en
Feedback
Smart Crypto

Smart Crypto

Open in Telegram

Your gateway to the latest in cryptocurrency! πŸš€πŸ”Ή News & Updates πŸ”Ή Market Analysis πŸ”Ή Investment Tips πŸ”Ή Educational ContentJoin us and stay ahead in the crypto world

Show more
1 674
Subscribers
No data24 hours
-47 days
-2130 days
Posts Archive
Asc dhammaan ardayda ku xiran Smart Crypto πŸ‘‹ Waxaan idinka raalli gelinayaa inaanan maalmahan dambe soo gelin wax update ah ama casharro cusub oo ku saabsan koorsadii free-ga ahayd ee cryptocurrency, taas oo ay ka faa’iideysteen ku dhowaad 800 qof oo si bilaash ah wax uga baranayay. Waxaan rajeynayaa in dhowaan aan idiin soo gudbin doono casharro cusub iyo koorso kale oo free ah oo ku saabsan Memecoin Trading πŸš€ Haddii aadan weli ku biirin koorsadii hore ee crypto, waxaad ku soo biiri kartaa linkigan: Ku biir hadda oo ha ka harin! πŸ‘‰ https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 πŸ‘‰ https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 Mahadsanidiin ❀️

Asc Asxaabta ha

πŸ”₯ Dhalinyaro Soomaaliyeed o gaareysa (680+) ayaa maanta si FREE ah ku baranaysa Crypto! Waxbarashadu gebi ahaanba waa bilaas
πŸ”₯ Dhalinyaro Soomaaliyeed o gaareysa (680+) ayaa maanta si FREE ah ku baranaysa Crypto! Waxbarashadu gebi ahaanba waa bilaash β€” hal $1 lagama qaado! Ujeeddadu waa in lagu fahamsiiyo waxa cryptocurrency tahay adigoon wax lacag ah bixin. Adigana maanta si freeayaad ugu soo biiri kartaa, waxaadna heli doontaa casharro dhammeystiran oo bilaash ah! πŸš€ Update weyn ayaa soo socda! Ha ka harinβ€”kusoo biir maanta! πŸ‘‰ Ku biir hadda oo ha ka harin! https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 πŸ‘‰https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 Guulesytaa weligiin πŸ‘‹

Asc Asxaabta halkaan kujirto Waan idin salamay Mudo hal bil iyo bar waaan idinka maqnaa Sababo jirey awgeed Balse nasib Wanag Allaha mahadiis waan soo labatey waxaana rajaynaa inan waxbadan kala faaidi doono πŸ‘‹

Asc Asxaabta galab wanagsan

Repost from Smart Crypto
πŸš€ Ma dooneysa inaad barato Cryptocurrency adigoo lacag bixin? Haddii aadan weli ku biirin Koorsada FREE-ga ah, weli fursad d
πŸš€ Ma dooneysa inaad barato Cryptocurrency adigoo lacag bixin? Haddii aadan weli ku biirin Koorsada FREE-ga ah, weli fursad dahabi ah ayaa kuu bannaan! 🎯 Maxaad ka helaysaa? βœ… 100% Free – wax lacag ah laguma waydiinayo βœ… In ka badan 15 Cashir oo cusub oo dhawaan lagu soo dari doono βœ… Cashir walba si fudud oo bilowga u fahmi karo βœ… Fursad aad ku fahanto Crypto, Blockchain & Suuqa Digitalka πŸ‘‰ Ku biir hadda oo ha ka harin! https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 πŸ‘‰https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 Guulesytaa weligiin πŸ‘‹

πŸš€ Ma dooneysa inaad barato Cryptocurrency adigoo lacag bixin? Haddii aadan weli ku biirin Koorsada FREE-ga ah, weli fursad d
πŸš€ Ma dooneysa inaad barato Cryptocurrency adigoo lacag bixin? Haddii aadan weli ku biirin Koorsada FREE-ga ah, weli fursad dahabi ah ayaa kuu bannaan! 🎯 Maxaad ka helaysaa? βœ… 100% Free – wax lacag ah laguma waydiinayo βœ… In ka badan 15 Cashir oo cusub oo dhawaan lagu soo dari doono βœ… Cashir walba si fudud oo bilowga u fahmi karo βœ… Fursad aad ku fahanto Crypto, Blockchain & Suuqa Digitalka πŸ‘‰ Ku biir hadda oo ha ka harin! https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 πŸ‘‰https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 Guulesytaa weligiin πŸ‘‹

