cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

SH Zaki Abdikadir

الحق أحق أن يتبع

Show more
Finland3 455The language is not specifiedReligion & Spirituality107 606
Advertising posts
387
Subscribers
+224 hours
+77 days
+1630 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

BISHAARO BISHAARO BISHAARO
Ducaqabayaal waxaad ogaataan hadii aad maanta soontay in sanad tagay danbiga aad gashay laguu dhaafi doono. F:G- Marka laga reebo danbiyadda waaweyn sida shirkiga,zinnada,beenta,dulmi aadame,xanta,marqaati beenta, iyo wixii lamid ah waxey ubaahanyihiin TOWBAD (Inaad ka towbad keenta) Alle hanaga raali noqday ~Wbllhi towfiiq
Show all...
2
Hadii aadan maanta soomin berri yeysan ku dhaafin iyo maalinta arbacada Wbllhi towfiiq
Show all...
5
Alle Ku mahdi hadii aadan Ku jirin nolosha mala-awaalka ah (khiyaaliga) Waa maxay nolosha mala-awaalka...?!👇https://t.me/SHzakiAbdikadir/539
Show all...
SH Zaki Abdikadir

MALA-AWAAL✍️

2.97 MB
3
FAAIDO
Maalinta talaadada waa maalinta 10-aadka qofkii sooma waxaa loo dhaafayaa danbiga halsano oo tagay. Sidoo kale berri oo ay ku beegantahay maalinta 9-aadka waxaa la sunneeyaa in lasoomo. Dhanka kale berri waa isniin waa maalinta uu dhashay nabiga scw waxaana kor loo qaadaa camalka. Halaga faaideysto dadkana haloo faaideeyo Wbllhi towfiiq
Show all...
👍 4
0.16 KB
1.29 MB
👍 4
Photo unavailableShow in Telegram
WAA MAXAY KHIYAANOOLE DIIMEED..?
Show all...
4
5.03 MB
Photo unavailableShow in Telegram
KALIMADDA CUSUB IYO CAAWA -Ducaqabayaal- ninkaan waxaa laga yaabaa in badankiina aad Ku aragteen social media. Idanka alle waxaan kulankeena Caawa kadhigeynaa ~waa maxay Afkaarta kasoo burqaneyso Ninkaan..?! Towfiiqda Alle Hana waafajiyo
Show all...
4👍 1
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.