cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Mohamet Ahmet™

Ha sugin soo laabashada qof tagay, qofkii dhab kuu jecel lagama yaabo inuu maqnaado.!!!

Show more
Finland568The language is not specifiedReligion & Spirituality8 631
Advertising posts
10 581
Subscribers
+924 hours
+877 days
+8130 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

☝️
Show all...
👍 2
Waa gabdhihii dhali lahaa geesiyada islaamka ☝️
Show all...
7👍 1
Maalin uun waxaad rabtay waad heli doontaa ee ha degdegin hadey kasoo daahdo hana ar gagixin waxaad dhahdaa nafyahay sabar 😔
Show all...
14👍 1
⭕️❗️ Community ++ ❕⚪️ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan@Al_xakiim@Quruxdaislaamka@Hidaayatu_Rabi@hogaan_Dumar@Dhaqan_wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom@Dhiiragaliye@Mucaashaq_Jacayl@AishaAhmed99@QalbiDhaye143@kalimakariim@xaqiiqadanolosha@Albaanichannel252@Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side@Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl@Mohametahmed@Noqoxiddig@FAAIDOCHANEEL@DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @maanhage@farsamada@goodirfx@KobciAqoontaada2@guuleyso11 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks@Somalilibrary@kobciyebooks@somalienglish3 ━━━━━━━🔺━━━━━━━━━ https://t.me/addlist/ZJjScjKEQNYxNTFk ━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
Show all...
SOMALI CHANN

zhacro ™ invites you to add the folder “SOMALI CHANN”, which includes 33 chats.

Xasuus😔
Show all...
👍 4
Hadii aan aduunka ku kulmin maalin uun oo ay nakala geyso geerida balanteenu waa janada 😔
Show all...
👍 3
Aduunyo ha isku Save gareyn
Show all...
👍 2
Walaalkaygiyow ama waalsheydiyey oo muragada daashatay maahan inaad is murjisid wayo Nolosha aduunyo oo kaliya maahan aaqiro ayaa jirta oo aan marna ladhimanayn ku dadaal sida aad ku guulaysan lahayd maalinka aaqiro murugadaan ku haysana uniyeyso inuu alle kugu danbi dhaafi doono wayo qofka muslimka ah hadii ay mudo qodax xanuunkaa ow xanuunsaday baa u denbi dhaaf ah
Show all...
15👍 3
Mida kaliya oo iga qoslisay ayaa ah marka aad luuqad kugu cusub dadkeeda aad dhex joogtid oo aad si fiican u fahmeyn waxaad iska dhigaysaa qof fahmay adigoo qoflaya in lagu caayay iyo inkale oo aadan kala ogayn😂
Show all...
😁 16👍 1
Salaad waliba aad tukaneysid kasoo qaad iney tahay midii kugu danbeysay oo aad tahay qof dhiman raba markaa fiiri qushuuca aad salaada ka heshid
Show all...
25👍 3🥰 2