Asc Asxaabta Waxaan filaa beryahan waan kala raagney / kala maqneen Horta iso duceeya Arimo badan ayaa jira Oo iga kiin mashquuluyey Adinkana waan idin maqnaahay oo beryahan. Waxaan xoga saaray Memcoin Trading oo aan isleeyahay Lacag fiican waa laga sameyn karaa Waxaan Arkey koorsoyin La iga siyey $100 kabdan hadane aan u qalmin in intaas laga bixiyo Aniga waxaan isku daya inan idinku baro si free ah Kaliya lasii wadag asxaabtada

Suuqa intow hada hoos yaala hala iibsado

9 qof Ayaa ka dhiman 500 qofood kadib groupka Waan xireyna insha allah Hadi aad nasiib leedahaay Teamkaas kubiir πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0

Wax wayn ayaa soo socdee Haka mid noqon dadka Ay fursadaasi dhaafto Hada kusii biir πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ πŸ‘‰https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 πŸ‘‰https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0

Ogeysiis Muhiim ah Waxaan update ku sameyn doona Coursadeena Free Cryptocurrency taas oo hada 19 cashir Waxaana kuso dari doona Spot trading oo ka koban 15 cashir insha allah dhawaan hadi aadan weli kuso biirin Kuso biir Course kaas Waa kan linkiga saxda ah ee Koorsada πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ πŸ‘‰ https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 πŸ‘‰ https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0 Lasii wadag Axaabtada si ay uga faaideystaan Sababta ugu wayn ee aan usameyney kooriskaas waa in qof kasta oo aan awodin lacagta koorsoyinka lagu iibsado inaw si free ah aan lacag ahayn ku helo koorsasaas

BTC $100k πŸ“‰
BTC $100k πŸ“‰

Hadi aadan weli kuso biirin Course ka freega ah ee Cryptocurrency waa kan linkiga saxda ah ee aad uga soo biri lahyd πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ πŸ‘‰ https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0

πŸ’‘ Fursad Maalgashi! Haddii aad maanta lacag hayso πŸ’°, isku fay inaad gashato coinyadan aan kor kugu soo dhigay sawirkooda. F
πŸ’‘ Fursad Maalgashi! Haddii aad maanta lacag hayso πŸ’°, isku fay inaad gashato coinyadan aan kor kugu soo dhigay sawirkooda. Fiiro gaar ah ❗️ Laakiin kaliya samee haddii ay tahay lacag aad ka maarmi karto muddo ilaa 3 bilood ah. ⏳ Marka maalgashi sameyso, samee si xikmad leh β€” ma aha mid degdeg ah, waa mid qorsheysan. πŸš€ #Crypto #Investment #Fursad

Smart Crypto πŸ’Ž Waa farxad weyn in la arko in 75% dadkii codeeyay ay yiraahdeen β€œHaa” β€” waxay ku biireen Course-ka freega ah ee Cryptocurrency! πŸš€ Tani waxay caddeyn u tahay sida bulshada Soomaaliyeed ay u danaynayso barashada teknolojiyadda maaliyadeed ee cusub iyo sida ay ugu diyaar yihiin mustaqbalka digital-ka πŸ’»πŸ’° Kuwa weli aan ku biirin ama aan wali la aqbalin, weli fursad ayaa jirta β€” ha seegin! πŸ˜‰ #SmartCrypto #CryptoEducation #FreeCourse

Codeyntaan cawa ayaya ku egtahay 08:00 PM

Makuso biirtey Course ka freega ah ee Cryptocurrency?
Anonymous voting

400 boqol oo qofood waxaa ka dhiman 12 qof bis wajiga koowaad ee dadka sida free ku helaya coursada halkaas ayaan kuso gabgabeyn doona dhawaane waxaa koorsikaas lagu sameynaa Update waali ah oo ka duwan kii hore hadi aadan weli ku biirin yeysan ka buuxsamin raac linkigaan πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

Hadi aadan weli kuso biirin Course ka freega ah ee Cryptocurrency waa kan linkiga saxda ah ee aad uga soo biri lahyd πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ πŸ‘‰ https://t.me/+Z_mRRwj0eCRjNTk0