar ahaan kuwa #NISA goobtaas oo ku taala gudaha magaalada #Marka. Waxaa #dhaawac ka soo gaaray qaraxa 2 askari oo #NISA ka tirsan. Ciidan ka tirsan #AS ayaa jidka u galay askar #dowladda ah oo ku #socdaalayay duleedka degmada #Awdheegle. Halkaas waxaa ku #dhaawacmay 2 askari oo #ciidankii jidka loo galay ka tirsanaay.

Warka
6 902
Magaalada Guriceel, ee ka tirsan gobolka galgaduud ayaa waxaa laga soo warinayaa in 2gabdhood oo walaalo ah is dileen. Gabar ayaa walaashey midi ku dishay mida kale, kadibne waxeey isku dhiibtay saldhiga Ciidanka dowladda ee guriceel. Goobta dilka ka dhacay ayaa waxaa gaaray ciidamo ka tirsan maamulka galmudug, iyagoo soo qaaday meydka gabadha oo dhigay isbitaal shifa oo ku yaalo magaalada guriceel. Arinkaan oo dadka eey garan la" yihin sababta ka dambeeysay ayaa dhalisay fajac iyo layaab. Dilalka noocaan ah ayaa u dhaco ayaa jiro balse aad ugu yar dadka dhexdooda taas oo keentay amakaag. Gabadha saldhig tagtay oo dishay walasheed ayaa waxaa hada gacanta ku haayo ciidamada maamulka la magac baxay Galmudug.