Harun's Floor
Open in Telegram
La qabso updates ka HarunFloor, Haddii ay dhab ka tahay Forex, waxaad u baahan tahay aqoon buuxda. Waxaan kuu haynaa cilmi dhameys tiran . igala soo xiriir @harun045
Show more2 193
Subscribers
No data24 hours
+37 days
-3130 days
Posts Archive
2 193
Nin dhalinyara ah clip kaan isoo share gareeye waa 27/sep/2024 asagoo iisheegay inuu clip u yahay favorite marwalbana uu daawado.
maxaad isleedahay ninkaas dhalinyarada ah wuu soo jiitay.
#Ramadan_mubaarak
2 193
Waa maalinkii ugu danbeeye is diiwaangalinta bootcamp keena.
It’s now or never, dadka badankood fursada markaas taagan kama faaideestaan marka fursadaas dhamaato ayey soo baraarugaan.
Waa mid ka mid ah program yadii aan qabtay kuwoodii ugu wanaagsanaa maaha amaan balse waa miro muuqda oo soo bixi doona after 90 days, waan ogahay waxay kuula muuqataa waqti dheer 90 maalmood balse circle kaaga dhan ayey badali doontaa, sidoo kale maskaxdaada dib uceli 90 maalmood ee lasoo dhaafay aad bay udhaweed, 90 kaan maalmoodna way soo dhamaan doonaan waliba miro muuqda ayey lasoo dhamaan doonaan.
Hadaba maanta isdiiwaan gali oo ka mid noqo dhalinyaro naftooda wadada guusha cagta u saaray isbedel dhab ah.
@harun045 ama Whatsapp+254762698720
2 193
Badankeen waxaan la noolnahay ama aan la noolaan jirnay waxyaabo marka aad sameyso oo uu waqti kasoo wareegto aad isla yaabto, oo aad is dhahdid sideen waxaan ku sameeye ama maskaxdeyda xagee ku maqneed markaan sidaan sameynaaye.
Aniga ahaan waxyaabaha aanan iloobi karin waxaa kamid ah in anigoo subixii kusoo kacay account kayga oo maraayo qasaaro 2% ay nafteyda iisheegtay in qasaarahaan uu aad u weynyahay una baahanahay in aan helaa trade faaido ah si kastey ahaataba balse trade kii aan qaatay wuxuu noqday qasaaro oo waliba aan qasaari karay 0.7% micnaha wax ka yar 1% balse kusoo dhamaaday qasaaro sababay in aan account kayga ku waayo.
Waan ogahay dhamaanteen waan leenahay qisooyin sidaas u xanuun badan balse waxaa ayaan daro in aadan wali aqoon xanuunka ku haayo noociisa.
Hadaba xanuunkaas waxaa loo yaqaanaa (Denial emotion) ama (sense of injustice) si guud waa dareen kuu sheegaya inaadan aqbalin waxa markaas kugu dhacaya.
Hadaba muhiimadu waa kuma dhisi kartid shaqsiyadaada trading ka dareen zaaid ah balse waxaad ku dhisi kartaa barashada naftaada in kabadan barashada suuqyada Forex.
#Discomfort_stage
2 193
Trade guul kusoo dhamaaday and it’s Monday.
Qof walba oo trader ah ma xakameen karo maskaxdiisa hadduu xakameeyana wuu guuleestaa.
#mind_management.
2 193
Waxaan ku jirnaa maalmahii u danbeeye ee program keena execution and discipline bootcamp kaaso kaa caawin doona inaad si qota dheer u fahantid qaabka loola dhaqmo shirkadaha prop firms ka hadaba ka faaideesi wacan.
Bootcamp kaan waa fursad waxbaraho si live ah aan kugu siin doona footprint kayga propfirms oo aad si live ah u arki doontid iyo akhlaaqdaada suuqa oo ku dhismi doonta qaab professional ah iyo waliba dhaqaale ka sameenta suuqa mudadaas 90 ka maalmood ah.
Fursada mida markaas aad heysatid ayaa mudan inaad ka faaideesatid, ileen ma ogaan kartid meesha ay qisadaada guusha ka bilaabaan doonto.
Hadaba ka mid noqo groupkaas ka hor 10ka bisha February oo is diiwaan gali @harun045 ama WhatsApp +254762698720
2 193
+1
Very volatile market, almost 200pips lot size kaaga yareeso kadib kalsooni ku trade garee, waxaan joognaa maalmo qof walba oo naftiisa aan la adkeen uu dareemaayo xanuun badan.
