cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking Β«Accept allΒ», you agree to the use of cookies.

avatar

Cali Aadan Muumin

Kuso Dhawaaw Barta Rasmiga Ee Telegram ka Cali Aadan Muumin

Show more
Finland900The language is not specifiedNews & Media16 407
Advertising posts
7 337
Subscribers
+124 hours
+1917 days
+54930 days
Posting time distributions

Data loading in progress...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Publication analysis
PostsViews
Shares
Views dynamics
01
Markii ugu horeesay Dowladda Somalia ayaa Sheegtay in AS ay wada hadal kula jirto kaas oo uu madax weynaha Somalia dul dhigay hal sharuud si uu wada hadalkooda u sii socdo . Madaxweynaha ayaa ku xujeeyay hogaanka AS in Marka hore ay jaraan xiriirka kala dhaxeeyo ururada kale ee sheegta in jihaad ay ku jiraan iyo in AS ay aqbalaan midnimada dhuleed ee Somalia . Hadlkan waxaa shegay Lataliyaha Madaxweynaha Qaranka Somalia Hsusein . Makula tahay in wadahadalka dowladda & AS lagu guulsan karo si dalkeena oo uu noqdo mid nabdoon?
1170Loading...
02
ALLAHA CAAFIYO. Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo dhawaan ka soo laabtay Xaramka barakeysan ayaa ku xanuunsanaya magaalada Muqdisho. Golaha Abwaaniinta Qaranka, Suxifiyiin iyo xubno Kale ayaa salaadii jimcaha kadib booqday guriga Guddoomiye Cabdi Xaashi si ay usoo Indha indheeyaan xaaladiisa Caafimaad. Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa la xanuunsanaya Seed booday sida ay xaqiijiyeen ehelada iyo dhakhaatiirtiisa qaaska ah. Caafimaad taam ah allaha siiyo.
1570Loading...
03
Rabbi ha u naxariistee Gud. Professor Jawaari ayaa goordhoweyd geeriyooday.
1890Loading...
04
Xaalada goobihii shalay lagu daggaalamay ayaa maanta deggan. Dhimashada labada dhinac ayaa kudhow 30 qof. Dhawacyadii ayaa saaka la kalaqaatay. Ragii shalay islaayayna weli waa keeb-layurur. Meesha ay 30-ka qof kudhinteen waa labadaas geed iyo dhulkaas qalalan ee idin muuqda.
3190Loading...
05
Magaaladii Soomaaliyeed ee Talyaanigu ka heli jiray dhaqaalaha ugu badan iyo sida ay ku dambeysay https://youtu.be/P35GA1FMHkI
3930Loading...
06
DEG DEG:Ciidankii Ugu Badnaa oo DFS Ay Geysay Mudug+Beelaha Dagaalamaya oo Kala Haaday+Dani oo ka https://youtu.be/5zXydd1sTYA
3900Loading...
07
Xamar oo suugaan ku garaacday Hargeysa ayuu saakay waagu inoogu baryey! Jimce wanaagsan waan bogaadinaya fannaaniinta Soomaalinimada ku difaacay Banaadir iyo Soomaaliya, heestana ku karbaashay fannaaniintii indho-beelka u jeclaaday Amxaarada ee u heesay. Macdantiyo biyaha boob looma rabo! Xamar baa ku heestay, halka Hargeysana tiri "Xamar iyo Garoowe Amxaar baa iga xiga". Waad mahadsan tihiin in la yiraahdo Fannaaniinta Soomaaliyeed ee heesta jawaabta kulul ah siiyey Hargeysa sooma mudna? Cali Aadan Muumin
5570Loading...
08
DEG DEG:Xamsa oo Dani Ku Eedeyay Hurinta Dagaalka Mudug+Dani oo Laga Hor istaagay Imaradka+Sarakiil https://youtu.be/g-kWG8NJJYE
7380Loading...
09
Deeggaanada Jicboor iyo labada Maygaag ayaa ilaa hadda uu kasocdaa dagaalkii saaka bilowday. Waa Gobolka Mudug.labadan reer ee islaynaya ayaa dhaawacyada kalagaystay Goldogob iyo Galkacyo. Dhimashada Tiro sax ah lamahayo ilaa iyo hadda. Beelahan isdilaya ayaa iskuhaya dhul qoloba qolada ay ka riixanayso.
