en
Feedback
Smart Crypto

Smart Crypto

Open in Telegram

Your gateway to the latest in cryptocurrency! πŸš€πŸ”Ή News & Updates πŸ”Ή Market Analysis πŸ”Ή Investment Tips πŸ”Ή Educational ContentJoin us and stay ahead in the crypto world

Show more
1 674
Subscribers
No data24 hours
-47 days
-2130 days
Posts Archive
200 qofood oo ugu horeysey waxaa ka dhiman 56 Dhamantood waxay helayan Coursada Free Crypto oo bilaash oo aan laga qaadin $0.1 habayaraate hadi adne dooneyso Courskaas kuso biir πŸ‘‡πŸ‘‡ πŸ‘‰ https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 πŸ‘‰https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0

Muqaalkaas soo dawada πŸ‘†

113 Qofood Ayaa Si toos ah Ugu biirtey Coursada mudo kayar 8 sacadood kadib markii la furay maanta πŸ‘‰https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0

113 Qofood Ayaa Si toos ah Ugu biirtey Coursada mudo kayar 8 sacadood kadib markii la furay maanta πŸ‘‰https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0

100 qofood 5 qof bis ayaa ka dhimaan

100 qofood oo ugu horeysey waxaa ka dhiman 29

πŸš€ Ugu dambeyn waa la soo fasaxay! Maanta waxaan si rasmi ah u daahfurnay courska cusub ee bilaashka ah (FREE) oo loogu talag
πŸš€ Ugu dambeyn waa la soo fasaxay! Maanta waxaan si rasmi ah u daahfurnay courska cusub ee bilaashka ah (FREE) oo loogu talagalay dhammaan dadka doonaya inay bartaan Crypto πŸ’° πŸ“š Waxaad ku baran doontaa: βœ… Sida loo fahmo Cryptocurrency & Blockchain βœ… Sida loo isticmaalo wallets iyo exchanges βœ… Trading vs Investing βœ… Qorshaha Long Term (Hold) βœ… Iyo casharro kale oo kaa dhigi doona xirfadle Crypto ah πŸ”₯ πŸ’‘ Casharrada waxaa lagu bixin doonaa Telegram group gaar ah, si toos ah ayaad uga qeyb gali doontaa adigoo aan wax kharash ah bixin. πŸ‘‰ Haddii aad diyaar u tahay inaad barato Crypto si xirfad leh, ku biir hadda: πŸ‘‰ https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 πŸ‘‰ https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0

10 daqiiqo kadib 02:30 PM Coursada waa lasoo fasaxaya

Cawa halkaas ayuu maraya βœ…οΈβœ…οΈ
Cawa halkaas ayuu maraya βœ…οΈβœ…οΈ

Coinki aan idila soo wadagy Dhowr beri kahor cawa

Qofkata Asiga Ka yaqaan Meshii u dan ah Commentiga Halagu kala baxo πŸ‘‹
Qofkata Asiga Ka yaqaan Meshii u dan ah Commentiga Halagu kala baxo πŸ‘‹

weliga ma aragatay Token Noocan sameynaaya Tan maxaa lagu tilmaami akraa
weliga ma aragatay Token Noocan sameynaaya Tan maxaa lagu tilmaami akraa

πŸ‡ΊπŸ‡¦ Maalgashade caan ka ahaa suuqa kiribto ee Ukraine, Konstantin Galish, ayaa laga helay meydkiisa gudaha gaadhigiisa oo ah
+1
πŸ‡ΊπŸ‡¦ Maalgashade caan ka ahaa suuqa kiribto ee Ukraine, Konstantin Galish, ayaa laga helay meydkiisa gudaha gaadhigiisa oo ahaa Lamborghini, xilli uu hoos u dhac taariikhi ah ku dhacay suuqa kiribto. Suuqa ayaa dad badan aad uu sameeyey oo kacay β€” in faa’iidada suuqa la qaato waa xeer muhiim ah oo aan mar kasta kusoo celinayo. πŸ’‘ Suuqa haduu faa’iido ku siiyo β€” ka qaado.

Ninkii micheal Saylor Ahaa Cawa Halkaas ayuu Taganyahay Asiga Bitcoin Bis ayay Diirada usaarantahay
Ninkii micheal Saylor Ahaa Cawa Halkaas ayuu Taganyahay Asiga Bitcoin Bis ayay Diirada usaarantahay

πŸŽ‰ Dhowr Beri Kadib! Waxaad heli doontaan Free Crypto Course πŸ’° Sida aan idiin balanqaadnay, weekaan maanta bilowday waxaan s
πŸŽ‰ Dhowr Beri Kadib! Waxaad heli doontaan Free Crypto Course πŸ’° Sida aan idiin balanqaadnay, weekaan maanta bilowday waxaan soo fasixi doonnaa koorsadii Cryptocurrency β€” weliba si FREE ah πŸš€ πŸ‘‰ Is diyaari si aad u barato sida loo fahmo loona isticmaalo Binance , Trust wallet, Coin Traker apps iyo Sida lcag loga sameyo Crypto

Suuqii Cryptocurrency Xalay waxaa ku ciil Baxay Ninkii kadib marki Loga guulrystey Biladi Nabada aw sugayay πŸ€ͺπŸ€ͺ

πŸš€ Waa la yaab! ChainOpera AI (COAI) Coinkaan muddo kooban ayuu kor u kacay si waali ah β€” ka yimid $0.2 ilaa hadda oo uu mara
πŸš€ Waa la yaab! ChainOpera AI (COAI) Coinkaan muddo kooban ayuu kor u kacay si waali ah β€” ka yimid $0.2 ilaa hadda oo uu marayo $5.2+ 😳πŸ”₯ Dad badan oo hore u galay ayaa lacag fiican ka sameeyey, waana coin-kii ugu hadal haynta badnaa maalmihii u dambeeyay. Laakiin weli taxaddar samee, ha gelin lacag aadan diyaar u ahayn inaad lumiso πŸ’Έ #ChainOperaAI #COAI #Crypto #DYOR #Trend

Asc Aaxaabta Halkaan Kujirta Naga raali ahaada Hadan idinla soo wadaagi wayney Fursadaha Suuqa Kajiro dhib majiro Ee kaliya Course Free ah ayaan soo wadna Kaas ayaan mashquul ku ahayn Beryahan Waxaan rabna inan Halamar idin soo fasaxno Qof kastaana Aw fahan fiicn ka helo Crypto waxay Iyo qabka Loga sameeyo Lacag

🚨 BNB oo dib ula wareegtay kaalinta 3-aad! 🚨 Waxaa hadda si rasmi ah u xaqiijisan in BNB ay ka dul baxday XRP, iyadoo hadda
🚨 BNB oo dib ula wareegtay kaalinta 3-aad! 🚨 Waxaa hadda si rasmi ah u xaqiijisan in BNB ay ka dul baxday XRP, iyadoo hadda noqotay crypto-ga saddexaad ee ugu qiimaha badan suuqa! πŸ”₯ πŸ“Š Warbixinta hadda: BNB: $1,311.29 πŸ’Ή (+30.66%) XRP: $2.918 πŸ’Ή (+2.80%) Market Cap: BNB β†’ $182.54B XRP β†’ $175.12B BNB waxay ku riixday koror xooggan toddobaadkii la soo dhaafay, taas oo muujinaysa kalsooni xooggan oo ka jirta suuqa Binance Smart Chain. πŸš€ #BNB #XRP #CryptoNews #MarketUpdate