en
Feedback
Harun's Floor

Harun's Floor

Open in Telegram

La qabso updates ka HarunFloor, Haddii ay dhab ka tahay Forex, waxaad u baahan tahay aqoon buuxda. Waxaan kuu haynaa cilmi dhameys tiran . igala soo xiriir @harun045

Show more
2 193
Subscribers
No data24 hours
+37 days
-3130 days
Posts Archive
Muhiimada maaha lacagta balse haddii aan si kale wax kuu tuso labada trade kore waxaan qaatay friday last week waxaana ka hel
Muhiimada maaha lacagta balse haddii aan si kale wax kuu tuso labada trade kore waxaan qaatay friday last week waxaana ka helay mi walba 50pips, trade ka hoose waa maanta waxaan ku qasaaray 10pips, taaso ka dhigan markaa qasaareesid ka adkow emotions kaaga, as a trader wax ka adag ma jiro xakameenta emotions kaaga kaliya waxaa looga gudbaa run usheegida naftaada. #Tip_of_the_day

Big move of 200pips balse Waxaan kahelay kaliya 50pips, muhiimadu waa joogteen la imow. #xauusd
+1
Big move of 200pips balse Waxaan kahelay kaliya 50pips, muhiimadu waa joogteen la imow. #xauusd

easy concept. Joogteyn iyo ku celcelinta hal concept in long term waxay kaa dhigi doontaa guuleeste.
easy concept. Joogteyn iyo ku celcelinta hal concept in long term waxay kaa dhigi doontaa guuleeste.

Long time saaxiibayaal. Waxaan jecleestay inaan wax yar ka dhaho bilaabashada sanadkaan 2026 maadaama aanan ka hadlin sandkaan, waxaa jira dhalinyaro badan oo ay u iftiimeyso riyadooda, sanadkii dhamaaday wuxuu la tagay riyooyin qaarkeen u qornaa oo aysan wali gaarin, hadaba isla riyadaas waad rumeyn kartaa sanadkaan haddii aad soo heshay waxyaabihii kaa hor istaagay sanadkii hore inaad gaarto. Hadaba la imoow joogteen oo isku day in aad joogteeso waxa aad maanta bilawdid, wax walbo oo qurux badan waqti ayey qaataan, adigana maadaama riyadaada qurux badantahay waqti sii oo ha dadajinin. Ugu danbeen sanadkaan caawa waxaad ka qaadatay 20 days, hadaadan wali ka faaideesan sanadkaan ogow waqti dheer ayaad heesataa, oo xitaa aniga wali sanadkeyga maan bilaabin barri ayuuna ii bilaabmi doona micnaha waqti kaama tagin, dib ufadhiiso oo dhis shaqsiyadaada ugu fiican sanadkaan, nafsadaasoo aqoon ahaan iyo lacag ahaanba isbadal samaysay sanadkaan dhamaadliisa. Insha allah waxyaabo badan oo updates ahna waan sameen doona yeeysan ku dhaafin. #sky_is_the_limit

volume fiican ayaa imaan kara maadaama saaka volume badan uusan dhicin. lets wait
volume fiican ayaa imaan kara maadaama saaka volume badan uusan dhicin. lets wait

subax wanaagsan...
subax wanaagsan...

Trade kaas ayaan qaatay oo waxaan ku qasaaray wax yar less than 20pips, hadaba hadda waxaan sugaya trade u qalmo risk inaan s
+1
Trade kaas ayaan qaatay oo waxaan ku qasaaray wax yar less than 20pips, hadaba hadda waxaan sugaya trade u qalmo risk inaan siiyo. Ogow muhiimada trading ku waa intaas, loose less ilaali qasaarahaaga.

isbuuc cusub iyo bil cusub... aad price action ku so far uma qurux badna balse waxaan sugi doona volume siduu ku imaan doono.
isbuuc cusub iyo bil cusub... aad price action ku so far uma qurux badna balse waxaan sugi doona volume siduu ku imaan doono.🤝