8230Loading...
10
UPDATE : War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Cali Balcad laga qaaday Xilka wasiiru dowlaha arrimaha dibadda, booskiisana lagu badalay haweyneey safiir ka ahaan jirtay dalka Switzerland, xaafad ahaanna kasoo jeeda maamulka Puntland . Cali Balcad oo xil gudasho la’aan looga qaaday booskaas ayaa lasiiyay boos maaweelo ah oo lagu sheegay Ergayga Soomaaliya ee Bariga Africa. Hadde Ogaaw waa urur aysan Soomaaliya weli si buuxda ku biiristeeda u shaqeyn wax laqabtaana aysan jirin. Waxaa muuqata iney soo dhanmaatay labadii sano ee naasnuujinta lana gaaray xilligii laga taqalusi lahaa cid walba oo kasoo bixi weysa waajibkeeda Qaran ee xil heynteeda. Cali Aadan Muumin
8260Loading...
11
Caasimada Uk πŸ‡¬πŸ‡§ ee London Waxba ma dhaanto Nairob horay waan u maqli jiray balse maanta sii xaqiiqsaday. Midkoo Soomaali ah oo agteeda marayay Ayaa Talefon iphone 15 pro max laga dafay xariif Mooto Fekon wata Ayaa ka dafay ..! Ar Tuugaa meelwalba waa joogaa bal Maxa u diiday in uu shaqeysto?
8090Loading...
12
Yaxye Caamir oo ah aqoon yahan Kaaraan kasoo jeeda ayaa Comment (Faallo) noogu sheegay in Wasiir dowladdaha arrimaha dibadda Cali Bal iibsaday gurigii saddexaad inta dowladnimadu gacanta ugu jirto. "Hambalyo, Gurigii Saddaxaad ee aad iibsato, sida uu ii sheegay Saaxiibkaa" waa hadalka ina Caamir. Dowladnimo guryo laga iibsado! Cali Aadan Muumin
8120Loading...
13
DEG DEG Itobiya oo badashay Luqaddii Aqoonsiga & Abiye oo Baarlamanka Hor-geynaya Qadiyada Somalilnd https://youtu.be/aGCxoSTTh34
8510Loading...
14
Nin Falastiini ah oo Sheegay in uu heysto lacag,hadana uusan awoodin in uu iibsado Xabad Rooti ah https://youtu.be/FmF57PheLeo
8380Loading...
15
Degmada Wisil saakay waxaa ka socdo qaban-qaabada xuska iyo ducada shuhadadii maantoo kale 27 June 2021 ku shahiidday dagaalkii ay degmadaas ku qaadday kooxda Khawaarijta ah. Ciidamada deegaanka oo wato gaadiid dagaal oo culus ayaa halkaas kusoo bandhigi doono dhoola-tus ay ku muujinayaan in wali ay Wisil iyo Mudugba ku suganyihiin wiilal naftooda u huraya. Waxaana barbar socdo Quraan aqris iyo duco loo sameynaayo shuhadadaas.
9160Loading...
16
#Degdeg:- Dagaal oo culus oo u dhaxeeya beelaha kala ah Sacad iyo Leelkase ayaa saakay dib uga qarxay meel u jirta 20KM magaalada Goldogob. Wararka aan helnay qaarkood ayaa sheegaya in hubka nuucyadiisa culus la isku adeegsanayo, kuwaas oo laga maqlayo guud ahaan deegaannada ku xeeran aagga uu dagaalka ka socdo. Waxii kasoo kordha halkaan isha ku haay.
9390Loading...
17
Wiil uu Sodog u yahay Xilibaan Xaadoole ayaa toogtay Nin dhalinyara ahaa oo uu muran soo dhax galay . Duleedka Muqdisho gaar ahaan dhanka Shabellada dhaxe ayee ka dhacday arintan. Boliska ma awoodaan miyaa in ay soo qabtaan wiilkan uu Sodoga u yahay Xaadoole si la mida danbiilayaasha kale?
9680Loading...
18