#xauusd
2 193
Trading ku waa qisa ka sameenta waxa markaas taagan, ku xisaabtanka in ay wax walba seconds isku badali karaan oo aad u baahantahay ka falcelin dagdag ah oo saxan iyo in aadan ka qoomameen goaamadaada si aysan kuugu dhalan emotion.
Intaas ayaa waxaa loo yaqaanaa disciplined trader.
#Tip_point
2 193
sugida waa qeybta ugu muhiimsan trading waxayna ka turjuntaa akhlaaqdaada trader ahaan.
2 193
+1
Range gaas Yaris ah waa 100+pips, u fiirso lot size ka aan isticmaalay waa lot size ka caadiga aan isticmaalo oo shan loo qeybiyey, sababtu waa in GOLD oo aad u volatility badanyahay sidoo kale slippage na uu jiro hadaba waa muhiim in aad capital kaaga ilaashatid, waxaa jiray nin dhalinyaro oo xalay iisheegay in account lacag ugu jirtay uu ka gubtay maadaama uu u maleynaaye in market ka uu normal yahay.
Hadaba ka taxadar oo capital kaaga ilaasho lot size kana iska yaree.
2 193
15min ka hadda socdo haddii uu bullish xoogan ku xermo waa buy qurux badan, sidoo kale haddii uu 15mn ka ku xermo support kaan yarka ah hoostiisa waa sell qurux badan, ha ilaawin risk management gaaga oo ka faaideeso, its time of volume.
2 193
GOLD wali ranges kiisa wuu weenyahay balse maanta at least waa laga trade gareen karaa, asxaab badan oo waxaa jirta ku qasaartay maalmahaan GOLD, hadaba dulqaadku waa lacag waa muhiim inaa lacagtaada ilaashatid oo aadan ku dagdagin, waxaan ka raadin doona wali bullish ama buy, sell wuu imaan karaa balse buy ayaa ah mid qurux badan
2 193
Iskudayga ama bilaabida shay waa wax ku adag dadka badankood balse waa geesinimo hase yeeshee dadka waxaysan kala aqoonin bilaabida iyo joogteenta, qof walba oo aad u aragto inuu guuleestay wuxuu soo maray adayg la xariira la qabsashada waxa uu bilaabay, balse adkaysi iyo ka run sheegis nafta ah ayaa ah waxa leesku dhaafay.
Badankeen marka aan arin banaanka ka joogno aad buu noola fududyahay balse markaan gudaha u galno waa meesha aan isku dhiibno, waxaase liidasho ah in aad bilawdid shay kadibna aad is dhiibtid, fashilku maaha mira la,aanta waxa aad bilawday balse waa is dhiibida adigoo cabsi dareemay.
Bal naftaada weydii imisa jeer ayaa is dhiibtay adigoo guusha kuu muuqato ama aad samaysay ficil keenaya inaad is dhiibtid, tusaale in account aad qarxiso adigoo heysan karo waa is dhiibid dadban, ama in naftaada ku tusiso inaad guul dareesan rabtid.
Ugu danbeyn soo hel ciladahaaga oo dawee naftaada sidoo kale isku day in aad isbedel sameysid oo aadan taagnaanin circle kii 2025 dib kuu dhigay.
#change_your_circle
2 193
GOLD volume xoogan ayaa ku jira, waxayna u baahantahay taxadar badan in aad looga taxadaro ama aad iska dhaafto maalmahan xaaladiisa qasantahay.
Maalmaha adag wey dhamaan doonaan ee adiga haka hor dhamaan, haddi ay jiraan pairs kale oo aad ku tradegareeso waad trade gareen kartaa balse si guud ka taxadar.
Waan ogahay waxaa jiro dhalinyaro badan oo maalmahaan aad ugu qasaaray suuqa iyo kuwa hadda xaaladooda ay sahlantahay balse maanta isleh suuqa ka aargudo balse dhibaato weyn sii gaari karto, hadaba meesha ay wax kuu maraayaan ku jooji oo aqbal.
Waxa ugu muhiimsan waa inaad yeelato shaqsiyad meesha ay wax maraayaan ku aqbali karto.
Friday waa maalmaha ugu badan ee accounts ku gubtaan ama qasaare weyn la galo hadaba naftaada xakamee oo isbuucaaga meeshaas ku dhamee.
#xauusd
2 193
Maku dhibantahay dhaafinta prop firms ka ama account yada challenge ga, xogtaan daawo oo nagala soo xariir wixii faahfaahin ah @harun045
2 193
Maaha nasiib ee waa xirfad aan aoo dhisaaye ugu yaraan 4years, ogoow waa mihiim maalintaada qasaaraha isxakamee maalintaada faaidadana kalsoonidaada ha weynaato.