Easy 30pips 1h impulsive… fahanka volume plus akhlaaq that’s all you need. Lot size ka muhiim maaha sidoo kale lacagta muhiim
+1
Easy 30pips 1h impulsive… fahanka volume plus akhlaaq that’s all you need. Lot size ka muhiim maaha sidoo kale lacagta muhiim maaha wa wax aad dhisi karto sidoo kale la kori doona waqtiga. #xauusd

Easy 30pips 1h impulsive… fahanka volume plus akhlaaq that’s all you need. Lot size ka muhiim maaha sidoo kale lacagta muhiim
Easy 30pips 1h impulsive… fahanka volume plus akhlaaq that’s all you need. Lot size ka muhiim maaha sidoo kale lacagta muhiim maaha wa wax aad dhisi karto sidoo kale la kori doona waqtiga. #xauusd

subax kaloo wanaagsan... maanta price action wuxuu u muuqdaa aad u qurux badan chance suuqu ku noqon karo bullish aad bay u s
subax kaloo wanaagsan... maanta price action wuxuu u muuqdaa aad u qurux badan chance suuqu ku noqon karo bullish aad bay u suurtagal utahay, sidoo kale chance uu suuqu ku noqon karo bearish ayadana waa suurtagal, hadaba waxay ku xernaan doontaa volume ka iyo corfirmations ka aan heli doono. lets wait

Sell ka wuu dhacay balse sidaan rabay umuusan dhicin hadaba galabta waa US bank holiday waxaan dib ugu soo noqon doona barri
Sell ka wuu dhacay balse sidaan rabay umuusan dhicin hadaba galabta waa US bank holiday waxaan dib ugu soo noqon doona barri insha allah. Take care and see you tomorrow.👋

Price ka hadduu dhaafi waayo 4167-4168 level definitely price bearish ama sell ayuu soo aadi doona lkn hadduu price ka dhaafo
Price ka hadduu dhaafi waayo 4167-4168 level definitely price bearish ama sell ayuu soo aadi doona lkn hadduu price ka dhaafo waxay ubadantahay inuu sii socdo. Aniga ahaan sell ka ayaan jeclaan lahaa.

Waxa aad u baahantahay inaad wax ka badasho waa akhlaaqdaada iyo shakhsiyadaada maaha strategy gaaga, hadalkaas si fiican u dhuux. #xauusd.

Price inta uu joogo 4155 korkeeda waxaan raadin doona bullish ama buy so let’s wait
Price inta uu joogo 4155 korkeeda waxaan raadin doona bullish ama buy so let’s wait

#volume, markaad leedahay aqoon sidoo kale aad control li kartid emotions kaaga si dhan ahna utaqaanid volume ka wax walba wa
+1
#volume, markaad leedahay aqoon sidoo kale aad control li kartid emotions kaaga si dhan ahna utaqaanid volume ka wax walba waa easy. Waxaan xertay almost 80% of the trade and the rest is running. #master_harun

Qorshaha ma waa awooda qarsoon ee trading ka, natiijadu waa qeybta ugu yar qorshahaaga diirada ha saarin. Easy 30pips #xauusd
+1
Qorshaha ma waa awooda qarsoon ee trading ka, natiijadu waa qeybta ugu yar qorshahaaga diirada ha saarin. Easy 30pips #xauusd

ma leedahay hal qaab trading oo si joogta ah lacag ugu samaysid...?🤷
ma leedahay hal qaab trading oo si joogta ah lacag ugu samaysid...?🤷

wake up haddii aad ku trade gareyso funded next... runtii prop firms cadaadis ayey saarayaan traders ka oo qodkii awoodi kara
wake up haddii aad ku trade gareyso funded next... runtii prop firms cadaadis ayey saarayaan traders ka oo qodkii awoodi karaa waxaa u dhaanta personal account, waan ogahay aad uma sii adka rule kaan balse waxa ay soo wadaan ayaa ka daran aniga ahaan funded next top 3 prop firms ayey iigu jirtay account na waan ka haystaa hadaba suaashu waxay tahay halkee ayey ku socdaan shirkadahaan.