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa magaalada Garoowe ka dejiyay eedeysane Maxamed Cumar Ciise oo maalin ka hor Ciidanka Booliiska Caalamiga ah ay kasoo qabteen Dalka Kenya. Hoggaanka xiriirka dibadda Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee Interpol ayaa Muqdisho ka qaaday eedeysane Maxamed Cumar Ciise oo loo heysto inuu horay u dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Maxamed Axmed Faarax 17-05-2024, kaasi oo horay waaran soo qabasha ah uu ugu jaray xafiiska Xeer ilaliyaha guud ee Qaranka. Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed qeybta arrimaha dibadda ee Interpol, ayaa eedeysanaha ku wareejiyay laamaha ammaanka gobolka Nugaal, si loo horgeeyo Maxkamadda awooda u leh.
1 0680Loading...
19
DEG DEG:In Ka Badan 5Kun oo Askari oo Itobiyan ah oo Gudaha u Galay Somaliland,Heshiiskii oo https://youtu.be/G4Jtunjm6RA
1 0180Loading...
20
Degdeg:- Deb xoogan ayaa ka kacey maqaayad ku dhegan IBS Bank. Haloo gurmado walaalahaas. Gaarsii kooxda deb demiska.
1 0720Loading...
21
DEG DEG:Asad Diyano oo Taliye Loo Magacabay+Dani iyo Xamsa oo Heshiiyay+Xasan Buuq Kale isku Furay https://youtu.be/a7tirlGMyxM
1 0260Loading...
22
Bukaan Soomaali oo naftu ku dabo yar tahay ayaa ku badbaadaya haddii dhiiggaagu yahay AB-, Fadlan Isbitaalka Shaafi ayuu yaallaa ee naftiisa badbaadiya oo numberkan kala xariira 0615342924 Hala share gareeyo. Sii faafiya.
1 0300Loading...
23
Howlgal afjar ah oo ciidamada qaranka iyo kuwa deegaanka ay ka fuliyeen deegaanka Cali-cadhoole oo 33 KM waqooyi ka xiga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa lagu dilay toddoba (7) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, waxaana lagu soo furtay hub iyo saanad ciidan. Taliyaha Guutada 24-aad Khaalid Binu Waliid ee Ciidanka Xoogga Dalka, G/Dhexe Maxamed Dhegaweyne ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in iyagoo kaashanaya ciidamada xaq u dirirka ah ee deegaanka ay fuliyeen howlgalkaas afjarka ah oo u dhacay sidii loo qorsheeyey. Ciidamada ayaa ka war-helay in kooxdaasi ay si dhuumaaleysi ah ku joogto goobta lagu weeraray, waxaana u suurta-gashay inay soo afjaraan, iyagoo soo bandhigay sawirrada meydadka dhagarqabayaashii la dilay oo horjoogihii hoggaaminayey uu ku jiro iyo goobihii ay gabaadka ka dhiganayeen oo lagu burburiyey howlgalka. Liibaan Lugcad
1 0940Loading...
24
Degdeg: Digniin Amni ! Waxaa jirta cabsi xoogan weliba berito taas oo ah in magaalada ay soo galeen rag katirsan qeybta isqarxinta ee AS kuwaas oo maalmaha dabaaldega loo qorsheeyay iney geystaan weeraro ismiidaamin ah. Sababta xogtan aan idinkula wadaagayo walaalayaal waa in dadka dhibka ugu horeeya uu gaarayo ay yihiin shacabka, cid u digtana aan heysan marka Iska jira halistan. Dhammaan laamaha amniga ayaa tooda gaarka ah uga baqanaya qatartan adiga oo shacab ahna maankaaga ka soco . La wadaag inta aan ogeyn .
1 0130Loading...
25
Malihin Cadow Xamar ka daran, hees loogu magac daray ayaa caawa ka daaran Hargeysa, waxay fannaaniintu yiraahdeen, Soomaali Amxaaro ayaa iidhaanta. Muuse Biixi oo nuucaan aragtidiisu tahay ayaa raba inuu shacabka Somaliland hoggaamiyo. Dadka wanaagsan ee reer Somaliland waxaan leeyahay Amxaaro waa cadow ee maanka ka ogsoonaada. Cali Aadan Muumin
1 0690Loading...
26
SSC Khaatumo in la aqoonsaday waxaa marqaati u ah halka uu fadhiyo Madaxweynahooda mr Firdhiye.
1 0850Loading...
27
Maanta waxaa noo billaawday toddobaadka kaliya ay dadka Soomaaliyeed moogaadaan qabiilkooda, kaas oo ah toddobaadka xorriyadda dalka. Waa waqtiga ugu dheer uu qof Soomaali ah ka maqnaado qabiilkiisa, goormaa u wada goosan doonnaa Qaranka oo gas u siin doonnaa Qabiilka?.
