Alhikma Training Center
Open in Telegram
Xarunta Alhikma waa xarun bixisa tababaro xirfadeed iyo aqooneed dhammaan deegaanada Soomaalida, iyadoo diiradda saarta horumarinta xirfadaha, hoggaaminta, iyo cilmi-baadhista si loo kobciyo awoodda bulshada.
Show more656
Subscribers
No data24 hours
-27 days
-1030 days
Posts Archive
Ogaysiis Muhiim ah
ALXIKMA training center wuxuu qabanayaa taxanaha manaahijta akhriska iyo qoraalka
Barnaamijkaan waxa uu xooga saari doonaa higaada, waxaana lugu qaadandoonaa kitaabada kor kaaga muuqdo.
Barnaamijka bil iyo badh ayuu soconi markuu dhamaado ruuxi imtixaanka ka gudbo ijaazo ayuu helayaa.
Barnaamijka 2aad waa xanaanada caruurta yaryarkaa.
Barnaamijka hadaad danaynayso qolkaas ku biir.
Waa fursad qaali ah.
Is diwaan gali lana xidhiidh:
WhatsApp 0715 700216
☎️ 0725081499
Ama ku biir WhatsApp group https://chat.whatsapp.com/GPPw50qZPw7GQL7EQc1qCq
+9
Alle ayaa mahad oo dhan u sugnaatay.
Waxaan sidoo kale u mahadcelinaynaa dhamaan ikhyaarta macalimiinta ah ee mudada 3da bilood ah u soo sabirtay program kan.
Coach Abdalle Ahmed Adem oo la'aantiis aysan suurawdeen ayaan isna u mahadcelinaynaa.
Kasoo qayb galayaashii Xafladda xidhitaanka ayaan ayana u mahadcelinaynaa.
Hawl wadeenada Xarunta Ustaad Khadar iyo Samiiro oo marwalba u taagan dardargalinta hawlaha ayaa sharaf mudan.
Abshir Kabayare
Ogaysiis Muhiim ah
Diploma-ka mihaniga ah ee Xirfadaha Maamulka Xarumaha waxbarashada.
Waa fursad qaali ah.
25 maamule oo kaliye.
Is diwaan gali lana xidhiidh:
WhatsApp 0715 700216
Ama ku biir WhatsApp group https://chat.whatsapp.com/GPPw50qZPw7GQL7EQc1qCq
https://www.facebook.com/share/p/Sn7UCTQU9vZEgacb/
Kulan soo xidhid dawradii labada cisho Uga socotay BBS NAIROBI KENYA 70 MACALIN
https://www.facebook.com/share/p/T2s6Lt3bvatZsVt6/
Maalinta kowaad iyo dawrada Macalimiinta Nairobi Kenya
يسرنا دعوتكم لحضور دورة تدريبية مميزة بعنوان "سلسلة مهارات المعلم الناجح" والتي سيقدمها نخبة من المتخصصين والمدربين في العاصمة الكينية نيروبي.
ستُقام الدورة في BBS مول يومي الخميس والجمعة بعد العصر.
لا تفوتوا فرصة اكتساب مهارات وخبرات عملية تعزز من مسيرتكم التعليمية.
ننتظركم هناك!
WhatsApp Group
https://chat.whatsapp.com/GPPw50qZPw7GQL7EQc1qCq