1 1110Loading...
28
Munaasabad loogu dabaal dagayo 26-ka Juun oo Muqdisho ka socota.
1 1761Loading...
29
Meleteriga Kenya ayaa lagu daadiyay caasimada Nairobi si ay u caawiyaan booliska. Waxaa hadda warkan shaaciyey Adan Bare Ducaale Wasiirka Gaashaandhiga.
1 1570Loading...
30
26-ka Juun Hambalyo Soomaali oo dhan. Qabyaaladda allaha naga koriyo.
1 2241Loading...
31
Waxaa dhaqan-galay amarkii Ra'iisul wasaaraha, waxaa gabi ahaanba la joojiyay safar ay galabta ku bixi lahaayeen gabdho iyo wiilal ay wasiir dowladda wasaaradda haweenka tiri iiga sii hormara Nairobi, si aan berri halkaas iskaga raacno, kuwaas oo dhaqaale looga qaatay in ay Belgium geyn doonto. Qorshaha oo ahaa mid aad looga shaqeeyay ayaa lagu damacsanaa in lagu dhex qariyo maalmaha xorriyadda, si aan loo fahmin, balse xafiiska ra'iisul wasaaraha oo isha ku hayay waxa ka socdo wasaaraddaan ka dib geeridii wasiir Khadiija ayaa amarkaan dul dhigay. Dhanka kale Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda iyo taliska qeybta guud Boliiska gobolka Banaadir ayaa heegan galiyay howlwadeennadooda garoonka Aadan Cadde, kuwaas oo u diyaarsan fulinta amarka Ra'iisul wasaaraha.
1 2560Loading...
32
Fariin ka timid halgamayaasha dagaalka kula jira khawaarijta ee furmaha jooga.
1 0950Loading...
Markii ugu horeesay Dowladda Somalia ayaa Sheegtay in AS ay wada hadal kula jirto kaas oo uu madax weynaha Somalia dul dhigay hal sharuud si uu wada hadalkooda u sii socdo . Madaxweynaha ayaa ku xujeeyay hogaanka AS in Marka hore ay jaraan xiriirka kala dhaxeeyo ururada kale ee sheegta in jihaad ay ku jiraan iyo in AS ay aqbalaan midnimada dhuleed ee Somalia . Hadlkan waxaa shegay Lataliyaha Madaxweynaha Qaranka Somalia Hsusein . Makula tahay in wadahadalka dowladda & AS lagu guulsan karo si dalkeena oo uu noqdo mid nabdoon?
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
ALLAHA CAAFIYO. Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo dhawaan ka soo laabtay Xaramka barakeysan ayaa ku xanuunsanaya magaalada Muqdisho. Golaha Abwaaniinta Qaranka, Suxifiyiin iyo xubno Kale ayaa salaadii jimcaha kadib booqday guriga Guddoomiye Cabdi Xaashi si ay usoo Indha indheeyaan xaaladiisa Caafimaad. Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa la xanuunsanaya Seed booday sida ay xaqiijiyeen ehelada iyo dhakhaatiirtiisa qaaska ah. Caafimaad taam ah allaha siiyo.
Show all...
πŸ‘ 1πŸ™ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Rabbi ha u naxariistee Gud. Professor Jawaari ayaa goordhoweyd geeriyooday.
Show all...
😒 3
Photo unavailableShow in Telegram
Xaalada goobihii shalay lagu daggaalamay ayaa maanta deggan. Dhimashada labada dhinac ayaa kudhow 30 qof. Dhawacyadii ayaa saaka la kalaqaatay. Ragii shalay islaayayna weli waa keeb-layurur. Meesha ay 30-ka qof kudhinteen waa labadaas geed iyo dhulkaas qalalan ee idin muuqda.
Show all...
Magaaladii Soomaaliyeed ee Talyaanigu ka heli jiray dhaqaalaha ugu badan iyo sida ay ku dambeysay https://youtu.be/P35GA1FMHkI
Show all...
Magaaladii Soomaaliyeed ee Talyaanigu ka heli jiray dhaqaalaha ugu badan iyo sida ay ku dambeysay

βœ”Subscribersβœ”Shareβœ”Comments βœ”Like βœ”

DEG DEG:Ciidankii Ugu Badnaa oo DFS Ay Geysay Mudug+Beelaha Dagaalamaya oo Kala Haaday+Dani oo ka https://youtu.be/5zXydd1sTYA
Show all...
DEG DEG:Ciidankii Ugu Badnaa oo DFS Ay Geysay Mudug+Beelaha Dagaalamaya oo Kala Haaday+Dani oo ka

βœ”Subscribersβœ”Shareβœ”Comments βœ”Like βœ”

Xamar oo suugaan ku garaacday Hargeysa ayuu saakay waagu inoogu baryey! Jimce wanaagsan waan bogaadinaya fannaaniinta Soomaalinimada ku difaacay Banaadir iyo Soomaaliya, heestana ku karbaashay fannaaniintii indho-beelka u jeclaaday Amxaarada ee u heesay. Macdantiyo biyaha boob looma rabo! Xamar baa ku heestay, halka Hargeysana tiri "Xamar iyo Garoowe Amxaar baa iga xiga". Waad mahadsan tihiin in la yiraahdo Fannaaniinta Soomaaliyeed ee heesta jawaabta kulul ah siiyey Hargeysa sooma mudna? Cali Aadan Muumin
Show all...
❀ 1😁 1
DEG DEG:Xamsa oo Dani Ku Eedeyay Hurinta Dagaalka Mudug+Dani oo Laga Hor istaagay Imaradka+Sarakiil https://youtu.be/g-kWG8NJJYE
Show all...
DEG DEG:Xamsa oo Dani Ku Eedeyay Hurinta Dagaalka Mudug+Dani oo Laga Hor istaagay Imaradka+Sarakiil

βœ”Subscribersβœ”Shareβœ”Comments βœ”Like βœ”

πŸ‘ 4
Deeggaanada Jicboor iyo labada Maygaag ayaa ilaa hadda uu kasocdaa dagaalkii saaka bilowday. Waa Gobolka Mudug.labadan reer ee islaynaya ayaa dhaawacyada kalagaystay Goldogob iyo Galkacyo. Dhimashada Tiro sax ah lamahayo ilaa iyo hadda. Beelahan isdilaya ayaa iskuhaya dhul qoloba qolada ay ka riixanayso.
Show all...
UPDATE : War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Cali Balcad laga qaaday Xilka wasiiru dowlaha arrimaha dibadda, booskiisana lagu badalay haweyneey safiir ka ahaan jirtay dalka Switzerland, xaafad ahaanna kasoo jeeda maamulka Puntland . Cali Balcad oo xil gudasho la’aan looga qaaday booskaas ayaa lasiiyay boos maaweelo ah oo lagu sheegay Ergayga Soomaaliya ee Bariga Africa. Hadde Ogaaw waa urur aysan Soomaaliya weli si buuxda ku biiristeeda u shaqeyn wax laqabtaana aysan jirin. Waxaa muuqata iney soo dhanmaatay labadii sano ee naasnuujinta lana gaaray xilligii laga taqalusi lahaa cid walba oo kasoo bixi weysa waajibkeeda Qaran ee xil heynteeda. Cali Aadan Muumin
Show all...
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.